QALANJO SOMALI- DADKA CAYIL IGU CAAYAN LAKIN MA OGA XANUNKA DAREMO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 726

  • @TEAM_27.45
    @TEAM_27.45 Месяц назад +682

    Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

    • @AbdiraxmanMohamed506
      @AbdiraxmanMohamed506 Месяц назад +2

      Oo indeer like baahida aad u qabto wax ma iiga sheegi kartaa

    • @IlyasAhmed-o4b
      @IlyasAhmed-o4b Месяц назад +4

      Scw❤❤❤❤❤

    • @Ikran-l8w
      @Ikran-l8w Месяц назад +1

      Sido kale macaan

    • @Ugaasoy
      @Ugaasoy Месяц назад +1

      Adi maca like maa ku qadhaabaneysa😂😂

    • @FaysakayseKayfaqueen
      @FaysakayseKayfaqueen Месяц назад +1

      Aʟᴇ ʜᴀɴᴀ ᴡᴀᴅᴀ sɪɪɪʏᴏ ɪɴᴀᴛᴀᴀɴ ᴜ ɢᴀʟɪɴᴀ ᴀɴᴀ ᴅᴀᴍᴀᴅ ᴋᴀ ǫᴅᴀʏᴀ😅

  • @dalmarsaki1671
    @dalmarsaki1671 Месяц назад +126

    Qurux+kalsooni+aqoon iyo deganan ayaan arkayaa say masha allah

  • @TEAM_27.45
    @TEAM_27.45 Месяц назад +318

    Waxa laga yaaab inay tahay markii ugu danbaysay ee aad aragto saliga Nabiga scw .N.N.K.H ﷺ 💙

  • @ISMAILADEABDULKADIR
    @ISMAILADEABDULKADIR Месяц назад +136

    Kusaliya rasulkayna Mohamad scw scw ❤❤

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl Месяц назад +46

    Muna waa gabadh smart oo caqli badan dhamaan dadka ku dhagan oo dhan midabkeeda origanal ka ah iyo caqligeeda ayay dadku ku cayayaan. Mansha Allah walal hore u soco.

  • @nuurcool
    @nuurcool Месяц назад +172

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤

  • @smile2567
    @smile2567 Месяц назад +42

    Fariid aqoon karti
    Diin qurux badan guleeyso
    Habo macan❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Месяц назад +114

    Kusali nabiga maxamed scw ❤

    • @sacdiyosiman374
      @sacdiyosiman374 Месяц назад +2

      Salalaahu caleyhu wasalam ❤

    • @A_QARSHI
      @A_QARSHI Месяц назад

      Scw

    • @NastysaidAhmed
      @NastysaidAhmed Месяц назад

      Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

    • @CharkAmed
      @CharkAmed 2 дня назад

      Scw scw scw scw scw scw

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o Месяц назад +76

    Qurux iyo aqoon wada socota m.a qalanjo somali ❤wllhi aqoontu qofka waa dhistaa dhan walba m.a dhamaystiran❤

    • @Kaleztoz
      @Kaleztoz Месяц назад

      Kkkk u funy dog😂like literally qoftan hdlkaba dhiwayo so tf u talking about it 😂😂😂

    • @Layla6793
      @Layla6793 Месяц назад +1

      And also she is absolutely beautiful girl. Ma Sha Allah, very smart too!

    • @SuadaDahir-l7u
      @SuadaDahir-l7u Месяц назад

      @@Kaleztozsakiin ina liqdo weeye jaaluz

  • @shamsa4566
    @shamsa4566 Месяц назад +171

    Kusaliya rasuurlkeyna muxamed scw ❤❤❤❤❤

    • @SamriyaSuldan
      @SamriyaSuldan Месяц назад +3

      Sallhu calahi wasalim

    • @FRHNOOR
      @FRHNOOR Месяц назад

      salalaahu caleyhi wasalaam

    • @IscoAbdi-r7l
      @IscoAbdi-r7l Месяц назад

      scw scw

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 Месяц назад

      ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏

    • @NastysaidAhmed
      @NastysaidAhmed Месяц назад

      Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @hindamaxamed2
    @hindamaxamed2 Месяц назад +168

    Original colour is the best one beautiful

  • @yusufkabiila7406
    @yusufkabiila7406 Месяц назад +125

    Walalayaal muraad baan leeyahy ee isoduceeya in uu ileehy muraadlaa isahlo 40 qof ducadooda aaa la aqbalaaye ducada haiga xastinina

    • @Ancaam-v7m
      @Ancaam-v7m Месяц назад +6

      Waxad kuhamiyayso khayrleh ilahy hakusiyo wll qofwalba hamibuleyahe ilahy ha inofudaydiyo🤲

    • @yusufkabiila7406
      @yusufkabiila7406 Месяц назад +3

      @@Ancaam-v7m aamiin wll ilaahy adina ajar iyo xasnaad hakaasiyo

    • @amalabdullahi772
      @amalabdullahi772 Месяц назад +3

      Alle sad jeceshahay haku yelo walalo

    • @FadumoMohamed-jl1wp
      @FadumoMohamed-jl1wp Месяц назад +3

      Rabbi ha ku aqbalo

    • @seed3966
      @seed3966 Месяц назад +3

      Ilaahay muraadkaada oo san hakusiiyo xumaanta allaah hakaa qabto is ilaali

  • @FaadumoAbdullah-tc8nk
    @FaadumoAbdullah-tc8nk Месяц назад +83

    Isoo duceeya asxabey waan xanunsanhy 40 ducadoda waa la aqbalaye😢

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Месяц назад +23

    Beautiful, Educated, Smart Calm and Soft Spoken, Confident Qalanjo🙏

  • @ismailyassin1281
    @ismailyassin1281 16 дней назад +2

    Waa gabadhaan ugu jeclahay gabdhaha tiktok ka hadla, aqoon, degenaan iyo kalsooni allah hakuu siyaadiyo walaalo

  • @hafsaahmaddaahir-qr1ut
    @hafsaahmaddaahir-qr1ut Месяц назад +38

    Queen Black qalanjo qurux cadawgaa o nolaw abyo ⚫️ 🖤

  • @nasirismail9033
    @nasirismail9033 Месяц назад +22

    Qalanjo somali madaab quruux badan iyo jog iyo jiid iyo aqoon intaba Allaha kugu deeqay mashallah Mashallah intaba qof wayay ayaa ku caya❤❤❤

  • @YasmiinAbdullahiAli
    @YasmiinAbdullahiAli Месяц назад +8

    Wlhi waligey qof caan ah ma ceynin alhamdullha ❤😢illhay hako xafido qalbiyeyy ❤

  • @SuweidaAbdiqadar
    @SuweidaAbdiqadar Месяц назад +35

    Gabadhan iyadaa wax qaldan iska aamintay wlhi lkn she is so cute so smart gabar aqoon iyo qurux iyo dagnan ilahay u dhameyey wye believe yourself abyo what ever you are really your princess 👸 ❤❤

    • @shifaabshir
      @shifaabshir Месяц назад +2

      Thanks but she’s kalsoni isku qabta mana iska aminsana khalad I don’t mela ka kentey kalmadas ❤

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 Месяц назад +55

    IThink ridwan issack likes educated people just look at this interview they are learning from each other he is also giving her her chance to speak 🗣 than the other famous people he met plz do not come here just bcoz you are famous you have to be educated 😂😂😂❤

    • @Maaliki133
      @Maaliki133 Месяц назад +14

      Somali ayaa hore u tiri qof waliba sidu yahay ayaa lola dhaqmaa😂

    • @imranwarsame6949
      @imranwarsame6949 Месяц назад +3

      I agree

    • @SafiyaIbrahim-r3h
      @SafiyaIbrahim-r3h Месяц назад

      Yes siz well said just look at the one who used to look down upon others now he is the one learning

    • @aaraabdi5241
      @aaraabdi5241 Месяц назад

      I agree he likes pple he can vibe with

    • @aaraabdi5241
      @aaraabdi5241 Месяц назад

      @@SafiyaIbrahim-r3h in my opnion he is honest and he likes pple he can vibe with

  • @geniusnurudinic6818
    @geniusnurudinic6818 Месяц назад +75

    When two learned persons are conversing, everything is calm ❤❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Месяц назад +43

    The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤️🥰

  • @mahamudali2767
    @mahamudali2767 Месяц назад +7

    Usually I don't comment but this the best podcast hands down Her VOICE IS so professional And Anointed Just finished it. LOVED LOVED LOVEd
    ❤👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdiwahabhassan7846
    @abdiwahabhassan7846 Месяц назад +21

    Gabadhaaa markiiii lacaynayay Waaaan Difaaacyay 😮Dad xun baaaa Dulmiyay

  • @Altaprerzzz
    @Altaprerzzz Месяц назад +11

    I like the way she speaks the language, she is a smart girl❤

  • @PuntlandFirstCreator
    @PuntlandFirstCreator 27 дней назад +1

    Masha Allah!! Qalanjo Waa Gabar Waxbaratay Oo Degan Aad Iyo Aad na U Aqlaaq Fiican. She’s really beautiful Masha Allah!!! Naagaha Qaqaska Gado Ama Ismariyo Waa Kuwo Bahdilan. Good for you Abaayo Macaan!!! You’re one in a million!! ❤❤❤❤

  • @Calansida143
    @Calansida143 21 день назад

    Mansha'allah aqoon iyo kalsooni qurux la socoto baa ii muuqata qalanjo❤

  • @muniiroali4552
    @muniiroali4552 Месяц назад +9

    Waxaad tahay qof aad u qiimo badan oo aan cidina hadal xun kaaga dhimi karin
    Mar walba waxaad leedahay karti iyo qurux gudaha iyo dibadda ah, oo cidina kama dhigi karto mid ka duwan. Abaayo Ha u joojin erayada dadka xun. Qalbigaga iyo shakhsiyaddaadu waa kuwa lagu faano. Waxaad tahay qof dumar ah oo xooggan, qurux badan, oo mudan in la ixtiraamo.noloow quruxeey❤❤

  • @ilyaascartan4689
    @ilyaascartan4689 Месяц назад +19

    Gabadhan waa taageeraa❤️🤝

  • @Fatimamohamettahmet
    @Fatimamohamettahmet Месяц назад +25

    Qalanjo somaali smart girl m.a❤ ridwaan caawa qof baa heshy wareysiyadii kul kuulaa caawa majiro😂😂

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Месяц назад +21

    Soft spoken ❤I love it

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Месяц назад +6

    Beautiful colour, kindhearted, educated and calm creature ma sha Allah
    Sister you're one in a million go forward always.

  • @AbdirahmaanSheikhabdi
    @AbdirahmaanSheikhabdi Месяц назад +4

    Maasha allaha gabar wax baratay waa bulsho wax baratay waxaa kuu rajeynayaa guul IA

  • @Sunoo_ki
    @Sunoo_ki Месяц назад +16

    I love this girl wlhi hadii laga tago caydeda tirada badan💋❤️‍🔥

  • @Sankaxaji-r7g
    @Sankaxaji-r7g Месяц назад +3

    Masha alah qalanjo Somali ani waxay ii tahay gabdhaha ugu quruxda badan inta gabar arko aadaana u tagera daganan aqoon intaba waa ledahay jir quruxbadan ledahay abayo waliga ha badalin kalarkada

  • @abwaanhabayste
    @abwaanhabayste Месяц назад +8

    Ridwan isaq qof waxbarataa heshay caawa caanoley buu barta uu weraro asagii baa laweerara geedba geedbaa kaweyn oo caadiya weye😅😅😅

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 15 дней назад +1

    Qalanjo somali waa gabar landheere sharaf iyo qiimo badan
    Waxa caayaya waa naago langaab oo aan gaari karin gabadhan sharafta badan,
    Masha allah muna allaha ku xifdiyo abayo qali, cadowgaaga ha u joojin weey kaa maseeyrsan yihiin
    Si kasto waad ka sareeysa hadal kar, qurux, landheernimo, ixtiraam , gabar xijaaban oo diinteyda ku xiran ba tahay somali qalanjo.
    niini dance waa naag gaal ah ey beey ledahay nin jarer ba qabo oo gaal nini dance marke waqti ha iska siinin naagta,

  • @ikraanDhalac
    @ikraanDhalac Месяц назад +10

    Qaljo alppi khyrkaa usreee wxaa dhan dhagta ha udhigin🎉❤

  • @SuweidaAbdiqadar
    @SuweidaAbdiqadar Месяц назад +10

    Ridwaanow mnta qalanjo somali kaa badisay 😂sankaa laga hadli xitaa afka mha 😂❤👸👸👸🥰

  • @عائِشهعبدله
    @عائِشهعبدله Месяц назад +13

    Mashallah I love the way she is so calm❤

  • @farukhali2076
    @farukhali2076 Месяц назад +23

    Gabadhaan wa quruxley waayo midibkeeda be hesataa baarakalaah midakale cayilkane hablaha we ku wacan yihiin codkeeda aad u sareyaa sababtoo eh xabeeb ku jirto inta yar hilibkane waxee u baahan tahay socod iyo cuntada sida burka baasta bariiska inee iska yareeso biyo badan cabto walaahi waa madow wa qurux
    black chocolate ❤ marka waxaa ku soo gunaanudaa hala socdo igu yaraan maalinkii 1 saac

    • @Cayni123
      @Cayni123 Месяц назад

      Cayilkeda normal maha abya xnuun qabta oo thyroid ladhaha dadka qaba kuwana waa ku catoban kuwana waa ku cayilaan marka sas wye abya wlaashey qabta ayada way ku catowdaaa.abya sas wye

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 29 дней назад

      Asc walashen caafimad alaah siiyo runti waxan ku jecelahay sida ay kalsoni u qabto waa run waxan qabta tyrod aniga walahey waa dadka uu caato ka dhigay qalanjo qaa dad ka uu cauilka saaray alhamdulillah daawu lee yahay laakin sheeq iyo shariif wazay dhaafan lama arko xaqa alaah tusiyo

  • @khuluttahir1788
    @khuluttahir1788 Месяц назад +11

    WaLhi dar alle ayan ujeclahayy inantan 😊❤

  • @ZeinabAhmed-vk2ok
    @ZeinabAhmed-vk2ok Месяц назад +4

    Machallah gaali dumare from djibouti 🇩🇯

  • @sadoali5735
    @sadoali5735 Месяц назад +12

    I love this girl she's educated 🎉❤

  • @aishamawlid
    @aishamawlid Месяц назад +10

    ❤gabadh dagan waligay hada kahor madawan so nice

  • @Dangerrr11
    @Dangerrr11 29 дней назад +1

    War gabadhaan ii raadiyaa. Qurux iyo sharaf❤ badnaa qofta🎉

  • @mohamoudyusufxiddig1063
    @mohamoudyusufxiddig1063 Месяц назад +1

    Best podcast uu qabto weeye. You feel mutual understanding. And by the way Qalanjo Somali waa qof aqoonyahanad ah.

  • @KaltunYusufmohamed
    @KaltunYusufmohamed Месяц назад +6

    M.a inantani wa inan caqli badan oo aqoona ilahy ugu daray❤❤

  • @Msshibo22
    @Msshibo22 Месяц назад +1

    Inta aan cayniin qalanjo isoraaca☝️❤️👸

  • @hafsasaid4005
    @hafsasaid4005 Месяц назад +4

    You are a beautiful melanated woman Allahumma bareek! Don’t ever let societal standards make you feel you are any less! ❤ Guul walaley

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Месяц назад +11

    Man sha Allah Qalanjo waxaad tahay gabadh quruxbadan wllo guulayso Allah ha ku xifdiyo aamiin yaa rabi

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Месяц назад +1

    Mnshlaah deganaan qurux kalsooni iyo aqoon gabadhan maskiin waaye walahi somaliyeey amaan siiya ilaahay xanuunka haka dul qaado kaliya asturnaanta ku dadaal ayaanku dhihi laha❤😊

  • @Hardthelife
    @Hardthelife Месяц назад +26

    Qof wlaba oo dhibaataysan dhibka alle haka saaro😢

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Месяц назад +4

    Man sha Allah Qalanjo waxaad tahay gabadh quruxbadan wllo guulayso Allah ha ku xifdiyo aamiin

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز Месяц назад +1

    Qalan jo waa gabar yar oo u had layso daganaaan ah dagaal ka mafiicno qofkaa kahelin ka har cadaan qurux maahan ga badhaan waa jamiiilah😍😍

  • @HalimoIbrahim-q3z
    @HalimoIbrahim-q3z Месяц назад +7

    Qalanjo Somali keep going ❤❤❤

  • @ahmedabdimohamed886
    @ahmedabdimohamed886 16 дней назад

    Masha Allah ❤ waa gabardegan oo dulqadbadan
    Aqlibadan masha Allah
    Waaba kaheley lkn garan mayo iney madaxbanaantahy

  • @saidaiskufilan2166
    @saidaiskufilan2166 Месяц назад +10

    Inta jacela nabiga aynu ku wada salino scw scw ❤scw❤

  • @NasroXasan-v3r
    @NasroXasan-v3r Месяц назад +2

    Masha alla hadal yarantu waa qurux gabadhan waa qof dagan oo hadal yar

  • @WarsamaAhmed-l9x
    @WarsamaAhmed-l9x 17 дней назад

    Original colour is the Best beautiful masha allah allaha ku xafidoo

  • @mursalawil9714
    @mursalawil9714 29 дней назад +1

    Waa jalanqo ee Masha qalanjo waa maroodiga dhadog

  • @DahirHassan-x5l
    @DahirHassan-x5l Месяц назад +9

    Ridwano sxb qoftaan ayan ubahanahay mudo badan ayan radinaya

  • @Hannah-ss3oj
    @Hannah-ss3oj Месяц назад +8

    I wholeheartedly love Muna! She’s literally so pretty and well spoken 😩 let’s not talk about how educated she is like she eats down in any language 🥰 love this gal!

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 Месяц назад +4

    Mansha allaah She is a very beautiful lady and she is very kind person .

  • @cabdimacalin1844
    @cabdimacalin1844 Месяц назад +2

    Abaayo camilla waa quruxda dumarka doqonka ku caawaan horay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IDIRIISJAAMAC
    @IDIRIISJAAMAC Месяц назад +2

    Masha allh wa inan faiican o aqlaaq leh❤🎉 asturan hadana ❤🎉 masha allh Ridwaan wa is bojeenoiyaa 😂😂😂stil wa laga yaabasaday😂😂😂😂😂

  • @sharmasaid4389
    @sharmasaid4389 7 дней назад

    Poqorad baaaa tahay Guuleyso baaayoh ❤

  • @King.pro4
    @King.pro4 Месяц назад +3

    Walhi seriously I like sis walhi so beautiful ❤️ keep going sis never ever Up ❤

  • @abdikaniboss
    @abdikaniboss Месяц назад +2

    Mansha allah waxan ka.helay kalsonida kamuuqata gabadhan
    Original colour ❤

  • @maajiddhunkaal6273
    @maajiddhunkaal6273 Месяц назад +1

    Muna Ahmed Qalanjo Somali Waa Queen and She's beautiful ❤ Kalsooni Badan

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 Месяц назад +6

    Alla ridwana inkasto dhiid saari doono kulaha ileyn lacag lima sineye😂😂❤😂😂😂😂😂😂

  • @Ayubmusehashi
    @Ayubmusehashi Месяц назад +6

    Masha Allah aqoon iyo daganaan

  • @YazmineMohamed
    @YazmineMohamed Месяц назад +2

    Her accent and her English is perfect 👏🙌

  • @BrwqaawoNbaba
    @BrwqaawoNbaba Месяц назад +3

    Kalsoonidii oo qof ah❤

  • @Khadar-tv8pr
    @Khadar-tv8pr Месяц назад +2

    Isoo duceeya wll culays ayaan dareemayaaye

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf Месяц назад +4

    Allahaa nawada caafiyo abaayo thyroid problem waan kula qabaa😢😢😢

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 Месяц назад +6

    Maashalaah Allah haku xafido

  • @anisaali-s3i
    @anisaali-s3i 17 дней назад

    aqoontu waa muhiim wllhi abayo ilaahay haku guuleeyo midabkii dahabka ahaa baad hysta nolosha intaad ka rajynaysid ka gaar hooyadaana tii xajka gaysay ilaahay hakaa dhigo muno midab dahabeey guulayso waa rajynaa inaa msege kaan quruxda bdan aragtay

  • @A-c5x
    @A-c5x Месяц назад +1

    Maxaa uga xumaanee in lagu caaynayay danbigagi ka dhaqeen 11000 kun ❤❤❤ hore u soco isku kalsonow qalanjo

  • @Aaaaaaaaaa487
    @Aaaaaaaaaa487 Месяц назад +4

    Ridwaan maanta maskiin noqotay xaa qaldan 😂😂😂

  • @YusrosiidAli
    @YusrosiidAli Месяц назад +6

    asxaabta iisoo doceeya uwad ilaahey isiiyo 😢😢

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 Месяц назад

      Yusro walal ubud baariyaal Allah kugu deeqo adhiga iyo inta heysanin walal 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤❤❤🎉🎉🎉

    • @haruni_jr
      @haruni_jr Месяц назад

      I.a Ayago badan illahi hakusiyo pyoh

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Месяц назад +9

    Mansha allah waa aftahamad tani

  • @CabiiraAdam
    @CabiiraAdam Месяц назад +2

    Aaad bay ugadantahy masha Allah gabadhan

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 29 дней назад

    masha allah ridwaan qalanjo Somaali wan idin salamay

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 Месяц назад +1

    Hhhhh ridwaan caawa midba heshay😂😂😂😂

  • @naimahussein5598
    @naimahussein5598 Месяц назад +6

    Sanad wacan hadaan soo nooladay my ppl🎉❤

  • @dalmarabduleomar2429
    @dalmarabduleomar2429 22 дня назад

    Mash Allah
    Beautiful girl
    Allah ha ku
    Xafido
    AMIIN AMIIN
    YAA ALLAH

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Месяц назад +15

    Black is beauty 😍

  • @sawdayuusuf288
    @sawdayuusuf288 Месяц назад +4

    Qurx dagan aqon❤

  • @SacdiajaamacDahabo
    @SacdiajaamacDahabo 28 дней назад

    Masha Allah gabadhan waan iska jecelahay qurux dabiiciya iyo aqoon isku darsatay

  • @zahramohamed3471
    @zahramohamed3471 Месяц назад +13

    Qalanjo I find you so beautiful wlh masha Allah calaykii i am light skin and would die to have your color and beauty😭❤️

  • @MakeAmericagreatagainforlife
    @MakeAmericagreatagainforlife Месяц назад +4

    She is cool,articulate beautiful strong xalimo

  • @abdifitaxahmed
    @abdifitaxahmed Месяц назад +1

    Walaal horay usoco masha Allah xanunkan kuhayo ilaah haka qado horay usoco an kuleyahay runti qof qalbi nadiif ah hdl dagnan kuhadashso smart woman keep going❤🎉

  • @daarood9835
    @daarood9835 Месяц назад +1

    MANSHA ALLAH BEAUTIFUL GORGEOUS INTELLIGENT ❤❤❤

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 Месяц назад

    MashaAllah quruxbadnaan,degenaan iyo smart nimo ayay muni isku darsatay❤

  • @YACQUUB_OSMAN6536
    @YACQUUB_OSMAN6536 Месяц назад +3

    Ridwaan isaaq ixtiraam dadka aad wareysanayso.
    Ceeb weye in wareysigaagu u ekaado personal attack.

  • @abdullahijama4683
    @abdullahijama4683 Месяц назад +1

    Wllhi waa gabar caqli badan masha allah ❤

  • @asaddahir5538
    @asaddahir5538 Месяц назад +8

    Wlh amaan ma aha lkn gabadhaan waa gabar qurux leeh ku kalson midaabkeeda ,cayilka lagu caayay na iigama muuqdo waa gabar joog leeh.masha allaah.

  • @ebyanmohamed198
    @ebyanmohamed198 Месяц назад +6

    Qalanjo somali ❤keep going sis

  • @MahamedSied-oq1mt
    @MahamedSied-oq1mt Месяц назад +1

    Mansha Allah gabadh midabkii alle ku abuuray wadada waa qurux lahy
    Midakale aqoon ku filan ayay leedahay ee cay iyo in aad ku soocaanbaxdo ha isku dayin
    Aqoon daada ku joog internet 🛜 ka mansha Allah she is intelligence woman