WAQTIYADA AY QASABKA TAHAY INAA ISKAGA TAGTID👈

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2024
  • #jacayl
    Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 19

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  5 месяцев назад +4

    soo dhawaada asxaabey☺

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 29 дней назад +1

    Mashaallah 👑💕

  • @samiaahmed678
    @samiaahmed678 8 дней назад

    Walee waa xaqiiqo 😢

  • @ayuubanas6155
    @ayuubanas6155 4 месяца назад

    Mansha alaah tabaraka aya ma’am alaah ku xafido aduun iyo aaqiroba alaahna haku naxariisto walaashey qaali ah si niyad ah kugu soo duceeyay asbucan waxaan dhagesanaayey cajalahaagii Qeyr alaah haku siiyo

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  4 месяца назад

      Allah haku xafido walal qaali ❤️❤️

  • @deeqafarah3667
    @deeqafarah3667 Месяц назад +1

    Maasha Alaah gabadhan maanta iigu horaysa laakiin. ALAAHUMA BAARIK WAA LOOBAAHNAA ADOO KALE SISTER

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  Месяц назад

      Soo Dhawoow apaayo Aadbana Umahadsan tahay ❤️🥰👈

  • @Miidan5
    @Miidan5 5 месяцев назад +1

    allahaku caafiyo sister

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  5 месяцев назад

      Illahow ameen walal qaali ❤❤

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 5 месяцев назад +2

    ❤❤

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts 27 дней назад

    Saax

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 5 месяцев назад +1

    Illahay haku caafiyo Sister ❤

  • @user-gm2ft2mv3t
    @user-gm2ft2mv3t 5 месяцев назад +2

    Abaayo.hadaa.qabtid.kawaran.wll

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  5 месяцев назад +1

      Maxa ka wadaa qaali ?
      Hadii aad 8 qodob ku aragtida qofka jecleed??