Sidee kor loogu qaadaa Testosterone ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
    skillshare.eqc...
    Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
    t.me/XaliyeAli
    Apple Podcast : podcasts.apple....
    GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
    SPOTIFY: open.spotify.c....
    #xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye

Комментарии • 334

  • @Fikradaha_XaliyePodcast
    @Fikradaha_XaliyePodcast  Год назад +105

    Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
    skillshare.eqcm.net/Aox1PN

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 Год назад +197

    Mahadsanid Xaliye Cali.
    1. Isku dhig qoraxda.
    2. Jooji siigada iyo daawashada pornka.
    3. Samee jimicsi.
    4. Cunista kalluubka.
    5. Cunista hilibka gaduudan.
    6. Hagaaji hurdaada.
    7. Badsada cuntooyinka ay ku badanyihiin Magnesium ka.
    Isbadal naftaada, waa talo wanaagsan Mahadsanid ustaad.

  • @isaaqxussen3506
    @isaaqxussen3506 Год назад +44

    Wlhi wxaa thy macalin dhalinta somaliyeed Wax badan uqabatey keep going my teacher xaliye 🇸🇴💯💯👍👍

  • @realalje1137
    @realalje1137 Год назад +38

    Siigada iyo hurda la aanta wan iska dhafa Thanks macalin 🤩🫠

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 6 месяцев назад +2

      Hada xalku wa side wallka

    • @AXMEDSIMAACIL
      @AXMEDSIMAACIL 2 месяца назад

      inaaa iska deyso fillaa

    • @AXMEDSIMAACIL
      @AXMEDSIMAACIL 2 месяца назад

      ​@@Xariif_1inuu ku nkqdey sow lagama yaabk

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw 10 месяцев назад +12

    1:Waa inaad heshaa qorax Fiican 24hr
    2:Jooji Daadinta macdan-taada
    3:Badso cunida malaayga fresh-ka ah
    4:Badso Hilibka Gaduudan
    5:Aalamiitey/Gym-ka Aad In Badan
    6:Hurdo Fiican Seexo 7-Hours 8-Hours
    7:Badso Cabida Biyaha Cad
    Ugu yaraan 1Liter,....3Liter 24hr

    • @AbdirazakSaaid
      @AbdirazakSaaid 10 месяцев назад

      Qorax meel aan lahyne qofka jooga mxy buu samynaya

    • @BigMan-rf7tm
      @BigMan-rf7tm 6 месяцев назад

      🎉

    • @Footyx36
      @Footyx36 3 месяца назад

      ​@AbdirazakSaaid Isticmaal vit D supplements adigoo ku xadidaya miisaanka jidhkaaga, sidookale waxaad ka heli kartaa cuntooyinka sida ukunta, hilibka cas, kaluunka, beerka, caanaha (ma badna), iyo qudaarta qaar sida avocado 🥑 iyo broccoli 🥦 (lkn xaddiga ugu badan waxaad ka heleysaa cuntooyinka proteins ka ah, meat, fish, eggs etc).
      Falaadhaha cadceedu waxay kiciyaan vit D aan active ka ahayn (Vit D3 form) ee ku jira jirkaaga, kadib dheecaan (enzymatic liver) beerka ah ayaa u bedela vit D3 - vit D2 kadibna dhecaan kale oo kilyaha laga helo ayaa u bedela form ka ama qaabka saxda ah ee uu dhiiga ugu jiro vit D-gu. Vitamin D, faaidoyin badan ayuu jirka u leyahay wuxuna qabtaa shaqooyin badan, sida:
      1. Wuxuu dardar geliyaa in la nuugo macdanta calcium ee cuntada laga helo taa oo faaido badan u leh shaqada murqaha jirka, iyo shaqada murqaha wadnaha.
      2. Wuxu sidokale joogteeyaa inta xaddi ee laga rabo iney dhiiga ka ahaadaan macdanaha kala ah (calcium iyo phosphate) si ay uga qeyb qaataan isku dheelitirka dib u cusbooneysiinta lafaha duqoobay (bone mineralization), iyo ka hortagga iney dhacdo calcium ta dhiiga ku jirta taas oo sababta marxalada loo yaqaan (hypocalcemia) waxayna sababeysaa in qofku jareeyo madama ay yaraatay calcium tii murqaha isticmaali jireen. (Vit D haddii uu yaraado, sidokle calcium ayaa yaraaneysaa, kadib marxaladas aya imaaneysa)
      3. Wuxuu ka qeyb yahay bad qabka wadnaha iyo ka hortaga xanuunada ku dhaca wadnaha.
      4. Wuxuu kamid yahay derivatives ka (waxyabaha jirku ka sameeyo) dheecaanka/ hormone ka testosterone ka, waana sababta dadka ka hadla "testosterone boost program" ay inta badan isugu xiraan testosterone ka iyo vit D, kiliyaha ayaana laga soo bilaabaa sameysanka testosterone ka waayo vit d form ka saxda ah ee uu jirku yaqaan kilyaha ayaa u bedela oo kasoo bedela qaabkii uu beerku u bedelay horaan.!
      Faaidoyin kale oo badan ayuu vit D jirka u leyahay balse waxaa ogaataa in qaababka lagu helo kaliya aanay ahayn helida falaadhaha cadceeda qorraxda inkasta oo ay tahay qaabka ugu wayn uguna muhiimsan ee lagu helo vit D hadana waxaa sidokale ka heli kartaa cuntooyinkii aan soo sheegnay iyo inaad supplements ahaan u qaadato waa haddii aanad heli karin cimilo qorraxeysan.! Wbt

  • @osmaniaabdulkadir2023
    @osmaniaabdulkadir2023 Год назад +42

    Kallunka,hilibka,caanaha,fruits, barado iyo muufo,oats intaas kiliya cuna iyo gym supplements.
    Waa ka xaroobey Baasto,cunno saliid lagu kariyo iyo sokorna aduunka ugu necebagay.
    Thanks coach Dr Xaliye

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 10 месяцев назад +7

    Xaliye is really a good teacher and well explained. Keep going bro.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @MadowSaciid
    @MadowSaciid 11 дней назад +1

    My teacher tanks 💯 💯

  • @mohahuzka.-js4ys
    @mohahuzka.-js4ys Год назад +6

    You are the best teacher for young people.

  • @AhmedCabdiqaadir
    @AhmedCabdiqaadir 3 месяца назад +3

    I make exercise every day 💪

  • @saidaliyasiin34
    @saidaliyasiin34 Год назад +17

    Testosterone waa awooda qofka thanks ustaad inaad mar hore ka hadho ayay ahayde😂👋

  • @alcadaalamedia448
    @alcadaalamedia448 Год назад +7

    Mahadsanid Coach xaliye in badan waan kaa faaidnay

  • @cabdiraxmanmaxamed3093
    @cabdiraxmanmaxamed3093 Год назад +33

    Waxanoo dhan cibaadada alle ayaa isku fuuqsatay walhy ninka cibaadaysta oo alle ku xidhan waxaas uma baahana

  • @fuujidaauud2680
    @fuujidaauud2680 Год назад +5

    MAHADSANID MACALIN QEYR BDN ALLAAH KU SIIYO✌ ❤ 🇸🇴

  • @abdirahmanomar8008
    @abdirahmanomar8008 Год назад +3

    Wax badan ayaan kaa faaiidey ustaad. Baaraka'allahu fiik.

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 Год назад +5

    Dr. Xaliye woow Congratulations, kumaan moodayn Doctor, wuxuun baan kuu haystay sxb qaybtii shactiroolaha ee la magac baxday HA NOQON DAAYEER. THANKS ALOT YOU GIVE US FRUITFUL TOPIC.

  • @ayaanlemohamed779
    @ayaanlemohamed779 Год назад +31

    Thanks Chief (TOP G) for leveling up our status and our mindset,

  • @ahmednour6470
    @ahmednour6470 Год назад +15

    Exercise kegel la dhaho ayan dhawr steep oo kala duwan ayan kameeya subaxdii iyo galabtii, sidoo kle hilibka caas aad ayan u cunaaa.thnkz tech

    • @thetreoklk3346
      @thetreoklk3346 Год назад

      Pro kegel mxaa la dhaha manii faiden karta adoo mahadsan

    • @xamaaliboy
      @xamaaliboy Год назад

      @@thetreoklk3346 zxp sare Google ama RUclips kabaar kegel exercise ku qor

    • @abdulqadirmoha6068
      @abdulqadirmoha6068 10 месяцев назад

      Same bro wlhi kegel exercise best wye

    • @alibarale1077
      @alibarale1077 10 месяцев назад

      ​@@abdulqadirmoha6068taliye biyo baxa deg dega ah soo igama caawin karta I do every day

    • @boojobogi6098
      @boojobogi6098 8 месяцев назад

      @@abdulqadirmoha6068
      maxa darentay

  • @abdirahmansalpo9390
    @abdirahmansalpo9390 7 месяцев назад +1

    Thanks macalin❤

  • @princecj3450
    @princecj3450 Год назад +4

    Mawduuc qiimo badan Mr Xalliye.

  • @abdihakimereg
    @abdihakimereg Год назад +28

    Waxaan ku dari lahaa:
    1. Guud ahaan fat % jirkaaga hoos u dhig gaar ahaan caloosha
    2. Stress ka fagow iyo wax kasta oo ka nixiaya.
    Inta badan waxaan si gaar ah u sameeyaa asbuucii Laba jeer laba exercise oo muhiim u ah soo saarida testosterone ka
    1. Barbell back squat
    2. Deadlift

    • @cumarabaz
      @cumarabaz Год назад +1

      Somali kusheeg labada exsas

    • @abdihakimereg
      @abdihakimereg Год назад +1

      @@cumarabaz magacas ku raadi waad ka helaysaa youtube ka

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 Год назад +1

      @@cumarabaz Gymka marka jogtid baa biro lagu sameya labadaba waa ina aad hoos iyo kor usoo kacda adoo culays aad qaadi karto sida, waxay ka qayb qadanayan qaybta hose ee bowdyaha lugaha, mid deadliftgana waa dhabarka qaab loo sameyo lkn culays bad qadaysa inkasto halis badan tahay hadanay dhabarka protection kugu xidhnayn sida suun

    • @abdihakimereg
      @abdihakimereg Год назад

      @@saedqozta5386 form ka ama qaabka aad u qaadayso hadii uu saxan yahay wax dhib iyo dhawac ka soo gaari mayaan idanka alle. Suunka xogaa support ayuu ku siinayaa lakikn sidaas muhiim uma aha.

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 Год назад

      @@abdihakimereg wan ogahay ana gym qaada , lkn markad cusub tahay waa trainingka lagaga bahan yahay inad si taxadar leh oo saxan u samayso, suunku markad culayska u qadayso bu muhim yahay

  • @asadmahamed809
    @asadmahamed809 10 дней назад

    Waa ku salaamay waa run wax aad sheegeysid ee wsx ka barts macalinka mahadsanid

  • @CabdullahiGaraad-h8e
    @CabdullahiGaraad-h8e 10 месяцев назад

    ad iyo aad ayaad. umahadsan tahay. Macalin Xaliye🙏

  • @Mrmaahiroffical
    @Mrmaahiroffical Год назад +6

    My Coach xaliye keep going

  • @MohamedEpdirahman
    @MohamedEpdirahman 3 месяца назад

    Aad bad ugu mahadsantahay macalin

  • @cabdicasiisgacma
    @cabdicasiisgacma Год назад +1

    Wala kala tagay orodna ma aha!
    Waku salamay prof. Xaliye

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 Год назад +4

    Thanks our coach you are lion keep going

  • @joseph-vs4vz
    @joseph-vs4vz Год назад +1

    Macalin Aad baad ugu mahadsantahay mowduucaan aad Nala wadaagtay.
    Runtii waa mowduuc muhiim .
    Salaan sharaf ustaad

  • @xasanaxmed6115
    @xasanaxmed6115 Год назад +1

    Thanks teacher

  • @aboubakersadiq-zn2qw
    @aboubakersadiq-zn2qw 9 месяцев назад

    Ninka xaliye dhagaysta runtii doctor uma baahna thanks teach r

  • @craxiimcadaawe3677
    @craxiimcadaawe3677 2 месяца назад +1

    Clp hadan Dawaday aadban uhu riyaqan thanks ustad xaliye

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 Год назад +13

    Thank you coach ♥️

  • @RashiiidRashiiid
    @RashiiidRashiiid 6 месяцев назад +3

    Xaliye awaw ragbaa tahay raga tinimadayda meel aanan ka eegayn ayaad iga tustay waanku salaamay sxb ❤😮

  • @abdirisaakcaawiye5531
    @abdirisaakcaawiye5531 Год назад +1

    THnkz u ustaad ciwan muhiim ah ka hadashaY

  • @Shacab24
    @Shacab24 Год назад +1

    Aad baad u mahadsanthy ustaad runtii WA kaa faaidnay

  • @MohamedIsse-k5r
    @MohamedIsse-k5r 2 дня назад

    Mahadsanid pro

  • @dalmarmohamed5100
    @dalmarmohamed5100 Год назад +1

    Dr Xaliye Legend

  • @cabdiraxmanmaxamed3093
    @cabdiraxmanmaxamed3093 Год назад +17

    Dr waxaan kaa codsanaya inaad salaada kla hadashid iyo cibaadada waayo dhaliino badan oo ku taawada ma tukadaan markaa kaga faaidayso chanelkaagana wayn

  • @samadoonchannel4153
    @samadoonchannel4153 11 месяцев назад +1

    Nin rag ah

  • @CrisaqSaleban-cv9om
    @CrisaqSaleban-cv9om 7 месяцев назад

    cabirka laga Raba binizka raga xaliyow
    ❤❤❤

  • @isxaaqadanhassen7484
    @isxaaqadanhassen7484 11 месяцев назад +1

    THANKS COACH❤

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Год назад +2

    Thanks professor.

  • @MohamedIbrahim-u8v
    @MohamedIbrahim-u8v 2 месяца назад

    Xaliye wa mahadsantahay waxbadan Ka faidey

  • @abuyazeed_34
    @abuyazeed_34 Год назад +12

    Wow. Xalliye waxaan arkayey mudo 2 sano ka badan manta kaliya ayaan ogaaday inuu yahay coach smart ah aqoonna leh tala fcnna usoo gudbiya ragga.
    Hadda kadib wan kugu xiranahay thanks Dr-Xalliye.

  • @MaxamedTooti-hm4pd
    @MaxamedTooti-hm4pd 8 месяцев назад

    Hurdada❤8:30_5:30 wlhi isbadal caadi ah ayaan dareema m.a dhanka waxbarashada increase ayaan kadereemy mahadsanid teacher❤

  • @arsadeboy
    @arsadeboy 6 месяцев назад

    Thanks macalin

  • @cabdirsaaqmaxamed581
    @cabdirsaaqmaxamed581 Год назад

    Soomaalida runta haloosheegu sida macalin xaliye

  • @MohodenhassanMohamed
    @MohodenhassanMohamed Год назад +11

    Dhafarka,siigada training la,aanta,qorax la,aanta cunto aan vitamins lahayn😢

  • @ibnuxaajiabuukarmahmed5505
    @ibnuxaajiabuukarmahmed5505 4 месяца назад +1

    18 June 2024 at 11:00AM subax talaado ah. Inshaa allaah 1sano kasib ayaan kudos laabanaa❤

  • @Mr.Kaydsade
    @Mr.Kaydsade 5 месяцев назад

    Mahadsanid Xaliye.

  • @ahmedHassan-bd7ix
    @ahmedHassan-bd7ix Год назад +1

    Mahadsanid Macalin Xaliye

  • @captaindiamond5941
    @captaindiamond5941 2 месяца назад

    Teacher Thnks

  • @Raaliyooooyyy
    @Raaliyooooyyy 7 месяцев назад +1

    Macallin xaliye macallinka mustaqbqlkeyga badbaadinaayo ilaahey kasokoow

  • @AbdirazakSaaid
    @AbdirazakSaaid 10 месяцев назад

    Bilaaa bay noo yeeshy macalin

  • @bilaal__3
    @bilaal__3 Год назад +4

    Legend xaliye horay usoco maclin

  • @Mamulyareofficial-zc5xl
    @Mamulyareofficial-zc5xl Год назад +2

    Absolutely thanks 🙏

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 8 месяцев назад

    Thanks teacher❤

  • @moqadarpigpro2730
    @moqadarpigpro2730 Год назад +1

    My teacher thinks ❤

  • @MR.faraxsane
    @MR.faraxsane 10 месяцев назад +1

    Ok 12:00

  • @mascuudcabdi2646
    @mascuudcabdi2646 Год назад +3

    Exactly 💯

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 6 месяцев назад

    Thanks ustaad😊

  • @UpdirahmanUpdirizak-bh4cr
    @UpdirahmanUpdirizak-bh4cr 4 месяца назад

    Mahad ustad

  • @Moha-g7r
    @Moha-g7r 6 месяцев назад +1

    Legend

  • @BASHIRCabdi-z4r
    @BASHIRCabdi-z4r 5 месяцев назад

    Good boy for xaliye ❤❤❤❤❤❤❤

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 Год назад

    Eeshcalaa cashar mcnl sare mahadsanid siwalba waad noocawisay شكرا hogaamiyaha ragga 5 soomaaliyeed

  • @caadowalboxunkadherow
    @caadowalboxunkadherow 10 месяцев назад +2

    Hda ka dib testoronkeyga wa in kor dhiya 7 decmeber 👉🏻🦁qorax fcn ma heli insha allah subaxdi qorax 7:00 isku adina 🦁❤️cuno cafimad in cuna Insha allah 🙏❤

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 10 месяцев назад

    Thanks coach anigoo dhalinyar ayaan si weyn wax kaaga faa'iday abaalkaasna waan kuu hayn doonaa.

  • @aliahmedmohamoud2224
    @aliahmedmohamoud2224 2 месяца назад

    Bro waad ku mahadsan tahay sida quruxda badan oo u cadaysay waxa laga rabo ninka raga ah ee uu Testastarone kiisa hooseeyo taladaada waa sax. Mahadsanid

  • @CawilCabdi-ns7xj
    @CawilCabdi-ns7xj Год назад +1

    Xaliye keep going bro

  • @MohaMuuse-y8h
    @MohaMuuse-y8h Год назад

    thank you teacher

  • @MuzamilPodcast
    @MuzamilPodcast Год назад +4

    Xaliyow aqoonta caafimaad ka xoogga iyo waan hadli karaada ka dhaaf.
    Waxaan kaa codsan lahaa in aad ixtiraamto dadka cuquushooda, waxaan ula jeedaa soo diyaar garow marka aad rabto in aad wax u sheegto.
    Waxaa dadka ku jiro, kuwa kaa aqoon badan, kuwa kaa cilmi-baaris badan. Fadlan cilmi baaris badan soo sameey marka aad rabto inbaad dadka wax u sheegto.
    Mahadsanid, anigoo kamid ah team XALIYE.🙏

    • @Samatar110
      @Samatar110 Год назад +1

      Meesha haka niiqlayne mxuu khalday dad waxaa iska jira juhalo ah like you

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 10 месяцев назад

    Sxpyaaal ii soo duceeya muraad baan leeyahayee

  • @FahadMaxamed-wt1yg
    @FahadMaxamed-wt1yg 3 месяца назад

    Ok coach ❤

  • @xavi_hernandez77
    @xavi_hernandez77 7 месяцев назад

    macalin keyga xaliye❤

  • @maxfuudofficial1353
    @maxfuudofficial1353 Год назад +1

    Thanks Xaliye

  • @abdullahhaji1074
    @abdullahhaji1074 5 месяцев назад

    Mahadsanid xliye

  • @abdirahmanguuleed7392
    @abdirahmanguuleed7392 Год назад +2

    Teacher haliye keep goy

  • @maxamedaxmed7746
    @maxamedaxmed7746 Год назад

    My teacher thanks for halped 🎉

  • @abdifatahmousegasle9818
    @abdifatahmousegasle9818 11 месяцев назад

    Tnx teacher..haliye❤❤

  • @SouberMahamoud
    @SouberMahamoud 4 месяца назад

    Wa ben waxas wara xalie

  • @BashiirMuhumed
    @BashiirMuhumed 2 месяца назад

    Thanks thecher ❤

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Год назад

    Intaas sheektay waa sax100%

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse 6 месяцев назад

    Allahu akber

  • @mohakp7786
    @mohakp7786 Год назад +7

    Top G💯

  • @magafechannel
    @magafechannel 10 месяцев назад

    Macaliin xaliye dhafar bdn iyo siigo hada ayan dawaday video gaga thanks macalimo

  • @Dayr12
    @Dayr12 Год назад +1

    Keep going teacher

  • @talentkidchannel8128
    @talentkidchannel8128 Год назад

    Thanks macalin xaliye

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Год назад +1

    Legend xaliye caadi maahin kk

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 3 месяца назад

    Xaliye ❤

  • @AbdiqadirNaaxi
    @AbdiqadirNaaxi 8 месяцев назад

    Thnks❤❤❤

  • @AliGaruf
    @AliGaruf Год назад

    Macalin waan ku wataa

  • @CabdiRixman-n2i
    @CabdiRixman-n2i 3 месяца назад

    Macalin aniga hada biloow ahey i.a guul rajeneyaa

  • @simbalion849
    @simbalion849 Год назад +1

    Macalin keep going

  • @Cashiid
    @Cashiid 7 месяцев назад +6

    Mahadsanid xaliye ali
    1:isku dhig qoraxda
    2:joogi Daadashada pronk iyo siigada
    3:samee jimmicsi
    4:cun kalluunka
    5:cunista hilibka ariga
    6:hagaaji hurdadaada
    7:Badi cunista ukunta.hilibka.mooska.

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 Год назад

    Mahadsanid ustaad xaliye

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj Год назад +1

    Waa cashar Aad u muhiim ah thanks ustaad✊🙌

  • @abdalla165
    @abdalla165 Год назад

    Thanks

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Год назад +1

    Macalin xaliye guulayzo big lagendry wax badan waa no faa idaysay shaqada haysid ilahay hakula garab galo maclim

  • @Cabdi_Caziiz
    @Cabdi_Caziiz Год назад

    Khadiijooy in bdn waa iga badsatay lkn hadda ka Dib mya ustaadka aad iyo aad iyo aad aa u mahadsantahay

  • @OmarMaow-xs6cq
    @OmarMaow-xs6cq Год назад +1

    Thanks wll