Waa Maxay Bitcoin iyo Cryptocurrency? | Part 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2022
  • Waxa aan la fadhiistay qoraha buuga la yidhaa “Cryptocurrency” ustaad Abdalla Way. Wadafadhigan waxa aan kaga hadalnay waxa ay cryptocurrency iyo blockchain yihiin, sida loo gali karo, iyo mustaqbalka technologiyada noocan ah.
    Waxa aad ka helaysaa buuga Abdalla Way website kiisa www.abdallaway.com.
    --------SUBSCRIBE-------------
    \
    Ustaad Abdalla Way Qoraha Book Cryptocurrency
    Instagram: @Abdiaarpodcast
    #SomaliPodcast #Maraykanka #Qurbaha
    Waxyabaha Isticmaalo ! Products I use!
    Camera 2: Sony a7ii
    www.amazon.com/Sony-Alpha-Mir...
    Mic: SM7B
    www.amazon.com/Shure-SM7B-Car...
    Audio Interface: Solid State Logic SSL2+
    www.amazon.com/SSL2-4-Out-USB...
    Cloudlifter: sE Dynamite
    www.amazon.com/Electronics-Dy...
    Insect Trap
    www.amazon.com/gp/product/B07...
    School Backpack
    www.amazon.com/dp/B082P2J31N?...
    Hair Line and Style Fiber
    www.amazon.com/gp/product/B00...
    Camera 1: Sony a7iii
    www.amazon.com/Sony-Full-Fram...

Комментарии • 34

  • @AbdiAarPodcast
    @AbdiAarPodcast  Год назад +12

    Fadlan u noo reeb wixi talo, tusaale, iyo feedback ah. Wixii suaal ah instagram nagala soo xidhiidha @ abdiaarpodcast.
    🙏🏿🙏🏿

    • @abdulkadirhussein5796
      @abdulkadirhussein5796 3 месяца назад

      Saxoob sidee crypto wallet calag loogala bixi kartaa, macnihii qaabkee,

    • @naasireid8638
      @naasireid8638 Месяц назад

      Halkee buugan laga helaaa

  • @haldoor9159
    @haldoor9159 Год назад +1

    Waa fire 🔥🔥

  • @faysalqurbo8322
    @faysalqurbo8322 Год назад +1

    Waxaan Ku Raaxeysanayaa Dhagesiga Io Daawashada Vediowgaan thanks Alot brothers

  • @warsidemedia619
    @warsidemedia619 Год назад +1

    Waxan dareemayaa quality videos kor ayad u qaadeen keep going

  • @afrah3547
    @afrah3547 Год назад +1

    Keep going bro👍

  • @yusufmohamud1639
    @yusufmohamud1639 Год назад +1

    Hor mar wacan sxp 🔥❤️

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 4 месяца назад

    well done

  • @harithturab
    @harithturab Год назад

    Mashallah

  • @Naamir03
    @Naamir03 Год назад +2

    Masha allah, Cajiibsanaa Muuqaalku✊

  • @wiilhoogkomando4991
    @wiilhoogkomando4991 Год назад

    Walhi shaqo aad u wayn bad bulshada u haysaa mahdsanid abdi AAR

  • @muzakamara5121
    @muzakamara5121 Год назад

    Part 2

  • @zayyare1726
    @zayyare1726 Год назад

    😍😍😍😍

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 5 месяцев назад +2

    Ustaaadow meelaan
    Kala xiriirno ustaaadkaas
    Nooso dhig ama nambar
    Ama ciwaan buugaas
    Ayaan rabaahe nalasoo wadaag
    Mahadsanid

  • @Islaam252
    @Islaam252 8 месяцев назад

    Wcs

  • @user-mb6sl9if4d
    @user-mb6sl9if4d 11 месяцев назад

    Buuga soft malagu helaya

  • @abdifatah1512
    @abdifatah1512 4 месяца назад

    Asc sxb somalia an joogaa sidee Binance account u furtaa

  • @zamfx12
    @zamfx12 Год назад +3

    courseka xgeen ka helaya mida kle suaal mad iwaydiisid forex iyo curyptocurrency keee bilaaba

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Год назад

      Buuga Abdalla ee Cryptocurency waxaad ka helaysaa website kisa @Abdallaway.com

  • @user-iu3zq5mt1s
    @user-iu3zq5mt1s 3 месяца назад

    Buugas raba mclin intaa ka helaa

  • @Adamcadosh-vm7un
    @Adamcadosh-vm7un 8 месяцев назад

    Asc

  • @baadwayneinstituteofmodern9375
    @baadwayneinstituteofmodern9375 Год назад +1

    Sxb hadii aan ku guulaysto dv lottery dib ma u dhigankaraa sxb ilaa jaamacada ka dhameeyo

  • @maxamedcadde3233
    @maxamedcadde3233 Год назад

    M.a wll mid aan kuweydiiyee dv lottery ga cilad waxaan kuarkay URL was rejected buu iisoo qoray

  • @malikjaanuu6870
    @malikjaanuu6870 Год назад

    wll kawrn waxbarashada somaliland markaan latago interview ga mala wax dhib ah maka imankaraa

  • @user-sm9ju3ti3m
    @user-sm9ju3ti3m Месяц назад

    Marka horeba Ganacsi qofkii sameynaya oo Muslim ah waa inuu iska hubiyaa waxa aad ka ganacsaneysid ma xalaalbaa mase waa xaaraan.
    Qofkii ka ganacsada wax aan Xalaal ahayn wuxuu la mid yahay Qof hilib doofaar Cunaya oo kale.
    Waxaa sii kordhaya Ganacsiyada AAN Saxda aheyn dadka Muslimiinta ah oo ku qaldamaya!!!

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 Год назад

    Xge lgala xidhiidhaya wiilkan
    Wata lapdeh waxa uu sheegey inuu course soo wado hlke ka helyna courskas

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Год назад +2

      Buuga Abdalla ee Cryptocurency waxaad ka helaysaa website kisa @Abdallaway.com

  • @AaminoAmino-co3zs
    @AaminoAmino-co3zs 3 месяца назад

    Sideee u sooo dagsanaaaa

  • @abdurahmaansamatar1290
    @abdurahmaansamatar1290 5 месяцев назад

    Asc