Abaayo walaahi waqtigiina waa waqti waali waqtigeygana 10 sano ka hor buu ahaa waxaa ka wanaagsanayd waqtigii hore waqtigii horena dumarka la bahdili jiray uun ducayso wiil wanaagsan ragii keli ma ahan dumarkii xitaa aaminaad ma jirto alla aduunyo maxay halaawday hadeer eids baaba hoosta layska gelinaayaa ilaahow na amaanso
Wllhi aniga ninkayga waxan is qabnaa 8 sano alx 2 caruura ayaan u hayaa waxa kaliyeen ku farxaa oon habi ku ahay jacaylka uu isiiyo iyo xanaanada ninkayga kuma timameen bili Adam ee waxaan ku tilmaami lahaa khayr aniga rabi ii soo diray waan hubaa inu I jecel yahay alx
Ilaahay waxaan ka baryayaa raaxatul baal, ilaahay sanadkaas dhamaaday wixii isoo maray iyo kuwii ka horeeyayba ha I ilawsiiyo.hooyadayna ha u naxariisto, 😢😢😢😢😢😢😢😢.hooyaday waxaan uga sheekeeyaa sidii oo ay nooshahay meesheedii baa I banaan. Ilaahay waxaan ka baryayaa inuu qalbigayga farxad galiyo. Maamihii madoobaa ee aan soo maray ee aanan ilaawi karina I ilawsiiyo🤲🤲🤲🤲
Naayaadhaheen ani talo iwaydiiya. Nin ma jeclaado naag daba oroda oo is bahdisha. Anigu waan soo maray labadaba, nin haduu ku wanaajiyo thank you, haduu qalad yar galona ciqaabtiisa mariya
Sahra Farah Ahmed haa walaahi banaanka ka maqlee iyo reerihiisa markaasaan iska dhigaa inaan ogahey ayagaan ka aruursan jirey all the informations markaasuu dhahaa xagee ka soo heshey excuse me maxaa kaa galey war waan kaa hayaa wax walba waana ogahey marka walaal waa sidaa badankooda nimanka Soomaalida
Xajigeyga ALLOW ii daaa waligiis dunidan asoo kale ma iman hada ka dibna iman mayo ALLOW ii daaa melkasta iyo markasta kheyr wlhi wn isku xisnaa alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx
@@queenmariza4145 kkkk wlh waa iga qoslisay waxan soo xasuustay habar kasta xaarkeeday xaayaw tiraahdaa marka gabadhan wa runteed naag kasta ninkedaa dahab u ah
Ma Rabtaa inuu Faarax ku jeclaado Adiga Xaliima marka Hore is jecloow ka fikir wixii Danahaaga ah Barashada Cilmiga, dhaqaalaha. Asaaba ku jeclaandoono kaana Daba ordi Doono.
Alxmdilaaah shekh jasakallaah alle wa isiyay sowj shantasba lee iso duceya in ilahay awlad khayr qabta nakala siyo dhaman umada musliminta Ah allah inaga dhogo kuwi khayrka isfara adunka inta la jogo way yartahay wa bilahi tiwfiiq
Gabdha Sanadka, Mansha Allaah Abaayo Alle khayr ha kaaga dhigo. Hana u sheegin wanagiisa dad ka ad taqano marka ad guursato waayo xaasidka baa batay maal mahan. Alle ha kuu barakeeyo
Sheekh alle khayr hakusiiyo e iiso duceeya waxa i haysata wax nolosha dhan inacsiiyey o ah wiilkasto aan isbarano waa nin xun o xaaranta jecel weli waxan la ahay nin xalaal jecel o wangsan ana mar kasta niyada iga jabta e isoduceya inu illahay isiiyo qof khayrka iyo wixi wngsan jecel alle na ajar haka siiyo sheekh
xariiro dhexyar o maxa kudhaba dhigay nin nag leh kuwa badan o single ah buxa kaxulo ani waligey nin nag qaba maba lahdlo bcz stress iyo buuq marabo hita kuwa naga qabo idhaba socda Lkn hankayga tas kaweyn habibti mid kaligey I ah heli kara.waxa kudhahi laha melaha kadaydayo mid kaligis ah mid jumlo ah Inte gayne 🤣🤣 give me a space dheh anyhow hankayga ka hadlay Adi waye waxa jeceshahay wan kula taliyay Lkn si Walaltimo ah
@@faizaahhussein1764 huno mcn muhiimada nolosha maha ninku nag maqaba mase ma qabo muhimda nolosha wa fahanka io wxsi markas qalbikagu rabo oodku qanacsanthy
Sheikh aad baan kuu salaamay , salaan qiima & qadarin mudan, Allaha ku daayo, cilmigaadda iyo caqligaada xooga , maskaxdaada macha'Allah Allaha kuu zaa'idiyo 😍😍😍😍🤲🤲🤲
Sheekhu waxa uu ka dhawaajiyay hadii uu ku tuso in uu kaa maarmay kuma jeclo ok Qof baan jeclaaday si xad dhaaf ah Waxaan dareensiiyaa jaceylka aan uqabo Waxaan ka ilaalshaa wixii sumcadeeyda hoos udhigaya waxaan kala qeyb qataa daruufaha iyo baahida jaeylka ku xeeran waxaan siiyaa xushmad aan la qiyaasi karin marwalba dhankeeyda ayaan udhawaadaa si dadban iyo si toos ahba waxaan iga go.an inaan kasbado qofkaan si waliba daacad nimo ku dheehan tahy nafteeyda waxaan ka hordhigay nafteeda ma u jeedi qaladaadka ay iga galeyso ileen qof wax jaceyl ayaan ahee mudo markii aan wada soconay waxaan dareemay in aanan wax tix galin ah eeysan meesha ii oolin sideedaba qofku markii uu adiga kaa maarmo weey dhibeysaa in aad tiraahdo kaama maarmo halkaas markii la joogo miyaysan igu habooneyn in aan tuso inaan ka maarmay qofkii sidaas ii gashay 😥😥😥😥😥
Hadaan dumar nahay Sheikhani wuu naga ajarsadey wlhi
Alah hakaa abaal mariyo u duceeya sheikha☺😘
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh ajar allaha kasiiyo amba waa qabaaa ama wey idhashay wey ila dhalatay farxadiinu waa farxadeyda
aamiin
jisakal laaaaaa shiqeniii
Wanbo iska jeclahay sheikha
Masha allah waa sax abyo
Allow Xajigeyga ii dhowr intas wuu leyahay Allow u siyaadi ii soo duceya inuu Alle ubad kheir qabo nakala siiyo Insha Allh
Rubba Hasan Eilmi Ruba Hasan Eilmi mnsha allah ubad baariya ilahey haku siiyo mcnto
Alle awlaad barakayzan ha idinkala ziiyo
Ilahy awlaad kherqabto haku siiyo quruxey mash alh ha iska siideyn hee sheikh dar darinkiisa maqal
Rubba Hasan Eilmi Ruba Hasan Eilmi ilaahey ha idin siiyo
Amiin
Alxmd xaaakeyga waan jeclahy dunida qofka iigu horeeyo ee aan aminsa nahay waa xaaskeyga ilahay cimri dheer iyo caafimaad ha ii siiyo fii fii
Alx intaba wu leyhy allow idaf katralh qerah
🥰🥰
amin wllkey allah idin barkeyo
Mashallah tabarakallah ilahay haydin barakeeyo iyo awlaad barko lehna rabi haydin siiyo waan jeclahay dadka is qaba ee is jecel
I LOVE YOU SHEIKH wax badan bn kaa faaiday Jazakallah iso ducee maskiin xaamilan ahaye ino ilahay nabad igu kala keeeno InshaAllah
Alxmdullilah sanduuq ayu i yahay ane wan u ahy seygeyga waxn allah kamagan glaa cadiwga insiga iyo jinnka sheydaanka 📿📿📿📿❣️❣️
Mulki İbraahiim ma sha a abyo ilahy ha idinka xijaabo il jinni iyo mid insiba
Ozil 252 Official ku saaray wlle
@Ozil 252 Official wn ku sary
Amiiin
Masha Allah ilaaheey haa idiin siyagiyo mulki ibrahiim
Shekhoow maanta bini aadamka jooga jacayl iskumaqaban waa iskudanaysi uun beenta badatay yaa allah qof daacada isahal oo xalal ah aaamin 🤲🤲🤲🤲
Aaamiin yaa rabi
Ameen ameen yarabi
Aamiin
Abaayo walaahi waqtigiina waa waqti waali waqtigeygana 10 sano ka hor buu ahaa waxaa ka wanaagsanayd waqtigii hore waqtigii horena dumarka la bahdili jiray uun ducayso wiil wanaagsan ragii keli ma ahan dumarkii xitaa aaminaad ma jirto alla aduunyo maxay halaawday hadeer eids baaba hoosta layska gelinaayaa ilaahow na amaanso
Muna Abdi insha allah abaayo thnks 😍😘
Please walalayaal illahay dartis igu soo duceya ilmo yaron hada dhalay ayaa iga xanuunsan dhaqtarka ayu iga jiraa inshallah qeyr
Allaha ku cafiyo walashey niyada kheyr ushag insha Allah
Rabbi Hakuu caafiyo aamiin
Najma Hassan, May Allah recover him ameen 👏👏👏
Amiin yaa rabi dhamaantiin walalahay
du bot 123 ilahay haku caafiyo abaaayo
Nin jacaylkisu waxba igalama maqna muhiimka wa in eey caruurteydu i jeceshahay fiyuujarkeygu waa ilmahayga❤️💕illaahey swt wan jeclahay
Hadadan jeclayin maxaa uguursatay feen edo baa Mesha ku haysaa kacar mesha
safiya mohamud ilmaha waa inaa laa tuusa hoyoo Iyo abe is jeceel
Sidee buu carruurta kaga dhalay haddii uu jacaylba jiriin
Idil Ali absolutely 😂
Aduu hadaad isjeclaato maxaad nin ka ogtahay😏
Shiiqa keliya oo haweenka u kacay waaye maasha allaah tabaaraka llaah waad ku mahadsan tahay yaa sheeq jzklq
Wllhi aniga ninkayga waxan is qabnaa 8 sano alx 2 caruura ayaan u hayaa waxa kaliyeen ku farxaa oon habi ku ahay jacaylka uu isiiyo iyo xanaanada ninkayga kuma timameen bili Adam ee waxaan ku tilmaami lahaa khayr aniga rabi ii soo diray waan hubaa inu I jecel yahay alx
Alle ha isku kiin barakeeyo caruur kalo baarina rabi haidin ku deeqo
Allha kuuu siiyadyo wllshy
Masha Allah
Mashallh wll Alle haysku kin brkeeyo
Mxaa lagu kasa hduu kujclyahay wlsheyda iso jwb
Ilaahay waxaan ka baryayaa raaxatul baal, ilaahay sanadkaas dhamaaday wixii isoo maray iyo kuwii ka horeeyayba ha I ilawsiiyo.hooyadayna ha u naxariisto, 😢😢😢😢😢😢😢😢.hooyaday waxaan uga sheekeeyaa sidii oo ay nooshahay meesheedii baa I banaan. Ilaahay waxaan ka baryayaa inuu qalbigayga farxad galiyo. Maamihii madoobaa ee aan soo maray ee aanan ilaawi karina I ilawsiiyo🤲🤲🤲🤲
Amiin waa sidaas hoyo waa qaali la antet waa abaar waaa mugdi Allah unaxristo intaa dimataay
amiin walal.istaqfarta badso murugada waad ilaawi doonta insha allaah
Aamin wll 🤲
Naagaha kaliya maxay uraadiyaan arimaha ninka waligay ma arag nin raadinayaa Naag jacayl keed gabdhow kor isku qaado hankiina nin kaliya kadhiginee
Sax
Habiiba Awale saxiix
Wa sax nagaha nafdooda care ma siiyaan
Habiiba Awale exactly
Runta waaye jacaylka naftada iyo ka illahay ayaa muhima
murad ban leyahay isoduceya walalyal ilahay dartis inu I I fududeyo
Alle haku fudaadeyo Abyo
Allaha ku fududeyo walal qali
Allaah ha kuu sahlo walshy
ان شاء لله
allh ku rumiyo riyadada wll
Allaha ku sahlo insha allah
Naayaadhaheen ani talo iwaydiiya. Nin ma jeclaado naag daba oroda oo is bahdisha. Anigu waan soo maray labadaba, nin haduu ku wanaajiyo thank you, haduu qalad yar galona ciqaabtiisa mariya
Sidaas darteed Yaaba hada reer la'aan tahah
Shekh abdalla ilaah noo kaa soo diray allah ku xafido addun iyo aakhiro kaamila allah ku siiyo jazaakallahu kheyr😍😍🙏💯
Iso duceeya rabi hayso dhaweeyo walwal ban dareemayaye
Shiiq cabdala faaruuq waxaa adiga u tahay nimanka dhamaan realmode qaasatan imanka soomaalida keep en going baaraka allah fiikum yaa Nice shiikh 👍❤️🌹🙏🇹🇷🇸🇴🇸🇦
Masha allaah sheeq wax badan beeynu kaa faaidnay alle haku xafido
2018 xili an ubahna garab ban garab ka helay ajar iyo xasanad an laso kobi karin ilahay haku siyo❤
@@Xafsacabdisalan aamiin wall jazaakallaah khayr shukran
Manshllh waano fiican ayaad nasiisaa sheqow ilahay haa ku xifdiyo adiga iyo reerkada waad nadhistay
Jzkumlha qeyrn sheik alhaa kaa.abaaal mariyooo.koly wxbo kumaa qaban karne janatulfardosa alhaaa kugeyoooooo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
mashallah sheekh mahadsanid mar walba wax na anfaca ayaad nosoo galisaa
Haddii ay walaaltinimo jirto subscribe ii saar runtii waan hubaa wax badan waad ka faa'iidi doontaa
Insh Alh
Hy wll
Done wallo wax faaido leh I.a
@@asiamohamud5717 wan ka qabalay walal adna ilaahay dardii iigu sar subscribe iyo intii muslim ah
Baadigoobka Guusha. Wankusaray adna ii sar walal
Wan ku saaray wll
Nin Soomaaliyeed naagtiisa wuxuu u'arkaa cadowga ugu horeeya wax walba waxey ogaataa markey xeerada iyo fandhaalka kala dhacaan that's why ay kuligood u'wada heystaan disaster family problems wuxuu u' maleynayaa haduu u'sheegto iney iyada u'taliso ooay control leyso maba yaqaano wax la'dhaho "family" waa wada mooryaan
Kaka Abdi walee waa runtaa banaanka uunbaa ka maqlee yaa sir ku shegayo wuxuu umoodaa inaadba tahay xaasidkiis
Nin xun nin la.aan ba dhaanto
Really
Sahra Farah Ahmed haa walaahi banaanka ka maqlee iyo reerihiisa markaasaan iska dhigaa inaan ogahey ayagaan ka aruursan jirey all the informations markaasuu dhahaa xagee ka soo heshey excuse me maxaa kaa galey war waan kaa hayaa wax walba waana ogahey marka walaal waa sidaa badankooda nimanka Soomaalida
hhhhh kaka waa ka helay warkaaga waa iga dadagay
@@maalmihiiwacna4723 been ma sheegin walle
Wllhi nin sifoyinkan aad tilmaamtay leh dhamaantood ayaanu sheeko wanaagnahay illahay Ayaan sicod dheer uga codsanayaa in uu calaf isugu kaayadaro idinkuna aamiin iidhaha walaalayaal 💋💋💋💋
Xajigeyga ALLOW ii daaa waligiis dunidan asoo kale ma iman hada ka dibna iman mayo ALLOW ii daaa melkasta iyo markasta kheyr wlhi wn isku xisnaa alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx
Mansha allah mansha allah Namco shaandi allah hysku kiin barkeeyo xajigaaga farxad ku waara qli
Hadda kadibna Iman maaYo kulaHaa
ByoH naaG walba ninkeeda daHab u aH doqonba Ha ahaade🙄😂👊
@@queenmariza4145 dee waa sidaad shegtay oo keyga baa dahab ii ah asoo kale inuu imanayo umana maleeyo warka wanba isla haynaaye hageed u oroday hhhhh
@@queenmariza4145 kkkk wlh waa iga qoslisay waxan soo xasuustay habar kasta xaarkeeday xaayaw tiraahdaa marka gabadhan wa runteed naag kasta ninkedaa dahab u ah
Dumarka iney sidado kale ahadan Aya ficnan lahed abaal kasto lo galo wexe ku ilaawaan Hal qalad nin wa miskiin marbo wa sidey xaaskiisa ka dhigato
Allahu akbar shekh niman badan baad runta dhadhansiisay walahy.oo isla wacan Jazakallaah khayr
Yaaa Allaah igu Arzaaqo shekhan oo kle wllhi Xaqa dumarka ayuu sidii sawaabtahayd ugaranayaa, Allaah ha kuxifdiyo shekhunaa
Walashey shiqan dhaqankisa miyad taqan hadalkisa unbad aragtaye waxad tiri ilahow qof wanagsan isi adiga garanaye mahadsanid walashey
@@umaafifasahra2034 cafwon walshy kama aragno ilaa wxn wangahyn rasulkuna waxa uu dhahy أنتم شهداء الأرض idinku waxa tihin markhatiyashi dhulka wxn wng ahyna kama argno midle wy walshy qofka waa in aad kamalysato malaha fcn waana mid la inagu dhirigaliyey .mahadsanid
Ilaahey ha kuu nariisto shiiqow anagana ilaahey ha nugu anfaco cilmigagaa mansh alaah JISAAKALAAH QEER
Thanks Shiekh! you have spoken the truth! I hope Somali men listen and take your advice. Jazaki Allah Khairan.
😀
Masha allah illah ha kubarageyo wanka faiideysay shukran
Mansha Allah jazakallah qhyr jazaa ajar Allah kasiyo kuwii kuwanaqato Allah nagadigo shq omar faruq Allah nagadigo kuwii wanaga isfaro iyo dinteyda nafarto Kuwii kudaqadmo amin yarabi♥️♥️♥️👏
Illahay ha inoo kaa xifdiyo illahayna janatulfardowsa hakuugu bishaareeyo.qoyskaadana Hala hakuu barakeeyo sheeqow.
Alx sheekhow xabiibkega intaba wan ka helaa balse igu so duceya inuu alle calafkayga ka dhigo wali isma gursan iso so ducee
Meeshii Qayrka kuugu jiro.
Laakiin maba is Guursane Shiiqa wuxuu ka hadlaayo see uga Heshay.?
@@ahlanwasahlan.211 hhhh weydii bl
@@ahlanwasahlan.211 😂😂😂😂😂😂
AhlanWasahlan. Muhiimada ma aha inad is qabtan kaliya qofka Ku jecel wad ka halaysa waxwalba
AhlanWasahlan. Muhiimada ma aha inad is qabtan kaliya qofka Ku jecel wad ka halaysa waxwalba
Masha Allah sheekh alla hakuxafido walhi Waa ruun arintasi. Alla haydayo xajigega ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅👍🏻
Sheekhaw Illaah Dartii baan ku jeclahay . 😍😍😍😍 Illaahay Umad fiican haku siiyo Iyo qoys Wanaagsan . Cilmiga Illaahay Nuur hakaaga dhigo Aakhiro Iyo Aduun .
Nin Somali beentiisa iyo qaxarkiisa walee gabdhuhu way Ku daaleen anigu turkish ayaan doonayaa inaan Arooso kaasaa Romantic ah
msha Allah shukran shq dumarka aad baad utagerta xaqodana ugu doda alle hakusharfo
masha allaah mahadsanid shiiq faruuq qeyr badan alle ha ku siiyo aduun iyo aqiro wad inaga farxisay jasakallah qeyr
Mansha Allah sheekha jazakallahu kharan Alle Ha Ku barakeyo adune iyo akhiriba Sida nogu faideysaya Alle khara Ha kugu badalo
Shiiqoow walaahi runta kahadashay shugran shiiqow haweeneydii Ku heshay walee janeey heshay ilahay ha Ku barakeeyo
Masha Allah sheikh Alle haku nabad yeelo qayrka ayaad faafisaa waa noo faaidaysay jazaakallahu khayr
Nin geyka 100 ?100 alow inta ahysanin siiii amiin yarabii 😫
ماشاء الله جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وأحسن الله اليك شيخ
Asc isoo duceeya in aan helo mid i jecel oo nolosha inta ka dhiman farxad aan ka helo kali nimo waa karaahi mudan singel ahay
Ma Rabtaa inuu Faarax ku jeclaado Adiga Xaliima marka Hore is jecloow ka fikir wixii Danahaaga ah Barashada Cilmiga, dhaqaalaha.
Asaaba ku jeclaandoono kaana Daba ordi Doono.
AhlanWasahlan. MashaAllah beautiful advice
Ahlan wasahlan waa runtaada waa xaqiqa
Masha allah shiiqow aad baan ugahelay
lol that is absolutely true qofka markuu walahi is daryeelo oo naftiisa jecelyahay cid kasto ayaa ku jeclaanayso
sax
Nimanka soomaalida maansha allah tabaaraka Allah q
Hhhhhh sheeqa wlhi wuu iga qosliyay ilhay haku barakeeyo caqligaagana iyo cilmigaaga
wlhi ani hada waa iga qosliyay
Sheesh alle khayr haku siyo alkhiro iyo aduun yaadab cimriga haku dheereyo dumarka wad lataalisa ye
Shiqoow Ugu horeen Shukran tnkle Anaga hadan dumar nahay waan ku jecelnahay Lkn 😂😂 raga ku ma jeclo sababto ah Qaldkoda ayad tusisay m.a Waligaa runta haga baqin
Safiyo Adan wa run
@?
Alxmdilaaah shekh jasakallaah alle wa isiyay sowj shantasba lee iso duceya in ilahay awlad khayr qabta nakala siyo dhaman umada musliminta Ah allah inaga dhogo kuwi khayrka isfara adunka inta la jogo way yartahay wa bilahi tiwfiiq
Iso duceeya arinbaan leyehee ❤👍
Ilaahy haku fududeeyo
Jazakallah sheikh...Allah hakudambidafo Amiin
Wiil saas ah aan la socdaa insha Allah wax rajeena 2020 ina is guursano illahey hanagu garab galo igu so duceeya
Aamiin xbbti isku mid nahny abyo Alle hanoo fududeeyo
Gabdha Sanadka, Mansha Allaah Abaayo Alle khayr ha kaaga dhigo. Hana u sheegin wanagiisa dad ka ad taqano marka ad guursato waayo xaasidka baa batay maal mahan. Alle ha kuu barakeeyo
msha allh sheekh waxfaa iidole kahadla ayad tahy allehaku xafido
Omg 😍 anaa ninrageed hantiyey intaa iyo inkabadanba wankahella say masha alah❤️❤️
Sheekhoow khayr alle haku siiyo runtaa ka dashay inbadan
Sheekh faaruuq. Kheyr allaah haku siyaadsho ee bal kasoo hadal adoo kumahadsan (sodohda & dumaashida ) xun mahadsanid sheekh faaruuq
Arintaas sodohda ksoo hdl shekhow wlhi sodoh baa I wreerisy
Abaayo Sodohda u Sabar waa hooyo qalad la fahamsiyay Aamusnaan ugu dadaal SOMALIDA DHAQANKOODAA AYAA AH IN WIILKA XAASKIISA LA DABA QAATO GABADHODA WIILKA QABANA LA KOOLKOOLIYO ILAAHEY AYAAN KA MAGAN GALEYNA ALAHANAGA QABTO SHARKOODA AAMIIN
sodohda hooyaada weeye wayo adiga ma jeclid walalkaa gabadha uu qabo ineey hooyadaa xumeeyso sodohda hooya weeye hadeey ku xumeeyso usamir ka hadal male wixi waano iyo wacyi galin mooye
@@naimabarre8370 aaamiin apyo
@@hodancumar2857 samir mooye wx kle malahan
Jaskllh sheikh RUclips ka adan ka dawada sheikh ilhy haku barakeyo
Shiiikhan mnshalh notification keena weye sidaa nosharaftay allaha kuusharfo janada allaha kugu arzaaqo
Sheekh alle khayr hakusiiyo e iiso duceeya waxa i haysata wax nolosha dhan inacsiiyey o ah wiilkasto aan isbarano waa nin xun o xaaranta jecel weli waxan la ahay nin xalaal jecel o wangsan ana mar kasta niyada iga jabta e isoduceya inu illahay isiiyo qof khayrka iyo wixi wngsan jecel alle na ajar haka siiyo sheekh
Alx wlhi intaba waan ka helaa ilaahey mahadas leh xaajikeyga ilaah ha na iskukeen daaayo
Aaaaaamin xppt allha kuziyaDiyo
Allow isku daaa
@@hibihassan3371 aaamiiin
Jazaka laah sheekh aad ayaan uga faaidaa dhamaan maxaadirooyinkaaga ale hakaa abaalmaeiyo
Manzha Allah jazakumu Allah Khair Sheikh
Masha allh intaba wu isameeya alaha ka raali noqdo sawjkeyga
Dhaq dhaqaaqa nolosheyda qofka lasocdo waa asaga dhabtii allah iidaayo🤲🏽🤲🏽♥️
msha alh shikhan dumarka waa tìiriya alha ku barakeyo
Kun haween aa leyga seexday anigoo xanaaqsan😰
Ilahay khayr haku siiyo sheekh wax badan ban kaa faa iidnay runtii
sheekow wxnka codsanaya inaad kasoo hadasho gabdho badane iney ila donayan ban rajayn sheikh wxd cashar naga sisaa raga xaasle yaasha ah sida lola dhaqmo yacni waxbaha anan wanagsaneen in lagala hdlo ama lagula dhaqmo ninka xaaslaha ah incause hdii aad wada sheekaysatan nin xaasle ah sida aad ugu haboon ee lola dhaqmo madama uu yhy nin xaasle ah sida dhalinyarada lola dhaqmo ama lola sheekaysto suura gal maha inad ula sheekaysto wxn rjyna inaad hdlkyga fahanto cashar na anfacana aad naga siiso sheikh gbdhaha arintan ila qabA fikir keeda una bahan casharka like ku muujiya👏
Abyo kahad noocee ah ayad kawadaa ??? Anigaba wn shukansadaa nin naag qabo dhibna kuma arkine
Qabka ula hadleyso abyo sida isku fahamtiin ayey kuxiran tahy wx walbo xaduud ayey leyihiin nolosha iyo wada shekeysiga isfaham ayey kudhisan yihiin xaasle iyo xaas la aan hadba sidaa isku fahamtiin waye
xariiro dhexyar o maxa kudhaba dhigay nin nag leh kuwa badan o single ah buxa kaxulo ani waligey nin nag qaba maba lahdlo bcz stress iyo buuq marabo hita kuwa naga qabo idhaba socda Lkn hankayga tas kaweyn habibti mid kaligey I ah heli kara.waxa kudhahi laha melaha kadaydayo mid kaligis ah mid jumlo ah Inte gayne 🤣🤣 give me a space dheh anyhow hankayga ka hadlay Adi waye waxa jeceshahay wan kula taliyay Lkn si Walaltimo ah
@@faizaahhussein1764 huno mcn muhiimada nolosha maha ninku nag maqaba mase ma qabo muhimda nolosha wa fahanka io wxsi markas qalbikagu rabo oodku qanacsanthy
Uuf. Niiin naagqabo
Mahadsanid sheikh alxm Alle ayaa igu deeqay geesigaas
Sheikh aad baan kuu salaamay , salaan qiima & qadarin mudan, Allaha ku daayo, cilmigaadda iyo caqligaada xooga , maskaxdaada macha'Allah Allaha kuu zaa'idiyo 😍😍😍😍🤲🤲🤲
Jazakallah kheyr sheikh
Ducadiina igu sadaqeeysta walalayaal cibaadada ayaa aad iigu adag in Alle ii fududeeyo
Yarabi kuu fududeey
Allah ku fudeyo wllo ana isoducey murad
Alle muraadkad leedahay ha kuu fududeeyo wll inshallah
MaashaAllah sheekh Allaha ku barakeeyo Rag badan-ayaad maanta beegsatay (shaqaalaha guriga)kkk👍👍👍
🤣 🤣 🤣
Maasha allah shiikh ilhy janatul fardowsa haku geeyoh
hhhhh inta isjecel allaha usiyadsho intakalena allaha isjecleysiyo
Aaamin aabah jacylkow kkkk
Amiin
Aammiin aammiin yaa rabi
M. A shiiq alaha ku xafido
هذا بلاغ للناس والله ☝️🙏🙅♀️
Waayo arag wax waydiii ayaa ladhahay. Sida ii muuqata sheekhu cilmi baaris kaliya kuma hadlo ee waayo aragnimaa udheer. Maasha allaah. Tabaarakallaah. Alle Haku barakeeyo Sheekh. 😍😍
Masha allah sheikh allah ku xafido
Masha allah Wax badan baa ka faaiday mahadsanid
Jazaka allahu kheyr ustad rabi hanagadhigo ku Wii qato wanada wanaagsan
Waa iga qosolsiisay walhi waa ku jeclahay sida ciyaalka xaafada maha.😂😂😂
Safiyo ku jeclhy😁😁
Ma shaa Allah sheikh jazaka Allahu khyran walalayal isoduceya muradh ayan leyahy inu Allah isahlo muradhkeydha o macsiya lehen.
Inta aragta smskan murad ayaan leyahay ilahay dartii igu duceeya
Asc Xamdi Abaayo muraadkaga Allaha kuusahlo haduu qayr kuuyahay
Allah hakufudydiyo Aamiin
Allah hasahlo
Amuuraha dhamn
Allaha kufududeeyo muraadkaga haduu qayrku kugu jiro
Allaha kuufududeeyo abaayo
Maashaa Allaah Shaikh Cabdalla Jazaaka Allaah Qeyr
Shikow Layma qabo Lkn Waa jeclahay In aan dhagesto Mawducyadaan Hadhow lasoo baxaa cashiradaan Insha Allah 👌
Asc shiiqoow alaha inabarakeeyo e su aalaha intee kaga soodirnaa
Sheekh wax badan Og Alle haku barakeeyo sheekh aan aaminsanay👍
Ilaahey ubad qeyr qabo haku siyo awlaada wa muhiim ilahey hana wada siiyo
Shiikhaan dumarow an wanaajino Sen u wanaajinaa 100 k ab gaarsiino aduunka anakaa u badane wax i tusa hee gandhow kor u qaadaa shekheenaa❤️❤️❤️💕
Kkkkkkk
Zowj baariya wan heystaa alle ha iii deysto aamiin
Shiikhan khyr illaah ha siiye inta badan dumarko ka hadla clshn waa uhiiliya
I really appreciate you sheikh
Masha allaha sheikh ❤️❤️👩💻
Sheekhu waxa uu ka dhawaajiyay hadii uu ku tuso in uu kaa maarmay kuma jeclo ok
Qof baan jeclaaday si xad dhaaf ah
Waxaan dareensiiyaa jaceylka aan uqabo
Waxaan ka ilaalshaa wixii sumcadeeyda hoos udhigaya waxaan kala qeyb qataa daruufaha iyo baahida jaeylka ku xeeran waxaan siiyaa xushmad aan la qiyaasi karin marwalba dhankeeyda ayaan udhawaadaa si dadban iyo si toos ahba waxaan iga go.an inaan kasbado qofkaan si waliba daacad nimo ku dheehan tahy nafteeyda waxaan ka hordhigay nafteeda ma u jeedi qaladaadka ay iga galeyso ileen qof wax jaceyl ayaan ahee mudo markii aan wada soconay waxaan dareemay in aanan wax tix galin ah eeysan meesha ii oolin sideedaba qofku markii uu adiga kaa maarmo weey dhibeysaa in aad tiraahdo kaama maarmo halkaas markii la joogo miyaysan igu habooneyn in aan tuso inaan ka maarmay qofkii sidaas ii gashay 😥😥😥😥😥
Wad mahadsantay sida fican eed ugu hiliso hablaha shekh . ManshAllah walhi waxan haysta untaadka shekaysayba nin isameya Alxamdulilh way ka yartay lakin raga somalid
Maansha alaah wll ilaahay ha idin barakeeyo
Man.sha allah waa xaqiiq allah kaku barakeeyo yaa sheekh
Mashaa Allah sheekhu waxa u ku wacan yahay in laga dhigo توجيه الأسرى
Wakuxisay wakuxisay wakuxisay sax weyen runti wllhi Sheikh e Sheikhow murad ban leyahay isoduceya 🙄🤲😁👍🌹
wllhi waa runtaa sheekh thnx a lot 💯❤
Masha.alaaah walaal waad mhdsn tahay alloow ikaa xafid il bil.aadamna kaa badbaadi