Noocyada Jamacadaha America Part 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 июл 2023
  • --------SUBSCRIBE-------------
    Instagram: @Abdiaarpodcast
    #SomaliPodcast #Maraykanka #Qurbaha
    Waxyabaha Isticmaalo ! Products I use!
    Camera 2: Sony a7ii
    www.amazon.com/Sony-Alpha-Mir...
    Mic: SM7B
    www.amazon.com/Shure-SM7B-Car...
    Audio Interface: Solid State Logic SSL2+
    www.amazon.com/SSL2-4-Out-USB...
    Cloudlifter: sE Dynamite
    www.amazon.com/Electronics-Dy...
    Insect Trap
    www.amazon.com/gp/product/B07...
    School Backpack
    www.amazon.com/dp/B082P2J31N?...
    Hair Line and Style Fiber
    www.amazon.com/gp/product/B00...
    Camera 1: Sony a7iii
    www.amazon.com/Sony-Full-Fram...

Комментарии • 37

  • @Ibna.Aadami
    @Ibna.Aadami Год назад +2

    Bro aad ayaad ugu mahadsan tahay macluumaadka mihiimka ah ee aad umada usoo gudbisay.❤

  • @Ibna.Aadami
    @Ibna.Aadami Год назад +1

    Fadlan maadooyinka maths, physices iwm, ee lagama maarmaanka u ah base ka Engineering ka ah, intee ayaa ugu haboon oo si online ah looga baran karaa. Thanks

  • @suhaiphssn
    @suhaiphssn Год назад

    Mahadsanid sxb abdi aar ma noosoo diyaarin kartaa qayb labaad oo ku sahabsan sida ardaydu u hesho cawimaada dawlada ee xaga qarashadka

  • @farhankayd9699
    @farhankayd9699 Год назад

    waa xog muhiima, ku mahadsanid soogudbinta,
    waanu sugaynaa qaybta 2aad.

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Год назад +1

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @somalimuslim3034
    @somalimuslim3034 Год назад

    Thanks Guuleyso wll

  • @socdaal252
    @socdaal252 Год назад +3

    Thanks

  • @user-cj4vh9hy6z
    @user-cj4vh9hy6z 5 месяцев назад

    Manshalah ❤❤❤❤❤

  • @user-th1hz5uc8o
    @user-th1hz5uc8o Год назад

    Part 2💌🤗

  • @bedragelle2541
    @bedragelle2541 Год назад

    thank you

  • @AhmedHussein-le7og
    @AhmedHussein-le7og Год назад

    soo badi liabh ilahy dartii ayaan kuu jecelhee

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Год назад

    Ustaad Cabdi Aar jaamacadaha Online ka ah kasoo samee barmaamij

  • @Samuelchannel7943
    @Samuelchannel7943 Год назад

    Sxp barnaamijkii iibka Amazon p2 noso daa Mahdsnid

  • @user-ni1dq9uo1o
    @user-ni1dq9uo1o 11 месяцев назад

    Zxp sideeloodadalaa markad diyaarinyso

  • @zarieabdullahiyusuf473
    @zarieabdullahiyusuf473 Год назад +2

    Suurta gal ma tahay inaan helo visaha ardaynimada ee jaamacadaha maraykan ka

  • @ndtiktoker6791
    @ndtiktoker6791 Год назад

    How to apply scholarship

  • @hibaan746
    @hibaan746 Год назад

    Wll English test exam miyee iweedinayaan community college hadaa apply gareeyo ????????????🙏🙏🙏

  • @somali.746
    @somali.746 Год назад

    bro aar waxaad ku xigsiisaa sidee loo codsadaa jamacad maraykan ku taal iyo xaga limks ka scholarshipka laga helaa mahadsanid bro

  • @wanaagchannel866
    @wanaagchannel866 Год назад +2

    hello bro ABDI!, could please let me know if its permissible and acceptable to apply to universities after two years and half gap from my high school graduating?

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Год назад +1

      Ma jiro wax kaa hor istaagayaa’

    • @wanaagchannel866
      @wanaagchannel866 Год назад

      ​@@AbdiAarPodcast thanks, i hope this podcast will become one of the greatest platforms in somalia for obtaining meaningful and mind- blowing content. great work

  • @AhmedBarwaan6
    @AhmedBarwaan6 Год назад +7

    How can I get a scholarship in America?

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 Год назад

      Adeer dalkaaga wax ka baro america lahaane

    • @AhmedBarwaan6
      @AhmedBarwaan6 Год назад

      @@ducaysane1133 waar adeer wllhi waad iska ogtahay dalka

    • @user-oh3yn2mb4j
      @user-oh3yn2mb4j Год назад

      @@AhmedBarwaan6dalka wx myaalo

    • @ismaelibrahim3603
      @ismaelibrahim3603 Год назад +1

      If you are looking for masters then:
      - You should have Good academic scores like 4.0 gpa on a 4 scale or (93%-100%)
      - your Ielts or toefl scores should be high
      - You should take Gre or gmat tests (scores depend upon uni requirements)
      -You should get recommendation letter from your professors
      And if it happens so that you meet the requirements of that university, it may still be a bit difficult for you to start because of financial reasons (assuming that your income is average), in order to overcome that, you should apply for scholarship (which itself has its own requirements). If you do your own research and you are dedicated enough, you should be able to go to any uni of your choice.
      Hope that helps and good luck!!

  • @cabdiqaadir533
    @cabdiqaadir533 Год назад

    Asc wll waan ku salamay waxaan ahay ardey ku jira dugsiga sare ee secondary waxaan jooga Ethiopia waliba degaanka somalida waxan si nasiiba ku helay schoolarship america ah ooy dawladu na barayso waxaanan baranaa english ka jaamacada jigjiga waxay dhehen marka uu idin dhamaan waxan idin sin shahaado scholaship ah ood ku codsatan jamacad markaa hab nocee ah ayay u ekaan kartaa zxp waan ku sugyaa

    • @empireshow1
      @empireshow1 Год назад

      Wll examkii mala furay jamacada jigjiga ee luuqada

  • @shukrimahamedciise2722
    @shukrimahamedciise2722 Год назад

    Arday Ayan ahay Heystaa degree
    Ah Public administration
    Markan Master u BahanHay Se U Codssankraa Jamacda America ah

  • @sakariyadaib6569
    @sakariyadaib6569 Год назад

    Sxp scholarships kaso hadal iyo dhaman jamacaduhu siday ukala bixiyaan.😊

  • @binucowf
    @binucowf Год назад

    Wllo nidaamka US Universities looga helo scholarships warbixintas noo soo diyaari sida lagu helo.

  • @user-yq7wi8xo8l
    @user-yq7wi8xo8l Год назад

    Wllo waxaad kasoo Hadashaa kuliyada Caafimaadka jamacadaha america qaabka looga barto iyo qiimaha lagu barto

  • @Udugsan
    @Udugsan Год назад

    Wllo Qof degree somalia haysta kwrn master ma u gudbi karaa?

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 10 месяцев назад

    Abdi Wll Marka Hore Salaaman 🙌🏼❤ Marka Xigta Waxaan Kaa Codsan Lahaa inaad Markaasi Wllkaa A|najeb abdi aar aad interveiw nogala soo duubto markaasi qaabka Uu Scolershipka Uu Markaasi Uu Kaga Helay Collageka Abaarso 🏫.
    SBBta aan Kuu Wayd¡nayaana Waxa Waaye an¡ga iyo asxaab bdn oo markaasi jeclaan lahyn inaan collage-ka kusoo biirno haddanah! Waxaa Kolba Naga Hor ¡maanaYa Caqabado Yar-yr ayaa aan lakulanaa markaasi haddaY noqoto qaabka imtixaanada u qaadan oo kaduwan colleg Yada magaalada ku Yaalla ¡Yo Dhaqanka S¡da Macal¡minta IYo Qaabka Collage-ku U ShaqeeYo 🤍😊 I like it my brother ☺

  • @shukrimahamedciise2722
    @shukrimahamedciise2722 Год назад

    Arday Ayan ahay Heystaa degree
    Ah Public administration
    Markan Master u BahanHay Se U Codssankraa Jamacda America ah