WAA KUMA DANEESTAHA ?? ( SIDEE AYAA LOOLA DHAQMAA DANEESTAHA)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2023
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 49

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  7 месяцев назад +3

    Asc Dadkaygow video gii ugu danbeyay hada so daawan inta kasoo daawo 👇
    ruclips.net/video/hEuLU7FSuos/видео.htmlsi=lqjqtM5OivstCOVr

  • @beastmode.4012
    @beastmode.4012 10 дней назад

    Walllahi Been mahan Kuwa. Badan a. Ark ay Siiba. Mid. Asxaab nahay. Ika. Hda. Wanba. Ka gaabsanayaa. Inshaa Allah 😢

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w 7 месяцев назад +3

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyolovelove9515
    @sacdiyolovelove9515 2 дня назад +1

    Mahadsanid wallshy waa sax tani iheysto qisadan

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  2 дня назад

      @@sacdiyolovelove9515 xabiibti ha uliicin Daneeste 🥰💪

  • @zahracolad7601
    @zahracolad7601 10 дней назад +1

    Xanuun wuu arkay qofkii daneeste nolosha lawadaagay

  • @aminaahmed2109
    @aminaahmed2109 7 месяцев назад +1

    Soo laabasha wacan Lajecley 😻

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t Месяц назад +1

    Nice job

  • @fardawsasaid1843
    @fardawsasaid1843 7 месяцев назад +1

    Waa sax runtii

  • @yaasiryaasir2353
    @yaasiryaasir2353 7 месяцев назад +1

    Mashallah ❤

  • @luulhaji4867
    @luulhaji4867 7 месяцев назад +3

    Walee been maadan kasheen nin adhihin saaxiib hadhihin dariska qaar hadhihin qaraabada qaar hadhihin wallaahi datka daneeystaha waa inaad datka kabarataa kana duceesta waacuduree aduunka daneestaan unecbahay walaasheen waxa eeysheektay dhan hal kamida daneestaha hadaan ku arko madaajiyo meeshaasaan ogagaabsadaa qofkoo rabo ha ahaado aqoon aqoon dhaaftaan uleeyahay wallaahi

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  7 месяцев назад +2

      Waala isku dartaaa ka carar 😂😂😂😂
      So dhawoow xabiibti ❤️❤️

    • @axmedsalal330
      @axmedsalal330 6 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anabali5298
    @anabali5298 6 месяцев назад

    ❤Habo dad badan ayaa danesto ahwan ar kay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  6 месяцев назад

      Hapo iska ilaaali dadkaas 🙏

  • @sahroguure-kh1xz
    @sahroguure-kh1xz 7 месяцев назад +1

    Masha allha wlhi gabdhan WNBA iska jeclhy sidey hadalka u heleyso waa gabar Hal abuur le

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  7 месяцев назад

      Cizo ku nolow ❤️🙏

    • @Miidan5
      @Miidan5 7 месяцев назад

      masha allaah

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t Месяц назад +1

    Facts

  • @user-wq6dh7mw1f
    @user-wq6dh7mw1f 7 месяцев назад +1

    Gabadh aya I cayday anago shaqaynayna ninki marka meesha haystay ayan u sheegay sadexdanadana somali ayan ahayn. Naag an umaleen hindi inay ahayd aya gabadhi habsiisay. Camala wad kusaxsantahay okale nalamay joogin afsomaliganaga mataqano. Cadaw qorsoon ba jira kasoo hadal. Walal macan cadawga ada aqoonin balse kuyaqaana kaso hadal insha allah

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  7 месяцев назад +1

      Aad oo weyn insha Allah mowduuc dhanankaso sameyna malmaha so socdo mahadsanid qaali 🥰

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t Месяц назад +1

    Subxana Allah

  • @XuseenMaxamed-gw4lb
    @XuseenMaxamed-gw4lb 28 дней назад +1

    ❤waan kaa qaadney

  • @Miidan5
    @Miidan5 7 месяцев назад +2

    waa naarccisisstic daneystahaas

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t Месяц назад +1

    Acuudu bilahi

  • @rahomohamed7975
    @rahomohamed7975 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t Месяц назад +1

    Musiiba

  • @user-gh1hv5zf3f
    @user-gh1hv5zf3f 5 месяцев назад +1

    Asc wll qaali nambarka lagaaga soo xiriiri karo noo soo qor

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  5 месяцев назад

      Wcs walal qaali email kaaga iso qor ana kulaso hadlaaye 🙏

  • @Miidan5
    @Miidan5 7 месяцев назад +1

    magaceed shaqsiyadaas wax jecel dadkana la jecel waatee infj mise isfp

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  7 месяцев назад +2

      Waxan dhihi karna ISFP aya u dhow qof leh self-worth waa kan naftiisa jecel dadka kalana jecel 😍🙏

  • @filsan6515
    @filsan6515 5 месяцев назад +1

    Ruun baa shegtay😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 7 месяцев назад +1

    Ma qof aan daneeyste aheeyn ayaa jiro kkkkkkkkk

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  7 месяцев назад +1

      Waa Su,aal weyn jwb teedana ah haaaa🤣

    • @fardowsaahmed1345
      @fardowsaahmed1345 7 месяцев назад +1

      Waa runtaa walee hal been kama sheegin. Anigaa arkay qofkaas kuli qodobada aad sheegtay

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 7 месяцев назад

      ​@@LajecleyCawilla jaecleey kwrn qof aan xiriir lahyn oo iga raacay qof kle oo dhoof ku raaaacy

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  7 месяцев назад

      @@IdilRashiid xabiibti daneeste ayu ahaa mana fiirinayo dhawacaga ee horey usoco naftada ha u dhawicin qof an ku qalmin badal ka wanagsan insha Allah ❤️🥰👊