Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 апр 2024
  • E07 Ayub Axmed Podcast
    Xiriir kasta burburkiisa qalbi xanuun ayuu leyahay dadku isku mid inkastoo aysan ahayn hadana waa wax laga kaban karo.
    casharada aan ka bartay qaar ka mida ayaan kugula wadaagi doonaa.

Комментарии • 152

  • @user-oc8zs8wh1s
    @user-oc8zs8wh1s Месяц назад +4

    Illhay adunka iyo farxad hakugu siiyo aqirana janno kugee xilli aan ku baahna aya igaso gadhay fursadihi aan kuxasusan lahaba qorshe ayan ku samaystay waban mashqulay

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali2233 3 месяца назад +5

    Alhamdulilah Isla anigoo xalada hada Ku jira wlhi ilahay amarkii waxbadan wan Ka soo kabtay oo naftayda ayan Ku mashquulay iyo taka saarasho rabi 😢❤

  • @user-su7jy1ks7m
    @user-su7jy1ks7m 3 месяца назад +15

    Waan oo xisnay dhirigalintadii yaa macalin

  • @Amiirakhadar-eb8nu
    @Amiirakhadar-eb8nu 3 месяца назад +8

    Wax badan ayan ka faaiday hada naftayda ku mashqulay nolashaydana hore u watay

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 3 месяца назад +4

    Masha Allah waa podcast cajiib ah maantay qofkasta oo dhageystan uu ku faaiidayo waxaan aaminsanahy waalidku hadey ilmahooda markey guryaha joogaan la sheekeysan lahaayeen ay ilmaha wax badan faaiidi lahaayeen lkn maxaa la sameyn waalidku waxay aaminsanyihiin ilmaha inaad la sheekeysato inay tahay doqonimo waayo iyagaba waalid la sheekeysta meysan helin yaraantodii .
    Alx aniga awoowgey ayaa i korshay asagaan waxbadan iga caawiyey nolosheyda lkn markuu iga dhintay ayaan cidloodey 😢😢😢😢waalid aan ku korina daacadii ismaad fahmeysaan 😢😢😢
    Mahadsanid ustaad👏👏👏

  • @HamdiAbukar114-wy4os
    @HamdiAbukar114-wy4os 3 месяца назад +2

    Thnkiz Ayuub axmed❤

  • @Ayesha-q33n
    @Ayesha-q33n 3 месяца назад +2

    Xaqiiqataaaan wax bdn kaa faaidayyyy😢😢😢masha allah marka video gaaga daawado go' aan rasmi qaatay alxm❤❤

  • @user-cp6mi4uu8h
    @user-cp6mi4uu8h 3 месяца назад

    mahadsanid Ustaad wax badan ayaad I bartey nolasha.

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo 3 месяца назад

    Mahadsanid macalin Ayuub jazaaka Allah wax badan waa kaa faa'iday

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 3 месяца назад +2

    Msh alh waad idhiirigalisay wll Mahadsanid ❤

  • @SacdiyoSiyaad
    @SacdiyoSiyaad 3 месяца назад +7

    Really walahi 😢anigoo xaladaas kujiro ayaan arkey walahi wllkie cimri dheer iyo cafimad alaha kusiiyo😢❤

  • @sackali1464
    @sackali1464 3 месяца назад +2

    Ustad ayuup ahmed❤

  • @hibay6419
    @hibay6419 3 месяца назад +20

    I needed to hear this wallhi, I just got out 3years relationship 😢I’m low point right now. My heart is in fire 🔥

  • @tawakalxaapzade3968
    @tawakalxaapzade3968 15 дней назад

    Wakhti ay ku haboon ayaad video ga so gelisay Aad baad u mahadsann tahya wlhi wx badan ka faaidey Alle hku xifdiyo Ayub axmed ❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 3 месяца назад

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @xafsosalwa40
    @xafsosalwa40 3 месяца назад

    Thanks, wll ayuub wax bdn ka faida allh ku xafido

  • @user-vo4um9yw9w
    @user-vo4um9yw9w 2 месяца назад +1

    Thnks my teacher

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 3 месяца назад

    Shurkaran jzakalahu khyrul jazaa ustad waa ayan sigtay Alx ilaahay ayaa ibadbaadiyay oo u cararay mar aan arkay ano kafakaryo sida hoyadii Alx waan adkestay waan uyara fakaray kadib 🤐🤐amus ku dhaafay alx waxna waan kabrtay allh hano kaa xafido ustaad ayuub 🤲

  • @nimoshukri5302
    @nimoshukri5302 2 месяца назад

    Mshllh Ayuub Ahmed nolashydii aad iyo aad bu ubadal rabi hadhwro wlhi nolashydii qeeb weyn bu ka qaty dhiiri gilintiiisa ❤
    Mahdnid Ayuub Ahmed ❤🎉

  • @user-yy3fn4lw5q
    @user-yy3fn4lw5q 3 месяца назад

    Waad mahadsantahay wlle

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 3 месяца назад

    Mahadsanid ustaad😊❤

  • @kawsarabdiaziz2534
    @kawsarabdiaziz2534 2 месяца назад

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @Hilaal507
    @Hilaal507 3 месяца назад +1

    Ustaaad ayuub axmed ❤

  • @faraxcabdi9228
    @faraxcabdi9228 Месяц назад

    Masha allh wlhi wiilkan wax yabo badan ayana ka faaiday wllo sida quruxda badan eed iidhiirigalisay alle haku garabgalo wllo wlhi abaal wayn baan ku ahayaa❤❤❤❤❤

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 Месяц назад

    Thank you so much I really needed mi teacher 💓

  • @user-fv1uz2jl4g
    @user-fv1uz2jl4g 3 месяца назад +2

    Thanks wll ❤❤❤❤

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 3 месяца назад

    Ustaad Ayyuub allahakaajiriyoo wll ❤

  • @bayloodMaxamed-e3j
    @bayloodMaxamed-e3j 27 дней назад

    Horay uu soco wll qali

  • @abdalla2857
    @abdalla2857 3 месяца назад +2

    Teacher baryahaan waad gaabisay oo soo dadaal .

  • @user-ne5he2yr8n
    @user-ne5he2yr8n 3 месяца назад +2

    Mnsha Allah Ayuub axmed good voice

  • @Docaysanhodo-ci9gy
    @Docaysanhodo-ci9gy Месяц назад

    Ayuub axmed qofka hal week ku dhagaystaa wllhi waxbadan buu kaa faaiidaya waayo waxaad ka hadashaa xaqiiqada iyo runta
    Ale haku siyaadiyo wll aqoobta iyo wanaga aad noo soo gudbinaysid

  • @user-ys2go1vc2c
    @user-ys2go1vc2c 2 месяца назад

    Thanks cashirkaan hada ayaanb u baahnaa wax badan fudeed ka dhiganaaye ka fahmay

  • @allahkariimyaallah7871
    @allahkariimyaallah7871 3 месяца назад

    100% Saxiix 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 3 месяца назад +1

    Mahadsanid ❤

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 3 месяца назад

    M.a tabarakalaah allaha ku xafido aduun io aqiro wll qima badan

  • @dalmargeele1384
    @dalmargeele1384 3 месяца назад +2

    Qofkii 100 inaan ahay yaa iga hortagan❤ dhalin yaŕo❤❤

  • @user-go1rs8ie6u
    @user-go1rs8ie6u 3 месяца назад

    Thank you so much ❤

  • @ahmeddahirlohos9004
    @ahmeddahirlohos9004 3 месяца назад +1

    Ayuub ahmed nin wax badan og❤😊

  • @simanmohamed969
    @simanmohamed969 2 месяца назад +1

    Jazakallah kheeyr

  • @user-hd2qp3iz1n
    @user-hd2qp3iz1n 3 месяца назад +1

    Markii aad nolashaada hormarkeeda ku mashquusho iyo inaa biloowdo inaa riyadaada raacdo hadee noqoto waxbarasho ama shaqo ama hormarin kaleba waxaa dareemeesaa farxad iyo firfircooni iyo wax qabad ka naftaada aad baa umahadsantahay walal Ayuub Ilaahay haku dhowro

  • @XARIIRXADAARI
    @XARIIRXADAARI Месяц назад +1

    Macashu waa cad ka laa laada idaha ama laxda😊

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 3 месяца назад +1

    Mahadsanid

  • @caashoabdi368
    @caashoabdi368 3 месяца назад +1

    Thnks Ayuub bro xagee laa lasoo xariiraah

  • @ayaanmahamud3180
    @ayaanmahamud3180 3 месяца назад

    Ustaad mahad sanid cashar waa ino shegtey alle ha inagu anfaco jazaa kallahu kheyr 😊❤

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 3 месяца назад

    Mhdsanid ustaad 🙏🙏

  • @FaaisoMaxamed-vg1oj
    @FaaisoMaxamed-vg1oj Месяц назад

    Mahadsanid aboowe

  • @haniyusuf3779
    @haniyusuf3779 3 месяца назад

    Walal. Runt ❤❤❤

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv 3 месяца назад

    walalkey ayub axmed allah haku xifdiyoo

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music 3 месяца назад +6

    Macal waxa leh badanaa idaha oo ay ka laalaada xaga hoose ee Cunaha

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 3 месяца назад +1

    Wlhi wllo dar alle ayaan ku jeclahay aniga ah gabar soomaaliyeed waxad i tahay macalin❤😊

  • @hanisweet3351
    @hanisweet3351 3 месяца назад +4

    Ayuub waad mhdsthy side wacan aad noo dhiirigalinay side waxad mooda 😢😢😢 aniga iga waramyside ilahay un baa qalbig no dajinayey lkn qof aad jeceshay si fudud kuma ilawi karayside ilahay oo qalbig ku qaboojiye maah cid kale may 😢😢😢

    • @user-hr5ne2lh5b
      @user-hr5ne2lh5b Месяц назад

      Markad dhageystid nolashada dhn wxa daremeysaa isbadal weyn wlhi 😭💕🥹

  • @SacdiyoSiyaad
    @SacdiyoSiyaad 3 месяца назад +1

    Really walahi 😢

  • @maxamedsadiiq673
    @maxamedsadiiq673 Месяц назад

    Meeqaa Naag dhacawa Eey ku soo Gaarsiisay Macalin jawaab Ayaan kaa Sugaa

  • @SuleimanAbdiElmi-ff2pt
    @SuleimanAbdiElmi-ff2pt 3 месяца назад +1

    Keep Forward ❤

  • @abdikadirhussen7601
    @abdikadirhussen7601 3 месяца назад +2

    Ayuub

  • @user-lc7bk4hh3m
    @user-lc7bk4hh3m 3 месяца назад +1

    Wad ragataY zhp

  • @muniitaaxmed7533
    @muniitaaxmed7533 3 месяца назад +5

    Jcyl majire qalbiyadina ilashada 😢 qofka kasocotana haisinin naftada xakameee

    • @MohanEprahim
      @MohanEprahim 2 месяца назад

      Abyo qalpiga alle hku qabojiyo

    • @muniitaaxmed7533
      @muniitaaxmed7533 2 месяца назад

      @@MohanEprahim Ani qalbi ima xanunayo

  • @Nayza.678
    @Nayza.678 Месяц назад +1

    Ilaahow nin aan adeero dhegeysan aan wax ka faaidin hanagu beegin 🤲🏼

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 месяца назад +3

    Adiga xataa Ayubow channel ka waa cidleysay.

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz 3 месяца назад +1

    Mahasanid

  • @mowlidsheikhhassan4840
    @mowlidsheikhhassan4840 3 месяца назад +2

    Waan daaly looma nastee waan gaadhay aa loo nasta

  • @IkraanKhadar
    @IkraanKhadar 3 месяца назад +1

    Wcs wll ayuub allah haku xaido anigu wanku xiranay chanalkaaga

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 3 месяца назад

    Wax badan ayaan ka faaiday mahadsanid wll

  • @UgbaadAhmed-fd1sj
    @UgbaadAhmed-fd1sj 3 месяца назад +1

    Wlhi warunta

  • @Duca954
    @Duca954 3 месяца назад +1

    Woow

  • @user-ke3wi6vn8z
    @user-ke3wi6vn8z 3 месяца назад

    Really wlhi 😊

  • @hodanabiib5299
    @hodanabiib5299 17 часов назад

    ..... go'ankn mnta qatey ilahow igu adkeee💔

  • @RahmaHassan-mo9kp
    @RahmaHassan-mo9kp 3 месяца назад +1

    Mnshlaah

  • @IfraaxNuur-le4fm
    @IfraaxNuur-le4fm 3 месяца назад +1

    Ayuub qofaad isla socoteen hadad kala tagtaan oo Mar labaad soo ceshatay oo uu kugu yiraahdo qof ayaan isla soconaa lkn nolosheeda waad kusoo biiri kartaa mala soconkartaa❤❤

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  3 месяца назад +9

      Waxay u badan tahay inuusan qofkaasu ku rabin adiga uu kuugu qalbi dejinayo keliya qofka uu kuu sheegayo waxaan hubaa inuusan sidaas ku oran karin waad ku sii qalbi jabi doontaa inaad iska daysaa kuu roon qofna ma qaadan karo qofkiisoo qof kale la socda wakhtiga qofkaas kale ayaa la wada siin hadaad xanaaqdana waxaa lagu oran waan kuu sheegay shalay ama ku joog ama ku tag anigu waxaan dooran lahaa inaan tayda ku tago intii qof kale tiisa aan ku tegi lahaa

    • @user-yp8qg5yw2u
      @user-yp8qg5yw2u 3 месяца назад

      ​@@ayubAhmedPodcastasc wll talaan inaad isiisoo siqaas kuguu bahanaa wllkey mel lagala soxiiririkro rabey

    • @SuhiabAbdi
      @SuhiabAbdi 3 месяца назад

      ASC BROTHER AMA SISTER BARNAAMIJ WACAN BAAN SOODAAYA FADLAN WLL IGU SOOBIIR WALAALKEEN AYUUBNA KEEP GOING BAANLEEYAY LINKIGAN KASOO DAAWO ruclips.net/video/LkZyJ_Me38Y/видео.htmlsi=EvUkhbzIPrgrGUDZ

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia 3 месяца назад +1

    Marwalba Garabkaaga Ahay Macalin Guulayso

  • @messiabdillahi7972
    @messiabdillahi7972 3 месяца назад +2

    Nice advice

  • @WticfFyjnh
    @WticfFyjnh 2 месяца назад +1

  • @user-pw3dn7eg2d
    @user-pw3dn7eg2d 2 месяца назад

    Waqti dheer kadib waxaan dareemayaa daganaansho❤❤❤

  • @badrasalaad8246
    @badrasalaad8246 3 месяца назад +2

    😢❤

  • @user-xn7xd1yq9p
    @user-xn7xd1yq9p 2 месяца назад

    Waa xaalada aaan hada ku jiro mahat sanid wll ayuub😢

  • @amalahmed7879
    @amalahmed7879 2 месяца назад

    Alxamdullilah horta wlhi waxa ka hadashay waan so maray 2017 ano bilow jaceyl ah ayaan jecladay nin kadib wuu dhoofay 2018 kadibna wuuba is badelay ilama hadlo ima so xidhiidhiyo boqol message oo wada oohin ah ayaan dirayay malinku ila so hadlo waan farxi jirey marka kle waan ooyi ugu danbayna isago iso laabtay ayaan diiday wanan nacay 2020 why intas sano waan ooyay xidhiidh kle ayaan samaystay 2020 wiilki aan xidhiidhka lahayna mudo afar sano ah wuu is badelay one day ayay ilin iga timid taaso ahayda 4 sano o wanaag mooye xuman anan arag waxwalbo u baahdona horteyda la dhigayay waligisa xuman aan arag blse ugu danbayna wuu is badelay isna Ana waan is badelay waxanan gadhay Inaan haduu iso waco codkisa garan waayo o dadkale moodo o dhaho isku kay sheeg 😂😂khibradeyda ayaa keentay Alxamdullilah hada noloshan ka saaray😢

  • @nastehaahmed1579
    @nastehaahmed1579 3 месяца назад

    Motivation aad baan u jeclahay page waan ku xirnahay plz waxaan jeclahay arin Inaan kula wadaago waan ka xumahay meela kaala soo xiriiro magaranayo

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 3 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 3 месяца назад

    Ayuuubow mahad sanid wll

  • @MumtaazCabdilahi
    @MumtaazCabdilahi 3 месяца назад +2

    Macalin wanagsan ayub dadka wexe unacan waaa runta akaganbashada leheen ani ahan waxbadan kafaida runtii❤

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  3 месяца назад +4

      Runtu inaga dhan waa ina dhibtaa beentuna xal nacfi midna ma keento waana ognahay

  • @MariamMohamed-re9uw
    @MariamMohamed-re9uw 3 месяца назад +1

    Gudahan kaholcaya yaa alllah
    Sabab ay nolosheena ugu sobiirayan hadyaba tagayan😢😢

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  3 месяца назад

      Laabta Allaha kuu qaboojiyo tani waa aduunyo dhib kama marna

  • @RoyalRoyal176
    @RoyalRoyal176 3 месяца назад +1

    You slow us down

  • @user-qw3nt4pz1x
    @user-qw3nt4pz1x 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @user-fm9zz9gs6u
    @user-fm9zz9gs6u 2 месяца назад

    Walhi run waaye inaan naftda inaan aqoonsto😢

  • @AyaanMahad-dm1qz
    @AyaanMahad-dm1qz 2 месяца назад

    Hada xalkas ban kujira lkn wanku qasbanay in aan kaso kabto oon hore usocdo

  • @dalmargeele1384
    @dalmargeele1384 3 месяца назад +1

    Ascbtq comments ga. Ustaadka macal waxa uu ka wadaa waa macasha idaha waxa ayna uga tallaa meesha laga gow raco ee iska fahma❤❤😢

  • @HadiaReermagaal-yu1nw
    @HadiaReermagaal-yu1nw 2 месяца назад

    Adigu isku mashquul walhi markaa xasuus iyo qof ku nacay inanad ka daba ordayn nafta kali la ahaw social media break ka qaado adoo adigu isku qushuucay bad is arki oo isku qiraya inaad qof adag tahay ha liidina hadii layna nacay qaar inagu tashanaya baa jiree✊️

  • @nicimachannel9440
    @nicimachannel9440 Месяц назад

    Waxa ii soo jitay hadbaa rajada aad qofka kaa qabta intaay la ee kayd xanunka hadaa aa dareemaysa la eeg yahy
    ..... way jirtay wakhti aan xaladaa ku suugna lakiin haada allx saan uga kabtay illahy baa mahad leh

  • @user-dg8fn7wm8z
    @user-dg8fn7wm8z 3 месяца назад +2

    I’m so sorry brother. I thought I subscribed for you. I always watch your channel on my TV today. I was just listening and I check my phone and I did not subscribe to so I’m so sorry. I did scribe for you right now and I will do always like your channel thank you so much.

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  3 месяца назад +1

      It’s my pleasure wllo! may Allah love you.

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 Месяц назад

    Wlhi been ma ahan midaas waxaa isoo martey labo qiso oo isku mid isku naxariis daro isku xasimo isku arxan daro isku magacna way aheyn labadas qof waxay i nac siiyeen nolosha balse hadana wan iska iloway lakiin waxan sugaba waa qadarka iyo wayaha wuxuu ku sameyn doono oo keliya iyaga💔🥺

  • @naciimoburhan830
    @naciimoburhan830 3 месяца назад

    Thank you wll ❤

  • @abdidahirahmed4923
    @abdidahirahmed4923 Месяц назад

    Xage lagala soo xidhidha

  • @nimcoahmed1794
    @nimcoahmed1794 3 месяца назад

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-pr4yd8tv7z
    @user-pr4yd8tv7z 2 месяца назад

    Wsc

  • @iqroahmed3544
    @iqroahmed3544 3 месяца назад

    Waalidkey dartiis ina uga tago rabaa mana awoodi inaaka tago Allow qalbiga ii qabooji🥺

    • @Sara-lc9ez
      @Sara-lc9ez 2 месяца назад

      Abayo mxa kugu dhacy pls sidas ha sameyn allaha talo saaro😢
      Adiga ilahey wxu kudhahay waxan raali kaa noqonaya markay waalidka raali kaa noqdan marka walidka qof aad shalay baratay dartis ha uxumeyn habaarna haka raasan qofka sidu shalay u imaday ayu birito utagaya marka hduu ku rabo si sharaf leh waalidkey iigaga doono dheh hadii kale mid ka wanagsan oo rerkaga wNajinayo heleysa marka fikir ha ku dhaqaqin pls

  • @JameelaJameela123
    @JameelaJameela123 Месяц назад

    Aniga oo jidha 13 sano 2021 ayaan xidhidhkygi ugu horeyy galay runtii wuxuu ii ahaa qof wangsn aniga sido kle xidhiidh ficn aya naga dhaxeyay wuxu jidhay isaga 19 mrks waxan isla socony 1 sano malin ayaa runtii hdl aan ka naxay i dhhy malinki ayan goaan ku gdhy inan ka tago meel kasta block ayan ka saaray anigoo raba runti isaga meel wlbo aya iga so wacay lkn waan ku adkysty goaankyga muddo 5 bil ayaan sariir saarnaa waxbarashadii sand ayan ka hadhay lkn ugu danbyn waan soo kabtay lkn dhibta aya ah inaan goaan ka gaadhay xidhiidh iyo guur naftyda ayaan jeclhy hadda runtii jacaylku waa waxa ugu xanuunka badan aan arko

  • @CabdiqadirMohamed-nk8ed
    @CabdiqadirMohamed-nk8ed 14 дней назад

    Walhi taas aya ben eheyn walhi😢

  • @phatimanasser8917
    @phatimanasser8917 3 месяца назад +5

    Hada ayaa lay furay Alhh baan ka baryaya inuu qalbiga iga reebo nolol quruxbadan Alhh idaba mariyo 😢😢

    • @Amiirakhadar-eb8nu
      @Amiirakhadar-eb8nu 3 месяца назад

      Amiin aamin

    • @nasramohamed4229
      @nasramohamed4229 3 месяца назад +1

      I'm so sorry walal .Allah waxaan ku weydiinayaa inuu waxka kharbadan kuugu badalo qalbiganakaaga reebo waan soomaray furiin waan dareemui karaa xanuunka waad kagudbi istiqfaarta badi walal

    • @fatumaosman4305
      @fatumaosman4305 3 месяца назад

      Walal ilahay wax ka kheyr badan hakugu badalo

  • @user-pr4yd8tv7z
    @user-pr4yd8tv7z 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💔💔💔💔😭😭😭😭

  • @Garqaad
    @Garqaad 3 месяца назад +1

    Wale benta Maha aniga ayaba xaladan ku sugan qof aan nolol wadgny Aya mar kasta waxa isawiran noloshan mid sii socon donta inysa aheen markan firiyo dhaqamadisa

    • @SuhiabAbdi
      @SuhiabAbdi 3 месяца назад

      ASC BROTHER AMA SISTER BARNAAMIJ WACAN BAAN SOODAAYA FADLAN WLL IGU SOOBIIR WALAALKEEN AYUUBNA KEEP GOING BAANLEEYAY LINKIGAN KASOO DAAWO ruclips.net/video/LkZyJ_Me38Y/видео.htmlsi=EvUkhbzIPrgrGUDZ