rer Nairobi isilaliya shaqalihi weysowashen bal firi😱

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 янв 2025

Комментарии • 229

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 20 дней назад +13

    Xasbunallah wanicmal wakiil allow naga nabad gali waxa aanshax lahayn caruurta lagaga taga baday

  • @FartishNasir
    @FartishNasir 14 дней назад +6

    Subxanallah inbdn maqlay gabdho shegayo sidn Cml 😢 cawan wadafen kuwan oof 😢

  • @bushrabintumohamed7513
    @bushrabintumohamed7513 27 дней назад +16

    Waano haday waxtari Wana waanisay qalbiyeeyy Alxmdulillah hda kahor Ani shaqaalo iima joogin aniga unba shaqysanayay hda lkn jamacada qalin jabinteda isoo dhawaatay waa isla wadi kari waayy shaqada xaafada iyo waxbarashadii o gabogabo ahh ma ahane wligay Kuma fikirin inaa shaqaalo qabsado waaana Muslim aad daaharada utaqaana o tukada rer ehlu diin ah ayay kaso jeedaa markan jamacada dhameyana inaa iska fasaxo ayaa ii qorshysan waad mahadsnthy adigna xppt ❤❤❤❤

  • @atoalsheikh3541
    @atoalsheikh3541 18 дней назад +8

    إنا لله وإنا إليه راجعون حسبي الله ونعم الوكيل لاحول ولا قوة الا بالله

  • @f.n.9630
    @f.n.9630 9 дней назад +2

    SubhanaAllah SubhanaAllah Yaa Allah

  • @SoumayaMohamed-i5x
    @SoumayaMohamed-i5x 4 дня назад

    Farxiya qali dumar aadbad u mahadsantahay jazakallahu kheyr ❤❤❤❤ from Djibouti

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 26 дней назад +12

    Bismillah in ilmahaaga aad uga tagtid qof shaqale ah oo ajnabi ah sidee macquul ku tahay oo hadana wadanka aad uga ttagtid..

    • @O.mrpromo
      @O.mrpromo 12 дней назад

      inad shaqala qorata ayaba qalad ah, somalia shaqala lagama yaqana ee qurbahan markii la imaday aya labartay antii,antii, antii, antii,antii😂😂

  • @JamacYusuf-h5b
    @JamacYusuf-h5b 13 дней назад +1

    Oooh my God yaa Allah Dadkaan Ibna Adem Mahaa, Waa Cawaan Dhar Xiidhaan.

  • @NaftamoalimDaud-dg6ji
    @NaftamoalimDaud-dg6ji 20 дней назад +6

    Subxanalah horta dadkaan xasisanaaa

  • @hanicumar189
    @hanicumar189 27 дней назад +11

    Naga haan kenyatiga wa xaasidiin gabdho quranka iyo adkarta suratul baqata aqrsita howshiina qabsada shaqali kamamarma

  • @abdallamohamedabdalla
    @abdallamohamedabdalla 9 дней назад +2

    SubhanallAh

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 26 дней назад +6

    Subxana allah. See uga tageen shaqaalo ilmaha. Waaba masuuliyad xumo.

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 27 дней назад +10

    Sheekadaanu waxay ixasuusiday shaqaale jikada inta kastuumadii siibatay fadhida oo biyo badan inta kushubtay dhulkii meeshaan ku baraaqda ayaan soo dul istaagee waa naxday markaasbaan naagtii ay ujoogtay usheegee madhicikarto kulahaa marka hakudaalin naagaha somaliyeed dhego maleh

  • @ayanissack5894
    @ayanissack5894 27 дней назад +18

    Subxanallh wallhi wa yab kuwan wa cawan

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 17 дней назад +2

      Cawaan Maha Waa ey ey dhashay cadaw ah

    • @O.mrpromo
      @O.mrpromo 12 дней назад

      ​​@@shamsohussein4180 maxad lanaxeysan waxa nimankina kuqasba in shaqala guriga lakena wa adinka , nagaha joga Nairobi iyo gobalada kale joga shaah xita makariyan , waxad maqli ayadoo dhaheysa antii shaah soo kari 😂😂

  • @mos1954
    @mos1954 21 день назад +3

    Farhiya Kushan Manshallah Walaashey Allaha Kudhowro.

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 22 дня назад +4

    Akhas tulacalayk waxan wafadaro please somliyeey iskadaya shaqadoda ooo guryaha halagawada buriyo dhamntod midas sameya ooo kudhaqaqa

  • @KowsarabdiQurux
    @KowsarabdiQurux 24 дня назад +4

    Subxaanallah 😥 ilahow shaqaale hana badin

  • @kiinnuur3724
    @kiinnuur3724 27 дней назад +9

    Aniga o uur leeh aya wax qabsado wlhi abayo dib ma iga imane iso jawab farxiyo ❤

    • @RumanAhmed-hh1mb
      @RumanAhmed-hh1mb 27 дней назад +4

      Maya abayo dhib ka gama imanayo anigaba ano muqdisho jogo ma qabsado shaqalo xamilana wa ahay alx ina adiga shaqaysata ku fican

    • @kiinnuur3724
      @kiinnuur3724 27 дней назад +2

      Shukran Abayo adi meqa biilod aya tahay ani 3 ayan ahay

    • @RumanAhmed-hh1mb
      @RumanAhmed-hh1mb 27 дней назад

      @@kiinnuur3724 abayo bishi 7aad aya hada ku jira

    • @RumanAhmed-hh1mb
      @RumanAhmed-hh1mb 27 дней назад

      @@kiinnuur3724 abayo bishi 7aad aya hada ku jira ilahay hano fududeyo

    • @ubahfarah6952
      @ubahfarah6952 27 дней назад +3

      Maya walal dhimalaha anigu kii 5aad baan xaamilo ku ahay weligay shaqaale ma qabsan

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi 19 дней назад +2

    Edhis iyo cudr waye walaahi subhanalaah

  • @QatraqaliHussein
    @QatraqaliHussein 13 дней назад

    SubhanaAllah subhanaAllah 😢😢😢

  • @Fadxi-c5c
    @Fadxi-c5c 27 дней назад +3

    Uf ani 4sano shaqalo maraadsan waaba kareesty urkooda iyo ashashkooda ilmaheygana waan kala korsadaa hada alx wlh

  • @AnissaaliAnissa
    @AnissaaliAnissa 20 дней назад +1

    Walahi warunta walal♥️♥️🇩🇯

  • @AbdifataahAlii-zh3nk
    @AbdifataahAlii-zh3nk 21 день назад +1

    Antii haku jirto saxaradeda haku siiso ala maxey somalida dayacan tahy😢😢😢😢

  • @SoumayaMohamed-i5x
    @SoumayaMohamed-i5x 4 дня назад

    Subxanallah Subxanallah awlado wa amano illahay no dhibay wa ina laxafido.america jira somaliya jira shaqalan kaga tagay carurti Subxanallah allahu akbar qalbi adaga dumarkasi

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 17 дней назад

    Mashallah Subhanallah jazakallahu khar 💖💖💖💖🤔🤔🤔🤔

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 27 дней назад +20

    anaga reer sacuudi carabiya hadaan nahy anagga banaanka ka soo shaqeysano gurigeenana nadiifsano reer kenya maxaa odin hely

    • @SaSa-vh5fo
      @SaSa-vh5fo 27 дней назад +4

      Haa walaahi anaa layaabay rernayroobi kuligood shaqaalay barteen wax maqaban karaan

  • @hanisugulle1884
    @hanisugulle1884 28 дней назад +7

    Waxy dhureyso bdnaa bismillah 😳

  • @SabiriinSamraa
    @SabiriinSamraa 28 дней назад +4

    Alx ilahow xogeyga ibarakey alx

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 26 дней назад +2

    Acuudubillah. Kitchadii ayey Waxan ku dhex sameynaysaaye imagine marka ay meelaha kale ku jirtana . Inkaaran. Kaadi yo saxaraoodii ayey Somali yo ka dheegty anaganaa iskugu wacan

  • @Mid_copper23
    @Mid_copper23 18 дней назад +4

    Why are they doing that? That is nasty

    • @QamarHassan-p5y
      @QamarHassan-p5y 15 дней назад

      They r workers they clean the house in a Somali houses in Nairobi but look at them dicusting 😑

  • @UmuCaziiza-d7r
    @UmuCaziiza-d7r 27 дней назад +5

    Kaadi loo kala noqonaayo 😂😂😂
    Subxaanallaah

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 24 дня назад +2

    Subxa na Allah aniga shaqala ima jogto ana shaqestaa dharka midka iska badalo ani carurta horan kaso dhaqda

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 22 дня назад +2

    Aniga ilmeheyga xita walashey mcn kumaaminikaro masaxanahay mise wanqaldanahay

  • @KhadraMohamed-r7n
    @KhadraMohamed-r7n 27 дней назад +2

    Subxan allahu farhiyo waaxani waa mucjiiso

  • @Fahiima-p7g
    @Fahiima-p7g 28 дней назад +4

    Midkleh somlidu wxey ku khaldnyihn qof ay isku diin ahyn isku dhaqan ahyn mxey shaqlo uga dhigtan? Midkle hdii ay shaqlo rabn mey simlida ka dhgtaan

  • @Umaaxlaam7337
    @Umaaxlaam7337 18 дней назад +1

    Subxanalaah dadkaa bagteriya laysay

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 28 дней назад +5

    Wllhi tasa nagu dhacday shaqaalo aan dhaqaaleynay oo xitaa mobile kayga ku hadli jirtay oo dawan jirtay aduu xitaa maage kaysan jirtay oo seexan jirey. Dee raashinkee daldalan jirtay

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 28 дней назад +3

    Alxmdulahi raabi ka magaly mombsa ku nolahy guriga aniga ku filin

  • @SuleikhaSaid
    @SuleikhaSaid 27 дней назад +2

    Subxanlah allahu Akbar subxanlah allahu Akbar hadeya doonta xanuna aya qaban cude blaha subxanlah allahu Akbar

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 20 дней назад +2

    Subaxanalah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 24 дня назад +2

    Xasbunalah..Wanicma..WakiiLan

  • @cadecabdullahi8588
    @cadecabdullahi8588 11 дней назад

    Ddka wxaa ddkadhiga wadiinta islaamka😢😢

  • @xamaadaa5
    @xamaadaa5 27 дней назад +3

    Alhamdulillah abyo aniga shaqaalo oodhan ma qabsado howsheyda aniga qabsado caruurtana wey icaawiyaaan waligeyba iima shaqeynin Nin ma ahi 😂

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 28 дней назад +5

    Akhasheey dhimanay

  • @na_bi777
    @na_bi777 27 дней назад +3

    Nagihi somaliyed wey kibren lkn wey kagoantahay lkn aniga shaqalo wankamarmay

    • @cambaro122
      @cambaro122 24 дня назад

      Mnsha alah alahuma baarik will alxd dhe waa nimco aale ina siiyay inaynu xoogeena ku shaqaysano

  • @Zarra_osray
    @Zarra_osray 24 дня назад +2

    Wll idinka waalan waxa jira hablo soomali ah maad kuwaa u yeedha tan oo si fiican ula dhaqantan wad is fahmi labhaydeene

  • @drabdimajidahmed3820
    @drabdimajidahmed3820 20 дней назад +1

    Waa ku macdahay mashaystayaal maad gurigaaga la wareegtid

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 25 дней назад

    SubhanaAllah😢

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 25 дней назад +1

    Subxanalah Bismillah

  • @ifraaxmaxamud-k9d
    @ifraaxmaxamud-k9d 14 дней назад

    wlhay bilaahay xataa hadaya naftu iga sii baxayso qof noocan ahakijo umadirteen ilmana uga ma tageen naagow naftiina iyo nadagadiina ubaqa oo jikadiina idinka gala

  • @xamdidaahir-il9ml
    @xamdidaahir-il9ml 27 дней назад +2

    Wllhi abaayo waa run taa nijaas nijaasnijteed bal fiiri

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl 27 дней назад +2

    Subxanallah wlhi waa dhib waaye

  • @ItsMe-nj8fu
    @ItsMe-nj8fu 25 дней назад +2

    Uuuuf somaali shaqaaley dhegta ka maqleen

  • @UbaxAxmadadan
    @UbaxAxmadadan 23 дня назад

    😢😢subxanallah allah

  • @z-1il
    @z-1il 25 дней назад

    Subhanallah

  • @halimahassan8582
    @halimahassan8582 27 дней назад

    Subhanallah!!!!

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 15 дней назад

    Africanku Soomaalida way ka masayrsan yihiin Dad ka masayrsan oo Cadawa oo xasad ku ah oo waliba Cawaana oo Gaala ma dow ah bay Soo xeraysteen Naagihii Soomaaliyeed ((NAAGAHA SOOMAALIYEED WAA WADA QAS DHUL KU HAYA))

  • @XUSEENXuseen-t6c
    @XUSEENXuseen-t6c 8 дней назад

    Dhaaf ayagaa howshooda qabsan waayee kaadi haka dhargaanee😂😂😂😂😂

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 28 дней назад +1

    Subxanallah adunka wa yaaba

  • @halimahassan4376
    @halimahassan4376 25 дней назад

    حسبي الله ونعمه الوكيل

  • @AbdisamadHussein-v2y
    @AbdisamadHussein-v2y 11 дней назад

    Hoyo filin tahy 😅
    Haar AAA 😅😅😅

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 14 дней назад

    😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @mos1954
    @mos1954 21 день назад

    Dhibta somalida haysato Waa Ineysan Gumeysi iyo Cabiidnimo Somarin, Xoolodhaqato XOR ah baanu ahayn Waan sooyaacnay, Markii Nalakalqeeybiyay kadibna Dabbey Nagushideen. Ilaa Hada Salka Waanu Dhigilanahay. Waxaan Umaleynaaa Inaan Somalia Kunoolnahay Oo Aan Lamacaamileyno Somali Sida Aan Udhaqmeyno Weli.

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 26 дней назад

    Subxanllh 😢

  • @sulekhaloshoro-xh9ym
    @sulekhaloshoro-xh9ym 20 дней назад

    Hahaha so funny that she funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HalimayusufHalimayusuf
    @HalimayusufHalimayusuf 21 день назад

    Mahadsanid farxiyo

  • @dheemandegan4603
    @dheemandegan4603 25 дней назад

    Meeshaan waa Ethiopia ma ahan kenya

  • @fatumadiriye59
    @fatumadiriye59 25 дней назад

    Naaaag waxan garan wajir kashaqesa ilmaheda shaqalee ugatagta 😢 lawa cunug oo yaryar aniga iskumaleya stress nagtan seyuaminte oo ilmaha ugtagte naag an diiiin lahen

  • @maslah345
    @maslah345 27 дней назад +2

    Umadii somaliyed caajis ayaa ku habsaday

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 17 дней назад

    Oo sow hablo soomaaliyeed sow ma joogaan kuwa si fcn ula dhaqma oo dhaqa siiya

  • @LatifaElmi-x1e
    @LatifaElmi-x1e 10 дней назад

    😢😢😢😢😢😮😮😮😮

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 9 дней назад

    Naagaha nayrobi waxa layidhaa kuwii bilaa gacmaha ahaa

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 26 дней назад

    Acuudubillah waar somaliyey is ilaasha

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 17 дней назад

    Naag aan iska shaqayn miyaa ii shaqee dhahaysaan wllee naag ima shaqayso anaan diin iyo dub toona wadaagin yaahuuu

  • @shamsocabduqaadir9496
    @shamsocabduqaadir9496 27 дней назад +1

    Faraxiyo ima jogado wan wesawesay cawo xada ma casheen

  • @AnisamaxamedJibrir
    @AnisamaxamedJibrir 24 дня назад

    Subxaanallaah

  • @Canabcabdiraxmaan-ez5oz
    @Canabcabdiraxmaan-ez5oz 27 дней назад

    Asc asxaabay soomalida aniga waxaan nacayba markaydhaheen dadka saas udhaqmaayan ayaa dhar ka noodaahirinaysa oo waytaqaanaah

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 15 дней назад

    Wll farxiyo mahadsanid

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 27 дней назад

    Subxaan Aallah Subxaan Aallah

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 27 дней назад +8

    Yaab walahi waaba lagu go ay meesha 😮 shaqaale ma qabsado ano soomaaliya joogo waayo isku haleen maleh reeekana way ka daba rogi lugooyo un waaye ani guri wayn an daganahay anana shaqeysta alxamdulilah

  • @MuhiimAhmed-v8c
    @MuhiimAhmed-v8c 16 дней назад

    Naagaha soomaaliyeed oo Nairobi jooga ma curyaamaa iska daa iney cunto ii karisee nadaafad xataa uguma wacdeen. Naa awal ba qasri kumeydaan jirin 2/3 qol ka badan kuma jiraan hadana wax at rabaan iney lugaha isdulsasrtaan oo aysan waxba qabsan.

  • @xalimoali3323
    @xalimoali3323 27 дней назад +1

    😢

  • @aminaaahmed6484
    @aminaaahmed6484 25 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 lagu Alxan dheh😅😅😅😅😅

  • @JamiiloXusen
    @JamiiloXusen 28 дней назад +3

    Dumarow hoshina khabsada shaqale iska dhafa carurutina hosha bara

  • @ayaandheeman6374
    @ayaandheeman6374 28 дней назад

    Marka ma guryo somaliyedba subxanallah

  • @xaawoxuseen-te2if
    @xaawoxuseen-te2if 23 дня назад

    Ani shaqo ii soo raadiya Wll 😢

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 26 дней назад +1

    Wlhi mataag ba iqabty uf anaag ciid family lo joogin o ilmahyga iyo odygeyga bes nahy ba kaligey shaqysta o xamilo ah hdnaa

    • @ikranomar2184
      @ikranomar2184 22 дня назад

      Masha Allah Allle haku ilaliyo adhiga I,o rerkada ba

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 27 дней назад

    Ufey inalilah sanaa😢naa mxa nagu so dhigte wala ba ee

  • @quoteschannel5040
    @quoteschannel5040 12 дней назад

    Dumarka somaaliyeed waxey nairobi ey isugu so aruriyeen waa shaqaala darteed sidey ubadan yihiin lakiin sixir iyo fal xun o dhan baa losameyaa gabdha badan baan arkey o dhahaayo hadey shaqaalada imaato waan hurda ayey leyihiin waad iska fahmi kartaa gaal o cdow ah o aaminsan in aad wadankiisa kaqaadatay allow shartoda naga qaba

  • @EngNaardiid
    @EngNaardiid 10 дней назад

    Is Adoonsiga iyo boyaasnimada somalida fir uma lahan dad shaqadooda iyaga qabsada bey aheyn Carab aa laga so min guuriyey
    Isku tashtay oo shqadina qabsada lazynimada isk dhaafa

  • @shamsohussein
    @shamsohussein 27 дней назад

    Wcs shukran abayo qali shaqada hala tumo lacagta ay qaadanayan adinku jimicsi ku aada 😂

  • @dhalculumo7607
    @dhalculumo7607 15 дней назад

    Abyo kuwa soomalida xitaa hda wanaajisd ade ku dhibyan hdne ugu danben ani wxa qbaa shaqlo inti liska dhafi kro ha liska dhaafo🙏

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 8 дней назад

    😂😂😂😂😂 kaadi loo kala noqonayo😂😂😂😂

  • @AmaalAhmedjaamac
    @AmaalAhmedjaamac 27 дней назад

    Akh akh😢😢

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 17 дней назад

    Naagaha reer Kenya waa areebooyin guri ma nadiifsan karaan markaa xaarka ha cunaan

  • @dhoolcakesbakary6779
    @dhoolcakesbakary6779 27 дней назад +1

    Uf lalabo badana😢😮😮😅😊

  • @umucimran50
    @umucimran50 27 дней назад +3

    Dumarka maxa u dide iney gurigooda ka shaqeystan shaqada guriga waba jimicsi jirka u fican Dumarow Intey shaqalo wasaq idin sin lahayd Shaqadina idinka qabsada wixi ad kari waysen nafta lama kalifi malin guriga iska nadifaye malin dharka iska dhaqa

  • @OsobAhmed-d1c
    @OsobAhmed-d1c 26 дней назад

    SubxaAllh

  • @neyrussheikh2090
    @neyrussheikh2090 27 дней назад

    Rer nairobi Mawan siqadanayan acudubilahi

  • @SuadAli-y1j
    @SuadAli-y1j 25 дней назад

    Waali waaye in aad shaqaalo ilmo ugatagtit hadana shaqo ama dibada ka aadid