Alle haku naxaristo shiiqeena waan ku aminsanahy alle haka abal mariyo sidaad no dhiri galiso markasto ood qerka nola jeclato wan kaha mahad celineyna anago dhan qeer ban ku rajeynay ❤
Ninkyga wu iga mudanyahy qiimo iyo ixtiraam lkn intuu leeyahy kabadn hadan siiyo waxa lumayso midan Aniga leyahy allah wajibadka uu ifaray oo ninkyga igu leyahy wan Sameyna taas lkn karaamadyda in lagu tunto allah mafarin taas ogaw
Allaah haku barakeeyo sheikh Gabdhaha waad waanisaa mid xaas ah iyo mid aan ahaynba waanu kaa qaadanay taladaada , Xaqiiq waxa ah qofku siduu iska dhigo in loola dhaqmo. Ma aaminsani in aan naftayda caqabad iyo murug u gelin doono qof bini aadam ah oo aan shalay bartay maantana ka maarmi karo. Jacaylkuna waa ixtiraam iyo is qaderin uun intaa hadii la iska helo waa lawada noolaan karaa hadii kale waa get out. Thank you so much yaa sheikh.
Walaalhaygoo ii soo duceeya inuu ilahay caruurta iitoosiyo baari iga dhigo gaalada sharteeda iga xijaabo ii soo duceeya ducadiina ayaan u baahnahay Illahay khayr ha idinsiiyo
Masha Allah wa sheqa kaliya ee dumarka uu hiliya Jazakallah khayr sheikh Abdullahi wa runta wana xaqiqa jirta qof an ku rabin se soco aya la daha waliga qof bani Adam ah ha isku duleynin ninkaga ixtiram see inta uu ku ixtiramayo ma ixistay waxa ka fcn adigo daha wan ku xisay ama wan ku jeclahay hada jawab la mid ah ka weydo ka amus
Waa runtaa subhanallah, raga somalida majeclo inee kuusheegaan , but waa ku jecel yihiin lol, but I still like ninkeeyga inoo ii sheego inuu i jecel yahay 😐
Sheekh gabadhi fanaanada ahayd ee sacdiyo siman ee aad u ducaysay ma ogtahay waxay dhashay laba wiil oo mataana ah masha allah waana fanaanadii ugu horeeyse matanayso
🤣🤣🤣🤣 erayadan aniga adegsan jiray waxan aaaminsanaa in aan isjeclaysiinayo lkn waxan ogaaday in aan dhulka is dhigay oo uu gaaray heer uu idhibsado Kadib waxan bilaabay in ka soo qaado qof guriga un ku nool oo aan masuul ka ahay cuntadiisan u diyariyaa meeshuu seexanayo wan u carfiyaa lkn lama sheekaysto waxan ubahanahay wan waydiistaa wuxu u bahan yahayna waan siiyaa kadib cunugtayda ban ku mashquulaa markay jiifto waxan bilaabaa in aan kitaab aqristo ama buug ama howsha guriga iitaasha Tankale markan isku dhacno aniga wan ooyn jiray waxan is waydiin jiray sababta uu hadalkaas ii dhahay maalin walbana waalidka baa nagu dhexjiri jiray oo dacwad guuraysa ban ahaa Lkn hada si kasta oo uu idhaho hadal xun inkee lama sii dagaalo kaliya waxan dhahaa iska hadal bal in uu warkaga iga galo meel duleesha Kadib jikadaa aadaa wan Soo caytamaa sidii in uu i hor taagan yahay markan soo nafisana anigoo faraxsan ban qolka soo galaaa waxana ku mashquula danahayga gaarkaa Asaga wuu yaabay wuxuna aaaminay in uuna hadalkiisa wax qiimaa agtayda ka laheen Hada asagaa ku jira booskii aan shalay ku jiray mar walbana wuxu RUclips ka raadiyaa sida xaaska loo farxad galiyo 🤣🤣🤣
Sheekhoow dumarka wacdi oo u sheeg in nimankooda ay ka danbeeyaan ragana u sheeg in ay dumarkooda xaqa ay ku leeyihiin ka soo baxaan Sheekhow alaah xaqa ha inagu hanuuniyo dhamanteenba
Alla shiiqu runbadanaa illaahow ku gargaar saa umada ugu gargaartay aqoontada allaaya cisag aqii afkada malab lagu qabay ayaan kuleeyahay 🌹👍🏻🔐🔐🔐🔐🔐 qufulbaad iga furtay wlhi 13 sano igu xirnaa illaahow qeyr ku sii shiiq mahadsanid shugran katiir yaa aqii qaali wa kuwataa wlhi🔓🔓🔓🔓🔓🔓qufulkii wan iskatuuray markaan casharadaada dhageestay maskaxdii ayaaba iishaqeeysay iga fadhiday markaasban noqday qof qawiya o ad adag isla markaasna diiday bahdil iyo kutumasho wallaahiyan ku dhaarte waba layaabay kartideyda nin kii i adonsan jiray markan kaxorobay ayuu hada dhareerka iga dabashubaa wan kubaryaa 1 jaanis isii ayu cawo iyo malin ku ooynaya aniguna no no no ayan iri ma astaahishid jaanis sxb iska eeg gawarida yeey ku jirinee 👍🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ marlabaad shugran shiiqunaa shiiq badbaado hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
جزاك الله خير كلامك يريح القلب وكلام سليم زوجي متعبني كثير وماكنت عارفه كيف اخذ حقي منو بعد كلامك هذا ارتاحت كثير وبنتصر ان شاءلله بصمتي واسفه انا ماعرف اكتب صومالي بس افهم
Mashallah sheeq waad mahad santahay aduun iyo aaqiro qayr aan dhamaneyn allaha ku siiyo hortaada qayr gadashaada qary dambigaada allah dhaafo runtii arinta aad ka hadashay wax aad soo aliftay maahan lakin waa talo sax eh waan ku jeclahay dar ilaahey thank you
Shukran shiikhow wxan ku riyooday riyo sadex habeen ee kla duwn an ku riyoody wxyna thy ano qaawan ayaan ku riyoodaa shiikhow si khaasa igu so jwaab jazakallaah waliba xiligaa an qawanhy dad ayaa ila IGA o cidlo ma joogo shiikh
asc riyada aniga lagu riyooday waxana lagu fasiry indabigagii la haafy ood tahy sidii qof hooyadii ka soo dhacay ileen dhar laguma dhasho marka bisharayso
Shaq allah haku xifdiyo 👏👌🙏 maskaxda iyo qalbiga nadiifka ah allah haku siyadiyo. Qofka sida loga tashto bal ka so hadal an wax talo ah ka maqleynin tiisa un wato
Hada rasulka jecshahin scw like isar ❤❤
Mnsh allh
Scw
Mnsh allh shiiqa runta buu ka hadley
Naya Rabbiga ka baq Like iyo salliga rasuulka maxa iska galay acuudu billah dinta micnaheeda baro
Scw
Sheekha keliya dumarka lajira oo marwelbo xaqooda kahadla allah haku sharfo aaduun iyo Aaqiro 💚
Alle haku naxaristo shiiqeena waan ku aminsanahy alle haka abal mariyo sidaad no dhiri galiso markasto ood qerka nola jeclato wan kaha mahad celineyna anago dhan qeer ban ku rajeynay ❤
Shiq alle haku xafido
Maanshaallaah sheekh qeer Allah ha ku siiyo🤩🤩🤩🤩👌👌
Walaahi sheekada n sheekh waakaa iifaadeyseytey hadalkaga mid kamida ah anaa ku dhamo🤩🤩🤩👌illahey dambigaaga allah hacafiyo
Amin sheqa allh habarake
Horta shiiq qeer Allah kusiiyo wlh aynku dhartay inta fa'iido anka helay iyo inta talo ankaa helo maqiyaasi kartid aniga waxan ahy gabar xaas ah waxyaabaha inta badn adka hadlaysid waxad mooda inad Aniga iga hadlayso oo arimahyga ogtahy barnamijyadaadana inta bdn wan dhagesta faa iido ma ahane wlh kuma qasaarin jazzakalaah shiiq allaha kaga abaal mariyo adun iyo aqiraba
Nikaga bari unoqo maskaxdada adegso
Baarinimada an unoqday iyo dulqadka an muujinayo waaba mida hada karaamadayda lofahmi la'yahy
Ninkyga wu iga mudanyahy qiimo iyo ixtiraam lkn intuu leeyahy kabadn hadan siiyo waxa lumayso midan Aniga leyahy allah wajibadka uu ifaray oo ninkyga igu leyahy wan Sameyna taas lkn karaamadyda in lagu tunto allah mafarin taas ogaw
M.a wll
Shiiikhan waa sheekh fiicn aad baan barnaamishkiisa u ga helay in kastoo anigu wali heer yeelanin oo uusan arimaha dhalin yarada kubadnayn xaga dadka xaaaka leh aad ooga waramaa markaa alahaa idinku anfaco
The best sheikh in my life ...... wallahi I swear to God hwhay he saying is absolutely right
Exactly shehhhh👍
Ashaaa allaah allaha ha ku xiftiyo
Mashaa Allaha walaal!
Waxaan ahay xaas 10 sano and hooyo 3 caruur ahna leh! Alxamdulillah guri nimco ayaa ii dhisan wax badan oon nimcadaa ku ilaashado na waan kaa faa'idey, Allah hakaa abaalmariyo wanaaga aad nala wadaagto!
Halkaa kasii wad wax qabadkaaga hufan
sheikhan anigon firsan ayan liket sara wayo waa xaayi masha allah
shiiq Masha Allah
Alle ha ku xafido
Ani xita marka kudhuftay ayaba horay like kasaran
Nurto Abukar
Shekha xaasa maledahay anigu adiga ayaan ku jecelhy ilove you
Shiikhow Janada rabbi guri hakaaga dhiso waana qadanay waanadada wanagsan, dumarow wax ku qaaata
Suad Dahir haye jasaa kalah
P
Walalow lambarkaga intee kahelaa wlh adiga islamka dawad uthy waliba gabdhaha muslimadka ah shukran in badan
Allaah haku barakeeyo sheikh
Gabdhaha waad waanisaa mid xaas ah iyo mid aan ahaynba waanu kaa qaadanay taladaada ,
Xaqiiq waxa ah qofku siduu iska dhigo in loola dhaqmo.
Ma aaminsani in aan naftayda caqabad iyo murug u gelin doono qof bini aadam ah oo aan shalay bartay maantana ka maarmi karo.
Jacaylkuna waa ixtiraam iyo is qaderin uun intaa hadii la iska helo waa lawada noolaan karaa hadii kale waa get out.
Thank you so much yaa sheikh.
Masha allah waad asiibtay sheikh
Dumarka sida u taqana layaabay wallahi yaaab sida niyada loga dilo lo bahdilo wad yabeysa kuwa qaar waba aqbaleenba bahdilaada subxaanallah
Haddey talo wax tarto waad u dhameysay baarakallahu fiik
Wallahi hilmaanku wanicmo sheekhow jazakallahu kheeyr
Yaa Allaah run badanaa sheikha .
Walhi aniguuba iga waramayaa sheikhu waa hadalada aan badanka adeegsado waana joojinaya lagabilaabo caawa
Walaalhaygoo ii soo duceeya inuu ilahay caruurta iitoosiyo baari iga dhigo gaalada sharteeda iga xijaabo ii soo duceeya ducadiina ayaan u baahnahay
Illahay khayr ha idinsiiyo
Abaayo.waa.kuu.sooducaynaa.in.illhay.caruurta.kuu.hagaajiyo.baarina.kaaga.dhigo.aamiin
Amiin abaayo ummu sumeya
Walashey Alle hakuu xifdiyo caruurta
JAZAKALLAHU KHAIR. Waan idiin soo duceenayaa waxaad jeceshihiin oo khayr ah inuu ilahay idin siiyo ana ii soo duceeya.
Nafisa Muhudin ilhy hakuuu hanuuniyo istiqfaarta badi abyo
Wlhi waa sheekha kaliya aan waligay arkay oo dumarka lajira oo xaqooda ka hadla Allaha ku dhowro shekhoow
Maida Cabdi aamin aamin
Kkk,,,, I like the whole story . Waa Sheikh runta un ka sheegeeyo. Manshaa'Allaah
Jazakalahu khayran sheikh Rabi hakubarakiyo ameen ameen mashallah
Masha Allah wa sheqa kaliya ee dumarka uu hiliya Jazakallah khayr sheikh Abdullahi wa runta wana xaqiqa jirta qof an ku rabin se soco aya la daha waliga qof bani Adam ah ha isku duleynin ninkaga ixtiram see inta uu ku ixtiramayo ma ixistay waxa ka fcn adigo daha wan ku xisay ama wan ku jeclahay hada jawab la mid ah ka weydo ka amus
Masha Allah tabarakalaah sheikh jasaka laah qeyral jasaa runta kahadashy mahdsnid
Sheikh iskaabulo nahay kuwa kale suaalahey dhibsadaan
Alle haku karaameeyo dadka in runta loo sheega ka maqnayd u samir baa dadka daashatay dad badan baa dawadooda helay Masha Allah jzkh
Waa runtaa subhanallah, raga somalida majeclo inee kuusheegaan , but waa ku jecel yihiin lol, but I still like ninkeeyga inoo ii sheego inuu i jecel yahay 😐
shiqow woxow jecelahay
Acs
Mashalaah sheekh walahay xooganaan ban dareemay mustaqbalka anooku wareersan talo fiican mashalaah
Sheekh gabadhi fanaanada ahayd ee sacdiyo siman ee aad u ducaysay ma ogtahay waxay dhashay laba wiil oo mataana ah masha allah waana fanaanadii ugu horeeyse matanayso
Wallee goormay dhashay walaalo mshl
@@queenikran1591 maalinta garan maayo lkn intii aan ramadanta ku jiray
Goormu u duceyey msha allah eh
Mashaa Allah ilaheey ha ubarakeeyo
@@sundussaalax4810 kowda ramadanka
Shiikhow alaha kuu naxaristo oo jano kuugu bishareyo
Subxaanallah abaayo miyuu dhintay
Masha allah tabarakalah dhirigaliin qiimo badan jazakallah khairan sheekh allah kuu xifdiyo
Maashaalaah shiiq mahadsanid
Waa runtiisa walaalkeen xaqaada cesho Kan dadka kalana haqaadan iskuna kalsoonoow talo wanaagsan
Mansha allah shiikhan runtaan ku jeclahay xaqiiqda ka hadashaa
Mshllh jazakallhu khyral jaza sheikh runti wano wax ku ol ah bad ina sisay
جزيت الفردوس الأعلى من الجنة
Mashallah that's powerful message, if someone wants to go let him go and move on with your life. Its hard to understand women so true.
Asc
@@fatumanuur2156 wcs walal
jjjkkkjjjjjjjjjjijjjjjjjjjjijjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjojjjj😅jjj😊jjpjjjjjjjjkjjj😊jjjojjjjjjjjjkjljjjjjjjojjjjjkjjjjjjjjjjjjj😊jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjljjjj😅jjijjjjjijjjjjjjjjjjjjjjjjljjjj😮jjkjjjjk8jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj8.jjjjjjjjjkjjjijjjj😅jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj😅jjjjjjjjjjjjjjmjkjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjkjj
jjjjjjijjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjnjjjjjjjjjjjkjjj jjjjjjjjjjjjjmjjjjjjjjjjjjjjjjjkjjjjjjjjjjjnjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjnjjjjjjjjjjjjjjjujjjjjjjjjjkjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjnjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjkjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjkjjkj9jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjkjjnjjjjjjjjjjjj.jjijjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjojjjjjjjjjjjjjjkjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj8jjjjjj8jjjjjjjjjjjjjjkjjjjjjnljjjjjjjjjjjjjjjjjjjjljjjj9njujjjjjjljjjjjjjjjjnjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj8
jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjijjjjjjjjjjjjjjjjjljjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjujjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjljljjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjnjjjljjjjkjjjjjjjjjjjjjjjjnjjjjjjjjjjjjjj.jjjjjjjjljjjjjjjujijjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjojjjjjjjj8j jjljjjjjjjjjj jjijojjjljjjjjjjjjpjjjjjjnjjjjjjjjjj9nijjjjjjjjjjjjjjjjnjjjjjjjjjjjujjjjjjujjjjjjjjjjjjjjjjjjjjknjjijjjjjjnjjjjjjj
jjjjj7jjjjjjjjjjjjjjnjkjjjjjnjjjjjjjj8jjjjjjjjljjjjjjjnjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjijjjjjjjjjjjjjnjjjjjjjk8jjj9jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjlj
jjnjjjjjjjni.jjjljjjjjjijjjjjjjjjjjjjjljjjjjjjjjj jjjjjjjjjjljjjjjjjjjjjjjjjjjl8jjjjjjjjjjjjjjjjjjujjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjknjjjjjjjjjjujjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjnjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjljjjjjljjjjjjjjjjjjjjjjjjj
jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjojjljjjjkjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj8jjjk.😊j😅😅
🤣🤣🤣🤣 erayadan aniga adegsan jiray waxan aaaminsanaa in aan isjeclaysiinayo lkn waxan ogaaday in aan dhulka is dhigay oo uu gaaray heer uu idhibsado
Kadib waxan bilaabay in ka soo qaado qof guriga un ku nool oo aan masuul ka ahay cuntadiisan u diyariyaa meeshuu seexanayo wan u carfiyaa lkn lama sheekaysto waxan ubahanahay wan waydiistaa wuxu u bahan yahayna waan siiyaa kadib cunugtayda ban ku mashquulaa markay jiifto waxan bilaabaa in aan kitaab aqristo ama buug ama howsha guriga iitaasha
Tankale markan isku dhacno aniga wan ooyn jiray waxan is waydiin jiray sababta uu hadalkaas ii dhahay maalin walbana waalidka baa nagu dhexjiri jiray oo dacwad guuraysa ban ahaa
Lkn hada si kasta oo uu idhaho hadal xun inkee lama sii dagaalo kaliya waxan dhahaa iska hadal bal in uu warkaga iga galo meel duleesha
Kadib jikadaa aadaa wan Soo caytamaa sidii in uu i hor taagan yahay markan soo nafisana anigoo faraxsan ban qolka soo galaaa waxana ku mashquula danahayga gaarkaa
Asaga wuu yaabay wuxuna aaaminay in uuna hadalkiisa wax qiimaa agtayda ka laheen
Hada asagaa ku jira booskii aan shalay ku jiray mar walbana wuxu RUclips ka raadiyaa sida xaaska loo farxad galiyo 🤣🤣🤣
Man sha allah waxaa tahy qof wanaagsan raga wuu udarathy wanaag.usameynta
Badan.abaayo
Hhhhhh mid maskiina heshay😂
😂😂😂😂😂😂😂 waa iga qoslisey ppe faarax looma joojiyo halkaa kaga hay👏🤣🤣🤣
wlhi shekhan maka shekeynkaro wax anka faa iday jazakalahu kheyr ale hanokadayo bulshada somaliyayd waxbadan ayad uu khabatay ani horta waxbadan ayaan kafaiday janadi alle hakugeyo
Maasha alaah
Malaha wadku raysay shekha
Maa Shaa ALLAAH 💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜 SHEEKH 💜 CABDALLAH👌 AFKAAGA 💜 CAANO 💜 & CAAFIMAAD👌💜 LAGU QABEY 💜👌 THIS IS TRUE 🤩👋: Well Done ✍️😘
ManshaAllah ManshaAllah Thank you 🙏🏿 sheikh for your best advice.
Masha alaah
Ok
Shekhoow ajar badan allaha ku siiyo wlh akhli iga maqnaa baa iisoo kordhisay runtii inaa anniga ihadleeysaa moodaa barakallah
This is an amazing sheik .MashaAllah
Scw jumca dayib ah ya akhi wa ukhti fil islam scw like cidi rasulka jecel in uu shafeco qado
Mansha alaah ala shekha runbadanaa nagaha qaar way jilic sanyihiin qabmalahan
Masha allahsheeka kalyah runta sheego dadkana waaniyo shukran
shiiqooow ilaaheey qeer hakusiiyo naftaadana ilaaheey cadaabta haka dhowro ilaahey hakugu irzaaqo raali ahaanshadiisa liibaan aduun iyo aaqiraba
Wlh i normally watch ur advise sheikh may Allah grant u good health and long life 🙏
Sheeekh alle haku barakeeyo aad ayaan kugu xidhaney wax badan waaan KAa faidey dhismaha gurigeyga kama madhan taloyinkaan KA faidey shukran walhi
mansha allah shiiq waxa tahay qofka kaliya ee uu hiliya xaqiiqda karameyana dadka qiimahooda alle ajar iyo xasanad wasaca alle hakusiyo
Jazakallahu qeyren sheikh illaahay haku barakeyo liiban aduun iyo Aaqiro inshallah yaarabi
Maa Shaa ALLAAH, Sheekhunaa : JAZAKALLAAH
And if he doesn’t love me, Allah loves me Alxamdulillah
Masha Allah waa sax umu Aisha
You are right 👏👏👏
jasaakala khyr sheikh alle haku barakeeyo
runta ayaad sheegty faaraxyaasha kibirsan
Ajar aan dhamaan allaha ku siiyo walhi wax badan baa iska kay badalay intaan videos kaaga dhagaystay hormar baan gaaray walhi alxamdullilaah ❤
Ilhaa qera haku siiyo shiiqow waa qere san thy
SHIIKHEENIYOOW, MIDKA QAALIGA NAGU AHAAYOOW; ALLAHAYOOW ADDUIN IYO QAAQIRO JANNATUL FARDOWSA KUUGU BISHAAREE; ALLAYA--CIZAK; Well Done
Masha allah runta ayuu kahadlay sheeqa
Sheekhoow dumarka wacdi oo u sheeg in nimankooda ay ka danbeeyaan ragana u sheeg in ay dumarkooda xaqa ay ku leeyihiin ka soo baxaan
Sheekhow alaah xaqa ha inagu hanuuniyo dhamanteenba
Asc asxabta igula saliya xabiibkena scw ❤scw scw
Wallahi sheekh ka fiican oo dumarka si wanaagsan ula hadla kan baaa jira
Kuwa kale dagaal bay nagaha kula jiraaan
Shiiq alle aqliga haku barkeyo talo wngzn baa mar walba kaa helnaa
Maasha Allah Allah hakuxafido
Sax wallahay illhay ha ku karameeyo
La faaruuq mahadsanid gabdhuhu waa gabdheheenii waana jecelnahay
Sax sida qofka kula dhaqmo aya lola dhaqmaa qofkasta qiimaha u ku siiyo unba la siya🙏 sheikh shukran
Alla shiiqu runbadanaa illaahow ku gargaar saa umada ugu gargaartay aqoontada allaaya cisag aqii afkada malab lagu qabay ayaan kuleeyahay 🌹👍🏻🔐🔐🔐🔐🔐 qufulbaad iga furtay wlhi 13 sano igu xirnaa illaahow qeyr ku sii shiiq mahadsanid shugran katiir yaa aqii qaali wa kuwataa wlhi🔓🔓🔓🔓🔓🔓qufulkii wan iskatuuray markaan casharadaada dhageestay maskaxdii ayaaba iishaqeeysay iga fadhiday markaasban noqday qof qawiya o ad adag isla markaasna diiday bahdil iyo kutumasho wallaahiyan ku dhaarte waba layaabay kartideyda nin kii i adonsan jiray markan kaxorobay ayuu hada dhareerka iga dabashubaa wan kubaryaa 1 jaanis isii ayu cawo iyo malin ku ooynaya aniguna no no no ayan iri ma astaahishid jaanis sxb iska eeg gawarida yeey ku jirinee 👍🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ marlabaad shugran shiiqunaa shiiq badbaado hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
jazakalaahu qeer shiekh alhaa kubarkeeyo
Masha Allaah sheikh alle haku xiffdiyo
M.a sheikh alle haku barakeeyo xikmada iyo caqligana rabi haku siyadiyo
Masha Allah shiikh alle hakuxiftiyo
Masha allhah❤❤❤❤
Shekh walahi anigu wankuwashay ninkayga markastan wan waydiya waxan ka arka inu igasidheranayo shukran sheekh
Masha allah sheikh ilaaahay haku barakeeyo aakhiro iyo aduunba
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq
جزاك الله خير كلامك يريح القلب وكلام سليم زوجي متعبني كثير وماكنت عارفه كيف اخذ حقي منو بعد كلامك هذا ارتاحت كثير وبنتصر ان شاءلله بصمتي واسفه انا ماعرف اكتب صومالي بس افهم
ههههههه انتي ليش فهمت كلام صوماليه
Mashallah sheeq waad mahad santahay aduun iyo aaqiro qayr aan dhamaneyn allaha ku siiyo hortaada qayr gadashaada qary dambigaada allah dhaafo runtii arinta aad ka hadashay wax aad soo aliftay maahan lakin waa talo sax eh waan ku jeclahay dar ilaahey thank you
Masha alaha shikho rota ada tawa taya wlhi jasaka lahu qera
aaamiin aaamiin adne kheyr iyo jano allaha kuugu badalo
This video is only disliked by faaraxyaasha kibirsan 😂😂😂😂 sheqa inu no caqli celiyo diidanyihin hoog idinku dhac
Lol
🥰🥰🥰🥰🥰
Jazaakhallah khayr shiiqow waaka faaidaystay waanadada run ahanti
Qer allah haka siiyo waxa wangsan ayad ino sheegtaye
Mansha allah that is right I will never stop him and never ask any questions life is beautiful 👌👌👌🙏🙏🙏
Aanka Hussein kkkk waa runtaa
masha allah tabrakallah xayakallah
ehlul khyrka
Mahadsanid sheeqow taas beentada ma ahan
Maashaa Allaah walaal badbaado ilaahay ha noo kaa xafido.
Masha allah Sheek Jazkalah khair sheek iisoducay ani iyo xajigika ayaa isfahan laan nagudhacday ino walad salax iiseyo ialahy dardisa igusoducay allah hakuxifdeyo
Ilaahoow awlaad saalixa kusii ukhtii adiyo intii kula midaba aamiin
Xbtii alaw adi kusii ana usii
Ilahy nabd iyo daganan ha dhigo dhexdina awalad salixa ilahy haydin siyo gurigina ilahy haydin adkeyo wa kuso ducayna Insha Allah
iska fur qof aad fahmayso waad heli
Sida shekhu sheegay ugaal
Ma sha Allah jazakal allah kher sheikh akhli ayaisisay
Ilhy ha kaa jasaa ir siiyo wax badan ayaan kaa faa iday insha allah waxaan rajynyaa talaabo kastoon qaado inuu ilhy khyr iiga dhigo
Shekhenii u so quruxbadnaday talow ma ramadantaa🤔masha Allah inta ila aragtay like saar
Sumayo ninwalba oo qurxan xaskisa wacan
Shukran shiikhow wxan ku riyooday riyo sadex habeen ee kla duwn an ku riyoody wxyna thy ano qaawan ayaan ku riyoodaa shiikhow si khaasa igu so jwaab jazakallaah waliba xiligaa an qawanhy dad ayaa ila IGA o cidlo ma joogo shiikh
asc riyada aniga lagu riyooday waxana lagu fasiry indabigagii la haafy ood tahy sidii qof hooyadii ka soo dhacay ileen dhar laguma dhasho marka bisharayso
Kkkkkk waxan kuqoslay horta ma ixistay mahadsanid shiq
Jasakalah Sheikhena noloshu kuma xumayso wad na saacida everytime
Maas ha allah waa runtaa sheekh ragu karbaashkay jecel yihiin anaa arkey sidaa sheegtey waaye alow ku daa ❤️
حمدالله جزاك الله خير
Waxas oo Dhan Wan sameynoya waana ku Dhex jiraa Wlhi Taladan Hadan Maqli laheyn wan ku Dhex socon lahaa😢 Xili Fiican maqlay Wan naxay Waana qoslay wlhi Dhibka ugu weyn Aniga Ayaa isku sameynaayey
Asc wr wbr wll qaali aad baan kuu salaamay talo aan ubaahnaa baad isiisay jazaaka lahul kheeyrul jazaa,a
Mnsha alllh cimri dher io cafimaad ku dhmyso waliga
MashaAllah jazakaAllahu kheyr yaa shiekh
Horta sheekh caqliga yaa ka raacdy hhhhhhhhh
Alle hku sharfo
Mashaa Allah dheh Abaayo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣runta waye
Mashallah sheik ilahay haku xifdiyo aduunka iyo akhiro ba You are the best I like you sheik ❤️❤️❤️❤️Love
weligey qof maijeceshahay madhihin alxamdulilah Ilahatba isiiyay kalsonidaas waxas wakalsoni daro
Warunta shekh
Sheekh khayr ale haku siyo cilmigana ale haku siyadiyo
Jasakalahu khayr shiikh saas nogu faaiidayso thanks
Waruntaa Sheekh jasakalah khayr Sheekh
masha allaah waa erayo muhiim ah shukran
shiiqow.runtii arin muhiim waaye👌👌👍👍
Masha allah shiekh cabdallah dar ilaahey ayaan kuu jeclahay baarakallah
Shaq allah haku xifdiyo 👏👌🙏 maskaxda iyo qalbiga nadiifka ah allah haku siyadiyo. Qofka sida loga tashto bal ka so hadal an wax talo ah ka maqleynin tiisa un wato
Thanks walalo arin iga maqaned ayayd i tustay
Mashalah tabarakalah sheq aqli badan