Tasawufka iyo Suugaanta || Abwaan Weedhsame || Gacal Podcast

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 261

  • @DANI2030-BMW
    @DANI2030-BMW 10 дней назад +50

    Tabinta ku dhisan Aqoonta iyo waxa laga hadlayo iyo eraybixinta quruxda badanba waan la dhacay tabiye waxaan si balaadhan ula dhcasanahay sheikha soo tarbiyadeeyey abwaanka ilaahay danbigiina ha dhaafee.

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 7 дней назад +13

    Cajiib! Masha Allah Ninkaan waa hanti soomaaliyeed, waa abwaan, mucalim, mufakir, saynisyahan,xisaab-yaqaan, xerow iyo shaqsi bini’aadam ah oo dabacsanaan iyo akhlaaq wanaagsan leh.. guuleyso ustaadkeyga🙌

  • @Saki-Hagarlaawe
    @Saki-Hagarlaawe 11 дней назад +69

    Weedhsame nooloow Abwaan. Magaalada Boosaaso ayaan kaa soo salaamaayaa. 2;30 saq dhexe ayaan daawanayaa. Nabad ahaw ustaad. ❤

  • @Psychic-ur4mj
    @Psychic-ur4mj 9 дней назад +20

    Wariyaha videoga daadihinaya waa good listener,qofka marka looga hadho hadalka isaga ayaa waxyabo badan oo muhiima ka hadlaya,kama dhex galayo weedhsamana si fiican ayuu u sheegay aya👏

  • @dhagaxjirecompany2605
    @dhagaxjirecompany2605 7 дней назад +5

    Tabiyuhu aad buu u mahadsanyahay, abwaanka hadalkiisa erey la tuuraa kuma jirto, alle ha daayo waa macalinkaygii waana qof dhalintu ku dayan karto oo hagi kara. Alle ha barakeeyo abwaanka, tebiyaha hadalka u daayayna wuu mahadsanyahay.

  • @ibrahimmohamedhassen2139
    @ibrahimmohamedhassen2139 10 дней назад +17

    Hal saac iyo afartaniyo labo daqiiqo, oo raaxo iyo nashaad ah. Af-yaqaan wayn weeye,Wedhsame guulayso abwaan.

  • @Mindfulconsience
    @Mindfulconsience 7 дней назад +5

    I became an instant fan of this podcast! I knew about Weedhsame but never managed to listen to his craft as much. His take on various topic is beautiful, honest and well balanced reflective of his ADAB and hence his humble nature. Tasawuf is what’s missing in much of our society. Well done by both! JazakaAllah!

  • @Yahyefarahmuhumad
    @Yahyefarahmuhumad 6 дней назад +6

    barnamijka kadib waxaan aad ugu raxaystay faloyinka dawadayaasha 'ee'bilaa xanafta 'ah dhamaanteen waan uriyaaqnay abwaanka wayn alle habarakeeyo

  • @ToosiyeTV
    @ToosiyeTV 5 дней назад +3

    Maasha Allaah , waa mowduuc aad wax badan looga faa´iiday oo soomaalida ku yar , Madasha Gacal Pdcast aad baan uga mahadcelinaynaa soo xulista barnaamijka , marti galinta abwaanka iyo tabiyaha barnaamijta oo ah aqoonyahan dhanka dhiinta , dhaqanka ,afka soomaaliga iyo kan carabiga , ahne xog-ogaal suugaanta abwaanka iyo dhinacyo badan , hore u socda , noona soo badiya barnaamijyadaan oo kale .

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 10 дней назад +14

    Wlhi abwaanku warku sheegaya waa run anigu waxan ka mid ahaa dhalin yarada magaalada hargeisa ugu ku nool ee bilaa dhaqanka ahaa lkn maanta ALXAMDULILAAH waxaan ILLAHAY uga mahad celinayaa in uu iskayo tusay sheikhayga ALLAH ha guuleeyo meel u joogabe kaso i bara dhaqanka , akhlaaqda iyo asluubta suuban ee dadnimada macaan keedu lee yahay

  • @AmaalMohamed-r9m
    @AmaalMohamed-r9m 7 дней назад +5

    Abwaanka waan ku taagersanay culimadan iminka iyo culimadaa hore culimadaa hore ujeedkoodu wuxuu ahaa inay dadka wax baraan kuwan iminkana ujeedkoodu waa inay ka shaqaystaan waana arin laynoosoo min guuriyey oo xaga khaliij ka inagaga yimi

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 10 дней назад +11

    Cajiib! Runtii daanka iyo gacanta kala qaadi maysid waraysigan. Wuu mahadsan yahay abwaanku.

  • @RahmaHussein-z8n
    @RahmaHussein-z8n 6 дней назад +3

    Abwaan weedhsame waa nin aad u cilmi iyo caqli badan dad badan oo isaga oo kale ayaa loo bahanyahay

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 11 дней назад +9

    fiican ayaad ubayaamisey tasawufka iyo Sheekh kaaga wali aad baad u xasuusataa wanaagii sheekha mahadsanidin

  • @zuhaybkhadar090.2
    @zuhaybkhadar090.2 10 дней назад +14

    Anigoo ku dhaqan kara
    adigoo i dhayan kara
    Ana aan ku dhaqan karo
    is dhaaf-dhaafka laga wacan ‼️
    Cajiib 😮💔🔥

    • @caskawaaga
      @caskawaaga 9 дней назад +1

      talow habada maniguu diirada igu hayaa waa halkisiiye😢😂

    • @hazzanabdi5551
      @hazzanabdi5551 6 дней назад +1

      Snipering my life 😂❤

    • @zuhaybkhadar090.2
      @zuhaybkhadar090.2 5 дней назад +1

      ​@@caskawaaga any thing is possible 🙆 😅

  • @awaleh23
    @awaleh23 7 дней назад +2

    mahadsanid Gacal podcast sida aanad hadalka uga dhex galeyn abwaanka eed ugu ogolanaysay inuu wax badan sheego,waxan kaga fadhina waraysiyo qiimo badan oo noocan oo kale ah.

  • @mohammedaamiinabdirahmaan7496
    @mohammedaamiinabdirahmaan7496 10 дней назад +5

    Masha Allhaa Abwaan weedhsame wayn baad maanta aad kaaga faaidaysatay adiga iyo macalinkagii sheikhaagii sidaa u jecashayahay waa tusaale wanaagsan barbaariyaha dhabata ah.
    Soo saaraha marnaamijka ku mahasanid hab tabintaad wanaagsan wll

  • @cawkecabdi7745
    @cawkecabdi7745 6 дней назад +1

    Mashallah Abwaan weedhsame waxa uu ka hadlay Arimo badan oo maanta mujtamaca soomalida booran ka tuuray sifiicana waa u iftiinshay.

  • @CabdirahmanMatan-t9s
    @CabdirahmanMatan-t9s 10 дней назад +5

    Abwaan weedhsame ilaahay raali hakaa ahaado adiga iyo sheekhaagaba

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 4 дня назад +1

    Masha allaah
    Allahya cizak ya sayid fidareyn

  • @HaypeGood
    @HaypeGood 10 дней назад +3

    Masha allh abwaan xasan dahir weedhsame
    Barnamij qiimo badan oo aan wax badan ka faiidey

  • @AsliHassan144
    @AsliHassan144 10 дней назад +5

    Wanaaga kaa muuqda waa raadkii culumada tasawufka iyo rabbayntii sheekhaaga. Alle haku sharfo saaxib

  • @AinleAidrous
    @AinleAidrous 9 дней назад +2

    msh alah tabiyaha barnaamijka runtiii wa qof aqon leh mahadsanid labadinuba inta wanagsan eee noso gudbisen

  • @AbdulahiOmar-h5o
    @AbdulahiOmar-h5o 10 дней назад +2

    Wa barnaamij bogadin mudan Abwaan wersame nosoo gudbiyay wariyuhuna runti suaalo diyarsan bu waydiyay abwanka runti wa barnaamij xiso leh

  • @SUHUUUR.QURUX1
    @SUHUUUR.QURUX1 10 дней назад +12

    ku mahadsanid qaabka quruxda badan aad waraysiga uqaaday xoriyad baad siisay oo kamaad dhex galin waxkasta si fiican buu ufaahfahiyay.hada kadib waan lasoconayaa podcasts kaaga💐

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 10 дней назад +3

    Ciyaalkii hanagu soo celin dadka muhiimka soo qabo ee waxlaga faaidayo weedhsame sharaf iyo karaamo ✌️✅

  • @egnshakiiri4424
    @egnshakiiri4424 6 дней назад +1

    Hanti somaliyed
    Abwaan aad u qaali ah
    Weedhsame
    Allah hanookaa daayo Abwaan

  • @Nuurkooda
    @Nuurkooda 9 дней назад +2

    Abwaan marka la sheego wakhtigan la jogo waxa kugu so dhacay kuwa jilib afku ku dheraday wanan cadhoda lkkn waxa I dajiya cabqarigan cilmiga leh maclin xeelad dheer dhaqan ahan u dhisan an arko abwaanka kaliya ee maanta nool alle haku daayo weedhsano big fan ba ku ahay inan ku arko waan jeclaaa

  • @4E_Official
    @4E_Official 11 дней назад +5

    Ku dhawaad labaddaa saac een daawanayey hal mar ma libiqsan alla maxaan taageero weyn u ahay guuleyso if iyo aakhiraba cammuu.👏🏻❤️

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 3 дня назад +1

    Alaylehe❤ waraysi ma yahay.

  • @MohamedDaahir-n2v
    @MohamedDaahir-n2v 7 дней назад

    Abwaan weedhsame nin mug iyo miisaan ku leh xaga fanka iyo suugaanta masha allah macalin

  • @khalidsayid3934
    @khalidsayid3934 10 дней назад +5

    Nin bisil ayaa waraysiga qaaday shukran

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 10 дней назад +10

    Kala jajabi prodcast video ga ka oo Dib u soo dhigo clips ka muhiim ka ah si aad view badan uga hesho chanel ahaan ❤❤❤❤

  • @MohaAbdi-t2h
    @MohaAbdi-t2h 10 дней назад +1

    Tebiyeh/wariye experienced ah iyo Abwaan magaciisuba ka turjumayo ayaa is helay ya salaam❤
    Ninkaa weedhsame een isku reer gebiley nahey waan salaameyaa.

  • @ShaaliqeJr
    @ShaaliqeJr 7 дней назад +1

    Abwaan weedhsame runtii waa shakhsi aad wax badan ka faa'idaysid, haddana dhalintu fahmayso haddaladiisa...

  • @ahmeddecco585
    @ahmeddecco585 9 дней назад +1

    Hasan dahir ismael weedhsame
    Waa afyaqaan
    abwaan
    aqoonyahan
    Macalin
    Xerow
    Waa nin balaadhan oo waraysiyo intan ka badan in reebo u baahan oo dhaxal noqda
    Subeer si aftahanimo leh ayuu waraysiga uga qaaday 🎉

  • @MaxamedTuke-o3j
    @MaxamedTuke-o3j 4 дня назад +1

    Abwaan weedhsame alle haku dhowro

  • @sadexuseencismaan1764
    @sadexuseencismaan1764 6 дней назад +1

    Wareysi aad uqiima badan oo waxyaabo badan ku dhex jiraan abwaanku aad buu umahadsanyahey wariyuhana wuxuu qaatey door muhiima

  • @xamzamaxamed2575
    @xamzamaxamed2575 7 дней назад

    Abwaan wedhsame waa nin mug misaan leh
    Tixdiisunah wacan tahy
    Allow cimriga kuu barakey

  • @Abdikanikasim-ibrhim
    @Abdikanikasim-ibrhim 9 дней назад +2

    Noo soo badi wareysigaan okale gaar ahaan abwan weedhsame

  • @GololMudug
    @GololMudug 9 дней назад

    Maasha allaah ehlutasawuf qof lafadhiistay maahee qof kale loogama sheekayn karo, wariyaha daganaanta uu u daadihinayo barnaamijka iyo xikmada abwaanka ayaa cajaaib ah❤

  • @ZakariyeAliAbdi-cf6lu
    @ZakariyeAliAbdi-cf6lu 10 дней назад +1

    Weedhsame cimri dher cafimad allha ku siyadsho abwaan xafidulh

  • @zakariaali7793
    @zakariaali7793 10 дней назад +2

    this is gold, noo soo badiya waraysiga waxgarad-ka

  • @omarhassan7627
    @omarhassan7627 11 дней назад +4

    Waan raacay madashan. Subeer hore usoco saaxiib.

  • @nimaanshaqale7865
    @nimaanshaqale7865 10 дней назад +1

    Mazha allaaH TabarakallaH abwaan wiidhsame runte aad ayn Ku Tageera Dadka wax Garadka ah ayD Ka Mid Tahay runte ee bulshadana wax Tarka lih u soo Bandhiga Gacal,podcast noo soo badiya Barmajyada nocana wanad Mahad santahay ❤❤❤❤❤❤

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314 5 дней назад

    Mansha allaah tabarkallah wallhy abwan ama aqonyahan aan dhamaysto warysiigisa weedh sama jira ❤

  • @EidAbdilahi-h7b
    @EidAbdilahi-h7b 10 дней назад +1

    Waa abwaanada ugu fiican xilligan la joogo,maanshaa Allah xasan daahir ismaciil

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 2 дня назад

    Ustaad, Abwaan Xasan Daahir Ismail Weedhsame waa cabqari weyn oo caanka geeska africa siiba umadda Soomaaliyeed guudaahanba.

  • @yazinahmed5864
    @yazinahmed5864 11 дней назад +1

    Aad baa xaqiiqda uga hadashay abwaan allah haku sharafo

  • @dhamme0
    @dhamme0 10 дней назад +6

    Waa markii ugu horeysay ee channel daawado
    Faalada aan ka bixinaayo
    1 waad ku wanagsantahay dhanka dhegeysiga hadlka kama badh bareneysid
    2 sual waydiinta kuma xumid
    Talo kunool baynu nahay dhamaanteen waxa aan kugula talinayaa wll
    1 inaa suaalaha ay ku diyaarsan yihiin
    Inay kala qeyb qeyb yahiin suaala tusaale suaalaha ku saabsan yaraantiisii iyo wixii uu usoo joogey waa inaa suaalo ka soo kawaydiisaa
    Mahadsanid wll waan ka haley warisigaan aad daadihineyso iyo weedhsame oo wax bdn aan ka ogaadey

  • @Nada_1673
    @Nada_1673 10 дней назад +1

    Mancha Allah inyar kuma caajisin xita qabka iskula tabinaysan abwankan saida utagera mansoyinkisa adna horay usoco wll❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 10 дней назад +1

    Top ku soco abwaannada halla waraysto kuwa waawaynna keena sda Xsan Geni iwm.

  • @sadakabdiwali407
    @sadakabdiwali407 5 дней назад

    Abwan weedhsame nin wax badan kuu duugan yihiin allaha ku sharfo

  • @abdilahiabdi93
    @abdilahiabdi93 10 дней назад +1

    Macalin Xasan Alle ha kaa raali noqdo.
    Dhaqamada wanaagsan ee aan macalin Weedhsame ka bartay:
    Isdhuldhig, qabyaalad naceyb, Runta oo la sheego oo aan lala habran, dulmi nacayb...

  • @GuuleidKooraan
    @GuuleidKooraan 10 дней назад +3

    Runti wa waraysi qiimo bdn o ku dhisan farshaxanimo heer sare ah misena si mug weyn uga hdlaya tiirar waweyn o nlosha rukumo u ah abwaan xasan daahir Ismail weedhsame wa nin wxbdn ilahy ku manaysty o bulshada kalin weyn ugu jira mar wa mcalin, mrna wa sheekh mrkle wa abwaan cabqari ku ah suugaanta ilaahy ha barakeeyo, wxa kle o xusid mudan wariyaha waraysanya e aqoonta iyo agaasimka wnagsan e barnamijka isku darsady mahadsanid wll, wa 8:00 hbenimo 24/1/2025 hben jimce ah ❤🙏.

  • @xamseabdicismaan2014
    @xamseabdicismaan2014 3 дня назад +1

    Waraysi aad iyo aad u qurux badan weeyi habka iyo hananka u tabiyuhu u so gudbinayo

  • @Shubqey111
    @Shubqey111 10 дней назад

    Masha Allaah abwaan weedhsame waa waraysi qiimo badan, ninlaani waa badwayn.

  • @barkhadriyad3103
    @barkhadriyad3103 11 дней назад +4

    Caawa nin wayn baad keentay.❤

  • @mohamedabdirisaak6368
    @mohamedabdirisaak6368 8 дней назад +4

    Wariyuhu waa nin ikhyaara oo abwaanka hadalka udaayay

  • @CabdiraxmaanibraahinXuseen
    @CabdiraxmaanibraahinXuseen 8 дней назад

    Masha Allah waa waraysi aad iyo aad u qiimo badan xaqiq wax badan ayaan ka faiday

  • @MohamedAbdi-g1w
    @MohamedAbdi-g1w 9 дней назад

    Macalinkaygii qater Baan kaa soo salamayaa macali alle haku barakeeyo

  • @diinohofficial6280
    @diinohofficial6280 10 дней назад

    Allh ku barakeeyo abwaan waxa caawa iga gadan dadka duubka kuu xidhay qarbaan dablo shidin

  • @waitPoy
    @waitPoy 10 дней назад +2

    ila an dhamaystay man seexan best poet

  • @afnanaided
    @afnanaided 9 дней назад +1

    Mashallah waraysigaaga lagama amuusi karo wll hampalyo ❤

  • @bisharfaysal5626
    @bisharfaysal5626 7 дней назад

    Mashaa allaah abwaanka ilaahay ha barakeeyo

  • @FaatimaSulayman
    @FaatimaSulayman 8 дней назад +1

    Mansha allh wax badan ayaan ka faa iday abwaan ale haku barakeeyo.
    Gacalna aad ayaan ugu mahad celinayna ❤

  • @shapcanomer2243
    @shapcanomer2243 8 дней назад

    Masha allah barnaamij ka fiican wali ma dhagaysan ❤

  • @abdifaysal7292
    @abdifaysal7292 10 дней назад +1

    Laba weedhsame
    Runtii waa xigmad iyo aqoon abwanka iyo subeerba

  • @cilmi833
    @cilmi833 10 дней назад +1

    Ninweyn oo mugleh ayaad keentay❤

  • @Mafaa-hiim5566
    @Mafaa-hiim5566 8 дней назад

    Mansh allah waraysi qiimo wayne leh jazaakallahu khayr

  • @mamamcn576
    @mamamcn576 10 дней назад

    Abwaank iyo barnaamij soo saarha way mahad sanyihiin . Aan ku horeeyo dhugashada barnaamika

  • @bachiirgaraad8138
    @bachiirgaraad8138 9 дней назад +1

    Mnsha alah ilahay raali ha ka ahaado abwaan macalin weedhsama iyo inanka waraysiga qaliga ah ka qaadaya abwaanka ilaa aaan dhamaysto kaman kicin halkan ku bilawday barnaamijkan aad ayaan ula dhacay ama aan uga helay warysigan qaaliga waan idin salamayaa kal iyo laab

  • @rayanilyas4156
    @rayanilyas4156 2 дня назад

    Nin kani waa Nin BisiL wllhi MazhallaH ❤❤ xildhibaan ka Mustaqablka wxy iLa thy ind Noqon doonto Libaaxii somaliland wx ka dhigi laHaa❤❤

  • @RoodaJamac-j8b
    @RoodaJamac-j8b 8 дней назад

    Masha allh wall so badi barnaamujyada nocana❤

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 6 дней назад

    Manzha allah abwan xasan dahir weedhsame

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 10 дней назад

    Dadkan oo kale ayaa mudan ummada lahor keeno ilahay habarakeeyo runtii waa dadka aan aadka u jecelahay ❤

  • @programmers12
    @programmers12 6 дней назад

    Absolutely 💯 hanti somaliyeed hasan dahir wedhsame

  • @mohamedabdulle6621
    @mohamedabdulle6621 10 дней назад +1

    Tasafufku waa jidka wax walba ee wanaagsan kuu tilmaamaya

  • @Nagiibmqulumbe
    @Nagiibmqulumbe 9 дней назад

    Ninkani waa nin ku dayasho mudan xaarantu waa waxyaaba qofka la hadha❤❤

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 10 дней назад

    Waa ganacasato xaqiiqdii alle run badanaa
    Maasha'allah

  • @khadijajamamohamed5516
    @khadijajamamohamed5516 7 дней назад

    Waraysi cajiib ah oon lagu caajisayn abwaanka aad baan utaageeraa

  • @ahmedjama1629
    @ahmedjama1629 8 дней назад +5

    Isla Gabiley ayaan kala Socdaa podcast kan 04:40 Subaxnimo
    Ustaad Abwaan Weedhsame Runtii Waayo Aragnimo Nololeed Hogotusaalayn nolosha ah waa na siisay Mahadsanid 🙏

  • @naanaayare1814
    @naanaayare1814 10 дней назад

    Abwaan keeni wayna ee weedhesame wanakusalamay❤❤❤❤

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 9 дней назад

    Weedhsame waa abwaan in badan inaga horreeya, xagga fiirada.

  • @MuhanadHaji-p2c
    @MuhanadHaji-p2c 8 дней назад

    Weedhsane wa abwaan ilahey hibo siiyay.

  • @w410921
    @w410921 7 дней назад +1

    Waraysi qiimo leh, iyo Abwaan degan

  • @MohamedFuaad-n1b
    @MohamedFuaad-n1b 11 дней назад +3

    Macalin aad u qaaliYa on taagero ayad noo keentay hambalyo "Gacal-prodcast"

  • @cabdisalaanMaxamuud-lb7gc
    @cabdisalaanMaxamuud-lb7gc 9 дней назад +1

    Masha allah Abwaane

  • @SakariyeColad-eh8xu
    @SakariyeColad-eh8xu 10 дней назад

    Nin waynoo mug iyo miisaanba leh ❤

  • @WarssoOmar
    @WarssoOmar 10 дней назад +1

    Asc Weedhsame iyo Souber Salan ayaan hawada niso marnaya djibouti ayan idinka so salamay

  • @C.fatax471
    @C.fatax471 10 дней назад +6

    21k baa daawaday lkn 2.9k baa subscribe ah miyanay wax lala yaabo ahyn😮 waar qaar aan macno badan lahynba waynu u cammirnaaye waxba idinyeeli maysee utaabta iyagana shidaal bay u noqon iyo diirigalin.

  • @kingdalxa710
    @kingdalxa710 9 дней назад

    Hadeer wajigaasi fiican
    Markuu wehelkiisa gooyo
    Isii tus bal wayrixiisa

  • @abdullahijama5475
    @abdullahijama5475 9 дней назад

    Maashaa alaah nin yar oo weyn ❤

  • @zuhaipmohamed8787
    @zuhaipmohamed8787 3 дня назад

    56:30 ilaayo inta laga gaadhayO 1:00:00 pal u fiirsada wlhei wa legend ku dayasho mudan

  • @muxiyoaarka8922
    @muxiyoaarka8922 10 дней назад +2

    Mahadsanid walal wareysi qiimo laad qaadey xata kama dhex galeysid abwaanka sheekada sidey wariyaashu sameeyeen xog badan ayaanu ka dharagney thanks.

  • @NachuuQawrax-zm1fc
    @NachuuQawrax-zm1fc 6 дней назад +1

    Abwaanuna❤

  • @alfanaandhoolayare4457
    @alfanaandhoolayare4457 9 дней назад +5

    Jacaylka Iyo Weerarkiisu
    Markuu igu Waa Bariisto
    Ee Wacanay U Baahdo
    Waceensika Kaalmadaada
    Hadaad Iga Weecanayso
    Hadeer Igadaa Wanaaga
    Hadhowto La Waayi Doono
    Naftaad ku Waraabinayso
    Wadaan Lala Guuri Doono
    Ka Weel Dayo Baa U Dhaanta
    Hadeer Yar Ha I Saarin Wiishka
    Hadaan Kaligay Wadaayo
    Hadeer Wajigan Fiican
    Markuu Wehelkiisa Goo'yo
    Isuu Tus Way Riixiisa

  • @Yamna-noor
    @Yamna-noor 10 дней назад

    Thnkx u subeer iyo abwaankaba waraysi qiimo leh weeye

  • @Ibraahim.Gurane
    @Ibraahim.Gurane 10 дней назад

    Nin aaan ku daydo weedhsame
    Inshalaaah mar uun baan kula kulmi ❤

  • @jiilkamaanta6827
    @jiilkamaanta6827 3 дня назад

    Feylasuuf abwaan cabqari