Qisadii jacayl ee ninkii Safiirka isugu sheegay 😳 Saxafiyad Ibtisaam

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • #Farhiaabdalla #Qisooyin #sheeko

Комментарии • 254

  • @samiiroaxmed9261
    @samiiroaxmed9261 3 года назад +18

    Wlh sax waye imtisaan sadaqo ayaa wajib ku eh wayo sidaan qisadaan ka fahmay qof xuman wado eh ayuu ahaay allow shartisa nadhafi inta xuman wada yaal ah

  • @ciisemahat9446
    @ciisemahat9446 Год назад

    Masha Allah abayo mcn 🥰

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 3 года назад +10

    Wlhi waa qiso cajiiba
    Ilaahay ha xafido hablaheena somaliyeed

  • @Ahmed-fr9qb
    @Ahmed-fr9qb 3 года назад +8

    Plz bishan inta ay dhaman aan garsina 100K somaly tola ayey hda garsi kra wlh wan garsi lahy aan isgarab qabana somalay mrkas meel gari garna💯✔🥀❤

  • @abdukaadirarte2703
    @abdukaadirarte2703 3 года назад

    Masha Allah Alx horta Allahi kaa bixiyay Wlh waa sidaa sadaqada waaa xijaab waligaane sidaa sadaqada u bixi mida kale farhia Abadalle waan ku salamay wallshy waan ku tageraa

  • @bashkacadebashka2439
    @bashkacadebashka2439 3 года назад +6

    Mash allah farhia cabdalla muumin qof lawaayay maal mahaan waa kuu xiisay runtii nolow insha allah

  • @Dhowrsan436
    @Dhowrsan436 3 года назад +10

    Bisinka walhi waa sheko cajib ah ad bey igu socatay wana qiso mudan in lagu tusaaala qato wax walibo cashar aye leyihin ibtsam na wey kumahdsanthy qisadan sida qurux da badan ay nola wadagtay welcome abyo farxiya noso badi bal qisoyinka

  • @maryamamudug6997
    @maryamamudug6997 3 года назад +3

    Somalidu waxay ku mahmahdaa lax walbaba shilinkay is dhigtaa lagu gawracaa .
    Wll ibtisaam Alle ha ku xifdiyo waxaan rajaynayaa gabdho badan in ay qisadaan waxyaalo badan ka fa'ideen ama uga korortay.
    Adigana waxaa thy qof dhalin yaraa oo waayo araga Masha'Allah. 🥰🔥

    • @nafisaqanyare5067
      @nafisaqanyare5067 3 года назад

      Bismilaahi wale sheeko igayabisay yaa maxukukenay beenta intaas laeg yaab badana lakin waxarun ah u aan kadhaxlay hadalka ibtisan urun ah xamar waa wajiyo badantahay arintaas waqasaro lakin waanahab gabdhaha somaliyed laguma ciyaro wadmahadsantihin dida aad nugusogudbisay

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад +5

    you don’t need fake love ❤️ you need true love 💕

  • @nimcoabdilaahi2983
    @nimcoabdilaahi2983 3 года назад +4

    Farhia Abdalle keep going zizy❤

  • @Tooxoow24
    @Tooxoow24 3 года назад +1

    Gabdhahayga waa idin wataaa muuqaalka waa dheeryahee caawa aan daawanaaa, ibtisaam sheekadeeeda Insha Allah.

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 3 года назад

    Ha laraadiyo ninkaas waayo wax kasta baa halis Ah soomaali labaabiye gabdhaha soomaali waa ladhibaah

  • @ikranabdille7203
    @ikranabdille7203 3 года назад +3

    Adiga kumalugoonin asag is lugooyaye ee aabyo king going 🌹🌹🌹🌹

  • @aliacarfoon6284
    @aliacarfoon6284 3 года назад +3

    Omg sheeko la yaab leh subxaana allah allh haku cadaabo kaasow digtoonow abyo ibtisaam

  • @munira9907
    @munira9907 3 года назад

    Ikn ninka lacag wuu heestay sxby beentiisaa wax uga ciyaartay 😂😂😂😂😂😂

  • @wardaubax8292
    @wardaubax8292 3 года назад

    Keep.goin my sister

  • @Learningwhithsaida
    @Learningwhithsaida 3 года назад +5

    Sadaqada wa inaanu badinaa si allh noga badbadiyo nimanka nocaaso kale

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 3 года назад +1

    Waa gabadha caqli badan mnsha allh

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 3 года назад +20

    🤣🤣🤣🤣kheir ki la shegayaba kuso dontay 🤣🤣🤣allaha gabdhan isku nuc ban nahay 🤣🤣🤣🤣wn kahelay shekadan

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 года назад +1

    Wlhi waa sheeko yaab leh gabdhoow is ilaaliya🥺😳

  • @kingarad6312
    @kingarad6312 2 года назад

    Ibtisaam qosoleey igudishay

  • @safiyotahliilchannel6885
    @safiyotahliilchannel6885 3 года назад +3

    Wlhi gabadha wey kudhacday eegabdhow isjira

  • @asmaadam62
    @asmaadam62 3 года назад

    Wow ibtisaam suldan💋💋💖💖

  • @xanaanmaxamuud3878
    @xanaanmaxamuud3878 3 года назад

    Subxanallah nimanka somaliyed waxa fcn in ay alle kacabsadan inta badan wa bila naxariis alle hanaga duwo dhagartoda xun bal su ugalay gabadhaa firiya allah bakaqabtay abayo

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 3 года назад

    Masha.allh qofka wngsn waligi dhib ma arko

  • @princejabsowofficialljabso9357
    @princejabsowofficialljabso9357 3 года назад +15

    Aniga nin rag ayan ahay waigano never trust man whom you don't know his background wlhy you wil regret anaka rag sidan unahay dad xun aya nagubadan

  • @mimik2959
    @mimik2959 2 года назад

    Kaas illaahay baa kaa qabtay kuwa dadka qasha amuua ahaa🙈🙈

  • @umaymafaarah2020
    @umaymafaarah2020 3 года назад +4

    welcome ibtisaam suldaan.❤

  • @qadronuur2991
    @qadronuur2991 3 года назад +1

    Safiirka ufadhiya jabuuti somalia
    Mad garan waysay
    Wariye wax badan ogbad tageee
    Bisinka gabadhu fikir gabanaa
    Aniga dhaqso waxa igu sodhacay shekada bilowgeda markan maqlay
    Safiirka magacisa ban radin lahaa dad waawen ban lawadagi lahaa si aan o ogaado xaqiiqda
    Waaba iska aqvashay beentisa
    Waxas hamiga gabdhaha waye
    Allaha nabadbadiyo dhamaanteen😉

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 3 года назад

      Anaba yaa bay safirka djibouti sidey ku garan weydey sowda sheganaysa wariye 😂

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 3 года назад +6

    safiirka Djibouti Somalia waxa la dhahaa aadan belaloo , wuxuuna qabaa drs moha farah. waa qoraa soomaliyed oo caana.

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 3 года назад

      Gabadh 10 u dhasha ayu la nool yahay moha farah wax uma dhalin

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 3 года назад

      Moha gabadha kaleh oo djibouti ku qabo aya jirta oo 10 carura u dhashay

  • @zahraahmed6217
    @zahraahmed6217 3 года назад +1

    Cajiib! cajiib! Cajiib! Aduun iyo xaalkii
    Ibtisaamey ninka dantuu kaa lahaa weynaa😅 oo ALLE UU kaa badbaadiyey

  • @fertunmehamud843
    @fertunmehamud843 3 года назад

    Sheekadina qosol kaliya waye sidey u koobineyso xabadan ayanba ka helay Masha alah abaayada qerka radineysay.ilaahey Wax ka qeyr badan alaha ku siyo

  • @abdifatahmahamud8387
    @abdifatahmahamud8387 3 года назад +4

    Ar naagaa lacag jeclaa acuudka 😂😂😂😂😂

  • @Tooxoow24
    @Tooxoow24 3 года назад

    Bil kadib hadaan muuqaalka dhameystay, waa sheeko cajiib ah walaahi, mida kale Farxiyo iyo ibtisaam funny aa tihiin sheekada waa noogu raaxayseen, Farxiyo wow good news Ku teh😂😂😂,

    • @farhiaabdalla
      @farhiaabdalla  3 года назад +1

      Walalkeey Tooxoow Bashaash waa inoo Farxad inaa sheekadeena Dhameysatay 😁🥰

    • @Tooxoow24
      @Tooxoow24 3 года назад

      @@farhiaabdalla sidaas oo kale Anna walaashey, inaan mar hore daawado ayey aheed lkn Safar aan ahaa. Qisooyinka noosoo badi Insha Allah, saaxiibteen ibtisaam a badal kheyr qaba insha Allah 😂😂😂

  • @zuuriabdirahmaan1475
    @zuuriabdirahmaan1475 3 года назад +4

    Farxiyo abaayo quruxeey qisooyinka noo soo badi plz

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 года назад +2

    Mashaallah shekadan aad ugu helo xikmada leh uqalanta subscribe kabadan kusiiyo my lovely sister hore usoco gbdha kale so dhaweeya hablaheena qurex bdn

  • @mohamedgelle8834
    @mohamedgelle8834 3 года назад +14

    ibtisam suldan ad ban u garanaya wa grb qalbi wngsan leh

  • @sudimohamed9458
    @sudimohamed9458 3 года назад

    Waad sigatay Ilahey kaa qabtay..... bisinka naa maxuu ahaa, that's why never trust anyone

  • @safaaziman951
    @safaaziman951 3 года назад +1

    Wlhi waa qiso Cajiib wlshey adiga cashar aya ku noqon iyo ina wax walba ka digtonato rabina haku xifdiyo runti gabar caqli badan aya tahay gabdhaha qarkod waxyabaha walagu hoda xaqiiqdi

  • @abdukaadirarte2703
    @abdukaadirarte2703 3 года назад

    Ninka sidaas dhan aad u aamintay ma ku soo jiitay ibtisaam

  • @xakiimoxulka1326
    @xakiimoxulka1326 3 года назад +1

    Walhi abayo sax waye qofa ku dhacaday Ayan arakaye isdasa cml walhi gabadhaha somaliye iska ilaliye

  • @hamdihasan9219
    @hamdihasan9219 3 года назад +1

    Farihaya Abdale muumin kor ka aqoon jiray waxan ka daawan jiray TV lkn manta waa maalintii ugu horaysay oo aan youtpkaga so booqda hormar wacan sister

  • @samiracdey1629
    @samiracdey1629 3 года назад +4

    Qaranka jabuuti HHhH wlh nin siyasad kashaqeyo haleyska jiro waa been bodayaal gabdhow iska ilaliya.

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 3 года назад +2

    Waxaan ka helay sida gabadha kale sheekada ugu jiibinayso 😀😀😘waa qiso run ah oo ka dhici karto muqdisho 😂😂😂😂

  • @nastehaalinoor6355
    @nastehaalinoor6355 3 года назад

    Waa qiso cajiib ah

  • @DiscoveringSomalia
    @DiscoveringSomalia 3 года назад +1

    Markii uu ku ku dhahay waxaan ka soo jeeda Djibouti , ma qabilkiisa ayaa ka wadaa mise, wadan ka uu u dhashay ileen qabilka degaa Djibouti waay badan yihiin oo Hal qabil ma dagee, dhan kale mar hadii uu ku yirii waxaan ahay safiir u fadhiya dawladda soomaaliya jabuuti, taas waxaay ka dhigaan in uu yahay Wadani reer djibouti ah, Dhankale Safirka uu fadhiya djibouti soomaaliya, waxaa ilaaliya ciidamo sii gaar ah uu tababaran oo ka socda dawladda jibuuti, saxafiyadna waad tahay oo dhawr jeer ayuu idaaca iyo xukumadda soomaaliya la kulmay sidee uu garan wayday.

  • @xuriyonaanaale2511
    @xuriyonaanaale2511 3 года назад

    ibtisamey abyo ilahey baa kubadbaadiyay alxm dheh kasooklana Rabbi baakamagangalny 🤲😢

  • @martiilaq1tube381
    @martiilaq1tube381 Год назад

    Halkaa iigu jooji caawa haben dambe dhamays

  • @barbaarsamechannel7585
    @barbaarsamechannel7585 3 года назад +1

    Allah ku dhaafiyey balaayada

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 3 года назад

    muqdisho waxay noqoty bahalo galeen Alle umada rer muqdisho ha ilaaliyo

  • @aishaahmedadam7589
    @aishaahmedadam7589 3 года назад +1

    Asc abayo walahi waan ka naxay qisadeeda wana mid ku cibraqadasho wacan sanadkan rag la amino ma jiro
    Ani talo waxan siin lahaaa gabarkastoo xiriir aan lahayn ilaahy waxan iyo wax lamiduu kaa hayaa ee alxamdulilah dheh
    Teda kle ilaahy naguma kenee gabdhow qofkaad xirirka la ledahy baro oo nin kaa ajinabiya ha isasiin🙏🙏🙏

  • @muznahassan8599
    @muznahassan8599 3 года назад

    Farxia 2018 aroskade dawade.abayo awe xajigadi
    Weli gawar tahaa.mama maad noqonin myaa mse garob tahaa.

  • @qaaliladanahmed9329
    @qaaliladanahmed9329 3 года назад +1

    Waa qiso layaableh

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 3 года назад +1

    First comment

  • @SomaneHassen
    @SomaneHassen 3 года назад +1

    Hormar wacan abayo 🥰🥰

  • @iqradaadir4940
    @iqradaadir4940 3 года назад +8

    Wiilka camerada dhib badana Block maka qaaaday kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @umutia3116
    @umutia3116 3 года назад +1

    Inan yeesho gbr sxb ah ayaan rbaa lkn wali ma arag 😥😥💔💔💔

    • @munira9907
      @munira9907 3 года назад

      Aniga hal kaaan joogo 😍😍😍

  • @qumano2836
    @qumano2836 3 года назад

    kelyaha ayuu kaala bixi lahaa illaahey ayaa kaa badbaadiyey illaahey u shugri naq

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 3 года назад +2

    Sheekadaan shaah baan u doontay intaan pause saartay waa igu socotaa

  • @fatmasheikh5657
    @fatmasheikh5657 3 года назад +9

    Kkkk haduna qadada wax idingugu darin ayaaba nasiib ah wlhi sxbey

  • @umaymafaarah2020
    @umaymafaarah2020 3 года назад +1

    😀😀😀😀😀😀😀wallhi waa qosla caawa.

  • @nafisaqanyare5067
    @nafisaqanyare5067 3 года назад

    Xamar wa wajiyo badantahay

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад

    masha allah thank you

  • @naimohassan9970
    @naimohassan9970 3 года назад +3

    abayo gabdho badan aya san loo galay Hotel iney u kireyan ayey familkoda lacag siyan kadib isbuc ka dib ninki ma aragtay kadib gabadhi uur ku so baxayo wilashena allh hadeyo🤲🏻🤲🏻🥺🥺

  • @siradm
    @siradm 3 года назад

    Walaaley is ilaaliya yey idin qalanine waxan acuudubillaah

  • @mohamedtahliil8711
    @mohamedtahliil8711 3 года назад +3

    Naaguhu aduunyo jeclaaa bello ku degtey

  • @deeqamohamed7361
    @deeqamohamed7361 3 года назад +1

    Allah ayaa ka badbaadiyay kaas shar buu kula damacsanaaa

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 3 года назад

    Allaah baaa kaa badbaaduyay ibtisaam mcnto waa tuug

  • @atikaabdalle5129
    @atikaabdalle5129 3 года назад

    Ibtisaam❤️❤️❤️

  • @faaizamoalimahmed954
    @faaizamoalimahmed954 3 года назад +1

    Wlh adunka bena u necbahay iyo qof ifana lkn qisadan qima goniye noledahay hadanahay gabdhaha somaliyed

  • @ismailahmed8115
    @ismailahmed8115 3 года назад

    Waaaaaaaawoooollo

  • @fatimaibraahim7430
    @fatimaibraahim7430 3 года назад +2

    Wlhi waa cashar gabdhaha wa inay ka digtonadaan

  • @ikramdirir2325
    @ikramdirir2325 3 года назад +1

    Wiilka camera duubayo aan ku heestaa, caadi ma aha! 👏👏🙌

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 3 года назад

    madax bay inagu waaleene nin waa nin uun waa dhurwaayo hada anigu mid aan xaqiiq u ogahay inu madax yahay ayaan pause ta ku hayaa waayo fusuqooda iyo fitnadooda badan

  • @ugassgabow1016
    @ugassgabow1016 3 года назад +2

    Farhia abdalla long time .. how ar yu doing?

  • @bashkasaciid7450
    @bashkasaciid7450 3 года назад +7

    Nolasha wax aanan suragal ka ahayn majirto qofki dan lehlna dantisa wuu gaari karaa lkn been waa midii maalin uun soo baxdo qofki shegana uu kuhungoobo

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 года назад

    Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games
    💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🙏💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @ayuubmohamed540
    @ayuubmohamed540 3 года назад +6

    Xaqiiqdaa ah in beenta ay kaaga dheesho wax badan oo ku hagaagi lahaa mida kale waaba nin prove kireysanaye muu runta iska sheego gabadha maba diidi laheyne JAH😒

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi8702 3 года назад

    Beeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen cad

  • @qaaliladanahmed9329
    @qaaliladanahmed9329 3 года назад +3

    Moqdishu kaliya ma wajibadno aduunka dhanbaa wajibadan

  • @dulmi-diid2528
    @dulmi-diid2528 3 года назад +1

    Walhi wa arin naxdin leh
    Balsa gabdha heena soomaliyeed
    In ay ka waan doonaan
    Wax yaabaha qaar.
    Horay waxaa loo dhahay guurso qof aad daqaan wax la taqaan bay dhashaa
    Marka qaarna adi oo kali ah qof ha u aadin qado iyo meelaha lagu tamaashaado

  • @faizoapdi6496
    @faizoapdi6496 3 года назад +1

    Illahay Ku bad baadiyay abayo allaha Ku xidfiyo dhamaantaan

  • @fartunsalad7532
    @fartunsalad7532 3 года назад +2

    Secend commenty 💯⚘⚘⚘

  • @mhameddave9758
    @mhameddave9758 3 года назад +1

    Walahi dib baan ka naxay ibtisaamey maku sii qaada markuu kulahaa xiligii qadadii hadaad raaci lahayd???yaaa ilaah baa ku badbaadiyay walalo

  • @xxlillyxx6387
    @xxlillyxx6387 3 года назад

    Asc gabdho sharaf leh
    Eedo qurbahaa waxaas looga dhaqmaaye iska illaaliya.
    Sharafi dhimatay.
    Bisinka kun buu u sheegaa maalinkasta.
    Hadalada macmacan oo massage ka lagu qorayaa waa in uu soo qaybay oo gabadhkasta ku yiraa
    Allaah gabdhaha hanoo xafido.

  • @deeqodarajoofficial4056
    @deeqodarajoofficial4056 3 года назад

    Waa sheeko kale marka

  • @bbcone1325
    @bbcone1325 3 года назад +3

    Asc ibtisaam walaaleey waa mahad aad baan ugu xumahay arinka maha sidaa walaalo waa qalad waxii nadhaxmaray inaad kasheekeeyso mida kale bakar waa neenaasteeda magaceega waa mahad waxaan kujiraa hisbitaal iska keey cafi ilaah dartiis mida kale farhia walaalee cafis iweeydii hospital kujiraa isoow duceey ascwrwb

    • @faisabilan2107
      @faisabilan2107 3 года назад +1

      Beenaale maxaaa khayaamada kugu watay awal

    • @nimcoabdilaahi2983
      @nimcoabdilaahi2983 3 года назад +1

      Hhhhhh

    • @bbcone1325
      @bbcone1325 3 года назад +1

      Asc qofka bani aadamka danbi waa galaa lkn haduu katobad keeyno ilaah cafis weydiisto rabi was ka aqbalaa farhia abadale aniga walaal markaan dhaqtarka kasoow baxo waxaan rabaa inaad anigana markeega wareeysato hal dhinac uun ha xukumin anigaba waa sheegaa waxey igu sameeysay faisal bilan walaal anigaba been baa la isheegay bal wareeysiga farhi abdale iga qaadi doonto markaan isbitaalka ka soowbaxo ibtisaam iska cafi walaal maanta waa aduun barina waa aaqiro walaalayalow isoowduceeya ascwrwb

    • @faisabilan2107
      @faisabilan2107 3 года назад +1

      @@bbcone1325 kkkkkkk been lugo leh

    • @bbcone1325
      @bbcone1325 3 года назад +1

      @@faisabilan2107faisal bilan xasid tahay ha igu qoslin isoowducee suxuu 😂😂

  • @nimoabdi1872
    @nimoabdi1872 3 года назад +2

    Yaab khiyaanada Nimanka Aad bey uweyntahay wlhi Ale hanaga magan galsho

  • @munaharun645
    @munaharun645 3 года назад

    4

  • @dheymanofficial7882
    @dheymanofficial7882 3 года назад +1

    Mid taaa lamidaa aniga ayey igu dhcty hadii an Canlka farhia janiz ku helena waan la sheer garey donaa

  • @maxamedamiin448
    @maxamedamiin448 3 года назад +1

    Intisam Garbahaarey baa igu dambeysa aragtideda

  • @مومنةاممنانحسين
    @مومنةاممنانحسين 3 года назад

    Khaatir buu ahaa ilaahybaa badbaadiyeu noocaas waa bdanyahy sideedaba gabdhow iska ilaasha ninka meel kale kayimaada

  • @qadroalinur3463
    @qadroalinur3463 3 года назад

    Waa quso funy ah 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zakichannel4051
    @zakichannel4051 3 года назад

    Aniga waxan ka fahmay in gabdhaha wariyasha eh raadiyaan nin lacag leh waxa uuna ka baqay hdii uu run sheegi lahaay iney ka diido sidaa ayuuna u siray

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад

    sorry what happened to you but remember you are beautiful young lady masha allah

  • @zuuriabdirahmaan1475
    @zuuriabdirahmaan1475 3 года назад +3

    Imtisaan qali dumar soo dhawoow mcnto

  • @naimoabdullahi6887
    @naimoabdullahi6887 3 года назад

    RUclips Ma xasuusto Waqti iigu danbeesay muuqaal 30m Ku dhaw Inan anigoon socodsiin daawado. Muuqaalkan Lkn anigo socodsiin ban daawady. Liked 😁🙌❤
    Masha allaah Wa gabadh Laab xaadhan ibtisaam. Farhia-na Ilaa Goobjoog baarlamaanka Barbaarta heeloos iyo adiga ban taageero Kuu ahaa.

  • @ruksana578
    @ruksana578 3 года назад +1

    Iptisam sultaam tagera xaga fbka salama adiyo farxiyo

  • @Hamdi.Hassan
    @Hamdi.Hassan 3 года назад +5

    Waxaa yaab leh safiirka soomaaliya ee Jabuuti magaciisa siday ku garan wayday waaba weriyee?
    Hal cashar ayayse tahay in sheekadaan laga qaato Farxiyooy, kaasoo ah in aan lagu tashan nin iyo leylatul khadar samada ka soo daga!
    War dumaroow isku tashta oo waxbarta jeebkiina ku tashta oo wax tacbada balaayo nin haku tashatee😃

    • @zuhuurademh1298
      @zuhuurademh1298 3 года назад

      Dee saw tan og ee mahad isugu sheegay magaca safiirka
      Mid wax kale ab buu ahaa🤣lagu qaad

    • @mmimmi2289
      @mmimmi2289 3 года назад +1

      Anba wn layaabay iyadoo warbahinta ku dhexjirta inay garanweydo safiir aden balaloo

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 3 года назад

    Kow kow haye haye kow