How to open Binance Account and Wallet 2021?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Casharkaan waxaan ku baran doonaa qaabka ugu fudud ee loo furan karo Binance Account iyo Wallet, isla markaana aad u iibsan kartid CryptoCurrency

Комментарии • 226

  • @moohaayare4411
    @moohaayare4411 7 месяцев назад +31

    From 28 February aqayaarta soo booqatay hadii aad tahay like-ta aan isku aragno thanks

  • @familiossman9519
    @familiossman9519 2 года назад +9

    ugu horeen waxaan kugu salaama salaanta islaamka asc w.w.w
    magaceeyga waa mahamed deeg aad baan ugu mahad santahay ustaad sida deeqsimada leh ee aad aqoontaada nooga faa iideeysay aad baana kaaga mahad celineeynaa guul iyo gobanimo

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 3 года назад +4

    waa la ogyahay somalia waana yeelayaa waana ka shaqenayaa macalin mahadsnid

    • @hamzeahmedige5922
      @hamzeahmedige5922 7 месяцев назад

      Binance hada ku shaqaysaa sxp macalinku sharxayo jawaabtu waa ii muhiim

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency 2 года назад +4

    Macalin waan ka faiday cilmigaa i bartay mahadsanid macalin 👏🏾

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 7 месяцев назад

      Sxb wax yar information Karabağ ISO jawabi qaybta kusabsan

  • @Abdala247
    @Abdala247 6 месяцев назад +18

    Again 2024?

    • @Miidoh_chanel
      @Miidoh_chanel 6 месяцев назад +1

      Anaaa kaa danbeeya😂

    • @moaar9365
      @moaar9365 6 месяцев назад +1

      @@Miidoh_chanelanaba kaa dambeeyo adiga xita😂

    • @Mohameth_xc
      @Mohameth_xc 5 месяцев назад

      26-4-2024 👀

  • @yassinnc
    @yassinnc 3 года назад +3

    Long time ago bitcoin markey cheap eheed macalin abdinasir wan amini waayey waxa uu sheegaago, lakin wan ka shilaayey markan arkey Bitcoin oo mareyso 53,000 ... from now on any chance insha allah wan ka faa ideysandoonaa !! Dodge coin insha allah wan iibsandoonaa... Arlaadi Macalinka aya fahmaayo wan ku salaamey 💯 All the way from the states 🇺🇸

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

  • @yahye7738
    @yahye7738 2 месяца назад

    Hal su aal ayaan ku widiina wll adoo mahdsan
    binance ayaan leeyhy oo verified ii ah lkn passport kii ayaan iska badalay binance gaas ma iska badalaa misa waa caadi oo wax dhib ah oo dhanka passport la aanta ah ma iiga imaanayaaan?

  • @Hassan-dd4yo
    @Hassan-dd4yo 3 года назад +15

    Teacher solo I have 2 questions about binance withdrawal
    1= can I make direct withdraw from binance to my visa card
    2= can I make a partial withdrawal .
    Thank you so much.

    • @vladimirputin3118
      @vladimirputin3118 3 года назад +1

      No you cant but you can apply for Binance visa card that you can use for withdrawal

  • @wiilhoog3204
    @wiilhoog3204 3 года назад +6

    Ustad waxan heystaa iqaamo Turkey ah maku sameysan karaa coinbase mise? Midakale Ustad Abdinasir courses aad ka diyarisay majirtaa, hadi adan ka diyaarin please noo biloow.🙏🙏🙏

    • @moa2545
      @moa2545 3 года назад +1

      binance easy eh

  • @mjoe1203
    @mjoe1203 3 года назад +1

    Macalin Abdinasir Aad ayad U Mahadsantahay sida fudud aad u sharaxday, waana Sameystay anigo raacay all steps Passport Somali ayan ku sameye Alhamdulilah.

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

    • @fixpro7168
      @fixpro7168 3 года назад

      Ma adoo somaliya jooga ayuu ku aq balay mise wadan kale joogta.

    • @fixpro7168
      @fixpro7168 3 года назад

      Brother noo jawaab

    • @mjoe1203
      @mjoe1203 3 года назад

      @@fixpro7168 bro Somalia Ma joogi ee Passport Somalia aya ku sameye Hada account Verified waye.

    • @abdirahimgedi7694
      @abdirahimgedi7694 2 года назад +1

      @@fixpro7168 sxb adoo somalia jogo xitaa waa ku shqeynaa wayo anaa hada ku samesty verified wye

  • @kamaal50762
    @kamaal50762 4 месяца назад

    ustaad waxaa jira third part app oo layiraaho PLAID oo kajira dalka usa sideen ku amini karnaa xogteena bankiga coz wa must inaad authorized gareesa hadikale ma isticmali kartid binance?

  • @liibaanhassanfarah8016
    @liibaanhassanfarah8016 Месяц назад

    Macalinka mobeel hadaa ku xiro maxaa dhacaayo 2factor authentication

  • @diinulfitrchannel6222
    @diinulfitrchannel6222 5 месяцев назад

    Solo sxb Somali Ayan jogaa qof Europ joogo sidee verification iigu sameyn karaa
    Quick response sxb

  • @mohamedsharif2030
    @mohamedsharif2030 2 года назад +1

    Asc ustaad Abdinasir waxaan jeclaan lahaa inaad ka soo hadashid barnaamijka ladhaho P2P faaiidooyinkiisa iyo qasaarahiisa iyo habka loo ilaashado lacagta iyo qaababka tuugada laisaga ilaaliyo qofka wax laga iibsanayo iyo shuruudaha laga rabo in laga helo
    Fadlan waa codsi ustaad cashir nooga samee

  • @sylsyl8838
    @sylsyl8838 3 года назад +3

    Asc
    Bro can you make video regarding which crypto to buy, how to make better decision, what to look at before buy and how to avoid becoming scammers’ victim.
    Aad baad umahadsandahey bro.

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

  • @fowsiaismail7408
    @fowsiaismail7408 2 года назад +1

    Maasha allah wallal jizakallahu qeer waa rabaa in aa sameesto waana kugu soo war celin doonaa inshallah

    • @hennabyamaar9416
      @hennabyamaar9416 7 месяцев назад

      Maa sameeysee Aniga hadaa arkee inan barto iyo investiment sameeya rabaa hope inad iso jawabii doonto

    • @hafsinaofficial2071
      @hafsinaofficial2071 6 месяцев назад

      ​@@hennabyamaar9416
      Masameysay adiga.

  • @0xShorts
    @0xShorts 3 года назад +6

    17:35 Dogecoin waa meme coin it doesn’t have utility for it to reach 20k it’s not easy because the circulating supply 130B. Ps I own it too since the price was 0.005

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад +1

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

    • @xiddigomuxamed331
      @xiddigomuxamed331 3 года назад +2

      So what do you suggest

    • @0xShorts
      @0xShorts 3 года назад +1

      @@xiddigomuxamed331 be realistic and smart about it

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 года назад +1

    Mashaallah macalin wax bdn kafaidno allah haku xifdiyo

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

  • @shuceebmohamud4912
    @shuceebmohamud4912 2 месяца назад

    waaad mahad samtahy

  • @fixpro7168
    @fixpro7168 3 года назад +3

    Somalia qofka jooga sidee Cryptocurrency uga shaqaysan karaa. Fadlan iga caawiya arinkaas

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

  • @libanabdule548
    @libanabdule548 3 года назад +3

    Ustaad aaad ayaa umahadsantahay
    Cashirada ku saabsan Binance noo soo gali hadii aad awoodo mahadsanid mar labaad

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 7 месяцев назад +1

    Faahfaahsan Nooga Soo Sameee Aniga Kaas Baa Caqabad Iga Haysataaaa Oo Aan Rabay Inaan Kaa Faaidaysto Siiba Banks Ka LAGU Xidhanayo Lacag La Bixista Iyo Marka Deposit Aan Samaynayo Master Cards Ka IPS

  • @ubahali7258
    @ubahali7258 3 года назад +1

    Aad baa u Mahad Dan tahay ustaad qayr alaha ku siiyo

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

  • @maxamedmaahir7486
    @maxamedmaahir7486 2 года назад +3

    السلام عليكم اخي مبرووك شرحك فعلا ممتازانا موجود في الصومال واريد ان يكون لي حساب في بينانس والصومال من الدول المحظورة ارجوك ساعدني اريد ان اعمل فانا ليس لدي وظيفة ارجوك ساعدني شكرا لك لدي راس مال واريد ان يكون لي رقم حساب في شركة باينينس شكرا لك

  • @aaminoabdi3361
    @aaminoabdi3361 3 года назад

    ustaad qaabka invest loogu soo meeyo inoo soo gali thanks ustaad

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 года назад +1

    Safiyo tusmo waa gabar qaaliya qabiil yar la heesto aay ka dhalatay somaliyeey aan u hiilino gabarta maskiinta

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

    • @xamdamaxamud129
      @xamdamaxamud129 3 года назад

      Melksta munaafaqad LA taagnaw war calmka wax LA qybso nio

  • @Moonlight-by8hk
    @Moonlight-by8hk 3 года назад

    Marka aan joogo maraykanka labada kee baa ii fiican in aan iska register gareeyo Robinhood iyo kan aad noo shraxday Binance

  • @haytamhirey7211
    @haytamhirey7211 3 года назад +2

    ustaad inoo soo sameey sida loo invest gareeyo dadka qaar wax figrad ah kama haystaan waxaan ubaahanahy xog dheeraad ah

    • @matteotrace2299
      @matteotrace2299 3 года назад

      You probably dont care but if you're bored like me during the covid times then you can watch all of the new movies on InstaFlixxer. Have been streaming with my girlfriend for the last couple of months =)

    • @larrybrady5180
      @larrybrady5180 3 года назад

      @Matteo Trace yea, I have been watching on InstaFlixxer for since december myself :D

  • @abdimaalikahmed1765
    @abdimaalikahmed1765 2 года назад

    Ustaad waxa ku weydina qofkii somali jogo side uu ugadan kara binance

  • @abdiladifmohamedyasin9124
    @abdiladifmohamedyasin9124 2 года назад +1

    salaam kadib waxan tiri hadi u bahantay verification ka lambar somali ama ogalanayo ee radiya qof qarabadina ah jooga mareykan ama yururb
    lakin wuu oganaya lambar somalia baa galiyaya wuuna ogaladay arintaas kawaran

    • @EuropeNewsworld
      @EuropeNewsworld 6 месяцев назад

      @solaportal su ashaas nooga jawaab

  • @abdirahmansalad3723
    @abdirahmansalad3723 3 года назад

    Dogecoin ayaan rabaa inaan gato waxaan isticmaalaa..! Fadlan ma jiraa qof iga caawin Kara ..! Mahadsanid

  • @nuraldin2441
    @nuraldin2441 7 месяцев назад

    sideen qof ugu dirsan kartaa

  • @qalbidhaye6080
    @qalbidhaye6080 Год назад

    Mahadsanid ustaad abdinasir ismail

  • @AbdikadirHarun
    @AbdikadirHarun 7 месяцев назад

    lcgta wadanka an joogo wanka dhaxa waayay lkn binance ga waa iii furan yahaya side yan uu hela ama an uu trad gareya

  • @daauutxanfar8313
    @daauutxanfar8313 6 месяцев назад

    Passport la'aan waxba kuu socon maayaan sowmaha

  • @camaarcali133
    @camaarcali133 3 года назад +1

    Mahadsanid Ustaad Sola Runti aaad ba ucaawisay dhalinyarada somaliyed anigah Dogecoin waan iibsaday waxaana gatay. 11904.762 Dogecoin oo aaan ku gatay lacag dhan 2500$ markaas oo halkii dogecoin uu marayay hadeerna umarayo 0.21 Dogecoin
    In sh Allh waxan rajeynayaa inuu 1dollar io ka badan ba uu gaadho mustaqbalka dhaw

    • @abdiazizmursalahmed152
      @abdiazizmursalahmed152 3 года назад

      Assalamu allaykum wll, fadlan iga caawi sidii aan investment ugu samayn lahaa dogecoin?

    • @fixpro7168
      @fixpro7168 3 года назад

      Somalia qofka jooga sidee Cryptocurrency uga shaqaysan karaa. Fadlan iga caawiya howshaas.

    • @camaarcali133
      @camaarcali133 3 года назад

      Wll very easy Binance qaabka loo furto aya baranisa dabeeto account binance ah furo then kootadada ama accounka hadpa kii aad isticmaaaaaashid baa lacagta dhiganysa waadna ku xidhaysa binance then waad iibsanisa or buy aya dhahysa qof aaad uyaqan oo ku cawiyah ubahntahy marka aad sameynisd hawshaa

  • @cookscreations.3105
    @cookscreations.3105 3 года назад +1

    Sir can you share with us how to withdraw money from binance?

  • @abdikaren6604
    @abdikaren6604 3 года назад +2

    Atm ka kasoo hadal wadamada
    Lagahelo ee udhaw somalia 🇸🇴

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад +1

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

  • @Goldman189
    @Goldman189 3 года назад

    Thanks Macalin Abdinasir , waxaan rabaa inaad sharaxaad ka soo diyaariso coinbase Card Ka sida loo dalbado iyo ATM yada uu ku shaqeeyo

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

  • @pazhowchannal4299
    @pazhowchannal4299 2 года назад

    Macalin abdi nasir waa mahadsantahay mid iga caawi aniga wan sameye lacagne wan kushube lkn birifad ima ahan

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 2 года назад +1

    Lkn anigu somalia ayaan ku samaysatay wuu na ii shaqeeya verified na wan haystaa

  • @ahmedmohamed-qe7gd
    @ahmedmohamed-qe7gd 3 года назад

    Mashlh wa cashar ad ufican ad ayan kaga mahad celineynaa

  • @mohamedmuhudinahmed9027
    @mohamedmuhudinahmed9027 2 года назад

    Soomaaliya anoo jooga ma furan karaa ustaad

  • @mideeyeoffcial3876
    @mideeyeoffcial3876 3 года назад +1

    In qofku haysto passaport ma khasabaa?? Mise xataa sharciyada yar yar waa caadi.

  • @salahahmed8807
    @salahahmed8807 7 месяцев назад

    Thank you Ustaad

  • @buukax9475
    @buukax9475 3 года назад

    Wll wxaan rabaa inaan stock gato sidee ugataa

  • @libanhussein2057
    @libanhussein2057 3 года назад

    Yaa igu caawin kara anigoo joogo Muqdisho inaan Cryptocurrency soo iibsado iskana iibiyo anigoon u baahan qofkale? mahadsanidiin

  • @apdiqaadirodka18
    @apdiqaadirodka18 5 месяцев назад

    Shiiba waa xaraan

  • @liferelixmusic5590
    @liferelixmusic5590 3 года назад +2

    Dogecoin waxaan ku soo weydiiyay asiga oo maraa 1$= 157 imana soo jawaabin aniga waan ibsaday 3 bil ka hor waxaan hada hayaa 2940 dogecoin ah oo aan markaas ka baxshay 20 $

    • @mofood3327
      @mofood3327 3 года назад

      waxan raba in aad i caawiso sidee kuula soo xidhiidha wllo

    • @wiilhoog3204
      @wiilhoog3204 3 года назад

      Sxb intee lagala soo xariiraa adigoo mahadsan.

    • @israabdinasir9465
      @israabdinasir9465 3 года назад

      @@mofood3327 wll wuw fudud yahy sida lossmesto hdi aqona RUclips kuqor

  • @heeso586
    @heeso586 2 года назад

    Asc wll sola laba account maka furan karaa binance

  • @zackniolka6se201
    @zackniolka6se201 3 года назад +4

    Macalin dhibata naga haysata master card
    Ma ogolaa somaliya 🤔🤔😫😫😫

    • @calimohamet
      @calimohamet 7 месяцев назад

      xal maheshay sxp mise wwaba dhimatay

  • @kuudhagroup9464
    @kuudhagroup9464 2 года назад +1

    Thanks ustaadi

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

  • @AbdikariinSudaani-tc2le
    @AbdikariinSudaani-tc2le 6 месяцев назад

    Thanks ustad

  • @mostafeturkey3305
    @mostafeturkey3305 3 года назад

    Anigoo raba Doge inaan furto ma Binance ayaan ku horaynayaa zxb
    Mise binance iyo Doge ku shuqul iskuma lahan

    • @salmanabdiwahidabdikadir6036
      @salmanabdiwahidabdikadir6036 3 года назад +1

      Bro doge wa lacag binance wa brokerka adka isticmalaso binance hadi ad furato doge wadka trade garen karta ila bitcoin lite coin adi lacag walba marka binance un u bahan tahay

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 3 года назад +2

    ustaade Dadka Gmailada Uguma Jawaabtid solabitcoin nagala soo hadal Please

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

  • @littlecade3
    @littlecade3 3 года назад +1

    Ustad Muqdishu Joogaa Somalia Maka shaqenaayo miyaa 😭

  • @aliabdiosman142
    @aliabdiosman142 3 года назад

    Asc wala Abdinasir sola mar badan ayan email kuso dire jawabne kama helin aad ayan kugu bahnaa walal

  • @ahmedwelisaid9321
    @ahmedwelisaid9321 3 года назад +4

    how can you say that doge coin will reach 20k, its impossibly. that means doge coin alone would have bigger market cap then all crypto combined.. please do some research on market cap before misleading ppl... and for me to open a account for someone in somalia... what about tax and how would they withdraw..there many questions you are not answering...

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

  • @omarabdi9254
    @omarabdi9254 3 года назад

    Macalinow somalia ma ogale maad nosameysid.
    Ama nasiid mid mid somali laga isticmaali karo

  • @cabdiraxman5032
    @cabdiraxman5032 6 месяцев назад

    Maasha alaah

  • @Honey-go9zp
    @Honey-go9zp 2 года назад

    Can open binance account through computer

  • @hamsebarud7066
    @hamsebarud7066 3 года назад +1

    Allaha Kuusiyaadiyo Cilmigaada

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

  • @fiskahassan5305
    @fiskahassan5305 2 года назад

    Ustad Somalia waa yeelayaa aniga ayaa ku furtay waa ii shaqeeyay

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 2 года назад

    *Mahadsanid ustaad*

  • @qawlqurux200
    @qawlqurux200 3 года назад

    sola portal plz waxa video kaso sameysaaa Product Risk Questionnaire required

    • @lilisarg6678
      @lilisarg6678 3 года назад

      need your thoughts on BelgianWaffle. Can’t take a decision about them. I see it is really innovative, but I can’t rly decide about this on my own. Help me pls!!!

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Год назад

    Macalin Solo waa kuu duceeyay walaal

    • @hamzeahmedige5922
      @hamzeahmedige5922 7 месяцев назад

      ma ku shaqaysaa hada jawaabtu waa i muhiim bro

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 4 месяца назад

      Wll maku faaiidey

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 4 месяца назад

      @@Saamiya33 haa abaayo lkn cilmi badan aa bartay ugu horayn hawl wayn aa qabtay

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 4 месяца назад

      @@hamzeahmedige5922 haa wll

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 4 месяца назад

      @@ducaysane1133 meeqo bilood ayaa baraneysey

  • @mohamudabdiibrahim9228
    @mohamudabdiibrahim9228 3 года назад

    Sola sxb adoo raaliya bitcloud ka hal video noooga soo diyaari waxa uu yahay iyo qaabka uu ushaqeeyo noo soo diyaaari sxb

  • @kbulay7498
    @kbulay7498 3 года назад

    Very responsible ma ahan in la dhaho Dogecoin 1 dollar oo gaari doonaa. Waa coin fundamental wadanin oo ciyaar lagu sameeyay. It has no use case except hype ka. Fadlan ka taxadiro dadka waxaad ku dhaheysaan. Crypto waa very new and risk market. Bull Market waa dhamaan karaa.. kadib waxaa laga yaabaa coin walbo oo fundamental laheyn oo soo laaban waayo. Fadlan research sameeya ee hadaad gadaneysaan u gato sida shirkad oo kale aa taqaaniin waxey qiimo ku leedahay. Ethereum ka oo kale clear protocol iyo roadmap wanaagsan eey leedahay laakin fadlan ka taxadiro. Dogecoin waa risk coin oo 500% hoos u dhici karo. Lacag ha galin aadan ka sabri karin. W.s

    • @xamdamaxamud129
      @xamdamaxamud129 3 года назад

      Masha Allah waa kuwaas dadka cilmiga u leh crypto walal meel an Kala so xidhidho Isheeg sualo ku wydin raba

    • @kbulay7498
      @kbulay7498 3 года назад

      @@xamdamaxamud129 Walaal kama shaqeysto sidaas. Ma ahi adviser iyo sidaas oo kale. Waan ka xumahay runtii laakin research wanaagsan marwalbo sameey. Hana u gadanin coin lacagtiisa wey kici kartaa adoo ogeyn why eey u kaceysaa.

  • @shiirkoleofficialy8440
    @shiirkoleofficialy8440 3 года назад

    Ustadow Binance turk maka sheqaeen kara qof turk joga ii same dhaha

  • @abdirahmansalad3723
    @abdirahmansalad3723 3 года назад +1

    Thanks I am looking for this opportunity, but I am saying Hi..!

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

    • @fixpro7168
      @fixpro7168 3 года назад

      @@solaportal7772 sola maaha ninkan isk ilaliya waa beenaale waxa u iska dhigyaaa ustaad abdinasir

  • @mostafeturkey3305
    @mostafeturkey3305 3 года назад

    Ustaad Email verificationka sida loo sameeyo Noo soo share garee wayn rabnaaye adoo mahadsan

    • @calidhuuxmedia5856
      @calidhuuxmedia5856 2 года назад

      ruclips.net/video/VGTHuyyBQBU/видео.html
      koorsooyinka ugu fiican oo ugu jaban ee lagu baran karo waxa loo yaqaan lacagta cryptocurrencida. koorsooyin 2022

  • @ahmedaden3419
    @ahmedaden3419 3 года назад +1

    Binance is better than coinbase. Coinbase has very limited crypto currencies available to trade

  • @iltirehguessaleh3657
    @iltirehguessaleh3657 6 месяцев назад

    Thanks I'm trying to open it now but it say, your birth date isinvalid and I have entered the right one it say no, I don't know why,

  • @zackniolka6se201
    @zackniolka6se201 3 года назад

    Macalin somaliya may ka sheqeysaa

  • @blackrooster6580
    @blackrooster6580 3 года назад +1

    sola waa ku salamay lacagta ugu yar ee aan dogcoin ku iibsan karo waa imisa

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

  • @mubarakhoog3252
    @mubarakhoog3252 3 года назад

    Macalin kan dadka bilowga soo muhim uma aha

  • @IbrahimMohamed-he2ln
    @IbrahimMohamed-he2ln 3 года назад

    Abdinasir sxb arin aad uxanuun badan baan rabaa inaan kula wadaago ee fadlan fcb iga aqbal
    إبراهيم محمد

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

  • @abdikaren6604
    @abdikaren6604 3 года назад +1

    Wll c|nasir blockchain ma lagu is
    Ticmaali karaa somalia🇸🇴

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

    • @xamdamaxamud129
      @xamdamaxamud129 3 года назад

      Haa walgu sameen Kara aniga istcmaal

    • @kakapoa1555
      @kakapoa1555 3 года назад

      @@xamdamaxamud129 wll isheeg emailka ama ciwaanka iga caawisid sida looga isticmaalo

    • @samiraaddow5163
      @samiraaddow5163 3 года назад

      @@xamdamaxamud129 abayo see ugu isticmaashaa

    • @xamdamaxamud129
      @xamdamaxamud129 3 года назад

      @@kakapoa1555 xmdi5544@gmail.com

  • @abdirazakhusseinabdukadir2538
    @abdirazakhusseinabdukadir2538 2 года назад

    Thanks sxb

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 3 года назад +3

    Getting fully verified is difficult.

  • @samirdahirisse4352
    @samirdahirisse4352 3 года назад +1

    Doge cion ma ahan cion mustaqbal leh kaliyaa waa cion marna kaca marna dhaca markaa dadka haga taxadiraan

  • @somalidamaantachannel5979
    @somalidamaantachannel5979 3 года назад

    ustaad nala so wadag referral linke plse

  • @hanadmohamed7989
    @hanadmohamed7989 3 года назад

    Acount binance ah waan leeyahay sidii aan laacagta ugu maal gashan lahaa banan garanaynba waryaa naga caawinaya

  • @abdirahmandiriejama1221
    @abdirahmandiriejama1221 3 года назад

    siwacanbaad usharaxday si qofkasta fahmi karo

  • @Deefyare
    @Deefyare 3 года назад

    Waar Abdinasirow Facebook page kaaga ma arkee maad iga block garaysay, dadna kama dhex caayin waxna kaama sheegin ee collateral damage ayaa igu dhacay mise diiradaada ayaa iqabatay

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

  • @suadail4265
    @suadail4265 3 года назад

    Maansha Allah

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

  • @haniabdirahman517
    @haniabdirahman517 6 месяцев назад

    I am uk but I can't open an account😢

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 6 месяцев назад

    April 2024

  • @sharmayowyow7046
    @sharmayowyow7046 25 дней назад

    20/9/2024

  • @ahmedciyow7151
    @ahmedciyow7151 3 года назад

    Ustad aniga somalia wuu ileyahay

    • @cumarcabdicali7384
      @cumarcabdicali7384 3 года назад +1

      Masul qaabkee u sameystey nio waan u baahan in aad iga caawisid bn rabaa

    • @ahmedciyow7151
      @ahmedciyow7151 3 года назад

      @@cumarcabdicali7384 wadada macalinka uu maray un baan maray wadamada somalia wuu iso qabtay wana ku samestay

    • @Kamilmsnr
      @Kamilmsnr 3 года назад

      Somali adoo jooga maad sameysy

    • @ahmedciyow7151
      @ahmedciyow7151 3 года назад

      @@Kamilmsnr haa

    • @Kamilmsnr
      @Kamilmsnr 3 года назад

      Verification ma samaysayna

  • @U.i.d_2
    @U.i.d_2 6 месяцев назад

    2024 kusoo celi

  • @gadhcosoble3729
    @gadhcosoble3729 3 года назад

    Yaa kenya jooga oo i caawin kara somali muxamed

  • @abdulhakimbishar5905
    @abdulhakimbishar5905 3 года назад

    Wll kwrn appka bitclout

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 5 месяцев назад

    2024 June

  • @mohamedsheikhdon8852
    @mohamedsheikhdon8852 Год назад

    Liwaax

  • @abdullahijama2423
    @abdullahijama2423 3 года назад

    bitcoin markaan bartey 3k ilaa 2k ayey mareysaa hhhh

    • @hafidproduction4279
      @hafidproduction4279 3 года назад +2

      Hada ethereum ayaa 2k ilaa 3k mareesa wa fursad waayo 5 sano kadib waxad dhehi donta isla hadalkaan iyadoo 60k mareesa

    • @abdullahijama2423
      @abdullahijama2423 3 года назад

      @@hafidproduction4279 ha Zhp Lkn waa ogahey waana trading gareeya

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 7 месяцев назад

      @@abdullahijama2423hada Sxb ma isticmasha wax yar cawinad rabay

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 3 года назад

    Iqoption kwrn

    • @solaportal7772
      @solaportal7772 3 года назад

      F::O::R S::M::A::R::T F::I::N::A::N::C::I::A::L
      D::E::C::I::S::I::O::N::S O::N C::R::Y::P::T::O
      I::N::V::E::S::T::M::E::N::T
      W::H::A::T::S::A::P::P::
      N::U::M::B::E::R::
      +1::8::1::8::6::5::1::0::6::6::3

  • @da.a1728
    @da.a1728 3 года назад

    Anyone watching this buy dogecoin..

    • @jabrafx6112
      @jabrafx6112 3 года назад

      Mustaqbal fcn ma leeyahy

  • @vanialipchin4648
    @vanialipchin4648 3 года назад

    This stuff seems not so great… What do you think of BeyondFinance? Their development seems rly perspective. Have a look at it, dude.

  • @fixpro7168
    @fixpro7168 3 года назад +2

    Somalia qofka jooga sidee Cryptocurrency uga shaqaysan karaa. Fadlan iga caawiya arinkaas

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 года назад

      Wa malgashi o kaliya bro ganacsi mahn sida lacagaha fx