DOORASHADA DAHABIGA AH ( SIDEE LO DOORTA QOF KU JECEL )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 18

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  5 месяцев назад +3

    Soo Dhawaada walaalayaal dhamaantiin 😍

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 Месяц назад +2

    Thanks❤💯❤️

  • @MOHAMEDABDULLAHISHIRE
    @MOHAMEDABDULLAHISHIRE 3 месяца назад +1

    Masha allah

  • @Queen65895
    @Queen65895 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤ jecliyaa aragtidaada lajecley

  • @ayuubanas6155
    @ayuubanas6155 4 месяца назад +1

    Asc sister thank you so much my alaah Rewood you jannatul firdows

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  4 месяца назад

      Allahuma Ameen Dhamaanteena apoowe ❤️❤️❤️♥️

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 4 месяца назад +1

    Masha allaah illaahey aqoontaada hakuu siyaadiyo abaayo sharaf badaney 🙏❤️

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  4 месяца назад

      Ameen dhamaanteena Xabiibti ❤️❤️

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 5 месяцев назад +1

    Abaayo maseerka kasoo hadal iyo sida looga soo kabsado. gabdhaha iyako yar lala guursanaayo ilmaha ku yar yaryihiin, ilahey qalbiga nagama raaciyo

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  5 месяцев назад

      Insha Allah xabibti next video kafilo 🥰 and stay strong 💪 waligaa qaali

    • @naduushxalane8464
      @naduushxalane8464 5 месяцев назад

      @@LajecleyCawil haye xbbti thnks bal macluumaad xaqiiqoyin ku dhisay so research gareey qaaliyeey isla guursiga waa xanuun badanyahay waana wis wis badanyahay lkn qadar rabbi waaye wax walbo😭

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  5 месяцев назад

      @@naduushxalane8464Insha Allah xabiibti ❤

  • @rumaandagan1177
    @rumaandagan1177 5 месяцев назад +1

    Muhiimadu waa inaad hortiis noolayd gadashina noolan kadho

  • @rumaandagan1177
    @rumaandagan1177 5 месяцев назад +1

    Hada dareentid ina qofka agtiisa raqiis ka tahy ogow inaad qofkle uu jiro oo agtisa dhaymanka ka culustahy