hadadan aan videogan daawanayo bari wxn galaya exam walina ma akhrin noloshayda waxa burburiyey waa dib u dhigasha runtii wan ku farxay mawduucan dhamaan zxpada ku xiran channelkan iso duceeyo in allah nolosha ii toosiye wan ku daalay is badal la'aan go'aan noloshayda hormar u horseedaya ma qaadan Karo waa mahadsantihi dr adnan ito dr sarka
Wlhy drs cajiib baad tihiin lahjadaha xitaa waad kasoo fikirteen ❤mararka qaar Dr cadnaan lahjadiisa AAN fahmi wayo dr sirkaan ka fahmaa. Alle ha idin barakeeyo ❤🎉
Illahey Niyadiina ma jabiyo hadalkaa waxaa laga yabaa inaad sacada ama daqiiqada kooban aad jeediseen lakin dad badan uu dhulka kaqaado ❤❤ Barakallahu fiikum jamican
Ma irumeysaneysaan Labadeydii dr haben anigo Ciilonaya inaan muqaalkiina shitay balse arkay anigo niila qoslaayo Wlh Waxad tihiin dad qurux bdn Mar walbo wada qososhaan anna waa idinla qoslaa ilahey Ha idin daayo😻
Dr Adnan podcasts waa ku faaiiday isma markii aan dhageystay waa uu i saameeyay Alaab Ayaa waxa ii talay post office almost 2 weeks malin walibanah waxa is dhihi jiray bari aa doone post office waxan la xira jiray 10am malinta off ahay sariirta aan isku dhajin jiray bari aa doone Mararka qaar naftada ayaaba dib ku dhigeyso taaso eey Iska rabto ineey iska naso ama seexo Podcast waxa kaga faaiiday naftii aa la dagayal Isla markiin alaabtii waan doontay😁 Thank so much guys
Masha allah allahuma baarik laba dr oo is fahamsan dadkana si macquula wax ugu soo gudbiya anagana noloshayada waxkabadlay abalkina allah janno haka dhigo
Thank you 😊 podcasts loo bahnaa wye hada hool ii talaaa dib ayan udhigi rbay lakin waa joogiyay in aad dib udhigo llah kheyr hana idin siiyo wax badan idinka faidey hadaa nhy ardeyda cafimaadka
إذا أحسست بالضيق لأن يومك يمضي دون إنجاز، فاشتغل بالذكر ماشياً وراكباً وجالساً وعلى جنبك فذلك إنجاز الموفقين، ومن الإنجازات اليومية الكبيرة قول:"لا إله إلا الله، وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد، وهو على كل شيء قدير" مئة مرة،لا يأتي أحد بأفضل مما جئت به إلا أحد عمل أكثر من ذلك
Waqtiga ugu fiicna aan ubahna ban dawaday, I almost gave up to study for my exams cuz wee igu aruurireen 3 maado aan melkataaban ba itala sawabta ikeentay wa dib udhig beri samey. In shaa Allah waxa rajena ina isbedelo oo an nafsadaydalashegto o an isweydiyo sawabta uni ubilaway. Ilahey ha ino fudideyo aniga iyo dhamantan oo ku rafaado dib udhiga iyo beeriya sameena 😭😭😭. Jazakalah kheir I really needed this podcast 😭❤️❤️❤️ I teared up while listening and regretted what I could have done the beginning of the semester, but better late than never 😇
Mahadsanidin tiktorayashena allah hainixafido barnamijkan waxbadana kabartay wana rajeynaya ina san uqatay hadan usameyo ina gulabadan aan kagaro shukran wllhi adan inigugumahadcelinaya wayo xili aan ubahna aya sogudbisen allah hainidhowro❤❤❤❤
Podcast sharaftiisa wata
Illaahy waxaan weydiisanaynaa sida aad halkaa uwada fadhidaan in illaahay janadana inoosoo wada fadhiisiyo inshllh
Waad mahadsanidin walalayaal👍
hadadan aan videogan daawanayo bari wxn galaya exam walina ma akhrin noloshayda waxa burburiyey waa dib u dhigasha runtii wan ku farxay mawduucan dhamaan zxpada ku xiran channelkan iso duceeyo in allah nolosha ii toosiye wan ku daalay is badal la'aan go'aan noloshayda hormar u horseedaya ma qaadan Karo waa mahadsantihi dr adnan ito dr sarka
kulamid ban ahay wlhi , meshi udambese aye igamaree , wadada uguhoreso ee logabaxa wainaad 5 salaad waqtigooda kuilaaliso inshaAllah weiskadhamaan ilahey hakusahlo
Suuratu baqra aqriso hadii kale shido culeesyo wey jiraan alah nacaawiyo
Wlhy drs cajiib baad tihiin lahjadaha xitaa waad kasoo fikirteen ❤mararka qaar Dr cadnaan lahjadiisa AAN fahmi wayo dr sirkaan ka fahmaa.
Alle ha idin barakeeyo ❤🎉
From waaqooyi iyo from koonfur wayo,,
😂😂 anigana Dr adnan ayan fahma kheyr allaah siyo labada dr
Anuu 2daba waan fahma ka wrn😂
@@FarahAbdimohamud-wu9yb adi mushakal baad thy ani waqooyi bas😁
Labada waa fahma ani 😂
قال الله عز وجل 《 وَلَا تَقُولَنَّ لِشَا۟یۡءٍ إِنِّی فَاعِلࣱ ذَ ٰلِكَ غَدًا 》
Perfection anuu I dhibay wllhi mardanbaase fahmay😢
Saa nii sugayy waa daly alxm hadaa imaayen❤❤
Illahey Niyadiina ma jabiyo hadalkaa waxaa laga yabaa inaad sacada ama daqiiqada kooban aad jeediseen lakin dad badan uu dhulka kaqaado ❤❤ Barakallahu fiikum jamican
Waa ku mahadsantahay ustaad sidaa waqtiga qaliga aad nasisay Allah hakaa cawal mariyo aduun iyo akharo
Ma irumeysaneysaan Labadeydii dr haben anigo Ciilonaya inaan muqaalkiina shitay balse arkay anigo niila qoslaayo Wlh Waxad tihiin dad qurux bdn Mar walbo wada qososhaan anna waa idinla qoslaa ilahey Ha idin daayo😻
Mahadsanidiin , mar labaad iyo mar sadexaadba .
Podcast gaan waxaan dhagaysatay markaan salaadi subax masjidka kasoo baxay lug dheerna galay . Runtii waxaan oran karaa 100% anigu ila hadlaayey mar idhiiri galinayey , mar i canaananayey mar haquusan ilahaa . I’s so proud inaan wanqi idin laqaatay anagoon wada joogin .
Asc mahadsanidiin drs
Magaciis apolicationka quranka aad noo sheegtay dr adnaan
M.a alle haidin ka abaalmariyo drs❤
Jazakallaah 🥹❤️👏
M.a Dr's waniga faaiday alle ha Idin karaameeyo.
Nosoo badiya❤👌
Jazakakumullah.
Dr Adnan podcasts waa ku faaiiday isma markii aan dhageystay waa uu i saameeyay
Alaab Ayaa waxa ii talay post office almost 2 weeks
malin walibanah waxa is dhihi jiray bari aa doone post office waxan la xira jiray 10am
malinta off ahay sariirta aan isku dhajin jiray bari aa doone
Mararka qaar naftada ayaaba dib ku dhigeyso taaso eey Iska rabto ineey iska naso ama seexo
Podcast waxa kaga faaiiday naftii aa la dagayal Isla markiin alaabtii waan doontay😁
Thank so much guys
Dr podcastiga xiga ka so hadla fakirka io sameynta uu jirka ku leyahay hday macquul tahay😍✨
Yesterday you said tomorrow
Tomorrow nerves die 😢
It's an amazing statement .حفظك ❤الله وسلم
My role model doctors ❤
Muqaal in badan idinka sugaayey ugi dambeeyn waad soo gudbiseen m.a tabarakallah jazakallah ❤
Mawduucii ugu wacnaa een ka daawado pdcast-gan qiimaha badan, shukran labada Dr ee sharafta leh.🙏🤍
Birina madhi.mato mana dhamato qofka dhimanayo waa adiga❤💯
Masha allah allaha idin xafido wxaa dhihi karaa muqaalkan anuu igu saabsanaa hadee noqoto dib udhigashada , cabsida naftyda an aminsaneyn inee wxaa sameyn karto mahadsanidiin drs dhiirigalintiina
Wow mnsha allah doctors thanks Ihope will be good dr near future like you I. A 🥰
Finally thanks decotors Appka magicisa
Dib u dhigashadu in badan ayaan xal u la,aa lakin hada waan ka gudbay الحمدالله
Same nhye😂
Maxaad uga gudubtay bal I faidey
@RaxmoCigale maqsin intaan hoosta kaso xidhay ayaan cashar isku dhigay
Masha allh Ale ha idin barakeeyo
Adnan iyo ibraahim Wax badan baan idinka faaiday😊❤
جزاكم الله خيرا شاهدت الفيديو وأنا أشعر بالتوتر لأن دروس تراكمت علي ونحن فى عام شهاده ثالث ثانوى دعواتكم أحبابي ولكم بالمثل
Wllhi madwuuc uga fiican Ayaan kahadshen allah Naga dhigo kuwii naftoododa badelo dhamaanten❤🎉
Masha allah allahuma baarik laba dr oo is fahamsan dadkana si macquula wax ugu soo gudbiya anagana noloshayada waxkabadlay abalkina allah janno haka dhigo
M.a waaa sax dib udhigida kow ka ahy ani lkn inshlaah wey hagagi nolosha roll model 2dr guleysta❤🎉
Thank you 😊 podcasts loo bahnaa wye hada hool ii talaaa dib ayan udhigi rbay lakin waa joogiyay in aad dib udhigo llah kheyr hana idin siiyo wax badan idinka faidey hadaa nhy ardeyda cafimaadka
M.a Allah idin barakeeyo Aqoontiina
Jazakumullah mowduuc aad ii taabtey
Masha Allah aad ayaa mogu faaideyseen waxa tihiin role model runtii ku dayasho muden mahadsanidiin ❤❤❤
Thnk you two dr,s another topic insha alaah
Dr's masha allah noso badi shukran❤
masha alllah aad ayaad ugu mahadsantihiin macluumadkiina ❤
Masha allah, Mahadsanidiin waa Mowduuc aad muhiim u ah.
Mashallh allahuma baarik drs ❤
Fav podcast ❤😘
Maasha allaah wax badan baad naftayda ku kordhiseen alle haydin barakeeyo
Maasha Allâh waa barnaamij faaiido badan sida caadiga ah waxaad kusii mahadsan tahay quranly app dr adnan
Walhi waan idan jacalhy waan idanku xiran xila vidwygin dhirgalinta dawada waxa badan waan kafiday m.a
Ilaahay ha idin xifdiyo labadeena dr . Jasakumu allahu khayr
Masha Allaaaaah Tabaarik dr sirka and dr Adnan Allaaah haydin xafido Allaaahuma aaaamiiin 🤲🤲🤲
إذا أحسست بالضيق لأن يومك يمضي دون إنجاز، فاشتغل بالذكر ماشياً وراكباً وجالساً وعلى جنبك فذلك إنجاز الموفقين، ومن الإنجازات اليومية الكبيرة قول:"لا إله إلا الله، وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد، وهو على كل شيء قدير" مئة مرة،لا يأتي أحد بأفضل مما جئت به إلا أحد عمل أكثر من ذلك
Mashaa allaah mahadsanidiin dhaqaatiirtena wax badan baa idinkafaaiday jasaakumullaah khayran.
جزاك الله خيرًا ❤
Yaa ila mid ah show video an dawana maba jiraan show❤❤❤❤❤wlhi wax badan ayaa ka faaa,iiiday 😊😊marka wax yar ilowba wan xasuusnayaa😊
M.a podcast kaliyee somali ledahye mahadsanidnidiin sii caqliyahan uu hadleysaan m.a ilahye cimrigaa haa idin dheeryo anagaana ilahye hadafkeena hanoo fududeeyo❤
Illahay cimrigina iyo cafimadkiina iyo cibadadinaba hawanajiyo❤❤
Wakhti Aan ubahanhy baad iso dhigten Mahadsanid dr❤️👑
Manshaballah tabaraka rahmaan allaha ini barakeyo caqliga iyo cilmigaba
m.a runtii wax badan inagi faaidnay ilaahay ha ini barakeeyo😍😍😍
Waanada iyo wax sheega aan ka Faa'iidaysano Dhalinyaro ❤❤❤
جزاکم الله خيرا
Mshallah aniga iidbay iigu badantahay dibu dhigashadu lkn inshallah hdan nafta lahadlayaa oo aan soogebagabynayaa waa balan aan nafta saaka uqaadey idinka❤rabi hanookin xiftiyo shukran shukran baan idinleeyahahy halkaa noogasi wada ❤
Jazaaka Allaha
Dar ilaahey kuwan u jeclhy wlhi allaha dhowreeeee🎉
Our doctors alle ha idin barakeeyo cimrigana alle ha idin dheereyo❤❤
Our doctors❤
جزاك الله
Good advice important thanks my brothers keep going jasaakallaah khayr🥰✌️
Mashallah jazakallahu kheyr
My fv podcasters❤ shukran huunoyal
Dr sirkaa waa jeclhy xaqiiq😢❤ Alle ha idin xafido
❤❤ Doctors mahadsnidiin
Waxaan Xiseeynayaa aadna ugu baahanahay Podcast Xiga in aad kadhigtaan Xanunka Migren qaybta Cluster headache.
Mahadsanidiin AS Podcast.
Barnamijyadiina waan Raagsada My doctrs ilahy Haydin Barakeeyo wax kasto Aan ubaahanahy baad naga haqab tirteen🎉❤
MARKA muuqaaladina daawadaa sababto ah noloshyda qayb muhiima ka qaadataa
Guulaysta abid wllhy❤
Waqtiga ugu fiicna aan ubahna ban dawaday, I almost gave up to study for my exams cuz wee igu aruurireen 3 maado aan melkataaban ba itala sawabta ikeentay wa dib udhig beri samey. In shaa Allah waxa rajena ina isbedelo oo an nafsadaydalashegto o an isweydiyo sawabta uni ubilaway. Ilahey ha ino fudideyo aniga iyo dhamantan oo ku rafaado dib udhiga iyo beeriya sameena 😭😭😭. Jazakalah kheir I really needed this podcast 😭❤️❤️❤️ I teared up while listening and regretted what I could have done the beginning of the semester, but better late than never 😇
بتوفيق إن شاءالله
M.a jasakallah my brothers
جزاك الله خير الجزاء 💯
wcs wr wbr Wllo jazakallahu kheir mar wlbo waxd kaso hadashaan qodobo muhiim u ah bulashada iyo jiilka hadeer joogaan.
Waxa kalo iga caawisa Appka magacisa isoqor oo quraanka ku saabsan adigo mahadsan😊
Waa dhibka ugu badan ee si guud bini adamka haysta si khaasa aniga ihaysata😅 wad mahadsantihin Drs 🥰
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Topic maanta waxa umaleysaa inuu ani igu socda cudurkeyga dawadisa maanta helaye thanks dr 👍
Jasakalah❤❤❤❤
Thanks our doctors.... pls stress iyo fakarka badn kaso hadla mhadsanidin
M.n aad bad u mahad santuhiin dhalinyaro🎉
Jazakumullah mid kamid ah channels ka wax tarka u leh umada soomaaliyeed horay usocda
Aadbaad u mhdsanthy my doctors
Noloshyda wax badan oo isbadel ah baad iigaga qayb qadateen jasaka allah ❤
Our doctors role model baad noo tihiin hadaanu nahay medical students aad baad ugu mahadsantihiin macluumaadkiina quruxda badan❤
Ilaahay haa idiinka abaal mariyo markasta waan idiinku xidhanaya waan idiinLa soocona m.all❤
الله يبارك فيكم ويحفظكم
Mhadsanidiin Dr’s dib udhigashada inbadan xal u la'aa lkn maanta nasiib u yeeshay ina xal u helo oo ah ina idinku ka hadasheen barakooba wlaaal❤
و عليكم السلام و رحمة الله 🍁
جزاكم الله خير الجزاء
Mash allah ❤
Mahadsanidin Drs ❤
Culimadii cilmiga cimriga Allah haidin barakeeyo ❤
masha alah sidaa nogu faidesen ale ha idinku faa ideyo
Mashallah ❤️
Thnks drs❤
Masha allah ❤❤
Mahadsanidin tiktorayashena allah hainixafido barnamijkan waxbadana kabartay wana rajeynaya ina san uqatay hadan usameyo ina gulabadan aan kagaro shukran wllhi adan inigugumahadcelinaya wayo xili aan ubahna aya sogudbisen allah hainidhowro❤❤❤❤
Waan idin salaamay mar walaalahay tihiin oo soomali ayaa ila tihiin marna dhakhaatiir noo tihiin marna dhiiri galiyaal ayaa noo tihiin illhah hanookiin xifdiyo walal❤
جزاكم لله خير الجزاء أطبائي أسعدكم الله أوقاتكم
Jasakalaahu kher walalayaal
Jasakalah❤our drs