12 DHAQAN WAXAY KU QAYLINAYAN ISMA IXTIRAAMO😱👈

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 июл 2024
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 14

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  4 месяца назад +6

    RAMADAN MUBARAK ☪️ Dadkii layga Beerow❤🎉

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 4 месяца назад +3

    Ramadan Mubarak qaali mahadsanid ❤❤🎉

  • @sahroguure-kh1xz
    @sahroguure-kh1xz 4 месяца назад +1

    Masha Allah qof aan jeclhy fikrdaheda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maxamuudcarab1
    @Maxamuudcarab1 4 месяца назад +3

    Ramaad mubarak walal wax badan baa ka faaiday walal qaali gulayso walal

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  4 месяца назад +1

      Ramadan Mubarak walal qaali illahay haku barakeeyo 😍🥰

    • @Maxamuudcarab1
      @Maxamuudcarab1 4 месяца назад +2

      AbAAYO waa mahadsan san tahay abaayoe talo iyo tusaale isii abaayoe sidee baan aan usameeya isbedel dhabaa jawaab

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  4 месяца назад

      @@Maxamuudcarab1
      lajecleycawil@gmail.com meshan igala soo xiriir libaax

  • @samiaahmed678
    @samiaahmed678 4 месяца назад +1

    Illahow ku dhowr lajecley wax badanaa kaa faaiday😊😊

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  4 месяца назад

      Illahow ameen xabiibti dhamaanteena🥰