Maxaad Ka Taqaan Gobolka Shabeelada Hoose Dal & Dad Barasho Q-1aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024

Комментарии • 32

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 года назад +6

    Mashallaha guul iyo gowanimo dalkeeyna Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 года назад +6

    Aad baad u mahadsantahay WALAAL faysal abroone guuleeyso walaal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AyroTV
      @AyroTV  3 года назад +1

      Adigaa mudan A. H. 10 soo dhawoow Ramadaan kariim

  • @aadanmacalingira3747
    @aadanmacalingira3747 3 года назад +5

    Maashaa Allah waxbadan baad noo ifisey wall hadanu nahay garaha degan Dowlad deganka somalida Ethiopia gobolka Daawa

  • @AbdiassisOmar-w3u
    @AbdiassisOmar-w3u 4 месяца назад

    Waa mahadsanid mma Ilaawday beesha Hintiri Baalcad oo dega mordiile, Beled Amiin, oo ka hoos taga Afgooye

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 года назад +2

    Mahadsanid Faysal wa barnamij wanagsan
    From USA

    • @AyroTV
      @AyroTV  3 года назад

      Mahadsanid Abdullahi Abaw from USA

  • @hamzafaqih9783
    @hamzafaqih9783 3 года назад

    Waa taariikh muhiim ah! Mayor Cabdiraxmaan iyo faysal waa mahadsantihiin.

    • @AyroTV
      @AyroTV  3 года назад

      Soo dhawoow Hamza Faqih adigaa mudan

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 года назад +2

    Wa dhul taariikh leh
    Wa dhul dadkooda soo dhawenta iyo deresnimada iyo nabada ku fiican
    USA

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 3 года назад +1

    Faysal abroonow waad mahadsantahay wll
    Gobolka banaadir ku soo qaado qeybta 2aad

    • @AyroTV
      @AyroTV  3 года назад +1

      Iinsha allah Sidra dhamaan Gobolada Dalka waynu ka hadli, ruuxii doonaya inuu qayb ka noqdo fadlan nagala soo xariir ayrotv@gmail.com mahadsanidiin

  • @vipajiib7644
    @vipajiib7644 3 года назад

    Waa barnaamij qiimo badan

    • @AyroTV
      @AyroTV  3 года назад

      aad baad u mahadsantahay Ustaad Ilka Case Hashi

  • @aliabdigeedi1117
    @aliabdigeedi1117 3 года назад +1

    faysal abroone wlhi waxaad tahay halyeey qaran waan ku taageera noolow sxb

    • @AyroTV
      @AyroTV  3 года назад

      Ali Abdi Geedi mahadsanid masuul sare

  • @salasabuukar908
    @salasabuukar908 Год назад

    Culimada waxaa kamid ahaa sheeq maxamuud gariire lagu siyarto handaaw dooku aadan 50sano ayad katagta mashaa iiqda

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 года назад +2

    Qof walba taariikhdiisa la qariyey hasoo bandhigaaan
    USA

    • @AyroTV
      @AyroTV  3 года назад +1

      Waa sidaa Abdullahi qofkasta way u furan tahay Madashan ayrotv mahadsanid

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 года назад +3

    Reer koonfur wa dad faataxada ku dhaqma markii dhib uu dhaco taasna waxay keentey Nabad iyo xasilooni
    USA

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 года назад +1

    Sida hariifo iyo eysan
    USA

  • @salasabuukar908
    @salasabuukar908 Год назад

    Mudulood asendooyin kuleh bar iyo beena wekuleyihin ayadoo dukumintaati ah

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 года назад +1

    Udub iyo Afaaf udub waa udubka aqalsoomaaliga waa tiirarka aqalka haya afaaf waa kadinka aqalka ama irida, lagasoo galo
    guriga, hooyaday baan ka maqli
    jiray aqalka afaafkiisa!

    • @AyroTV
      @AyroTV  3 года назад

      Waa sidaa mahadsanid Beeshaasina sidaa ayay ukala baxdaa

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 3 года назад

    MASHA ALLAH BAARAKALLAH GUULAYSO FAYSAL ABROONE HALYEEY QARAN BAA TAHAY, SUBSCRIBE IYO LIKE UGU ROONAADA AYROTV

    • @AyroTV
      @AyroTV  3 года назад

      Mahadsanid Bahja Cadey

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 года назад

    Iroole waa Ciroole

    • @AyroTV
      @AyroTV  3 года назад

      Ijo Xasan waa sidaa dhawaqaa is bedelay