Maxa soo Bartay Master’s ? | Somali Podcast

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 май 2024
  • #SomaliPodcast
    First Somali Podcast in Self-Improvement
    Fadlan Tixgali in aad Subscribe saarto Channel kan.

Комментарии • 39

  • @MohamedZugulle
    @MohamedZugulle Месяц назад +1

    Welcome back sxb
    Wll kawaran sharciga yar ee Spain 🇪🇸 ayaan haystaa first degree waxaan ku soo qaatay africa. Kawaran hada USA 🇺🇸 WAX BARASHO AMA INTERSHIP MA KU IMAN KARAA

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj Месяц назад +1

    Welcome back bro abdi and congratulations bro aar mida muuqaalka nolosha abdirashid inoo soo dhameestir

  • @clfataaxmohamedofficialcha2666
    @clfataaxmohamedofficialcha2666 Месяц назад

    Waa cours fiican courska noo soodiyaari masuul ishallh masuul

  • @user-dq4nz8sk1m
    @user-dq4nz8sk1m Месяц назад

    Aad ayn ku sugayey soo dhawow zhp❤❤

  • @najmaismail6467
    @najmaismail6467 Месяц назад

    Welcome back wllo

  • @ahmedmaxamuud3005
    @ahmedmaxamuud3005 Месяц назад

    Welcome back ustaad

  • @khalidabdirashid106
    @khalidabdirashid106 Месяц назад

    Welcome back waan ku sugaynaa barnaamijyadaada wllo

  • @Aboudi600
    @Aboudi600 Месяц назад

    Welcome back bro

  • @muxamadcaska3020
    @muxamadcaska3020 Месяц назад

    Hanbalyo saaxib. insha'Allah muuqaladii waxabarshadan waad noo sii waadi
    Waan ku tabnay . 👏👏👏👏👏

  • @mdirye4764
    @mdirye4764 Месяц назад

    Welcome back

  • @Somali100
    @Somali100 Месяц назад +1

    Welcome back legend
    Sxb Noso celi barnamijyadi jamacadaha Scholarshipyada wadamada tayada leh , Sido kle podcastyadi ardayda Jamacadaha wa weyn adunka ka baxay

  • @mustafeduale1311
    @mustafeduale1311 Месяц назад +1

    This is helpful, keep it going bro.

  • @sulaimanabdirizak8266
    @sulaimanabdirizak8266 Месяц назад

    This so awesome, brother. Congratulations 🎊 on your graduation at Notre, and thank you for the program! Please let me know when is the start of the program??

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin Месяц назад

    Soo dhawow markale.

  • @user-nk6ew4je1n
    @user-nk6ew4je1n Месяц назад

    🥰🥰🥰🥰

  • @user-nk6ew4je1n
    @user-nk6ew4je1n Месяц назад

    ❤🎉🎉

  • @ashiyadots2028
    @ashiyadots2028 Месяц назад

    Nice. Thank you for providing us a brief overview of the stuff you learned during your master's Degree Programme. I used to be an entrepreneur a while ago and I can understand the terminology you used like building a prototype. You stated that you will soon have a course about ways to apply to US universities, so do you mainly focus on the undergraduate or graduate application process.

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Месяц назад

      Thank you Ashiya! Entrepreneurship is quite exciting. The course primarily focuses on the undergraduate application process, but I will also cover aspects of the graduate application process.

  • @FaraxXuseen-rs7ue
    @FaraxXuseen-rs7ue Месяц назад +1

    Hambalyo! Walaal. Walaal, waxaad noo casuumtaa aqoonyahan (buuni) ku takhakhuday luuqadaha_ (Luuqadda Ingiriisida), ahna Soomaali.
    Codsigaa noo tixgali! Mahadsanid_ walaal.

  • @dakandaudi550
    @dakandaudi550 Месяц назад

    Wellcame back bro

  • @mustafilkacase8186
    @mustafilkacase8186 Месяц назад

    1 sano waan ku sugayay wlhi

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW Месяц назад

    Just one tips.
    Waxaan umaleeynayaa eraygaan, Resource = hanti.

    • @Laacdan
      @Laacdan Месяц назад +1

      Khayraad weeye bro

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Месяц назад +1

      @@Laacdan
      Mahadsanid.
      Kheyraat markaan maqlo waxaa igu soo dhacaya shidaal, gaas, macdanta dhulka iyo waxyaabo kale oo badan.

  • @sinaantradingfx8794
    @sinaantradingfx8794 Месяц назад

    Waxaan jeclaan lahaa inaad ka soo hadashoo qababka loo heli karo fully funded scolarships of USA

  • @anwarisak
    @anwarisak Месяц назад

    Congratulations bro

  • @mohamedalfaatixahmed4709
    @mohamedalfaatixahmed4709 Месяц назад

    Asc sxp waxaan ahay qof in badan kugu xiran su,aal ku waydiin rabay maadama aad baratay mechanical engineering mastarkaagina uu yahay waxa business la xiriira, mechanical engineering iyo business administration midked iigula talin laheed maalinta hakuu wacnaato

  • @abdiladiifmuuse3155
    @abdiladiifmuuse3155 Месяц назад

    soo noqod wanaagsan

  • @hamdaismail8245
    @hamdaismail8245 Месяц назад

    So noqod wanagsan wllo

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 Месяц назад

    Welcome back bro

  • @slsllssl8585
    @slsllssl8585 Месяц назад

    Welcome back

  • @user-nk6ew4je1n
    @user-nk6ew4je1n Месяц назад

    Welcome back