Sideed Qiimahaaga Kor Ugu Qaadigartaa? | Ikhlaas podcast |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 дек 2024

Комментарии • 99

  • @MohamedALnurayn
    @MohamedALnurayn 28 дней назад +53

    Faqriga Waxa ugu Wayn ee sababa Waa Siigada iyo Waxyaabaha xunxun ee Aad Kaliga qolka madow ku daawanaysid. Ama Naagta aad xumanta kula wadagyso qolka mugdiga ah. Dib u xasuuso. Qolka madow eed ku jirto. In Ilahay swt neefta kugu dhexkeenayo adigo Isla waqtiga Xumaan samaynaya. Subhannnalh subhannnalh subhannnalh

  • @Maxamednuur24
    @Maxamednuur24 25 дней назад +25

    Nabigii ugu udgoonka badnaa
    Ugu akhlaaqda badnaa
    Ugu aqoonta badnaa
    Ugu naxariista badnaa
    NABI MUXAMMED S.C.W ❤❤

    • @KingCaamir-px5qg
      @KingCaamir-px5qg 25 дней назад +2

      Sallallaahu calayhi wasalam nabigeena naxriis iyo nabadgalyo korkisa ha ahaato 😊

    • @HassanGamadi
      @HassanGamadi 13 дней назад

      😊😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮😊😊😊😅😊😊😅😊😊

    • @HassanGamadi
      @HassanGamadi 13 дней назад

      😊

    • @HassanGamadi
      @HassanGamadi 13 дней назад

      😊888

  • @qadarcabdi1772
    @qadarcabdi1772 28 дней назад +12

    Noloshu Allaah cabsidiisa ayeey kuguuleeysaneeysaa ee lacag wax macno ah uma sameeyso qof aakhiro raba in uu guuleeysto.

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 28 дней назад +19

    No girlfriend, no problem🤷
    No cash , big problem .😱💀

  • @qadarcabdi1772
    @qadarcabdi1772 28 дней назад +7

    Allaah in aad udhawaato ayaad guul aduunyo iyo mid aakhiroba kugaareeysaa.

    • @SaabirOscar
      @SaabirOscar 28 дней назад

      Xaqiiq wllhii😊🥰🤏

  • @MubaarakAbdiqaadir
    @MubaarakAbdiqaadir 28 дней назад +13

    Mashaa Allh

  • @Maskiinti___rabi
    @Maskiinti___rabi 17 дней назад +3

    Wallkey cumar chanalkaan nooga dhig mid dhiiri galin uqaas ah dumarkana ha ilaawin talo dhiirigalin dar daaran wall nimo kuli waan kaga fadhinaa qeer alaha ku siya abayo 25 jir ahay dhiiri galinta dhalinta aad ayaan u jec lahay fir fir cooni ka qaada marka walkey nasaa cid alaha ku saacideeyo wax badan kaa dhaxalno ayaa inoo fiican aad ayaa umahad san tahay 🥰❤️noolow walkey alaha ku xafida adiga iyo fimligaga amiin yarabi 🤲

  • @CabdiMaalik-q3i
    @CabdiMaalik-q3i 11 дней назад +3

    لا تحزن ا ن الله معنا

  • @MohamedHussein-t8p
    @MohamedHussein-t8p 24 дня назад +3

    Wlhi ustad dar Alle ayaan kuu jclahy❤

  • @SamatarxassanCabdi
    @SamatarxassanCabdi 28 дней назад +3

    Ustaad omaar inshaar allaha ku xafdiyo ❤

  • @Xaydar252
    @Xaydar252 26 дней назад +2

    Runtii wax badan ayaan isku dayay xitaa inaan wax talafoon ladhoho meel iska dhigo waayo waxa ugu adag ee kuusoo jiidaya inaad ka xoroobi waydo waa talafoonka waxkasta kujiraan subxaanallh

    • @zamzamfarah393
      @zamzamfarah393 18 дней назад +1

      Asc walal alaah waxbadan bari waqtiga salada subax kahoraysa suratul baqara aqri malinkasta istiqfartana badi malintii 10,000 iyo inkabadan bi idnilaah waad arki doontaa allaah ayaa waxkasta badala gargar waydiso rabigeena wayn allaah ayaa waxkasta gacantiisa kujiraan waadna arki doonta inii sooducee

  • @Maxamadka
    @Maxamadka 18 дней назад +1

    الحمد لله علي نعم الاسلام والايمان

  • @AdoonkiAlle-c
    @AdoonkiAlle-c 12 дней назад

    Jizakallah janatul firdowsul aclaa ustaad❤😊

  • @L.i.B.a.a.X.o
    @L.i.B.a.a.X.o 15 дней назад

    Thank you brother walhi inad ani talo isinaysad moda ano gabadha aya xaladas ku sugan 19 jir ayan ahay dabinkas xune dhalinta badhan ku sugan tahayna ku dhacday noloshaydo dhan aya mugdi noqoty meelan u socdo io meel aan ka socdo tona garan mayo qimihi naftayda ayan ilaway wax barasho io horumarkasto aan u han weyna dip ayan uga dhacay allow i gargar ani io dhalinyarta somali o dhan wixi aan dani nugu jirina allow naga madobe
    1 hada ka dip noloshayda io hadafyadayda wan toosin dona insha allh idina sidas o kale ayan idin rajeynaya i.a 😊

  • @DeeqaAhmed-i8m
    @DeeqaAhmed-i8m 7 дней назад

    Dadku ugu badan ee janada lagu arkay waa faqiiriin ee akhiro iyo aduunyo ba wax alaqabsado siba rabi dhowanshihii wll

  • @shurkimuumin-3519
    @shurkimuumin-3519 18 дней назад +2

    MashA,allH اخي ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SakiCabdi-p1r
    @SakiCabdi-p1r День назад

    Manshaalah

  • @ZakariyeClahi-e8m
    @ZakariyeClahi-e8m 28 дней назад +2

    جزاك الله خيرا

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 27 дней назад +1

    Mahadsanid mudane cumar

  • @مريمجميلجامع
    @مريمجميلجامع 8 дней назад

    ماشاء الله كثر الله مثلك

  • @Commander-qi4bl
    @Commander-qi4bl 17 дней назад

    Maasha allh ustaad cumar 😊

  • @AroundUs-2024
    @AroundUs-2024 27 дней назад +1

    Masha Allah waan dhameystey.

  • @saadaamsalah7306
    @saadaamsalah7306 13 дней назад

    Masha Allah Noo soobadi wll

  • @AddisonNicholson-o8t
    @AddisonNicholson-o8t 3 дня назад

    Top video

  • @MadiinoXeyle
    @MadiinoXeyle 8 дней назад

    No girls friend no problem
    no boy friend no problem
    No cash big problem😢

  • @XaliimoXuneen
    @XaliimoXuneen 7 дней назад

    Abayo muqaladan San camal yel nona sobadi Allah Kusharfo

  • @HadaifaAbdikarem
    @HadaifaAbdikarem 28 дней назад +3

    aad baad umahad santahay saaxeeb cumar aadbaan kuu jecelahay waxaanan fadheyadan noocana wall soobade

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 28 дней назад

    Thanks mr omar ishar🙏❤️✅️

  • @MohamedIssa-h1y
    @MohamedIssa-h1y 14 дней назад

    Thanks

  • @SapiriinapdihDeeq
    @SapiriinapdihDeeq 29 дней назад +1

    Mahadsanid wllo ❤

  • @MUAD83
    @MUAD83 25 дней назад

    Shukran Omar Inshaar ❤

  • @omarukash1969
    @omarukash1969 29 дней назад +4

    Asc dhalinyaroy siigada joojiya

  • @CabdirisaaqMaxamuud-y2s
    @CabdirisaaqMaxamuud-y2s 23 дня назад

    scw ahalan wasahlan waan kahela dbirigalin taada wawacntahay barta kawada❤

  • @SiraajiaxmedYare
    @SiraajiaxmedYare 24 дня назад

    Waadmahasathay aboowe nooso badi

  • @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
    @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 17 дней назад

    No girlfriend
    No boyfriend
    No people friend
    No cash big baroblem ❤🎉

  • @caadowalboxunkadherow
    @caadowalboxunkadherow 26 дней назад +2

    wala joojin kara wlhi
    wax walbo😢
    kliya goan adag la rawaa
    monday 25/11/2025💔🥶
    raqiis ina thy waxa ogana in filimanta xun xun dawato😢💔😭

  • @ibnuhaji2177
    @ibnuhaji2177 24 дня назад

    M.allah boint fiican baad taabatay xaga ZUHDIGA waa dhibka hada naheesta nabiga CSW waxaa naloo ga dhigay qof aan waxba heysan subhanalllah

  • @MaslaxMasks
    @MaslaxMasks 25 дней назад

    Guuleyso abaayo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IGranAdem
    @IGranAdem 21 день назад

    Alla maan ogeyn channel kan kale waxnba idhi bisinka cumar ishaad u cod eega😂 ❤

  • @mustafekullan4704
    @mustafekullan4704 28 дней назад +1

    Sxb vedios kan fasax mawga haystaaa saxibadii hore u samayay

  • @Asad-q1b
    @Asad-q1b 11 дней назад

    Wankusalamay❤

  • @AhmedHassan-u5h
    @AhmedHassan-u5h 24 дня назад

    Merci mon personne préfère ❤🥰

  • @Sataryare
    @Sataryare 15 дней назад

    GUULEYSO MACALIN

  • @halawarya
    @halawarya 29 дней назад +4

    Background sound xogaa gaabi next video 🤝

  • @AbdinajiibMahamud
    @AbdinajiibMahamud 26 дней назад

    Thanks mclin

  • @cabdiqaadirarmed3200
    @cabdiqaadirarmed3200 29 дней назад +1

    Adi maa sooqaatay cumar ishaar wll

  • @AbdiJaliil-z3l
    @AbdiJaliil-z3l 5 часов назад

    Siigada jooji wll😢😢

  • @AnasAbdi-w6l
    @AnasAbdi-w6l Месяц назад +7

    Omar inshar❌️
    Omar saamayn✅️

  • @YaxayeMolid
    @YaxayeMolid 21 день назад

    Daanyeer ma nagu tilmaamtay macalin😢😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdikaafiMoha
      @abdikaafiMoha 20 дней назад

      Damerkeyba aheyd danyerka hdaa igu horeysa

    • @CaliMeme-p2l
      @CaliMeme-p2l 18 дней назад

      Wa xaqiiq muhimada kahadlay❤

    • @YaxayeMolid
      @YaxayeMolid 17 дней назад

      @@abdikaafiMoha 😂💔

    • @YaxayeMolid
      @YaxayeMolid 17 дней назад

      @@CaliMeme-p2l ado wayn

  • @faaraxshire8350
    @faaraxshire8350 21 день назад

    inta saladda sodukaday🎉😢

  • @MursalMaxamed-n9e
    @MursalMaxamed-n9e 26 дней назад

    Wlhi marki igu danbaysey
    A

  • @UPTAATIKO
    @UPTAATIKO 25 дней назад +1

    Raga kuwoda adag❤💀

  • @MaxamoudMaxamed
    @MaxamoudMaxamed 28 дней назад

    Ok❤😊👍

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 28 дней назад +3

    😂😂😂 *Omar siigo* umaba haysto iney fiirsadaan dad hagaagsan oo noloshooda raacda😂 dhibta haysata ayuu u maleeyaa iney dadka ku xirana haysato😅😅😅😅😅

    • @Mohamett_Qarni_joog
      @Mohamett_Qarni_joog 28 дней назад

      Haa walhi qofku waxey kahadla mar kasta waxa asaga dhiba 😅😂

  • @Arsenalfan-q1y
    @Arsenalfan-q1y 8 дней назад

    ᴍʏ ᴛᴇᴀᴄʜᴇʀ ᴍᴏʜᴍᴇᴅ ᴏᴍʀ🎉

  • @XurshowData114
    @XurshowData114 29 дней назад +1

    Asc maamule wan ku salamay slaan ka dib waxaan rawaa inaad xog iga siiso Share xirfad oo aan rawo inaan wax ka barto qaasatan Dr omar warsame Kitaabka Al carabiya beyna yadeyka ,waana garan la'Ahay

    • @AbdiwaliAbdullahi-u1w
      @AbdiwaliAbdullahi-u1w 28 дней назад

      @sharexirfad RUclips ku qor waad heleysaa walalo pagekan Omar inshaar malahan

  • @DahirDhalemaale
    @DahirDhalemaale 6 дней назад

    Aniga Hablaha kama daba ordo lkn aniga bee iga daba ordaan

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii День назад

      Adookale Mid liidata xitaa kaama dawa ordeyso gabdhaha qiimaha lehna waa kuwa dhaqaalaha iyo cilmiga kumashquulsan aslana gadhuhu Niman kamaba daba ordaan

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii 29 дней назад

    Daqiiqo Ka Hor 989 Ayuu Marayey Hadana 1.03K

  • @AmedTah6
    @AmedTah6 29 дней назад +1

    ragtinimada aad kahadleysaba lacag inay thy ka fahan odcast-gaan

    • @ibnulqayim5022
      @ibnulqayim5022 29 дней назад

      Waan baxsan rabaa lacag la,aan awgeed

  • @CusmaanCabdinuur-jq9cy
    @CusmaanCabdinuur-jq9cy 16 дней назад

    يا شيخ عمر قال تعالى وو جدك عائلا فاغني

  • @KamaaldiinKamaaldiin
    @KamaaldiinKamaaldiin 21 день назад

    Mudane

  • @YuunusCad
    @YuunusCad Месяц назад

    Omar inshaar sxp xaga gymka kasoo hadal nagative or positive

  • @somalitiktok00
    @somalitiktok00 29 дней назад +1

    Zuhdi si aay culumadi hore u fasireen nogu fasir

  • @MursalMaxamed-n9e
    @MursalMaxamed-n9e 26 дней назад

    Wl

  • @KhaalidCbdisalaan
    @KhaalidCbdisalaan 29 дней назад

    No siigo 😢😢😢

  • @qaraaxomedia1351
    @qaraaxomedia1351 10 дней назад

    Video download baan dhhy lkn waan delete 😏

  • @zakibuuni
    @zakibuuni 28 дней назад

    Channel kan ma Omar Inshaar ayaa iska leh?

  • @NimcoNadareyy
    @NimcoNadareyy 17 дней назад +1

    Hhhh yawarkan qatay

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod Месяц назад +2

    Who is ikhlaas podcast 😮

  • @YuunusCad
    @YuunusCad Месяц назад

    Chanalkna majiray

  • @qaraaxomedia1351
    @qaraaxomedia1351 10 дней назад

    DUNIDA LAGUMA KEENI GUUR😏😏IYO NAAG DAWADEEDA FIRIS HALKA ADUUNKU KUFIKIRAYO SIDEE WAX CUSUB USO SARA😏😏😏😏😏😏

  • @abdirasakhhassan8159
    @abdirasakhhassan8159 27 дней назад +2

    War bal nacaskan eega 2024 bu laso tagan yhy wax old version ahaa, ohada sida qimahena kor uqaadi lahen ma nabaresaa

    • @AhmedSaleh-b8v
      @AhmedSaleh-b8v 27 дней назад +2

      Waxa wax loo sheegayo waa adiga iyo kuwa kasii liita

    • @mahamedx-jt9ew
      @mahamedx-jt9ew 27 дней назад

      Wax usheeg waxa ​@@AhmedSaleh-b8v

    • @abdirasakhhassan8159
      @abdirasakhhassan8159 26 дней назад

      @@AhmedSaleh-b8v jahil ba labara sidu qimahisa kor ugu qaadi lahaa carur ba tahee kula tirsan maye adeero so weyno

    • @AhmedSaleh-b8v
      @AhmedSaleh-b8v 26 дней назад

      @@abdirasakhhassan8159 hadaad adeer qiimahaaga taqaanid ma'adigo ninwayn isku sheegaya ayaa waxaas meelaha lasoo istaagilahay

    • @BashiirCabdilaahi-z7n
      @BashiirCabdilaahi-z7n 6 дней назад

      Adiga meeja maxaa kasoodoontay qolkaan qofkii wax faa,idaysan buu khaas uyehee

  • @IbraahimIsack-xt5uq
    @IbraahimIsack-xt5uq День назад

    Thanks