Raggu Ma Nacaan 6.Arimood Gabadha Leh Oo Wey Sii Jecladaan Ilaa Uu Xita Iyada Un Ka Sheekeyo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Si Fican U Fahan Oo Daawo Muqalka Bilaw Ila Dhamaad Waxa Ku jira Siro Badan Gaar ahaan labada qodob ugu danbeysaa wa ku wa ugu fican.
    waa 6.arimood haweeyneyda leh uusan naceyn wuu si jeclaan donnaa.
    AbdiRahiim Ali
    #subscribe #like #abdirahiimali
    Thanks.

Комментарии • 407

  • @UbaxMuuse-l4g
    @UbaxMuuse-l4g 2 месяца назад +32

    Aayn kuwada sallino xabiibkeena muxamad scw

    • @bushroyy
      @bushroyy 2 месяца назад

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam

    • @DekaHassan-ic1jw
      @DekaHassan-ic1jw Месяц назад +1

      Scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @user-dd4fo7ee1e
      @user-dd4fo7ee1e Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @farehamuhamed5283
      @farehamuhamed5283 18 дней назад

      صلى ألله عليه وسلم

    • @AhmedIssa-om2yi
      @AhmedIssa-om2yi 15 дней назад

      Scw

  • @marwasalad7476
    @marwasalad7476 11 месяцев назад +49

    Waqti an ubahanahaye ayuu videogan isogare alhamdullilah shukran wllo qali

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we Год назад +19

    Ma irabtaa haa
    Reerban leyahay IGA Soo done
    Jawaab dhameystiran

  • @BulshoSomali
    @BulshoSomali Год назад +72

    1. 1:07 Ha daneyn inbadan
    2. 2:55 Ha bixin fursad adiga laguu isticmaali karo
    3. 4:39 La Kaftan Qosol Io farxad U muuji
    4. 6:17 Ha Qasin Hana kusii Abuurin Welwel
    5. 8:32 Karinta Cuntooyiinka.
    Like🤙

  • @DekaHassan-ic1jw
    @DekaHassan-ic1jw Месяц назад +5

    Ku saliya rasulaka scw❤

  • @caishacuud9910
    @caishacuud9910 2 года назад +124

    Waan iska dhageysanaa iney anfacda maalin ayaa laga yabaa shukran wll 🙂

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 9 месяцев назад +19

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @user-db8hf8wr1g
    @user-db8hf8wr1g 9 месяцев назад +56

    Astaqfurulaah
    Subxanalah
    Alxamdulilaah
    Lailaha ilaalah
    Allahu Akbar 😢
    Lailaha ila anta subxanaka inikunto mina dalimin 😢

  • @user-nz8wm3vw7c
    @user-nz8wm3vw7c 4 месяца назад +3

    Aad iyo aad ayu ii anfacaya ee mahadsanid walaalo Allah haa ku keeyo janada aamin dheex walaalo

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w 2 года назад +143

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ماشاء الله

  • @sammohammed7878
    @sammohammed7878 2 года назад +59

    Aad iyo aad Ayan kugu mahad celinaya abowe aad ayaan kaaga faaiiday wana ku farxay qabka ad noogu sharaxday m.a allah ku xafido wll🥰🥰🥰Wan ku ceceshandona🥺

    • @AbdiRahiimAli3
      @AbdiRahiimAli3  2 года назад +2

      Aaamiin mahadsanid wll 🥰

    • @sammohammed7878
      @sammohammed7878 2 года назад

      @@AbdiRahiimAli3 adiga ayaa mudan wll🥰

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 2 года назад

      Leee iyaaah seee tiri malaysqadariyey Naago dumaar minyaro bahyarey waa ushidanaahay shaacsanahayna.waa un intaan.faraxsaney faceeda karoon fariidaay naanayso badanaan leeyahay tusaale.Xaqiiq

    • @KhadiirJaamac
      @KhadiirJaamac Год назад

      Zxbwlhi. Waa runtaa legend waye

  • @user-kb4tx9eq5f
    @user-kb4tx9eq5f 2 года назад +38

    Alxamdulillah
    Aad ayaan u nasiib badanahay waayo waa markii iigu horeysay aan arko channelkaada waana videogii ugu horeyay iga soo hor baxay mhdsanid walal jazakallahu khayr inkastoo waligey ragga isu dhiibin dabcigaasne rabbigey ayaa i siiyay Alxamdulillah

  • @nasteexohirsimaalin8603
    @nasteexohirsimaalin8603 2 года назад +18

    Axl wax waliba waa dhamandoonan in sha alah🥰🥰🥰

  • @sucadxuseen6392
    @sucadxuseen6392 2 года назад +20

    team single waan kaxumay idinkaa guursan waayey hhhh run ahaantii waa wax wada jira waan tijaabiyey

  • @NaziimupdiYuusuf-gg1xt
    @NaziimupdiYuusuf-gg1xt 9 месяцев назад +8

    Wlal aad iyo aad ayaad U Mahadsnthy😢❤

  • @user-fm6es9se5g
    @user-fm6es9se5g 3 месяца назад +4

    Wllhi xili aan upahanahy ayaad video iga horyimiday❤ mahadzaniid prother

  • @Sandarela
    @Sandarela 2 месяца назад +3

    Ilahey hakaa raali noqdo wllke❤

  • @farhiaali3853
    @farhiaali3853 2 года назад +6

    Hda dhamestay wa sax inta aad sheektay wlhi cuntat wa u Muhiim Mcn rag

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 2 года назад +8

    Wlhi run waye thnks wllo

  • @munasalad4605
    @munasalad4605 2 года назад +6

    Wllhi mahadsanid wax badan kaa barty thnk youuuu

  • @madiaadam7068
    @madiaadam7068 7 месяцев назад +4

    Mahadsanid wll❤

  • @HafsoSuuni
    @HafsoSuuni 3 месяца назад +2

    Mahadsanid Apowe qli❤😊

  • @user-ts8he7re8o
    @user-ts8he7re8o 8 месяцев назад +1

    ManshaAllah wll qali runti wax ban ka faiday qeeer Allah Haku siyo

  • @nura8724
    @nura8724 Год назад +7

    صل الله عليه وسلم ❤

  • @abdillahiawaleh7948
    @abdillahiawaleh7948 2 года назад +7

    Machallah my dier teacher I for the love thonk you 🤴😍🤗😘

  • @sagaleymohamed2703
    @sagaleymohamed2703 2 года назад +14

    Intaa sheeg tay waba dabeca daheyga ❤

  • @ismahancabdulahi2713
    @ismahancabdulahi2713 2 года назад +5

    Walhi wadmahadsnty wll mcn thank you so mush

  • @xamdisiciid228
    @xamdisiciid228 Год назад +17

    Waa runtiis waala yaabay kaan ku adkeeyo waaa iga daba washaa marka is irahdo qoflaan ku calaacalaya so dhawe ayuu nooc kale igu noqdaa😃😃😃

  • @user-dr3kv6bw3t
    @user-dr3kv6bw3t 2 месяца назад +2

    Sxp lonepoy video Gaga dheerey wuu nagu gaaban yahay mahadsanid Soo Badi sxp

  • @MaslahMohamud-uv1ef
    @MaslahMohamud-uv1ef Год назад +2

    Thanks abowe talada wa qaadtay

  • @AaminoFaarax-t2j
    @AaminoFaarax-t2j 4 дня назад

    Mahadsanid wll

  • @naxwomaxamad7706
    @naxwomaxamad7706 Год назад +3

    Alxamdulilah
    🥰 wll wllhy adiga saad uhadlyso iyo aqligaaga ayaaban ka yaabay thanks wll ilove you

  • @khadramohamed374
    @khadramohamed374 2 года назад +4

    Masha Allah tabarakalaah wllkay alle hakuxafiyo waan kaafaa.iidaa inbadan

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 года назад +8

    Mhdsanid wllkey MashaAlAh MashaAlAh ❤️❤️❤️

    • @AbdiRahiimAli3
      @AbdiRahiimAli3  2 года назад +1

      Adigaa mudan wll ❤❤

    • @user-ot2kz2qk8k
      @user-ot2kz2qk8k 9 месяцев назад

      @@AbdiRahiimAli3 gabdhaha hanugu dirin zxb😂😂

  • @ayanomar5924
    @ayanomar5924 2 года назад +12

    Allah hadiilaraligaliyo waxwalbo wey hagagayaan

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 2 года назад

      No gabadhakhatraaaayqaran yareydatan sedexaad yarey fumaar cadceed iyada ihihiihihihi

  • @user-pv2ry4ll6r
    @user-pv2ry4ll6r Год назад +2

    Msha allaah wllky alle haku barakeeyo waanadaadana waan qaatay insha allaah noloshydu way is badalaysaa qofkayguna wuu igadaba carari doonaa

  • @hanimaxamed4904
    @hanimaxamed4904 2 года назад +5

    Masha allah waad mahadsantahay wllo ❤👑💋

  • @bilan1461
    @bilan1461 2 года назад +26

    Wixi idin helan layaby team single 😂😂

    • @Munii45
      @Munii45 11 дней назад

      😂😂😂😂

  • @NimcaaMahamed-xu9mg
    @NimcaaMahamed-xu9mg 19 дней назад

    Ad adeg hadu wax tarayo ana bilad laigu sin laha that's why ay iga fogadan waqtigas ilen baryahan rag majiran ila inti illahi unaxaristo moyan

  • @omarsheikh3765
    @omarsheikh3765 2 года назад +5

    I.asha alahhh waa sameyndona😍😍😍😍💋💯🥰

  • @user-zc7dm7do6y
    @user-zc7dm7do6y 3 месяца назад

    Mahadsanid wll qali alllah ku barrakeyo

  • @mssvoice2131
    @mssvoice2131 2 года назад +4

    Ayyyy masha allah wllkeeen 💖💕💯

  • @ramlocalicabdi6038
    @ramlocalicabdi6038 2 года назад +3

    Jazaakallaahu.qeyral.jazaa

  • @saciidoadam4383
    @saciidoadam4383 2 года назад +7

    Waad mahadsab tahay habaryar talada aad nasiusay

  • @inaxaajicismaan1405
    @inaxaajicismaan1405 Год назад +1

    Masha Allah illahay caqliga hakuubarakeeyo run baa kahadashay

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Год назад +3

    Mashalaah shukran wll

  • @faizahabdi298
    @faizahabdi298 2 года назад +59

    Saaan isku adkeey naayay baaan nin lahaaan igu dhacday 😭😭😥 hadane ma igu sii dhiiri galin 🤔

    • @maryangedi6318
      @maryangedi6318 2 года назад +12

      Dhibkas anaa kula qaba qaliyey😂😂😂

    • @tanaadali137
      @tanaadali137 2 года назад

      😂😂😂😂

    • @faizahabdi298
      @faizahabdi298 2 года назад

      @@maryangedi6318 in adeer maxaa noo xal ah mar ka 🥺🥺😥😃😃

    • @marianisse4031
      @marianisse4031 2 года назад

      😂😂😂

    • @Aaliyah-m2
      @Aaliyah-m2 2 года назад +4

      Malaguuqorin kaas abyo

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 Год назад +1

    Really wlhy lakin alhamdulilah ilahay waa I hoowul fududeey

  • @BoworadainamaxamadNuur
    @BoworadainamaxamadNuur Месяц назад

    waa sax wallahi ❤

  • @aliishaabdiiraad6424
    @aliishaabdiiraad6424 Год назад +2

    M.a mahadsanid wll

  • @ruweydoali6479
    @ruweydoali6479 2 года назад +15

    Team single 😂😂

  • @user-wv5wg9jk1r
    @user-wv5wg9jk1r 9 месяцев назад +2

    Allah is one

  • @user-kq9qu7eb8d
    @user-kq9qu7eb8d 7 месяцев назад +1

    Masha allaah barakalahu fiik wll

  • @queenjanaa3038
    @queenjanaa3038 Год назад +2

    Alx thnks wll

  • @najuu439
    @najuu439 Год назад +6

    Ad adeeyga aan qabo anigu inaan bili.adan ahay xitaa wan ilaaway mar horaan single ka bixi lahaa ad adeygaa gumees iga dhigi doono 🤣🤣

  • @ubahomarabdi5958
    @ubahomarabdi5958 2 года назад +3

    Thanks wll mcn waxbadan baa kaa faa iiday

  • @Dearchoppa1
    @Dearchoppa1 9 месяцев назад +1

    Masha allah waa sax mahadsanid wll

  • @user-oo4yl7ht3u
    @user-oo4yl7ht3u 9 месяцев назад +1

    Mahadsanid wallkey😊😊

  • @nimcohuseeen-fc9sg
    @nimcohuseeen-fc9sg 2 месяца назад +2

    Walahi been mah❤

  • @user-sk1en7xn2g
    @user-sk1en7xn2g 5 месяцев назад +3

    Sal lalahu cwlm

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад +2

    Hddanaaaa gsbadha waaatan farxiyahfariido faceeda karoon.5👋

  • @FadumaHussein-j4k
    @FadumaHussein-j4k Месяц назад

    Thank you 😊 so much wllky qli Nolow❤

  • @ayanibrahim8249
    @ayanibrahim8249 Год назад +4

    m.a abowe wax badn kaa faiday 🥰

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Год назад +2

    Mahadsanid wllkey

  • @user-np5ry9ss7h
    @user-np5ry9ss7h 4 месяца назад

    Really wlhy mahadsanid waxbadan wan kafaidi dona

  • @KhadraHassan-s6s
    @KhadraHassan-s6s 16 дней назад

    Walaahi waa tijaabiyaya wanna run😊

  • @dekaibrahimaptidon-kc1il
    @dekaibrahimaptidon-kc1il Год назад +2

    Waa mahasantahey wll

  • @mabzuuddhagayare-gg5rc
    @mabzuuddhagayare-gg5rc 9 месяцев назад +2

    Inataa ad shegteyba wan ku dhaqmaa wana dabcadeydaa tnx wll

  • @user-wi2ri5oc3s
    @user-wi2ri5oc3s 2 месяца назад

    عليه افضل الصلاة وأتم التسليم ❤❤

  • @xaliimoxasanmaxamed9620
    @xaliimoxasanmaxamed9620 2 года назад +2

    Masha Allah waaw

  • @farhiaali3853
    @farhiaali3853 2 года назад +7

    Wlhi marku xanaqsan yahay waba ka dhunta😂😂wlhi taas Been aheyn

  • @bilalhawo
    @bilalhawo Год назад +1

    Mahadsanid wllkeyga😍😍😍

  • @AaminaAdana
    @AaminaAdana 20 дней назад

    Good abdirahiin

  • @muunacrashiid365
    @muunacrashiid365 Год назад +3

    teim iska dhagayso waa ku anfacee..😂ka mid ahay

  • @user-mi2sl9dc7b
    @user-mi2sl9dc7b 9 месяцев назад +2

    Haye wll mcn❤❤❤❤❤

  • @saynabsheekhcabdi9944
    @saynabsheekhcabdi9944 Год назад +1

    Mahadsanid aboowe

  • @SahroCabdi-me3zv
    @SahroCabdi-me3zv 9 месяцев назад +1

    Mashalh abowe❤❤

  • @axmedgaawoow7150
    @axmedgaawoow7150 2 года назад +2

    run waye walahi inasha allha

  • @fathimuxumed3338
    @fathimuxumed3338 2 года назад +2

    Mn shllh wllo wa sx thnkis runta weyo 💯💯👍👍👍👍🥰🥰🥰

  • @AsmaaCabdiqani
    @AsmaaCabdiqani Месяц назад

    Aboowa noosoobadi ani intaan waabaleyehe alx

  • @user-nb5nc2gi5e
    @user-nb5nc2gi5e 4 месяца назад

    jasakalah wll dhirigaliye ❤

  • @Hafs00001
    @Hafs00001 2 года назад +7

    Intaasba waa dabeecadayda !

  • @IqraNashaad-xu7zg
    @IqraNashaad-xu7zg 9 месяцев назад +2

    Jah thank you waaa tan ilaa io 4 sano ula socdo wewe😂❤

  • @qalbinuura7626
    @qalbinuura7626 2 года назад +3

    Hoyo wxlodhigo mlha ilhow noxifdi hoyoyinken Aaamin Aaamin Aaamin

  • @asuumabintmohamed2267
    @asuumabintmohamed2267 Год назад +28

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @IfrahinaCadey
    @IfrahinaCadey 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ xaqiiq

  • @NajmaLucky-xm5re
    @NajmaLucky-xm5re Год назад +1

    Wllyal iso duceeya 😢

  • @hudaabdullah4173
    @hudaabdullah4173 Год назад +7

    Wll halkaad joogta wiil wanagsan oo fican oo aad ugu badaly noloshayda samaayn balaadhan in kastoo oo aan ahay dhalin yar hdna ka brty jecele wuxu yahay🤴🏻❤🔐🌹

  • @jiyaamaxamed2180
    @jiyaamaxamed2180 Год назад +2

    Mahadsnid aboowe mcn❤

  • @sitamoyo7937
    @sitamoyo7937 9 месяцев назад +1

    This is 💯true wllo

  • @fardowsaqaali7610
    @fardowsaqaali7610 9 месяцев назад

    Jaskumullah khyr

  • @abdiafarah6237
    @abdiafarah6237 9 месяцев назад +1

    thank you ❤

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz 10 месяцев назад +1

    Mashallah

  • @aishoabdullahi3431
    @aishoabdullahi3431 2 года назад +2

    Aad wyaad u mahadsantahay wall wa tan hda ihesato🥺

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Год назад +1

    Tttttttttt nonseseseseses yartaaan yaaawaaye.waan uwataaaaa hablaha dhigey khayryaashay waan dhaafaaa dhaman.aww

  • @FarxiyoCali-ih6lk
    @FarxiyoCali-ih6lk 4 месяца назад

    Mahadsanid wlo❤

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim Год назад +3

    Laakiin wllo haddu yahay qof aad xidhiidh uu bandhigatay oo uu ka aqbalo balse marwalba haddii ee gabadhu call uu dirto in uu ku dhagayso iyo in uu wakhti yar wada hadlaan kadib wàa jiifsnaya ku idhahdo qofkas oo kale Soo màa haboona in Laga qaato goaan isoo jawaab wllo inshallah

    • @hafsahassanabdi1295
      @hafsahassanabdi1295 Год назад

      Haaaa goan kaqado qofkas caml

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim Год назад

      @@hafsahassanabdi1295 sax

    • @nimcoxasan5427
      @nimcoxasan5427 9 месяцев назад +2

      Ragga xiriiir haka dalbanina hadaad dumar tihin ha la idin raaadiyo idnma quruxdinuna SaaS ayay ku Jirta sharaftuna sidaas weeye 😮

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 8 месяцев назад

      😂😂😂😂 bismilah adimabo xirirka u bandhigtay?

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад +1

    Mashaaaalah.khayraan rajeeyey

    • @khadiijosiciid6841
      @khadiijosiciid6841 2 года назад

      Wllo aada kugu xira nahay mahad sanid my brother waxa bada naa kafaiday

  • @king___amiir9930
    @king___amiir9930 Год назад +1

    Mahadsanid

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 Год назад +1

    Maansha.allah