Ninka dhabta kuu jecel 12-kan Astaan ku garo Gabareey

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 921

  • @hoodogaas4141
    @hoodogaas4141 4 года назад +25

    12 qodoba wn ka hayaa wiilkan xidhiidhka la leyhy iyo qarklo aanad shegin alle ha idaayo gabdhaha anoklena wn urajeynyaa😘😘iney heln

  • @aminaabdi1889
    @aminaabdi1889 4 года назад +11

    Wlhi wiilka aaan jeclahy oon wada socono laysma caasiyeee inta aad sheegtayba uuu leeyahay dhawaana inaan isguursano ayaan rabnaaa Thanks wlaaalo waan kahayaaa intaasba Mansha alllaah♥️🥰😘♥️🙏🏻

  • @duniyohassan602
    @duniyohassan602 4 года назад +68

    Wax ijcl maheste ilahey haisahlo mid wanagsan oisjclnahay amiin 🤲🤲

  • @ashwakofficial6
    @ashwakofficial6 4 года назад +308

    Alla berk dadka comments ka soo qorayo dhan wxy leeyihiin alxm nin intaa ii sameynayo wn heystaa ar hal qof dhaho malahan intaas maheysto ee alle ha ii sahlo hhhhh gabdhahena faankaa kala yaabay ar ragow hablo fcn baa heystan ee hala dhowro hdaa qoralkeyga ka heshay like comments sher flow intabo🏃‍♀️🏃‍♀️👈👇👍

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 4 года назад +19

      Anigaa yaabey ma yaabtey nin soomaali shurudahan buuxin ma jiro haddii runta la isku sheego

    • @cafaafapdale9016
      @cafaafapdale9016 4 года назад +1

      😂😅🤣

    • @sumayaaxmed5416
      @sumayaaxmed5416 4 года назад +8

      Hhhh ani ma hesto ben ma ficne ko sobodo cagaf hestaaa

    • @cafaafapdale9016
      @cafaafapdale9016 4 года назад

      @@sumayaaxmed5416 hhhh sidoo kale xbbti lkn wxan is iri comentiga eeg mise mid dhahyso waa xunyhey ma arkin

    • @sumayaaxmed5416
      @sumayaaxmed5416 4 года назад +6

      @@cafaafapdale9016 hhhhhhh xabibti bentod waye mid mid ilah u hagajiye ma ahane inta kale waxbo kama jiro ani jajurkaa jeclane waba isku xanaqsanhy hal bil islaman hadlin iso duceyaa in saan cml ilah ka digo ama mid ka kher badhano dag dag ah igu badalo lkn dulufka wa jeclhy lkn wa nin somali wax jiro ma ahan

  • @sowdakulalihi8416
    @sowdakulalihi8416 4 года назад +50

    Wlhy waa astaamoyin aad u qurux bdn lkn ani ahan wxey ila thy astaamoyinkan iney laga wada simanyahy wiil iyo gabar ba madaama arinta ay thy mid ku saleysan mustaqbal ama jaceyl dhab ah yaa igu raacsan ❤

  • @shamsoqueen488
    @shamsoqueen488 4 года назад +22

    Wiilkan wada joogno wacadalle intaano qodaab waan ka helay sibaa 12 marwalbo igala hadli jiray hadanaa waan is hanaanaay calafkaa inoo hiliiyaay anaganaa waan ku daadalneey alx😍🔥😁

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 4 года назад +2

    Anigoo og jceyl ka uu ii qabo muhiim uma arko inaa ku arko qodobo an kasoo xigtay quluub kle lkn wxn ka helaa wax kasto aan ku farxo qodobada aad sheegtay all ma xifdisani lkn 8 aad wa mida aan ku jeclhy 12 guurkeena ayuu mar kasto iiga sheekeeyaa allh ii daayo😍🙏

  • @dahraanyuusuf4434
    @dahraanyuusuf4434 4 года назад +3

    Aniga ayaa jecel hal kamid Ah xtee mka haayo 😰😰😰😰😰😰😰😰💔💔💔💔

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 4 года назад +41

    Cajiib intaasba wan ku Arka Allah ha i daaye ❤ Shukran farxiya🌹

  • @qisooyindhahaysanadokahor487
    @qisooyindhahaysanadokahor487 4 года назад +4

    Ilaahow nasii mid intaasoo dhan buuxiya aamiin

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 4 года назад +14

    Masha allah intaad shegtayba wanka haya runtii rabi calaf ha isku keen daro aamiin mahadsnid abayo jumca mubarak🌹🌷🌹

    • @naciimomaxmuud4314
      @naciimomaxmuud4314 4 года назад

      Intaasok dhaintaaso dhan aaan kuheystaa
      IlAhey heydaaye

  • @luulmoha92
    @luulmoha92 4 года назад +143

    Nasiba.umalihi.nin.idaneya.wixi.heysta allaha.usiyadiyo

    • @firstqueen4435
      @firstqueen4435 4 года назад +6

      Luul Moha Abaayo waa helaysaa insha Allh mid ku jecel Ayaan ku rajaynaa

    • @abuyaasir8006
      @abuyaasir8006 4 года назад +5

      😭😭😭😭😭Abaye soo qof allah qabo amithid maxaa kugu dhcy

    • @ayanabdi7690
      @ayanabdi7690 4 года назад +8

      Luul wlhi iln ayaaa iqabty xxbti jeclownaftaada hakufukirin qofinuukujeclaado adiga markaad naftaada kuqanciso inaad isjecshahy xaqiiq wuu iman midkheyrqava kuxudhnow allh swt

    • @yasminxarago5596
      @yasminxarago5596 4 года назад +3

      Anba kula midbaan ahe ii aamu 😭

    • @xamdacali8840
      @xamdacali8840 4 года назад +3

      Luul Moha insha allah waad heleysaa

  • @Neyrus123
    @Neyrus123 4 года назад +35

    Ma hesto lkn abayo allah usiyadiyo inta hesato

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 года назад +19

    Allaw inta isjecel isusahal🤲🏻❤

  • @fosiyoabdi3298
    @fosiyoabdi3298 4 года назад +2

    Mansha Allah waa fikrado fcn wlal farhia illahow kaas oo kale isii inta haystana usiyaadi aamin

  • @cabdirashidcali5071
    @cabdirashidcali5071 4 года назад +22

    Noloshayda hal gabar ayan jeceladay astaan walba oo lagu timamo qofka qof dhab u jecel wan u sameyay lkn Nasiib umay yeelan inay nolosha ilaa wadagto

  • @sabrinsalah4550
    @sabrinsalah4550 4 года назад +18

    Isoo ducey azxpey muradaa leyhy illah qyr haa idiin siyo 😘💖

  • @drs-barwaaqochannel4570
    @drs-barwaaqochannel4570 4 года назад +4

    Mnsh-alllah alle hakubarakeeyo qofaan ogahay wuxu buuxiyey astamahan oo dhan 💜

  • @wlliaamin8739
    @wlliaamin8739 4 года назад +2

    Asxabta isooduceya inaan helo gabar jacelka daacad u ah

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 4 года назад +1

    🙏❤️Mashaa allah tabaarakalah Farxiyo cabdala waa runtaa inta aad sheegtay intii haysata intaas oo dhan Allxamdulilaah ha yiraahdo intan haysana rabi ha siiyo guryahana yaan lagu dumin hadalka runta laga sheegay Farxiyo rabi hakaa ajarsiiyo amiin yaarabi

  • @sadiaadan2304
    @sadiaadan2304 4 года назад +3

    Alhmdulilah wan heeta Allah ha i daayoo 💞💋💋 shukran macanto

  • @aswaangooh2028
    @aswaangooh2028 4 года назад +70

    Aniga Intan Midna Kama Helo Dulufka Xun😯
    Hplaha Somaliyed Runta maba ZheegaYaan Aniga MooYee😆😆mid kastaa qaraxYeY izka ZheeganaZaa

    • @maankadeeqa2486
      @maankadeeqa2486 4 года назад +3

      Aswaan Gooh Saxiiix beeenee ku nooool yihiin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdisamad_1271
      @abdisamad_1271 4 года назад +1

      Adan ka wta 🥰

    • @ilwadofficial5678
      @ilwadofficial5678 4 года назад

      @@abdisamad_1271 been badnida anabo ku oge😂😂

    • @sagalduraan3489
      @sagalduraan3489 4 года назад +2

      hhhhhhh qof nool ayaa tahey naagahaan meesha beenta noola soo fariistey ma aragtey

    • @sagalabdirahmaan4815
      @sagalabdirahmaan4815 4 года назад +1

      Hhhhhh wlhi runtaa waaye abaayo

  • @nastehabilanantenitalcare3369
    @nastehabilanantenitalcare3369 4 года назад +8

    Alxamdulilah
    Alle aya mahadleh intaas ba wan ku arkay saxibkayga 💑💑💑

  • @upthi_kanifitnessofficial4359
    @upthi_kanifitnessofficial4359 4 года назад

    Farxiya Abdala wlhi Qodobadaas aad soo shegty Anigaygan ayanna isku arka Waana xaqiiqa jirta thnks walalo qLiH

  • @somaaaliweyn3757
    @somaaaliweyn3757 4 года назад +9

    Alxmadulilaah ilahay aya mahadaaas leh isiyey nin intaas o astaamood leh anigu ba wan jeclhay saygayga ilahay kuma caadbo

  • @haajifaqi7998
    @haajifaqi7998 4 года назад +4

    Horay u soco wlshy .
    M.a
    Allah ku xifdiyo

  • @asmasaed6547
    @asmasaed6547 4 года назад +26

    Wllhi billaahi tollahi intan oo astaan wanku hayaa ilaahaw hayga qaadin rapiyoow😭💋❤

  • @halimsaadiaadow657
    @halimsaadiaadow657 4 года назад +6

    Wey jiri jirtay lakin hada midna lama hayee Allow amuraha sahal🤲 Jaceyl inu damadho wa hubaal

  • @roodoabdihakimhagagsan3036
    @roodoabdihakimhagagsan3036 4 года назад +4

    Masha allah wll thanks qof jiira thy walan ku tagera wllshy mcn

  • @sahracaddey280
    @sahracaddey280 4 года назад +29

    MashA AlllaH illahey baa isiiye nin intaasba iisameynaayo waligiis hadal iguma uusan socelin intaa heysan AlllaH HasiiyO

  • @hoodobaashe1072
    @hoodobaashe1072 4 года назад +2

    Mnsha allah wllo farxiya
    Qodobadaas aad Soo Sheegtay 1qodop Moyee inta kle uu leyhy wiilka an wada shekaysano
    Suashasna inan adi kula wadaago ayan jeclaystay taas oo Ah marka aan islayno xal ma radiyo isla markas an isku xanaqno ee mudo kadip ayuu xalka labimadaaa
    Fikirkagu waa mihiim wllo farxiya shukran xbbti💋

  • @rafiiqshahinaas4353
    @rafiiqshahinaas4353 4 года назад +4

    Gabadhan barnaamijyadeeda markaan dhageysanayo anoo rabo ee iga dhamaaday masha allh farxiyo allh ku dhowro abaayo

  • @nasteexoindho1304
    @nasteexoindho1304 4 года назад +10

    Nasiib uma yeelan nin sas I jecel guurkeygii kowad fashil bu ahaa kan aan had guursadey muda 20 cisho isla joognaa astamahas aad shegty kuma inyar muye in at badan kuma arko ilahy iska talo saranayaa

    • @shukrimohaa5314
      @shukrimohaa5314 4 года назад +1

      Abayo ilahay mid kujecel hakayeelo kan cusub

    • @nasteexoindho1304
      @nasteexoindho1304 4 года назад +1

      @@shukrimohaa5314 aaamin mcnto tahnki you

    • @hassankhalif3651
      @hassankhalif3651 4 года назад +2

      Abyo waxas ha u bixin niyadan ha iska jabin plz waxa samesa gurika hbnki jawi dagan ka dig adi dinac walbo ka diyarinaya kadib xajikada kle hadal wax walbo qalbikada ku jiro iyo sida nolasha ka rabto qof adi hda la hadlin oo eda dusha ka sarto wax wngsan ma aha qalad ha i fahmin u sheek wax walbo dinacisa ad ka tabaneso xita wuxu san ehen ku aman qaladkisa wu fahmaya wax walbo ada ninkada ka kensan karo ma aha qof kle fikirkisa ina isku mashquleso

    • @nasteexoindho1304
      @nasteexoindho1304 4 года назад +1

      @@hassankhalif3651 akiiid quruxey beenta ma ahan wad ka keensan kartaa inkastoo aanu wali isku cusub nhy marka la isku cusub yahy inta badan la ismafahmo o qofba dhaqan u agaar bo leyahy hadan Insh alh in aanu inbadan jecel ku rid isku dayaaa mahadsanid mumtazey

    • @hassankhalif3651
      @hassankhalif3651 4 года назад +1

      @@nasteexoindho1304 ha qali ad u mhdsantahy adi wax walbo xalisan karo allah isku ken dayo farxad wartaa ku rajenaa adi xajikadaa

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад +11

    I found true love when I was young and now I lost him

  • @zaamahmedabdi6069
    @zaamahmedabdi6069 4 года назад +2

    Masha alaah abyo farxiya wanka helay wlh taladaada💝💝

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 4 года назад

    Maasha allaah wlhi bilaahi xaajigeyga baa moodaa inaa ka sheekenysid 12 ka shegtay isagaa leh waad iraali galisaaye rabi raali kaa noqoy mcn.

  • @xalimacdy8775
    @xalimacdy8775 4 года назад +109

    Wlhi wu ilmeyaa xitaa mrka isku dhacno anigo waliba kaa qaldan mararka qaar ayu irali galiyaa alow idaaa nafteydaa waye

    • @ummuzaapir3276
      @ummuzaapir3276 4 года назад

      Xaqiiiqatan aniga yaaa arkay sidaaas alle ha iiidaayo my husband

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 года назад

      Xalima Cdy aamin

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 года назад

      Ummu Zaapir aamin

    • @sheymaaabdibashiir960
      @sheymaaabdibashiir960 4 года назад

      Xalima Cdy amiin amiin amiin

    • @halimasheikh6592
      @halimasheikh6592 4 года назад +10

      Mid aniga ijoga maba yaqan ralinoqo,hita hadhu qaldaynye wainaan aniga raligaliyo.waan wareeray asxaby isoduceya

  • @mariyadegan3055
    @mariyadegan3055 4 года назад +50

    alh msha allh jcylkagag dhab ayuu jcel yhy wyo astamhn dhaba ayuu jcelyhy asxbta soo ducya iina ku gulysno jcylkena✌

  • @wow596
    @wow596 4 года назад +2

    Walahi inyar oo iga maqnayd ayaad ii kordhisay sxb mahadsanid

  • @hamdaahmednoor6714
    @hamdaahmednoor6714 4 года назад +1

    Mahdsanid farxiyo Qali nolaw my Queen wan kahela astamhas dhan my king cabdulahi

  • @maryanabdi9059
    @maryanabdi9059 4 года назад +12

    Masha Allah farhia qali ..manta chanelkga kuso biraay..aad ban ku jclhy ..Abyo qali

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 года назад +9

    Maba hayo anigu lkn wan ka eegi doonaa
    Kuwa soo socda inshallah
    Mahadsanid wllo

  • @ismalura3607
    @ismalura3607 4 года назад +4

    Allah isiiyo mid sharudahaas odhan buuxiya inta haysatana allah u siyadsho

  • @kaltunomer8406
    @kaltunomer8406 4 года назад

    mansha allah dhaman wan ku haya adna shukran wllo

  • @ciyaarahadunidatube664
    @ciyaarahadunidatube664 4 года назад +7

    Mashallah, you are born with a certain amount of intelligence,
    I like it

    • @bilanweyrax2950
      @bilanweyrax2950 4 года назад +1

      "Certain amount of intelligence " it always takes a sexist to point that out.

    • @thedarwishismmeter3647
      @thedarwishismmeter3647 4 года назад +1

      Abdullahi Shilow you must wanna tap into the stream 😂

    • @bezani
      @bezani 4 года назад

      @@bilanweyrax2950 Tuug la qabtay taano maleh eh😂

  • @sabiriinabdi3048
    @sabiriinabdi3048 4 года назад +11

    Nin somali oo intas wadaleh maba jiroo ee ha isdalinin gbdhooow

  • @faadumoaxmed7611
    @faadumoaxmed7611 4 года назад +1

    Ma sha Allah abayo shukran

  • @ruwaydahazzan6977
    @ruwaydahazzan6977 4 года назад

    Ayyyy apaayo thank😍alxmd ilhai hai dhaavo nin rageed ilHaa igu zimee💯

  • @shaafiyusuf1132
    @shaafiyusuf1132 4 года назад +8

    Dumarka somaliYeT GuuL JacaYL baan raJaYnaYa iskabuLo ani ahy 👌💯

  • @duniyokhadar8059
    @duniyokhadar8059 4 года назад +4

    Maansha allaah odaygaygu astamahaas oo dhan uu lahaa markaanu shukansanaynay Alxamdullilaah iminkana waabu ka sii ficanyahay

    • @amnyali8654
      @amnyali8654 3 года назад +1

      Masha allah tabarakalah alla ha ku xifdiyo Isha xasadka Alla ha kaga hayo sis

    • @duniyokhadar8059
      @duniyokhadar8059 3 года назад

      @@amnyali8654 aamiin xbbtii qaaliyey shukran

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад

    Mnsha allah farhia si dhab ah baan ujeclahay wllshey qlli alle wax ku dhiba kuma tuso🙏🙏🙏❤❤🙋‍♀️🙋‍♀️ 4/12/2019 🙏🙏🙏🙏

  • @zamzamsiman1853
    @zamzamsiman1853 4 года назад +1

    mcnto barnamijyadaada soo badi wan ku xiiseyaa mashaa allaah

  • @ABDULABDUL-uj4ke
    @ABDULABDUL-uj4ke 4 года назад +24

    Farhiya abdalla quruxeey
    Tartanka quruxda aduunka maa noo gasho inaa ku guuleysaneyso waa la hubaa

  • @urur1445
    @urur1445 4 года назад +3

    Aniga kuley nin ban ahay 12 ka qudubo wala dhacay wakuwo la is dhihi karo qof ka ku jacel wa ina ka dhex aragta
    Mahad sanid walal farxiya guleyso idam,ale
    Inta dar ale isku jacelna alaha isku barakeyo

  • @fartuundheeyman2825
    @fartuundheeyman2825 4 года назад

    Masha Allah walalo illaah hakuxafido quruxey amiin yarabi

  • @fathiacarab1476
    @fathiacarab1476 4 года назад +1

    Inader farhia isku magac nahay Fariid wax badan bad no faaidaysay Lkn qofkasta Mansha alah Wan haysta leyahay anigu wxn aaminsanhy jacaylka bacdal sawj uun la gartaa ilmaderayal imika jacayl majiro ku dhufo dhaqaaq midhan sabankan cidna isku jeclaanina gabdho inagu xisabtas bari Hore xidhee👋👋👋

  • @fankyboy1100
    @fankyboy1100 4 года назад +8

    Abayo farxiyo wad mahadsantahay qish aya nasisay hada kadib astamahas ayan kudhaqma

  • @caashomaxamed1174
    @caashomaxamed1174 4 года назад +3

    Masha allah allah kucafiiyo

  • @asaldhaladyasin2764
    @asaldhaladyasin2764 4 года назад +1

    Farhia abdalla waa marki igu horeysay een kusoo booqdo masha allah wall mcn

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад +2

    I hope you feel better soon Insha allah

  • @ruunraha1631
    @ruunraha1631 4 года назад +10

    I have him illahey calf haigudaro my best love waye

  • @bakarcali101
    @bakarcali101 4 года назад +5

    Farxiyo cabdala wallhi ada kuu tagera walashey hora usoco cadowgada hajabo

  • @deeqodeganbeautysalon2249
    @deeqodeganbeautysalon2249 4 года назад +1

    Waan rajeynaa guushan hadana waanba ku arkaa astaamahan masha allah noso duceya asxabey

  • @amranmarwovlogs5357
    @amranmarwovlogs5357 4 года назад

    Mashaallah abyo hore usoco isoboqda channel keyga

  • @sagalhuseencumar7881
    @sagalhuseencumar7881 4 года назад +10

    Astama oo dhan wu leyahay alle haku mamuso qli

  • @nimcocadey8266
    @nimcocadey8266 4 года назад +8

    Wllo horta waad mahadsantahay lkn wiilkaan la sheekaysto qaar ka mida ayaan ku arkay

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 4 года назад +1

    Wllhi waa hadal macqul ah oo wax ku oola kuwo badano anan garanayn iyo kuwo aan aqanayba way isugu jiran masha allah xbbti

  • @kaltunabdulle5807
    @kaltunabdulle5807 4 года назад +1

    Mansha allaha tabarakallaah allaha ku xafido abaayo macaanto waa runtaa Walaahi

  • @ilwadofficial5678
    @ilwadofficial5678 4 года назад +4

    sxbkey iskifyasha lasocdo mid full ah kumajiro ee wllka igu adi😂😂

  • @ikraniitainaisxaq151
    @ikraniitainaisxaq151 4 года назад +3

    Sxbey farhiya inta o idil leyskuma helayo ee allaha inagu hagajiyo mid intan shuruud oo idil buuxin karah

  • @sumyaculusow9496
    @sumyaculusow9496 4 года назад

    Waan kahelay waana kaafaaide masha allah abyo mcn

  • @Carawelo
    @Carawelo 4 года назад +1

    Mahadsanid abayo 🙂farxiya runti xaqiiqda ka hadashay

  • @nasrakhalif2334
    @nasrakhalif2334 4 года назад +5

    Asc abayo wajiga qurux mashallah secret isheeg

  • @nimaofficial2966
    @nimaofficial2966 4 года назад +11

    Masha Allah wlhi blhi astamahan wnku arkay in bdn hadi an isku dhacno xita hadan aniga qaldanahy wu i rali galiya wuna i ilmeya waxwalban markas u bahanahy wu i sameya hadalkygana kamaba daalo family gana wu i weydiya cfmdkoda mrwalba xaskeygi ayu igu dhaha xita marku sexanayo wu iga fasax qata allow I daa

    • @munaabdi7360
      @munaabdi7360 4 года назад +1

      Amiin abayo alah nisku kiin daa yo 😍😘😘🌹🌹🌹🌹❤❤

    • @nimaofficial2966
      @nimaofficial2966 4 года назад +1

      @@munaabdi7360 amiin wll mcn

    • @sacdiyoadenhassan6636
      @sacdiyoadenhassan6636 4 года назад +1

      @@nimaofficial2966 abayo isku meel ma joogtiin miyaa

    • @lugayar9163
      @lugayar9163 4 года назад

      Nin SaaS haka ahaado mise ha ka dhinto

  • @liibaanyarechannel6299
    @liibaanyarechannel6299 4 года назад

    Masha allh 12 Asataan waaa muhiim jazaa kilaahu kheer

  • @abdimohamed6819
    @abdimohamed6819 4 года назад +1

    Farxiyo waxa ad ka hadleyso wa wax jira wana loobahannyahy wayo jeceyl eysan intaasu ku jirin qiimo malahn wan ogahay dad ayaa kuso dhihi doono maxa inoogu so dhisee gabdhaha marka dad raba in ey waqti ka lumiyaan Gabdhaha warkooda ha gelin waxan ku leeyahay KEEP GOING

  • @liiixuska5452
    @liiixuska5452 4 года назад +6

    ar adi naagaHa nagu direYsaa unukana soo dhig hee🤟✌

  • @rahoadare3864
    @rahoadare3864 4 года назад +4

    Mch allah 12 uu leeyahay ku jeceliya qof aan ogahay

    • @nimcocabdilaahiyusuf3677
      @nimcocabdilaahiyusuf3677 4 года назад

      mashaalahajecelkaygahsidhabayuuiijecelyahywaayowxaasoodhanayuumarkasathiwaydiiayaahilaahooaankuguuleesanonoosooduceeyhmashaalah

    • @rahoadare3864
      @rahoadare3864 4 года назад

      Alle ha inoo dayo wlloh 🤲🤲🤲

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel 4 года назад

    Walahi mahelo nin fican xiriirkisa hore usocod leheen ayaan nasiib u yeshaa intii hesato allaha usiyadiyoo

  • @falissomali2772
    @falissomali2772 4 года назад

    M.a abayo mahadsanid taloyin wacan👏👏👏👏

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG 4 года назад +4

    Dhaamaan waa run calaamadahan!

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 4 года назад +7

    Farhiya quruxey thnkz
    Lkn nin somaliyed intaso qodob leh majiro way Kala dhimanyihin

    • @thedarwishismmeter3647
      @thedarwishismmeter3647 4 года назад

      Qurux w Wang Boqorada mj adiga abahaga ma kala dhiman yahay isheg 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔😎💯

    • @aslimohamed464
      @aslimohamed464 4 года назад

      @@thedarwishismmeter3647 qof dhamaysi ma jiro

    • @farhiaahmed3621
      @farhiaahmed3621 4 года назад +1

      The darwishism Meter abahed ayada kama sheken karto hoyadeda ka sheken karte ee suaal xumida yaan lagugu cadabin

    • @thedarwishismmeter3647
      @thedarwishismmeter3647 4 года назад +1

      Farhia Ahmed horta abayo hadu ilahey uu gartay gabadh kasto somali ah inay nin somaliyed caydho Lkn abahed ayka ilaliso na caqli hunno

    • @thedarwishismmeter3647
      @thedarwishismmeter3647 4 года назад +1

      Lkn wilka mise ninka somaliyed inlagu daho warya hadad gabar somali ah aa cayso waxay la midh tahay inad hoyadadha caysay oo kale Lkn gabadha loo baneeyo inay raga somaliyed dulka ku jijidho isheg bal na caqli ba mise waa xaaq 🤔🤔🤔💯

  • @Carawelo
    @Carawelo 4 года назад

    👏😻farxiya xbti alle haku dhowro barnaamij kaga wn jclhy

  • @ranalee2040
    @ranalee2040 4 года назад

    Gabar farid ah nolow farhia from jabuti..love you.

  • @umubukhari1796
    @umubukhari1796 4 года назад +3

    Kuli wu laha Jaaz Ali ❤ lkn wa hadda nool iyo geeri kuma haayo

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 4 года назад +5

    Xppti cawa igu horeso chenlkga melo kle waa kugu arky waa ku tagera hore usoco❤👌

  • @bilan8655
    @bilan8655 4 года назад +2

    mashallah allaah Abayo wan kutagera hor usoco Abayo

    • @manishamaxamud9475
      @manishamaxamud9475 4 года назад

      😃 wallhi Gabr walpo amaaan ka soo baxay say waxapa laga ayabaaa intaas oo dhan inysan hal dabeecad ku arkin hadan Alx ayay is ka sooo jaray saaa

  • @sacidahassan8183
    @sacidahassan8183 4 года назад

    Alxm intaba mid ii sameeya waan haysta alllaha iii daayo nolazhaydaH

  • @shacnihussein6898
    @shacnihussein6898 4 года назад +4

    wlly aniga intaasba mahaysto wanba yaabay lkn ma jcylka micnihiisa ayuu aqon mise anaaba u qalmin

    • @june6206
      @june6206 4 года назад +1

      Eed hasaarin naftada

    • @farduuzzaid6546
      @farduuzzaid6546 4 года назад

      abaayo qof aan jcylkaaga dhab ka ahayn waqti ha iskaga lumin

    • @fadumoyusufali5925
      @fadumoyusufali5925 4 года назад +2

      Abaayo nagtaan yeey ku walin qof bila adan ah oo dhameeystiran ma jiro

    • @mohamedqorane5447
      @mohamedqorane5447 4 года назад +1

      Naagtaan run ha moodin
      Ma jirto markaste inuu qofku sidan ahaado

    • @hamdidahir3581
      @hamdidahir3581 4 года назад +1

      Yarta wayn Hussein abaaayo waligaa qofkas usamir asaga isla yaabi doono kadibna kusoo dabci doono malinpa waa cashar casharkaas ha modin inaad qarsartay marka wax walpa ada ka kensan karo dadkan yey kuwalin shalay haduu kujeclaa adne ad jecleyn adaa dib ka jeclaan dooono marka ninkaaga sabsabo erayo macan iyo soojidaso same ilahay hatuso wngaga iyo jeceylkaga nimanka isku mid ma ahan abaayo nin ba waa dabecad gooni ah midna wa mid jeceylkaga qariya blse kan markste jeceylkisa la arko wlhi is tus tus weye jeceylka qarson ayaa fican ninkaga aso kujeceyl ayu is adkeyn karaa

  • @rijaalyare4609
    @rijaalyare4609 4 года назад +16

    Waligey Halmar Ayaan Gabar Jacelaaday Waan Eeday Jaceylkeedi Hada Xiriir Wan Le Yhy Lkn Isma Raacraaciyo Sidii Hore Cml 😂😂😂😂

    • @hoydeedjecel8270
      @hoydeedjecel8270 4 года назад

      😀😀😀 ogow dadkuma sinah saanay farahaa aguh usinayn pro markaa haka aamin tii kuxumaysay haplaha odhan

    • @rijaalyare4609
      @rijaalyare4609 4 года назад +1

      @@hoydeedjecel8270 Gabdhaha Wey Wada Xun Yhn Ma Dhihin Ee Cashar Ayaan Ka Bartay Ayaan Dhahay Jcl Iyo Afarihiisa

    • @hoydeedjecel8270
      @hoydeedjecel8270 4 года назад

      @@rijaalyare4609 ok pro

    • @adildaud3367
      @adildaud3367 4 года назад

      *Fariid Wlhi*

    • @kalaysoaragdunida2394
      @kalaysoaragdunida2394 4 года назад

      🤣👍🏻

  • @garmagashoofficial5328
    @garmagashoofficial5328 4 года назад +1

    Walahi cod wali ah mashaAllah🤗🤗👌👌👌

  • @noloshuwamacanmaxamed801
    @noloshuwamacanmaxamed801 4 года назад

    Masha allah hablaha commentga ayaan akhriyay dhaman way haystan nin wanagsan ojecel aniguse bil cakis ayan ahay inu ijeceshay iyo inu inecbyay manaba kalagarnkaro hada 10 malin way garta intanu isku dhacsanahy imana so raadinayo imana so raali galinayo ana wan ka amusay bal sa
    y wax noqon garanmayo so duceya 😭

  • @liiixuska5452
    @liiixuska5452 4 года назад +3

    Qof sadaxsano is lasoconaY dartaa ukalatagnaY wallHi ma aqaan sabtaas abYo farhia😭😭😭

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 года назад

      😢😢Wlhi hablaa waxan ruun modi dona uu qof jecel hal qodod darti uga tagi dona qofku waa bini Adam hno Allah ku soo celiyo hno

  • @abdikarinyusuf7550
    @abdikarinyusuf7550 4 года назад +6

    Farxiya abdalla wlll qali gabdhaha hanagu dirin kkkkkkkkkk

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 4 года назад

    Farhia abdalla quruxleyda guul iyo gobonimo ayn kuu rajeynayaaaaa

  • @hodanabdile7586
    @hodanabdile7586 4 года назад +1

    Mnshallah Alla intas Nin isiyo wn haystaa ee illahey calaf xaigudaro inta haysanina illahey xausaxlo

  • @asiaali1869
    @asiaali1869 4 года назад +32

    😂😂waqtigan lajoga dad sas ah wayaryihin farxiyow 😁

  • @mohamedaden6617
    @mohamedaden6617 4 года назад +3

    These signs are just general...

  • @lulaabdi5319
    @lulaabdi5319 4 года назад +1

    Hhhh walasheey waan kusalamay walahi waa muhiin mahadsanid

  • @kamilaali3498
    @kamilaali3498 4 года назад

    Maash allh abyo wan ku jclhy waana ku tageera