Sh Cabdiraxmaan waa laambad iftiin badan leh oo kuu ifineysa mugdiga kaana dhigeysa addoon dhan kasta ka dhisan. Wallahi kama caajiso dhageysiga sheekha. Allah ha barakeeyo sheekheena inana isagoo kale Allah ha naga dhigo.
Allah barakeeyo shiiqaan su aal aan is weydin jiray nafteyda ayuu iga jaahil bixiyay taas oo ah qadaraka ano aminsan hadana si quruxbadan ayu kaga hadlay
Qiyamaha waxaba ka dhow in qof kastaba uu malin ama habeen qiyamihiisu dhacayo oo aanu soo noqonayin qiyamuhuna waa sida aaynu u dhimanayno kalu u imanaya oo adunku u dhimanaya
Shedaan madoowe uuff calayk! Allah swt plan kaaga oo qaalka leh haa jejabiyoo ameen!🤲🏾☝🏾Meego laqac aa qaatday loguseeyay😤 dambaale dammdamm Allah ka dhigo.🤲🏾
Subxaanalaah sida uu iifahamsiiyay qadarka cajiibsanaa alle haku barakeeyo sheekh lagama caajisayo dhagaysigiisa
Sh Cabdiraxmaan waa laambad iftiin badan leh oo kuu ifineysa mugdiga kaana dhigeysa addoon dhan kasta ka dhisan. Wallahi kama caajiso dhageysiga sheekha. Allah ha barakeeyo sheekheena inana isagoo kale Allah ha naga dhigo.
Thanks so much Suldaan Media, with mufakar sheikh Abdulrahman.
Alaah ha ku barakeeyo sheekh cabdirahmaan bashir
Masha allah
Allah barakeeyo shiiqaan su aal aan is weydin jiray nafteyda ayuu iga jaahil bixiyay taas oo ah qadaraka ano aminsan hadana si quruxbadan ayu kaga hadlay
ماشاء الله تبارك الله
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
Scw
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
سبحان الله
Masha allh shekhena ale habarageyo
اللهم إنا نسألك الجنة وما قرب إليها من قول وعمل ونعود بك من النار وما قرب إليها من قول وعمل
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ❤
Masha ALLAH sheeq fahamsiiskaaga aad ayu ufiicanyahay ALLAHA kubarakeeyo jazakallah
جزاكم الله خيرا
Mansha alaah wll
Sheikh ManshALLAH, ALLAH YAHIDIIK
Sh/ abdirahman, I Like how he explained the knowledge of deen🥰
Sheykh Rabigeen ha ku nuurro cimeigaagana ha waasiciyo
❤😂❤Allaha ajri iyo xasanaad ha kaasiyo wacdiga aad noosoo jeediso had iyo jeer❤❤
الحمد لله على نعمة الإيمان ونعود بالله من حال أهل النار
Salalaahu caleyhi wasalam
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
Masha Allah
Yaaaa alllah
Jazaka Allah Kheyr Sheikh .
Kadaaya videos aad soo dhexgelinaysaan shiikha
Sheekh raali ahow Illaahay muu ogaan EE wuu ogaa waayo isagaa abuuray.
Qiyamaha waxaba ka dhow in qof kastaba uu malin ama habeen qiyamihiisu dhacayo oo aanu soo noqonayin qiyamuhuna waa sida aaynu u dhimanayno kalu u imanaya oo adunku u dhimanaya
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢
Scw scw scw scwscw.................
السلام عليكم ورحمة وبركاته ارجوكم أن تعملوا قناة خاصة للشيخ عبدالرحمن بشير وان تخصيصواللمحضراتيه وشكرا لكم
❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤
17:46
Big Bang Theory.
Wllo video qabtisi hore maxad uga so jartay?
Wadaad ilamaha xuuqdiisa dhulka magaynine bal ka fiirso
Ardaydu markay dhibco sar keenaan waxay yidhaahdaan anaa keenay, kuwa dhacayna maxalinkaa I siiyey. Bal adba
GaAlo wadoodi ahayid la dagalanka islaamka aay weligood ku joogen ayay mantana ku joogan
Lakiin islaamkii loogu talo galay inay iyana wadadii alle iyo rasuulkiisu u jeexay ayay ka baydheen markaysay jabeen
Aduunkuna sidasuun buu ahan ilaa qiiyamaha dagaalka ka dhexeeye xaqa iyo badilka mugdiga iyo iftiinka diinta iyo diin la,aanta ilahay ma jiro iyo cidan alle ahayin ayaa alle ah labadasina waa isku mid ban filaya
Shedaan madoowe uuff calayk! Allah swt plan kaaga oo qaalka leh haa jejabiyoo ameen!🤲🏾☝🏾Meego laqac aa qaatday loguseeyay😤 dambaale dammdamm Allah ka dhigo.🤲🏾
❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤