CabdiCasiisow dadka hadalka haku celinin markad wareysaneysid kheyr Allaha ku siiyee mar walba qofka lacagta ka sameynaayo waa adi marka waqti sii ha nafisaane ama ha wareysan😢
The girl is our family she is 13!!!! Years old , Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado . Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah . Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
Wiilyohow soomaaliya sharci ma yaallo ee hooyadaa u noqo qalbiga ha ka jabin inta soomaaliya lagugu dhibaateeyee. Gabadhaasna faraha ka qaad oo mid meeshaad ku nooshay joogta oo wanaagsan Alaah ha kuu sahlo.

@@Harunabdiali The girl is our family she is 13!!!! Years old , Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado . Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah . Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
Soo lagama yaabo in aysan kheyr kuu aheyn kadibna ilaahay sababahaas darteed kaga celinaaayo Jaceylka waa cajiib wlhi wiilkaas yar oo ah QOF wax bartay hada waa u dhibaateysanyahay Wllkey allha kubarakeeyo ilaahay haku Soo sahlo hadey kheyr kuu tahay hadeysan kuu aheyna mid ka kheyr badan allha kuu sahlo
The girl is our family she is 13!!!! Years old , Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado . Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah . Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
Ma wiiilka saa u quruxda badan oo aqoonyahanka baay saas u galeen caku jahli iyo qabyaalad. Allah kuu sahlo gabadha xaqaadana hakaaga Soo qaado odoyaashas xaasidka jaceelka ah.
Gabadha miiska ii soo saar sax maahan gabadha alaab maahan waa idinka tuugaa ama isiiya waa idinka baryaa waaye walaal gabadha gabar ka qeeyr badan ALLAHA ku siiyo.
Subxaanallah wale waa mucjiso wiilkan waxa ku dhacay alla swt hau gargaaro dadkena gormey jahligaan ka baxayaan waa layaabe alla hana asturo cadaalad alla agtisa ayey jirtaye qalbiga alla haku qabooyiyo hbo mcn gabadhaasna hadii alla ku qorey iney xaaskada noqoto waad heleysaa hadad weysana dhib male gabdho wey buu haan adiga alla haku badbaadiyo walidiintaan warer bay nogdeen sabir alla hakugu arzaaqo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Masha.allaah Tabaarakallaah Codka mcn ee Quraanka kariimka aadku Aqrisay Allaha ku xifdiyo Allaha kusiiyo guur aan Qeeylo galin Aamin iska dhaaf meesha murunka galey Soomaali Dulmiga Allaha kasuuliyo xaqa Allaha Nagusugo Aamin Aamin
Yaaab waaye eedow ma xaaa iskaga dhaafi waysay gab dho way buuxaaan quraaankaaaba i caji biyey ax kaamta alaaah eedo anaa gabar kusiiisanaaayo qurux badan eedo ha murugooon😢
Sax waaye somali waa buux gabdho wanagsan qofki war kaa galo waa ba laga haraa wxaa dhici kartaa in hdhow ilma la isku dhalin madaama qalbiga wax la isugu hayo
@@umumascuud3307 waaruntaaa laakiin waa lidiiinta alaha sooo hadeeyo wixi is jacel waaa loofaata xeeyaaa al xam du lilaaah wax lays ku qasbo ayee yaqaanaaan sub xaana laaah
Jeceel wa ba balaaye Ilaahey naguma keeno😢Naftaada jecloow walaalkey Naag an lagula rabin maxad ka rabta yur dheh. Qoskaas Qabiilka madax marey Bisinka.Masha Allah Qurux,Karti,Diin, kuuma yara ee Boqolaal Gabdho Qurux badan Somali kula ah aya joogane Ka bood sheekadan.Ilaahey ha ku caafiyo jirkada oo dhan iyo Qalbigaada ba.Aamiin.Allah jaahilsana Dadka weli Qabiil ku takoorayo Naf Ilaahey leyahay oo wanagsan.
Maasha Allaah waa wiil dhalin yaro ah oo ahlu diin ah cilmi maadi ahna leh lkin wax yar oo fudeyd ah baa ku jira Illaahey hala jiro hana qaboojiyo, gabadha ay is jeclaadeena ha u sahlo oo qeyr ha ugu daro, dadka dhibayana ha ka qabto, hadii aysan qeyr u ahayna meel ka qeyr badan Allaah ha u sahlo insha Allaah aamiin
Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado . Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah . Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
Dulmi badan ayaa laguu gaytay, laakiin gabadhaa iska dhaaf aabaheed kula ma rabo. Mid ka khayr badan Allah ha ku siiyo
Masha Allah sidaa qur aanka u xafiday Allah haku xafido
CabdiCasiisow dadka hadalka haku celinin markad wareysaneysid kheyr Allaha ku siiyee mar walba qofka lacagta ka sameynaayo waa adi marka waqti sii ha nafisaane ama ha wareysan😢
Aad iyo aad, walal anba waan la yaabay c/ aziiz,
That is right please let him talk
Topic inuu ka baxa uunbuu diidaye si hadalka iyo qisadaba aay u noqota mid kooban, waa Weriye. Wiilka isagaa dhowr jeer ka baxay Qisada gundhigeedii. Isagana wuu kusoo celiyey
Markaa Abdiaziz aragtideyda qalad kuma laha taasi👌
Sida uu sheekada u sheegay haday u dhacday wiilka waa la dhibaateeyay , laakiin dulmi ma waaro .
The girl is our family she is 13!!!! Years old , Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado . Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah . Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
Masha'Allah cod Qurux badan ayu Qur'aanka ku aqriyay👏🏾😍❤Mashaaa'Allaaaaah.
Wiilyohow soomaaliya sharci ma yaallo ee hooyadaa u noqo qalbiga ha ka jabin inta soomaaliya lagugu dhibaateeyee. Gabadhaasna faraha ka qaad oo mid meeshaad ku nooshay joogta oo wanaagsan Alaah ha kuu sahlo.
Waa arin aad u cajib ah , wiil Somali ah oo Diin iyo akhlaaq siiyay oo xaafidul qur’an ah sidaa loola dhaqmayo , waa Aakhiru zamaan . الله يكون في عونك ويرزقك خير الدنيا والآخرة
Saxiix walal run baad sheegtay
Hadana Imtixaan ayaa meeshaan kajira, inta badana waxaadan gacmahaaga ku keensan. Roodaay hadii aad dhuuxday wareysigaan
Dhowr sualood ma is waydiisay
Wiilka waxa eed uu sheegaya intooda badan Aabahii ayuu ku sheegayaa, waxaa dheer inuu leeyahay daalim waaye Aabahy inuu leeyahay,
Aniga waxbdn oo kale ayaan ka dhex arkaa sheekadaan.
The girl is our family she is 13!!!! Years old , Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado . Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah . Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
@@Harunabdiali The girl is our family she is 13!!!! Years old , Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado . Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah . Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
Uda gabar lagu diday ma ficno gur qeylo ku bilowday qeylo ow ku dhamada illahey mid ka qer badan allah ku sahlo
Waa runtaaa waayo arag baa tahay
Masha Allah waa wiil ehelu diin ah gabar nasiib leh ayaa hesho
ILAAH waxaan ka baryayaa in uu ummada Soomaaliyed uu xaqa tusiyo. Aamiin Aamiin Aamiin
Dumarku waa badan yihiin mid ka qurux badan oo xaafidada oon cidina kuu diidin waad helaysa midaasna iska iloow aabaha iyo qoyskiinana heshiiya oo kashaqee sidii aabaha iyo hoyada uheshiin lahaayeen alle hakuu boogo dhayo
Wiilkaan waa wiil fariid ah mashllah allaha ku barakeeyo wll
Masha Allah sidaa qur'aanka u xafiday Allah haku xafido
xaqaaga alla hakuu soo ifiyo
Ala illahy somalida qabyada iyo xumanta haka masoxo inanka dinta iyo quruxda Iyo Akhlaqda illahay siyay manshallah Ayay qabyald darted ugu dideen😢 uf qabyaldeen
War heedhe wiilka hadalka haku celin subxaana laah
الله يحفظك ويسر لك أمرك
إنشاء الله سوف تحصل احسن منها
لأنك إنسان متدين
Wici kudhibay allah aya laxisabta maayo allah aya ween ☝️☝️☝️☝️😭😭😭😭😭😭
Naagta iskadaa midka kheyr badan baad helidooontaa insha Alaah
Subhanallah walaahi xamar dulmi wayn baa Ka jira maxa la imaan baa
Soo lagama yaabo in aysan kheyr kuu aheyn kadibna ilaahay sababahaas darteed kaga celinaaayo
Jaceylka waa cajiib wlhi wiilkaas yar oo ah QOF wax bartay hada waa u dhibaateysanyahay
Wllkey allha kubarakeeyo ilaahay haku Soo sahlo hadey kheyr kuu tahay hadeysan kuu aheyna mid ka kheyr badan allha kuu sahlo
Sax waaye warkagu lkn dadku ma fahmi kraan warkan
Sax iney kheer kuu aheen baa lagayaabaa
The girl is our family she is 13!!!! Years old , Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado . Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah . Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
Habaryar gabadhaa iska daa wixii ku soo gaaray illahay dartiis ugu samir
Mashalaah wiilka was ilaahey ha uhiiliyo gabar Wanaagsan hasiiyo ❤
ManshaAllah TabaarakAllah Allah ku xafido iyo cadaalada aad raadineyso Allah ku gaarsiiyo allahuma Aamiin
Ma wiiilka saa u quruxda badan oo aqoonyahanka baay saas u galeen caku jahli iyo qabyaalad.
Allah kuu sahlo gabadha xaqaadana hakaaga Soo qaado odoyaashas xaasidka jaceelka ah.
Qiyoiyinka layaabka leh bay kamidtahy dulmi ala waa iska xarimay dhexdeenana wa kaxarimy 😢😢😢😢😢😢😢
Inay khaykuuu ahayn baa laga yaaba wllo mid khyrqabto alle haku siiyo
Maasha alaah wiilka ilaahay ha caawiyo jaclkiisan hu soo caliyo aamiin
Midkalaa helee ee malkale allaha kasiyo❤❤❤❤❤❤
Illaahoow u maciin qalbikana u xafit hakatako dadkaas hana ku deeyo Allah hassabro
Gabadha miiska ii soo saar sax maahan gabadha alaab maahan waa idinka tuugaa ama isiiya waa idinka baryaa waaye walaal gabadha gabar ka qeeyr badan ALLAHA ku siiyo.
Abaayo nin kaan waa say walaahi jacayl aa haauo
@@husseinabdirahman5173Waa runtaa, xumaan kama wado. Aniga ilmahayga Soomaali kuma hadli karaan inaan wadanka keeno waaye.
Haa qofka danta leh waa in uu is jilciyo hadana markaad gabar rabto waa in aad aad Isu dajiso oo aad aad usamirto
Allaha caawiyo wiilllka dhibane waaye ee u cali celi walalkada waayee qeer allaha kusiiyee😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
SubxanaAllah waa dad walaalan xaqa iyo xaqiiqdana ka fog Soomaali Allaha Soo hadeeyo
MashaAllah...MashaAllah...MashaAllah....MashaAllah....MashaAllah..MashaAllah walahi codkesa ayanba kuraxeysanoya ❤❤❤❤❤❤❤
Dulmi maficno abwe gabdha kabadan iska dah iska ilow mid kawagasan alaha kudiyo
Subxaanallah wale waa mucjiso wiilkan waxa ku dhacay alla swt hau gargaaro dadkena gormey jahligaan ka baxayaan waa layaabe alla hana asturo cadaalad alla agtisa ayey jirtaye qalbiga alla haku qabooyiyo hbo mcn gabadhaasna hadii alla ku qorey iney xaaskada noqoto waad heleysaa hadad weysana dhib male gabdho wey buu haan adiga alla haku badbaadiyo walidiintaan warer bay nogdeen sabir alla hakugu arzaaqo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Alle ha u sahlo gabadha uu jeclhy xaqana cidiisa ha tuso anika qabiil banadiley
Soomaali habaaraney qofkii dhiiran wey niyadjabshaan
Ilaaheey mid ka qeer badan allaah kusiiyo
Jecel waali ah baa galay ilaahay ha u gargaaro ❤
Mashaa allah allah qeerka mesha uukugu jiro haku waafajiyo
Ilahay hakuu saqiro arintada waalo mcn gabar nasiib badan ayaa ku hesha
Imisa jeer amase gabdho ayuu jeclaan karaa qofka, Subhanalahaa, Allah SW cafimaadka ha nagu sugo
Masha.allaah Tabaarakallaah Codka mcn ee Quraanka kariimka aadku Aqrisay Allaha ku xifdiyo Allaha kusiiyo guur aan Qeeylo galin Aamin iska dhaaf meesha murunka galey Soomaali Dulmiga Allaha kasuuliyo xaqa Allaha Nagusugo Aamin Aamin
Waa qisadii ugu waalida badnayd intaan ilintir daawanayay
😂😂😂😂😂
Masha allah waa ka xumahay in si days lagugalo ilahey waxaan kaga bayayaa wax ka qayr badan in uu kugu badalo dhibkii ku soo gaaray
Gabadha kale oon labadaan aad ka dhalatay ahayn Allah kuu sahlo
Yaaab waaye eedow ma xaaa iskaga dhaafi waysay gab dho way buuxaaan quraaankaaaba i caji biyey ax kaamta alaaah eedo anaa gabar kusiiisanaaayo qurux badan eedo ha murugooon😢
Sax waaye somali waa buux gabdho wanagsan qofki war kaa galo waa ba laga haraa wxaa dhici kartaa in hdhow ilma la isku dhalin madaama qalbiga wax la isugu hayo
@@umumascuud3307 waaruntaaa laakiin waa lidiiinta alaha sooo hadeeyo wixi is jacel waaa loofaata xeeyaaa al xam du lilaaah wax lays ku qasbo ayee yaqaanaaan sub xaana laaah
Ma shaa Allah .ilaahay haka xafido.qabyaaladu marka ay heerka gaadho wa denbi.
Maad raadsatid gabarkale oo xaafidu quraan ah
الله اكبر 😭😭الله يحفظك ويرعاك اخي ،somali waxa halka dhigY wa cadaalad daro
Tadeydu waa inuu iskadaayo Allah na weydiisto gabar kakher badan oo reerkoodu kularabaan ciddey rabto ha ahaatee
Subxanalah aabahaas iyo gabadha aabaheed hala xidho cadaaladana hala marsiiyo.Qabiilka eega xumaantiisa 😢
Ilaheey cafimad tama hasiiyo wiilkan walaalkeen ah ❤❤❤❤❤
Mcha allaha waxan u bogay sida uu hadladiisa ugu xusaayo alle subxana watacalee sida alle ayaa qadaray ❤❤❤
Somali aqoonyahankeda iyada disha subxanallah
Maasha Allaah wiilkey qurux iyo qeymo Allaah kusiiye,mid qeyr qabto Allaha ku siiyo qalbigaada qeyr usheeg soomaaliya sharci mayaalo,kan ku wareystayna wuuba degdegaa adigana warbaad usheegeysaa Reer soomaaliya Allaha soo hadeeyo
Gabadhu waa qaraabaday , Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado. Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah. Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
Masha allaah wiilkan wainucadaladhela habaryar guleyso
اللهم صل و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Edo iska dhaaf gabadhas midka khayrbadan Allah kusahlo
Wlh dulmiga wadankeenakajiro waa wax aaad uxun ilaahoow wadankeena iyo umadeena ugargaaar 😭😭😭😭😭😭😭
Aamiin
Sax walaahi asaøgoo macalin dhiblawe ah ayaa intaa la mariyey dad kale ka qaran
Masha Allah waa wax lagu faano dhalinyada qurba joogta ah waa horuud ay ku faanaan
Walahi walnkan wauuiga ilmeysiyey Wall Allah haku xifdiyo 😢
Nin kafican oo gabadhani lasiinilaha majirto
😢😢😢 ilheey hakula jiro walalkey walahi waad heele cadalada insha Allh
Alleh wa' Adil, adalada Alleh iska souq.
Faraj khairkaba koudanbeya. Nimcada Alleh u koussiyey iska khabaysso. Wa'lidkana kadanbey, duadodana badi, yartana Alleh akoussiyo incha'Allah.
Mansh allh wallo sidaad diintaada uxafidey alle haku xafadio mid ka khayrbadan ku rajeyneya somaalilnad dulmi kajirin kaaley soomaliya alle haka saaro dhibka
Subxaanallaah wlhi waa arinxanuun badan soomaaliya waxa meeshaas dhigay waadulmi
Wlhi waa run dulmi ayaa kajira somalia ilahey umada ha u gargaaro
maasha alaah ilaah haku xafido walaalkey laguma heli karo adiga oo kale waxaan ilaah kaaga baryaa gabar ka qeer badan ilaah haku sahlo insha alaah
Illhey wax ka qeer badan ha ku sahalo gabdho wey buxaan o diin iyo aqlaq leh iska sabar waalidka xaqa allah tuso
ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤❤
Iska dhaf gabadhas Allah haku cafiyo 😢
Subxaana Allah. Allaha xaqiisa siiyo wiilkan.
Mansha allaah alle akuxiiftiiyo willka xiftii quraanka alle akuxiiftiiyo waxaan kula talinlaha iska dhaf gabadha
Mansha alah tabaralaah alow kuu sahal umurahaaga walalkay
ALLOW NA HAMBAQABO AAMIIN DHAHA DADKEENA GARAADKA LEH YAA SIDAN LOO GALIN WALAALYAALOW
ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظكم ويبارك فيكم جميعا يارب العالمين اللهم آمين يارب انشاء الله تعالي باذن الله كريم امين اللهم امين يارب وصحة وسلامة وعافية يارب العالمين اللهم آمين
Allaow osikhir amuhisana osahal masha allha ❤❤❤ cadawoga ale aka qanto wll
Sabir in aysan kheyr kuu ahayn baa laga yaabaa, Illaahay mid ka kheyr badan ha ku siiyo.
Mashalah tabaraka laah ilahay haku xafido
Tabaraka Allah, qirraa'ada quranka🎉🎉🎉❤❤❤
Ninkaan waa ninka Somalida ugu xikmada badan😂😂😂😂❤
Maashaa allah guulayso waa wiil aqli badan allah ha xifdiyo
Mashaa alaah ilaahay ha ku xafido
Asc Waxaa tahay Ruux ku dayasho mudan Cabdigani
Mashaa alaah wal done
ما شاء الله دكتور الله يحفظك ورعاك وجعل الجنة مثواه اللهم آمين🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️🥀❤️🥀❤️😊
Wariye it's like wilka in ad hadalka kukalajarayso ama kucolinayso leave let him finish waxa uu daremayo
Mid ka qeer badan 😢ilaah kuu sahalo
Gabadhu waa qaraabaday , Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado. Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah. Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
maskiin wlhi wnka xumahay 😢 subxallah
Masha Allah habaryar guulayso Allah kuu sahalo jeceylkaag🎉❤😂😂😂
Lacalahu khyr wll
Gabadh laguu diiday iskadaa wll alle mid ka kheyrbadan hakusiiyo ❤
Mshlh so adorable human الله يحفظك أخي
Waceeyse wiilka quraan noo Sara, arrinta Candi maaho❤❤❤❤
Aad ugu xumuhay walahi dhibatada shaarka dowlada lagugu geystay alle cadaladada hakaga soo dhiciyo
Jaceel jaceel wlhi qofkastaa mafahmi karo ilaa ruux xanuunkiisa arkay wll arinkaga alle usheego
Jeceel wa ba balaaye Ilaahey naguma keeno😢Naftaada jecloow walaalkey Naag an lagula rabin maxad ka rabta yur dheh. Qoskaas Qabiilka madax marey Bisinka.Masha Allah Qurux,Karti,Diin, kuuma yara ee Boqolaal Gabdho Qurux badan Somali kula ah aya joogane Ka bood sheekadan.Ilaahey ha ku caafiyo jirkada oo dhan iyo Qalbigaada ba.Aamiin.Allah jaahilsana Dadka weli Qabiil ku takoorayo Naf Ilaahey leyahay oo wanagsan.
Maasha Allaah waa wiil dhalin yaro ah oo ahlu diin ah cilmi maadi ahna leh lkin wax yar oo fudeyd ah baa ku jira Illaahey hala jiro hana qaboojiyo, gabadha ay is jeclaadeena ha u sahlo oo qeyr ha ugu daro, dadka dhibayana ha ka qabto, hadii aysan qeyr u ahayna meel ka qeyr badan Allaah ha u sahlo insha Allaah aamiin
Wlll talo IGA qado muran wuxuu galay Iska daay Allah swt talo saro taana Iska dhaaf mid kheyr leh Allah ha ku sahlo
Cabdi casiis wiilkaan waani gabar wuu helaa insha alaah
Gabadhu waa qaraabaday , Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado. Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah. Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
ماشاء الله ربي يحفظك
Bisinka
Ninkaan wuxuu rabaa gabar uu abti u yahay oo 13 jir ah guursado . Gabadhu waxay ku dhuuumaty guriga qaraabadayada Isagaa sabab u ah . Waxa uu u hanjabayay qoyska gabadha in ay afduubaan gabadha
@@fatmaahmed-zh8jpmiyuu xanuunsanayaa qof wax khaldan yihiin ayuu u dhaqan eg yahay?
Asc maasha allh cad macaan ilahay hakuu barakeeya hana kuxafida adigoo kalena alaha noo badiya aamiin yaa rabi
Allh 😢 dadka qaaar 😢😢😢😢😢