WAA KAN JACAYLKAGA DHABTA AH 👈)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 фев 2024
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 17

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  5 месяцев назад +6

    Salaama Asxaabta 👍 ta kuwada qabta muqaalka my bloody ❤

  • @aminaahmed2109
    @aminaahmed2109 5 месяцев назад +4

    Xaqiiqo Qofka ku jecel waa mid ku ixtiraamo ❤

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 5 месяцев назад +3

    jacaylka dhabta ah ha waaro 😍😍😍😍😍

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 3 месяца назад +3

    Absolutely

  • @samiaahmed678
    @samiaahmed678 5 месяцев назад +2

    Masha Allah qaali keep going 😊

  • @AdmiringCosmos-lh4kx
    @AdmiringCosmos-lh4kx 15 дней назад

    Asc walaashey waan ku salaamay waad ku mahadsantahay barnaaamijyadda wanaagsan ee aad noo soo gudbiso

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  15 дней назад

      @@AdmiringCosmos-lh4kx waa mahadsan tahay 🥰

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 Месяц назад +1

    Aduun waxan joognaa bilcaan wax noosheegeeso naa nagatay

  • @sahroguure-kh1xz
    @sahroguure-kh1xz 5 месяцев назад +1

    Masha Allah quruxley allha Ku dhowro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  5 месяцев назад

      Illahow ameen dhamanteen my queen ❤️❤️❤️🥰👈

    • @UdgonKasim
      @UdgonKasim 2 месяца назад

      Ay thanks dear sister 👏

  • @abdiali503
    @abdiali503 4 дня назад

    adi gangs maad tahayna

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤