Baro dadka ka MASEERO oo Ku Neceb👈( 3 talabo oo ku cawinayo.....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 апр 2024
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 14

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  2 месяца назад +3

    ASC Dadkaygow soo Dhawaada plzz videoga like ta siiya noona sii share gareeya had awooda 😍

    • @AwoodaHadalka
      @AwoodaHadalka 2 месяца назад +1

      Wcs Lajecley maba iloowo 👍 😂😂

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 месяца назад +1

    Masha alllllah❤

  • @MohamedAli-cl5lr
    @MohamedAli-cl5lr Месяц назад +1

    Plz aad baan u jeclaa inaan is waraysano plz ka tali adaa igaga fiican social mediaha ila soo xiriir

  • @samiaahmed678
    @samiaahmed678 2 месяца назад +2

    Aragaagu waa ii farxad Lajecleydeena❤

  • @Maxamuudcarab1
    @Maxamuudcarab1 2 месяца назад +1

    Wax badan waa fahmay gulayso walal

  • @craxmaanmaxamed9879
    @craxmaanmaxamed9879 Месяц назад

    M.a gabar ixtiraam leh la jacley

  • @supergril
    @supergril 2 месяца назад +1

    mahadsanid walasheey maanta muuqaalkaan waan ubaahanaaa

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  2 месяца назад

      Adiga mudan xabiibti be strong waligaa ❤❤❤

  • @HindaBiixiAadanHanadi
    @HindaBiixiAadanHanadi 28 дней назад +1

    Kawaran kuwo wanaaga sun ku yahy oon is badalyn sida nersiistiga

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  13 дней назад +1

      Kuwaas daawadooda waa in noloshada laga fogeeyo