XABADA YAY KUGU DHICIN MEEL XUN AY GASHAY NOQO QOFKA UGU DAMBEEYO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @maracaddeDocumentar
    @maracaddeDocumentar 16 дней назад +415

    Heesaha waxa kamacaan quraanka alleyaa igu raacsan ❤❤

  • @Nadiirayasien
    @Nadiirayasien 16 дней назад +481

    Asadoow run marka laga hadlo guulaystuhu waa saamiya cos koko way soc soconaysay marba dhinac tartamahan looma ogalayn inuu dhaqaaqo marhoraa la dili lahaa koko hadaanay dhaqaaqayn
    Inta igu raacsan like

    • @iki2743
      @iki2743 16 дней назад +15

      Maya caadi wye madama ee Isla meeshii tahy samiyana lugaheda dhaqajineyse Mar wey ceshaneyse marna ma ceshaneyn

    • @saeedbowkahmohed9331
      @saeedbowkahmohed9331 16 дней назад +4

      Wlhi koko mar ayaa la dili lahaa way soconaysay

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 16 дней назад

      ​@@iki2743may wlhia samia guleystey xta iyado bahasha ay haystey lagu dili laha haysta ayey dhinac ucaratey samia guleystey wxs wa khiyaamo

    • @luulmawliid1935
      @luulmawliid1935 16 дней назад +6

      Waa run way dhaq dhaqaaday koko dhaq dhaqaa kuma jiro giimka😊

    • @QALANJOABDULLAHI
      @QALANJOABDULLAHI 16 дней назад +3

      Haa walahi kuko qiyano ayey kurey say

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 16 дней назад +89

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw 🕋 📿 ❤ ❤❤❤

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 16 дней назад +231

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @KOKOBULLE8
    @KOKOBULLE8 16 дней назад +109

    Ku sali Nabigena the best person person the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad ❤(صلى الله عليه وسلم)❤

    • @AbdiHassan-z5m
      @AbdiHassan-z5m 16 дней назад

      اللهم صل وسلم علي نبينا محمد 😊

    • @AssiaAli-s4f
      @AssiaAli-s4f 13 дней назад

      Scw

    • @MaryamaRaage-n5i
      @MaryamaRaage-n5i 4 дня назад

      S C W MAXAMED THE BEST ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirizakkadar9778
    @abdirizakkadar9778 16 дней назад +121

    Haan ku salino nabigeena mohamed scw❤❤

  • @updyrahmaanahmed926
    @updyrahmaanahmed926 16 дней назад +66

    Asadow kooko way soc soc sonaysay ciyaar tana kumay jirin in wax dhaq dhaqa la sameeyo kolk guulaysatadu waaa samia abaal marinta iyda leh

  • @CabdinaasirMaxamedAadan-nl-n2j
    @CabdinaasirMaxamedAadan-nl-n2j 16 дней назад +197

    Uma maley maayo indhahan sidan uqurxon io gacmahan iney dhafayan saliga nebiga scw

  • @ogal_media
    @ogal_media 16 дней назад +85

    Hanti xalaala meel aad kala dhigto waa hadaad leeg iisaarto

  • @hannaqureeshi4724
    @hannaqureeshi4724 16 дней назад +105

    Caawa Gameka waa Lugu Ciyaarey Asadoow koko Meeshada inanaey ka Dhaqaaqin bey ahayd kikina Iney Gacmaha ku baadhdho mey ahayn wah

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 16 дней назад +2

      haa cawa khald ku jiray

    • @nasroxasan6827
      @nasroxasan6827 15 дней назад

      Haa qalad wye asad sabab ah koko wey dhaqdhaqayesa

    • @IsmanMarwa
      @IsmanMarwa 15 дней назад

      Way ku saxsantahay Kiki ciyarta sifican may uu dhelin koso celis waye

  • @haboniita5847
    @haboniita5847 16 дней назад +68

    Koko qalad samysay inay dhaqdgaqaaqdo mahan asad😂😂❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 16 дней назад +19

    Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️

  • @queency7943
    @queency7943 16 дней назад +137

    Koko khiyaamo ayey ku badisay markasta booskeeda way ka durkaysay 😂

    • @nimcokyf
      @nimcokyf 16 дней назад +4

      haaa qlad waye san walahi koko cawa qalad cad ayay kubadisay

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 16 дней назад +6

      Sheeko Nalkaba Soo Ayada duruq dey Samiyase Ma ayada Gudgudoneyn Muhiimada waa inaa Position adan Badalan

  • @salmadiamond6593
    @salmadiamond6593 16 дней назад +131

    Giimke maanta cadaalad maaha koko meel halis ah bay gashhey Hadana markay Kiki ku so dhowato ba dhinaca kale u durkaysey

  • @MaxamedXasan-w8t
    @MaxamedXasan-w8t 16 дней назад +83

    Koko gusheda waa jeclahay koko safar salaama waku xiisi dona la aanta team27 nuur malaha koko wakujeclahay

  • @daacikassim
    @daacikassim 16 дней назад +39

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo Biira Kheyrka Kafaideyso wll ❤❤

  • @husseincirboole7604
    @husseincirboole7604 16 дней назад +19

    Sundus aa gamka si sharci ah oo xarakale u ciyaartay koko & kiki waa kuwa ugu qaabka daran lugaha iyo gacmaha dadka kuradiyeen😂😂

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 16 дней назад +46

    ilahayow qofkii qoralkeyga arko janada gee yarabi 😭🥺🤲🤲

  • @cabdishakuurmohamed1657
    @cabdishakuurmohamed1657 16 дней назад +18

    Aan kuwada salino xabiibkena mohamed scw 😢❤

  • @TusmoGraphic34
    @TusmoGraphic34 16 дней назад +24

    Walalayal aan kumada salino xabiibkana mohamed swc scw scw

  • @HanadNor-e6w
    @HanadNor-e6w 16 дней назад +41

    Koko buule gar iyo gardaraba waan ku tageraa wlhi lkn gemkan waxa wataa koko buule guul aan ku rajeyna

    • @HamdaAbdourame
      @HamdaAbdourame 16 дней назад +2

      Hambliyo koko bulle ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Baariyee45
    @Baariyee45 16 дней назад +37

    Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 16 дней назад +7

    Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤

  • @nuuradiinoffici
    @nuuradiinoffici 16 дней назад +12

    Ku saliya xabiibkena Muhammed scw 🥰🥰🥰🥰🥰🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 16 дней назад +44

    Guulaystuhu maaha koko waayo maanta dhan way socsocanysaa samia ayaa guulaysatay dadkale oo dhan may socsocnayn lkn koko waa khoyaantay dadka

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 16 дней назад +3

      Samiyo Ma Durqis Sax Saxiib Ciyaarta waa Kula Dawaneyney Nalkaba Weysan Guuleysan Mahee Si Aadbey u Dhaqaqdey

  • @HaykalMuzty
    @HaykalMuzty 16 дней назад +53

    Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤

  • @SALMAAN.476
    @SALMAAN.476 16 дней назад +45

    Waxa laga yaaab inay tahay markii ugu danbaysay ee aad aragto saliga Nabiga scw .N.N.K.H ﷺ 💙

  • @fartunmohamed3683
    @fartunmohamed3683 16 дней назад +30

    😂😂😂😂😂😂 qosol ma igu harin wlh. Maanta dhan Kiki ma noo keentid.qosolka iga dhamaday. Ciyaarta xaraarad u yeshay Kiki wlh😂😂😂😂

  • @Mohhahonest
    @Mohhahonest 16 дней назад +24

    Inta iga danbeyso wll ku Sali nabiga scw❤

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 16 дней назад +37

    Dadka dhahaya gacmaha iyo lugaha qofka darbiga ku dhacaya hadu gacmaha ama lugaha iska hormarin allah nama indho tiro
    Tàn kle wa qalad hoos la galo hadana la socosocodo

    • @tarrapianchannel5347
      @tarrapianchannel5347 14 дней назад

      Kuwii ka horeeyeybo waxay ku dheeleen iyagoon isticmaalin gacmaha io lugaha gaar ahaan saamiya io kiki fiirso gameskii hore🙃

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 16 дней назад +17

    Kusali nabiga maxamed scw ❤

  • @abdiwali136
    @abdiwali136 16 дней назад +60

    Koko way soc soconaysay marka qofka tartamaha ah in u dhaq dhaqaqo qalad miseka hostisa ayey hada dhan u soc soconaysay marka kuma aysan kulaysan geme ka

    • @iki2743
      @iki2743 16 дней назад +3

      Nalka xitaa wey dhaqaqeyse

    • @abdiwali136
      @abdiwali136 16 дней назад

      ​@@iki2743ma arkayn lkn anigu koko ayan arkayey waxan rajaynayaa asad in u video dib u dawado

    • @susuali2868
      @susuali2868 15 дней назад

      ​@@iki2743nalka meel banaan ah ayey joogtay😂 lkn koko wa qiyaano wexeeda bisinka

    • @UmuabdallahUmuabdallah
      @UmuabdallahUmuabdallah 15 дней назад

      Wll waxa dhan waxa kadaran kiki baa kuciyartay gemka wayo gacmaha ciyarta Kuma jirin

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 16 дней назад +36

    Samia sida lagu helay waan kahelay ala kikiyaa way ufadhiisatay😂😂😂😂

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 16 дней назад +3

      Lkn samia way guleystey khiyaamo ku jirta gamka koko mar hore la dili laha hadey socsocneyn

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 16 дней назад +3

      @LaylaCabdiraxman games oodhanbaa sidaas ah samiyana qarka ayay usaarnaydba iyaaadan sheegtay xataa sanka ayay iga agmartay bay tidhi koley waa nasiib uun

    • @Miimi143
      @Miimi143 16 дней назад +3

      ​@LaylaCabdiraxman waba lagu dhuftaye maxey guleysatay marva haduu ku helay wof ka lagugu nah dhuftay sasa ku baxdaa😅

  • @Kokobulle-tis1
    @Kokobulle-tis1 16 дней назад +9

    Ku sali nabigena person person the most knowledgeable and the most shy person prophet Muhammad 🌸(صلي الله عليه وسلم )💖😍🫶🏾

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 16 дней назад +11

    Asad Hajio, I have to thank you ilahayga aa Somali bartay programs badanaa waa kids friendly especially kan iyo xayawaanada aa sariirta keento 😂😂😂 Ilmahayga aa la fiirsadaa waana u fasiraa aad ay kuu jecelyihiin adiga iyo team kaaga. Insha Allah waxaan rajaynaynaa inaan mar ku kala kulano. From your biggest fan in Minnesota United States 🎉

    • @KowsarMohamud-j7v
      @KowsarMohamud-j7v 16 дней назад

      M.a ilmaha si ficn ugu fisir yarey😂😂😢😊

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 16 дней назад +9

    Asad wlhia samia gamke fahansan udhiib shootka tkle cwa iyada guleystey koko mar hore la dili laha iyada durkeysey ma fahnsana dadkan samia nogu dhiib ❤

  • @fatmina08
    @fatmina08 16 дней назад +16

    I aaamin Koko iyo sundusa ugu fiican uguna funy san shuut gareeynta barnamijkaaana ku fiican😂😂😂😂😂😂calaa iyo xaal boqarada taagerayay wey guuleysaty hamplyo 👑

    • @daakirnour9294
      @daakirnour9294 16 дней назад +3

      Qayaano ayee kubadiday maxaa game haduu qufwalba meshiisa kadhaqaqo sidee loo badin karaa wall

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs 15 дней назад +1

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 16 дней назад +11

    The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤. Wll heesaha kama ficno ee kusali Xabibkena

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 16 дней назад +11

    Khaldaba ku jira gamka qofkuu inuu durko maaha samia badisey koko mar hore la dili laha khiyano sameynoysey

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 16 дней назад +28

    Koko io Samia meshay ku dhunten labadoda mid iny gulesanyso wa iska oga 😅

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 16 дней назад +11

    Samia meel fiican gasheyy guulban urajeyneyey lkn kiki way heshay❤

  • @SuhurCabdilaahi
    @SuhurCabdilaahi 16 дней назад +7

    The one only RUclipsr kumanu qasarin taageridada wllhi wllo ❤🎉

  • @Muhyidinofficiall
    @Muhyidinofficiall 16 дней назад +25

    Waaba soo gashee kusali nabigeena muhamed s a w

  • @IfrahHassan-go1ni
    @IfrahHassan-go1ni 16 дней назад +9

    Ar kiki uma dena maha 😂😂😂way da shay asad ayy ku wa rega naysaa uun hhh😂😂😂

  • @sundusdaahir12
    @sundusdaahir12 16 дней назад +9

    ay saa u jeclahay lee game kaan thank you asad cawa waad noso dhaqsatay❤

  • @Aadanmaxamed-j7z
    @Aadanmaxamed-j7z 16 дней назад +3

    Ased taliye waa ku bariyaa koko intii aya soo bihin gem adig ku soo sameey oo safar salaam ah waa iqa odsi wllka❤❤❤❤❤

  • @NasroAxned
    @NasroAxned 16 дней назад +16

    Asadoow guushaan qofka qaldan ayee raacday waayo Gemka waxaa mamnuuc ka ahaa sosocod ama leex lee xasho kookooney marba dhinac ayee uleexaneysay sow Gemkaan kucelis waye waa hadaa cadalad waded wllkey asad

    • @AmalMacalin-j9u
      @AmalMacalin-j9u 16 дней назад

      Really

    • @Xaliimoaskarmaariya-s6d
      @Xaliimoaskarmaariya-s6d 16 дней назад +1

      dadkiinan ku haaya koko khiyaamo ayay samaysay wax ma idiin sheegaa booskeeda kamay kicin hadaanay marba dhinac ka aadin hadaa miyay isku dhigi la hayd guusha koko ayaad kaxun tihiin nasiibkaa saacida mar walba hablayo koko

    • @HusniAbdukadirAli-bv8vc
      @HusniAbdukadirAli-bv8vc 13 дней назад

      ​@Xaliimoaskarmaariya-s6d byo wax guul laga xumana majirto ee khayano waye sas dadka dhan taabashada kiki iska ilaalin laha iyada hadba dhinac usikaneysay hada tahy qof hada ugu horeydana so daawo orod game Yada ka horeyay

  • @QueenXafsa-w3k
    @QueenXafsa-w3k 16 дней назад +13

    Waaw gemkaan iyo gemka maska iyo kan 7qof iyo6game waa jeclhy m.a horay usoco asad hagio ❤❤😊

  • @NajaxMaxamuud-fz3ju
    @NajaxMaxamuud-fz3ju 16 дней назад +13

    Koko way qaldanty asadow inay soc socoto maha inty waliba miis hoos gashy ayay hadana soc socotaa way qaldanty😮

    • @HAMDIASADIrshad
      @HAMDIASADIrshad 16 дней назад

      Samiya ma u hilinaysa mesha wx qaldan kuma aragnee😅

    • @nusaybaabdullahinuska5967
      @nusaybaabdullahinuska5967 16 дней назад

      ​@@HAMDIASADIrshad waaruntedd kooko way dhaqaaqeysey marba dhinac bay ka tegeysey miiska lamana ogolayn in la dhaqaaqo

    • @HusniAbdukadirAli-bv8vc
      @HusniAbdukadirAli-bv8vc 13 дней назад

      ​@@HAMDIASADIrshadadiga hiilis wada runta indhaha ka qarsane game Kan intu socday ma aragty qof bookish ka durgayo been heysiine😒

  • @Hamdayousoufyoins
    @Hamdayousoufyoins 16 дней назад +9

    Waxan ka hela asad talent whli asad mahamed hagio congratulations 3millon ❤❤❤🎉 asxabta asad hagio like no sara dee😅

  • @Xalimonuurcali5695
    @Xalimonuurcali5695 16 дней назад +8

    M.a cawa asad ciyow aad nooso galisay mhdsanid wllkay allana ku xafido wlllkay

  • @AmjaadCabdirizaq
    @AmjaadCabdirizaq 16 дней назад +8

    Qiyano waaye gameka koko kolpa dhinac u sikanaysaa kiki kuli way wada heshay

  • @nimcomohamed530
    @nimcomohamed530 16 дней назад +14

    Game ka cawa qaladad badan ba ku jiray soc socodku hawgu badnadabe waliba nalka iyo koko
    Shuruda gameku wuxu aha inanu qofna dhaqaaqin booska u istaago
    Anyway congratulation koko🎉

  • @LovelyClock-tr2zw
    @LovelyClock-tr2zw 16 дней назад +3

    Asad gemka caawa xamaasad malaha qaladaad badan ayaa ka dhacay sundus sideey wax u tooganeysay aa ok aheyd❤❤

  • @hamdiaaden1608
    @hamdiaaden1608 16 дней назад +2

    Funni waaye walaahi kiiki😂😂 inta igu raacsan😂😂😂😂❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 16 дней назад +9

    Asadkoo adi koooko wadajirkiina wan u xiseynaaa ani horta puntland jooga wan ku frxsanhay koooko somalia ine uso labato ina xamar ugu imaado macquuul l.a hdaana rer mlysia ine katagto mjecli dhimleh dadkeda iyo danteede u imanaysaa koleey ilhay wxwalbo uso fududeee adna illahay grabkga gal asadkooo ❤❤❤❤🥹

  • @NafisaHarun-n5q
    @NafisaHarun-n5q 14 дней назад +2

    Maxaa idinka qaldan idinka koko iyo samia wixi raayay waa ujeednaa game ka hadaa dheeleesid ofc waa rabi laheed inaa rayso waana durkanee meel noocaas hadaa ku jirto samia wee durkan laheed hadee meeshaas cml ku jiri laheed balse ma dhicin so guuleystaha waa koko❤ nagu kla wada marka

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 16 дней назад +3

    ASAD SAAXIB SIDII HORE EE KOKO IYO SUNDUS AYAANLE U SHOOT GARANAYEN AYAA SAX AHAA CAWA SAX MAHAN GUULEYSTA HANA WAA SAMIYA KOKO DHAQ DHAQAAQ BAY SAMEYSAY KIKI NA GACMAHA BAY SAMEYNAYSAY WAANA QALAD❤❤

  • @CadnaanIsmail-g6h
    @CadnaanIsmail-g6h 16 дней назад +12

    Congerleliton koko muxumed bulle😍😍😍😍
    Sory sory samiyo axmed 😓

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 16 дней назад +1

      Samia guleystey sida cadiga wlhia khiyaano koko ku jirta mar hore la dili lahaa

  • @baabkakismayo
    @baabkakismayo 16 дней назад +6

    Wllyal isoduceya in allah u wado qerqabto isfuro😢😢

  • @nusaybaabdullahinuska5967
    @nusaybaabdullahinuska5967 16 дней назад +4

    23:23 Kooko marba dhinac bay u durkeyseey waa hora la soo sari lahaa
    Game lama dhaqdhaqaqeyn lkn iyadu waba rafanayseey 😂😂😂😂😂

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 16 дней назад +11

    Lakin koko marka lagu raadinaye waa dhaq dhaqaaqesay meeshada kaiya ma fadhinin yaah

  • @caliaxmed5678-z8i
    @caliaxmed5678-z8i 16 дней назад +8

    Asad waan ku salaami ❤❤

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 16 дней назад +7

    Kiki wa shacataro kaliya
    Yaa riday
    Maxa meel kasta ku dhigay

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 16 дней назад +1

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤

  • @Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c
    @Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c 16 дней назад +4

    Kiki bart 2 kusoceli funyy waye😂😂😂😂😂

  • @dhaymanclaahi4734
    @dhaymanclaahi4734 16 дней назад

    Wallhi Asadoowa Aboowe xalaye waxaan ku riyòodaye adigoo lugahaaga ku socdo ilaahaye ha kucaafiyo ishaha 🤲🤲🤲

  • @shaakircaliibraahim3809
    @shaakircaliibraahim3809 16 дней назад +3

    Kooko sharciga ayee ka baxday wey dhaqaaqeesay Wa u Gambisay dhowr mar asadow😊

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 16 дней назад +2

    Koko ayaan ama Saamiya ayaan guusha u rajeeyay insha Allah ❤

  • @ikraanibraahim9880
    @ikraanibraahim9880 16 дней назад +6

    Koko Lack grial io guusheeda ugu dambeysay team 27 safar salaama koko bulle xamar cadey kugu sugeynaa insha Allah ❤

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 16 дней назад +1

      Samia guleystey gamka abyo koko wla dili laha way sicsocneysey

    • @ikraanibraahim9880
      @ikraanibraahim9880 16 дней назад

      Waa la dili lahaa lln Asad kama usan hadlin arikas

    • @nusaybaabdullahinuska5967
      @nusaybaabdullahinuska5967 16 дней назад

      Kooko way dhaqaaqeysey maqan wxuu asad u arki wayee mar hore baa la qabban lahaa

  • @yasminhussen268
    @yasminhussen268 16 дней назад +5

    Samia ❤❤❤ meshay gashay laga daba gala ismaleynin

  • @SabriinBashiir-y4e
    @SabriinBashiir-y4e 13 дней назад +1

    Asdow mel kstna ma joogta Kulaha kiiii waaa funny caadiya😂😂😂

  • @SahraHasan-k1k
    @SahraHasan-k1k 16 дней назад +3

    M.a asad best RUclipsr of somalaiya😊

  • @dehama6
    @dehama6 16 дней назад +2

    Gameka qof walba meeshuu mar fadhiisto kama dhaqaaqaayo ayeey ahayt koko ayadoo meel save ah gashay ey hadana dhanba mar uwareegsanesay waana qalad 🫡

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 16 дней назад +5

    Kokoo hambalyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @KhadarGamaadid
    @KhadarGamaadid 16 дней назад +1

    Inta jacl nabiga one love❤❤❤❤❤

  • @king_amiid
    @king_amiid 16 дней назад +11

    Koko I liked your smile ❤

  • @ShukriaxmedRaage-o7r
    @ShukriaxmedRaage-o7r 16 дней назад +2

    Ala Ani saadaalinta waan ku fiicanhy m.a koko congratulations 🎊 ❤

  • @NaciiMa-h6y
    @NaciiMa-h6y 16 дней назад +4

    ala kiikiyaa qosolka ayay iga dhamaysay kulahaa meesha maxaa ku sudhay😂😂😂😂😂😂

  • @Sundussheikhuna
    @Sundussheikhuna 16 дней назад +2

    Gulestaha samiyo wayo❤❤coz koko weyndurqese manto dan😅

  • @NasroIprahim
    @NasroIprahim 16 дней назад +5

    Allá Kiki iyo koko waba xaraabo miran lug ku raadis iyo sisikasho

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 16 дней назад +1

    Labadii team ujecla isku so harey😮kokoo samia labadab wan jeclhy kokoo Hampalyo 🎉❤

  • @MuuseAamusane-ub8il
    @MuuseAamusane-ub8il 16 дней назад +7

    Asad hajio waxaad tahey qof talent leh oo ilaahey marwalba wax isugu hagàajiyo noolow wllkey❤❤❤

  • @KhadarCaydiid-b4k
    @KhadarCaydiid-b4k 16 дней назад +1

    Soo badi gemkii sariirta qofta ku harta bahalo iyo masas😢😢

  • @fadxiyaaadan4080
    @fadxiyaaadan4080 16 дней назад +4

    Kusaliya nabiga scw scw

  • @nadraali0448
    @nadraali0448 16 дней назад

    Asad wllhi balwad baad noo noqotay hadan reer duriyadda nahay we looooove youuuu🎉❤

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 16 дней назад +6

    Team koko bulle lo samiya axamd❤❤ like😊😊

  • @abdikheirkheire2905
    @abdikheirkheire2905 16 дней назад +1

    Iqara jeylani inay badhisa raba always asad gamki swimming pool ka ka qeyb gili iqara jeylank❤😊

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 16 дней назад +6

    War daadkan kooko samia qayane sameyen leh mxay thy gameki hore sundus kiiki geed bay hos gashay dadkan dhexda kudhunta ldhahay meshe donaan galayan tankleh miiska hostisa wa in kiiiki wda tabato ee gbadhaha gushoda u qira asadba wka arkaye wah video yaleh

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 16 дней назад +1

      Qlli way vcnyihin meshey galen lkn hadna labdooda laga sii hadla samia koko samia guleystey koko way socsocneysey wla dili laha mar horba

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 16 дней назад +2

      @ haaa marki hore way socsoconaysay mrki danbe way fadhiday taas wa arkyy blse samia meshay jiifto lguma socsoconkaro dhimale game kan lacag mheen umalyn asad lcag mashegin

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 16 дней назад +1

    Caaw caadi aan 😂😂😂 kiki saa u soconeyso aa caadi aheyn 😂😂😂 i love ❤❤❤ teem 27

  • @CarafoOmar
    @CarafoOmar 16 дней назад +4

    Asad soo badi gemkan waa fany😅😅

  • @mohamedsaadmuse542
    @mohamedsaadmuse542 5 дней назад

    Meesha waxa ugu Shidan ama kalakacsan ama ugu quruxbadan Koko iyo samia axmed dubai Haddad imaadan welcome❤

  • @Ikraanqurux-w5u
    @Ikraanqurux-w5u 16 дней назад +5

    Cawo wa faraxsanahy ano fiiriinyo bow asad video sodhige😢😮❤

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 16 дней назад

    Asad kiki waa saxantahy sbbto ah indhaha waa kaxirantahy cos waa inay ku rasdisaa lo'ta io gacmaha sido kle kuli way ka guulaysatay koko qalad wye way ka tagaysay mesheeda 🎉🎉kiki guul queen

  • @DaariyaAbdiRahman
    @DaariyaAbdiRahman 16 дней назад +6

    Koko xitaa ayada wy qldn thy in la dhaq dhaqaaqo maaha meeshaas cag ma gaadhyso

  • @muwahib-i5k
    @muwahib-i5k 14 дней назад

    Asadaw ha idhafin lphonka tagerahaga nambar one ahyy wllhi 😢😢😢

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 16 дней назад +4

    Waxkale wlhi gymkan saan ujeclahay lee wakuraxaysta dawashadiisa
    Acant wait 2 7m❤🎉

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 16 дней назад

    يا ودود ياودود ياودود
    يا ذا العرش المجيد
    يا فعال لما يريد أسألك بعزك الذي لا يرام وملكك الذي لا يضام وبنورك الذي ملأ أركان عرشك أن تكفيني ما أهمني من أمر الدنيا والأخرة 😭اللهم فوضتك أمري كله إليك 🤲
    اللهم اهديهم أولادي وشفيهم يارب🥹اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض اللهم إني توكلت عليك واجبر خاطري 🤲اللهم امين 🤲

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 16 дней назад +6

    Koko waa jeclhy ❤❤❤❤❤❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 16 дней назад

      Jacaylayne runta usheeg khayaano ayay kubadisaye naag naag jeclaata lama arage 😂