Sida Loo Ogado Jaceylka Ragga Been Iyo Run || Samey Tijaabooyinkan Wad Ogaan Kartaa Xaqiiqada.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2022
  • Sida Loo Ogado Jaceylka Ragga Been Iyo Run Samey Tijaabooyinkan wad ogaan karta beentoda iyo runtooda.
    keliya kuwani samey.
    AbdiRahiim Ali
    Thanks And Welcome
    For More Subscribe And LiKe It
    #subscribe #like #share
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 167

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w Год назад +27

    wcs masha Allah
    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @bahjaahmed7734
    @bahjaahmed7734 Год назад +114

    Alx waa heestaa ilhy inuu calaf iigu daro iigu ducey😩😔🤲🤲😰

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 Год назад +23

    Mahadsanid wllkey sida video quruxda badan inoogu so gudbisay qofkan ma heesto lkn i.a waan rajenayaa inaan helo❤🙏

  • @fathimuxumed3338
    @fathimuxumed3338 Год назад +14

    Alx wn haysata wiil an Kal fognhy lkn ijcl an an jclhy alx lkn intr need Ayan ka wad socon dabecad ah 😄 ad shegi xit wu leyahy wllo thnkis 🙏💯💯

  • @jaamacmuqtaar-rc8cf
    @jaamacmuqtaar-rc8cf Год назад +4

    Haa wllhi qof baa igu so dhacay waxa aad shegtay o dhan wu leyahay waxan alle ka rajeyna inu alle calad nes kugu kanya daro i.a🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @foliesabrine9724
    @foliesabrine9724 Год назад +7

    Abdirahim my bro keep going mtn best dhirigaliin ayaa thy 🦋🦋♥️♥️♥️✨✨

  • @user-sz3jq8im8e
    @user-sz3jq8im8e 7 месяцев назад +5

    Waad mahadsantahay walaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    2:35

  • @crisaaqaxmednaaji8132
    @crisaaqaxmednaaji8132 Год назад +9

    scw scw scw

  • @sammohammed7878
    @sammohammed7878 Год назад +41

    2:45 meshas waxba ka qaldan🙄 ninka wu awoodaa inu been Ben u ooyo lkn Haweneydu qalbiga ayeey ka ooydaa🖤🥺💔

    • @amranmoha9230
      @amranmoha9230 Год назад

      Raga qalbiga ayey Ka ilmeeyan dumarkanah indhaha marka midke xanuun badan 😩

    • @Story_time190
      @Story_time190 Год назад

      Naa huno aniga aya kow ka ah kow been been iskaga ooyo ilinta meel igamaba jirto😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Год назад

      Mida qalbiga xanuun

    • @cawoaxmed3739
      @cawoaxmed3739 Год назад

      Ka qalbiga xun but dumarkaba maha gidar oo ayagaba qalbi waa layhin ❤❤❤😢😢

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Год назад +6

    Intaas qof leh maan arkin lkn badalkeed waxan arkey dad daacadnimada uyaqaan doqonimo,Marka jeceyl laysku mashquuliyoh majiroh mantay , so jeceyl intuu intaas taganyahy aaminaad umaan hayo💯💯👏👏mahadsanid

  • @user-lu5ri4ss4z
    @user-lu5ri4ss4z 7 месяцев назад +4

    Wxan jira 25 sano hadana maanan helin jacayal daacada tan ilaa malin taan hasawaha bilaabay ilaa maanta 💔😢

    • @fatumahussein3441
      @fatumahussein3441 7 месяцев назад

      Omg 😢sorry wallo ilahy swt waxan kaga baryay gur khyr badan inu kusiyo oo ad kufaraxdo 🥹qalbiga kadaremay hadalkaga

    • @user-gp9jd3ld8w
      @user-gp9jd3ld8w 7 месяцев назад

      Alle hakusiiyo qof farxad kula wadaga kula murugoda calafna alle hakugu daro awlaad bariyana alle hakusiiyo

  • @yasmiinmaxamudhajiyasmiinm4346
    @yasmiinmaxamudhajiyasmiinm4346 Год назад +2

    Waa runtaa indhuhu been ma sheegaan thanks for everything

  • @ubaxbudisteabdiaziz9624
    @ubaxbudisteabdiaziz9624 Год назад +4

    Hhhhh haaa qof ba qalbigayga ku so dhacay
    Mahadsanid anguna sidoo kale iyaaan ku rajeyneynaa

  • @user-mf7ng9hp2o
    @user-mf7ng9hp2o Месяц назад +1

    Allah i ziiyo wiilka aan ku riyoonyo ameen ii dhaha asxpy❤

  • @BushraDaahir
    @BushraDaahir Год назад +4

    Alaha kuxafido inbadan wllky qaliya ❤❤

  • @nasraaxmed6244
    @nasraaxmed6244 Год назад +1

    Tnks You wall Waka helay erayyada

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 Год назад +7

    Asc m.a wll guul iyo gobanimo keep going thnks🙏shukran wll qaali

  • @fanprojmovies7058
    @fanprojmovies7058 Год назад +7

    Wll mahadsani waxaan kuu rajaynayaa goobwalba iyo guul kasta

  • @user-rk2uz7ky7f
    @user-rk2uz7ky7f 6 месяцев назад +3

    Thnks wlal❤❤

  • @user-te8zw2fz8l
    @user-te8zw2fz8l 7 месяцев назад +1

    Haa abowe waa jecelhay abowe ❤❤❤❤

  • @ilhaanmaxamed1255
    @ilhaanmaxamed1255 Год назад +2

    Haaa walhi sax waye qalbi uu xiisy ruuti 🤕🤕❤❤

  • @MaxamudCali-ti4cn
    @MaxamudCali-ti4cn Год назад +1

    Thanks soo badi sxp😊😊😊

  • @nasracalixuseen444
    @nasracalixuseen444 Год назад +4

    Haah waan heestaa igu ducee in ilhy calaf iigu daro💙💋💋💋💯💯

  • @misswajimaihi7853
    @misswajimaihi7853 Год назад +7

    Abowe m.a keep going 🤗 wlhi wax badan aya ku facidey

  • @hothoapdulahi2627
    @hothoapdulahi2627 Год назад +16

    Majiro qof astamahn leh.
    Taa macnaheedu wa jacayl dhaba ma jiro waqti xaadirkan🤦‍♀️🤕

  • @loulamohamed4898
    @loulamohamed4898 4 месяца назад +1

    Mansh allha thanks bro

  • @user-lq4oy4rm8n
    @user-lq4oy4rm8n 3 месяца назад

    keep going abowe shukran💖

  • @AsmoAbdullahi-ft2bg
    @AsmoAbdullahi-ft2bg 6 месяцев назад +1

    My brother thank you so much ❤

  • @luulmukhtaar7095
    @luulmukhtaar7095 Год назад +2

    Keep going

  • @ramlaothman2985
    @ramlaothman2985 Год назад +20

    Inta aad shegty oo dhan wu ii sameya ilah calf ha igu daro❤😢🎉

  • @NasteehaAbdi
    @NasteehaAbdi 8 месяцев назад +2

    Haa wan jecelahay lkin calamdaqa ada shegty qar malah😢

  • @user-tl7kc1gq2n
    @user-tl7kc1gq2n 7 месяцев назад +9

    Salalahu caleyahim wasallam❤❤❤❤

    • @bushroyy
      @bushroyy 27 дней назад +1

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam

  • @user-bs8zm1bl7g
    @user-bs8zm1bl7g 8 месяцев назад +1

    Thanks abowe❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ashoomar4491
    @ashoomar4491 Месяц назад

    Aniga Waxn hystaa quf intaas iga sii jacel lkn wxajirta mushakilo famligeena wxn rajena Inee noo hagagan wx walba malin un ❤🥺

  • @nimcomahamed8549
    @nimcomahamed8549 Год назад +1

    Wad mahadsantahay ❤

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 2 месяца назад +1

    Intaasba wuu yhy waliba wanaag udheer xitaa quraanka ayuu iga dhagystaa xifdis ahan ana marabi nin aan somali aheen seen yeeli ani see isu nacsiiyaa😢

    • @AbdiRahiimAli3
      @AbdiRahiimAli3  2 месяца назад

      Marwelibaa adiga leh dorashada wll...😊

    • @SuweidaCQaadir-gg3qj
      @SuweidaCQaadir-gg3qj 2 месяца назад +1

      @@AbdiRahiimAli3 iknow lkn qalbigayga ma isiinayo mxn smeya waligayna qof maxumyn😭

    • @AsmaMoha-xy4ep
      @AsmaMoha-xy4ep Месяц назад

      Soomali mha miya abyh qofka wxa lgu doorto waa diin hduu diin leeyhy kugu filn abyh

    • @AbdiRahiimAli3
      @AbdiRahiimAli3  Месяц назад

      @@SuweidaCQaadir-gg3qj Sida Qalbigaagu ku qanacsan Yahey samey wll...
      Haka welwelin wuxu noqon donna goaan wanagsan.

    • @SuweidaCQaadir-gg3qj
      @SuweidaCQaadir-gg3qj Месяц назад

      @@AsmaMoha-xy4ep haaa somali maha yes I know in diintu thy waxa uhoreeyo qof lagu doorto lkn se....😔

  • @user-gb3jq2tu7y
    @user-gb3jq2tu7y 8 месяцев назад +1

    Haa qof wuu kusoo dhacay waana gacaliyaheyga cumar

  • @xamdamaxamed1464
    @xamdamaxamed1464 Год назад +8

    Wll wxn Raba inan kula wadaago arin xage Kala so xidhidhaa please🥺

    • @AbdiRahiimAli3
      @AbdiRahiimAli3  Год назад

      Wll Instagram Ka Ayaad igala So hadli krtaa Magaceyguna Waa Abdirahiim Ali.

    • @xamdamaxamed1464
      @xamdamaxamed1464 Год назад

      @@AbdiRahiimAli3 wll profile ka maxa kusaran

  • @yusromaxamuudabdillaahi3059
    @yusromaxamuudabdillaahi3059 Год назад +2

    Haaa waan jecelahay 😭❤️💔

  • @MariaAbdisalansheik
    @MariaAbdisalansheik 24 дня назад

    Haa runtii waan jecelahay❤😢

  • @user-mi2sl9dc7b
    @user-mi2sl9dc7b 7 месяцев назад +3

    Mahad sanid❤❤❤ wll mcn❤❤❤❤

  • @nuuriyomaxamuud1462
    @nuuriyomaxamuud1462 Год назад +1

    Haa wallhi wan arkey

  • @Nuurto3785
    @Nuurto3785 6 месяцев назад

    Thanks you ❤

  • @farxiyoaweys1293
    @farxiyoaweys1293 Год назад +3

    haa🤴🥺

  • @izooqueen4524
    @izooqueen4524 Год назад +10

    Thank you bowh 😇🥰🥰🥰

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Год назад +5

    Asxabey ani wan hesta ee igu so duceya inan is helno ducada wa xagiiina

  • @abdirizakabukar8209
    @abdirizakabukar8209 Год назад +1

    His is my best friend put his looking me my eyes l am so shy yes l love him 😳😳😳😳😳🤩🤩🤩🤩🤩🤩😉😉😉😉😉

  • @ruqiyasaalax4127
    @ruqiyasaalax4127 Год назад +1

    haaaa warunta qof ayaa qalbiga igaga sodhacay wad mahadsan tahay wall

  • @ikranduran3681
    @ikranduran3681 Год назад +2

    Axlm..wan hestaaa

  • @user-yx1lv9lw5d
    @user-yx1lv9lw5d 3 месяца назад

    WOW beautiful 😍 pro

  • @hudackariim164
    @hudackariim164 Год назад +5

    Wll gulayso waliga😘

  • @user-vx2zo5hy6u
    @user-vx2zo5hy6u 6 месяцев назад +1

    Tnx

  • @xamdicawil6130
    @xamdicawil6130 Год назад +3

    🥰🥰

  • @iqrocali6363
    @iqrocali6363 Год назад +4

    Run waye

  • @indhadeero9010
    @indhadeero9010 Год назад +3

    Waxan aamin sanahay maleh waxaso dhan waxan u arka maweelo carureed

  • @maidohussain-it9nd
    @maidohussain-it9nd Год назад

    Raga Si walba Ay ujecelyihiN INay qarsadan Awod bey uleyihin

  • @AmanBoy-ri6dl
    @AmanBoy-ri6dl Месяц назад

    Which waarunwll❤❤❤

  • @user-gg2kl2fv1v
    @user-gg2kl2fv1v 8 месяцев назад +1

    Ha wan jecelh bals esg ma uga😢

  • @LovelyBeaver-pp7on
    @LovelyBeaver-pp7on 5 дней назад

    wan hyztay lkn izaga qiimahyga garan wayey 😔🥺

  • @XamdaxamseSumaya
    @XamdaxamseSumaya Месяц назад

    Scw❤❤❤❤

  • @aNzal4949
    @aNzal4949 20 дней назад

    Scw

  • @habicabdiraxman4323
    @habicabdiraxman4323 Год назад +2

    Jacayl ma jiro😂😂

  • @user-vm4ub1oh2l
    @user-vm4ub1oh2l Месяц назад

    ❤❤❤

  • @user-jb7mw3jg5x
    @user-jb7mw3jg5x Год назад

    Mahesto lam happy 😁😄🤪

  • @ShamsoAbubakar-rn8tz
    @ShamsoAbubakar-rn8tz 5 месяцев назад

    Mahadsanin abowe

  • @liibaancabdirashiidcali
    @liibaancabdirashiidcali Год назад +1

    🌚🖤

  • @saabiriinxasan4319
    @saabiriinxasan4319 Год назад

    👍

  • @koosmusse9877
    @koosmusse9877 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @haniduco2129
    @haniduco2129 3 месяца назад

    Scw❤❤

  • @caashodaaahir2219
    @caashodaaahir2219 Год назад +1

    ❤🥰💯❤👫

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 4 месяца назад

    Walal waxaa noo soo galisaa qofka markii uu cidlo daremaayo iyo kalinimo asagoon wax xariir ah laheyn sidee looga bixi karaa 😢

  • @deqaabdullahi1297
    @deqaabdullahi1297 Год назад

    M.a Ani Wan haystaa ii gu sooduceeya inuu ilahay calaf is kuken siiyo

  • @user-yh7bh6su1x
    @user-yh7bh6su1x 5 месяцев назад +1

    M.a

  • @user-hy3re9yh1f
    @user-hy3re9yh1f 11 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gp9jd3ld8w
    @user-gp9jd3ld8w 7 месяцев назад

    Igu sooduceya inuu nin wanagsan oo si dhaba ijecel inaa helo guur xalala iyo ilmo bariya

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 4 месяца назад

    😢😢😢ima jceylo

  • @amiroahmed5846
    @amiroahmed5846 Год назад +1

    Jcl ma jiro 2023 lasi galya

  • @user-kr6fc6ld2o
    @user-kr6fc6ld2o Месяц назад

    💕💕💕💕💕❤️💝🥰

  • @FardowsoAadan-zo1ci
    @FardowsoAadan-zo1ci Месяц назад

    👋

  • @FardowsoAadan-zo1ci
    @FardowsoAadan-zo1ci Месяц назад

    asc seithy❤❤❤❤

    • @AbdiRahiimAli3
      @AbdiRahiimAli3  Месяц назад

      Wcs fican wll.
      Instagram ama facebook ka igala so hadal AbdiRahiim Ali Aya Ku Qoran

  • @hooyokhadiijo6247
    @hooyokhadiijo6247 Год назад

    Jaceeka waa x jira

  • @CaashaMaxamedisxaaq
    @CaashaMaxamedisxaaq 2 месяца назад

    Scw scw scw

  • @hibocumsr9600
    @hibocumsr9600 Год назад

    lkm.haduu iga qarsnayo

  • @somali9133
    @somali9133 Год назад +5

    Waxbadan baan kaafaa'iid nay

  • @user-nf9mv5bt5p
    @user-nf9mv5bt5p 3 месяца назад

    wan haysta ilahoww idhaaf iska wan jeclahay😢

  • @ubaxcabdi4944
    @ubaxcabdi4944 Год назад

    Wllal su aashaan si dagdag ah iigaga soo jawaab asaga wuu iska key indho tiraa maxaa waye iska indho tirka

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 4 месяца назад

    😢😢😢

  • @AmanBoy-ri6dl
    @AmanBoy-ri6dl Месяц назад

    Haaaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaxmaMahamed-tl7nr
    @RaxmaMahamed-tl7nr Год назад

    Qof ayn jeclhy isn IMA jeclo seenku soon jiidn karaa

  • @saabiriinxasan4319
    @saabiriinxasan4319 Год назад

    💯🤴❤❤🌹🤲

  • @user-lj9nl8hr7k
    @user-lj9nl8hr7k 9 месяцев назад

    😢wll kawrn wilku anagoo wada cawaynana haduu idamco ma ijecelyahay su ashaa iga soo jawaab wll

    • @AbdiRahiimAli3
      @AbdiRahiimAli3  5 месяцев назад

      Istagramka igala so hadal Ku Qor AbdiRahiim Ali

  • @user-ct4tz8lo5l
    @user-ct4tz8lo5l 3 месяца назад

    Suuraha io nihii nihiida maa naga dhaaftiin somaliyey 🙈qofka hada oga shakidi inuu ku jecelyahay walal mad I jeceshahay ku dheh haa haduu ku dhoho sodhawey maya haduu ku dhahanah waxyabaha nihi nihida iga dhaafe sicaadiyah iska dhig ku dheh suurah joojiya somaliyey 😂✌️

  • @daudshukri2352
    @daudshukri2352 Год назад

    haaa waan j 😁

  • @abdilahiahmedelmi4653
    @abdilahiahmedelmi4653 10 месяцев назад

    May

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Год назад +2

    Rag been ooya ayaa jirA

  • @hoodofuaad7471
    @hoodofuaad7471 Год назад +1

    Cidna jeclaTaba wanu laNaY😂

  • @user-xj8cw9le5l
    @user-xj8cw9le5l 11 месяцев назад +1

    Wall aniga waaliigatagay ani kumajecli Mawnan dhihin laakiin saa ayuudhaha laakin ani waajeclahay see usoo ceshanaa iisheeg Wall waakubaryaa bilz😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😊😊😊😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xayadqurux4740
    @xayadqurux4740 Год назад

    inta shegty kamarkin asiga 😢

  • @raaxoraaxoali1073
    @raaxoraaxoali1073 Год назад +2

    Hee

  • @abdilahiahmedelmi4653
    @abdilahiahmedelmi4653 10 месяцев назад +1

    Abdirahim beenta inagada jacalka ragga was been