Marka uu katago qofka aad jeceshahay (Ha ciqaabin naftaada || 3 qodob oo muhiim ah..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 11

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  10 месяцев назад +2

    Asc Dadkaygow aad iyo aad ban idin salamay fadlan rayigaaga nala wadaag hada nagu cusub tahayna naguso biir mahadsanid.

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  9 месяцев назад

      Kal iyo laab naftena wax ka horeyo majirto 💪🥰👊

  • @dgfb73Bd88-qu4ft
    @dgfb73Bd88-qu4ft 9 месяцев назад +1

    Aad iyo aad lambar 1 wa naftena qodobkas wan jecelhy alx wana ku dhaqma❤

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 месяца назад +2

    Wlhi waa runta abaayo

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk День назад

    Ziden oga arsada qof iqiyaney abayo wana qof ilmo naga dhaxeyo noloshya ayu igu cadabey waxana raba in an ka arsado siden oga arsada

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 9 месяцев назад

    Habo fariid baad tahay mashallaa

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 10 месяцев назад +1

    Jacayl ka ma ahan sida dad badan ay moodeen

  • @MaalinShow
    @MaalinShow 10 месяцев назад +1

    Walaal anigaa is dili rabay caawa Jaceyl dartiis! Ma aqaaan waxaa berri sameyn doono😂