WAX KA OGOW XANIINYAHA RAGGA & SOOSAARIDA UGXAANTA | ADNAN & SIRKA PODCAST

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 106

  • @Maryamruun4
    @Maryamruun4 18 часов назад +12

    My fav podcast, wax kale iska daayee wuu isoo qabtaa balwad buu iiyahay! Mahadsanidin our doctors.👏❤️

  • @quen5204
    @quen5204 5 часов назад +3

    Podcast aan waxbdan kafaaiday thanks our doctors ❤

  • @yaskataqa7314
    @yaskataqa7314 20 часов назад +17

    Please if it's possible upload two videos per week ❤bcz the channel is resourceful to us nd to be specific me❤

  • @drsnajjax2679
    @drsnajjax2679 20 часов назад +7

    My favourite podcast AS❤✍🔐

  • @AsadDubad-f6i
    @AsadDubad-f6i 18 часов назад +3

    Adnan & Sirka Allah Idin Sharfo Aqiro Iyo Adun I.a
    50k Comming soon🎉

  • @Simane2233
    @Simane2233 10 часов назад +2

    Waxbadan adinka barte tnx brothers ❤

  • @naimafaizal8400
    @naimafaizal8400 54 минуты назад

    Aad baad u mahadsan tihiin doctors❤
    Dr sirka si gooniya ugu mahadcelinaya maadama uu lahjadaha saxo si aanu idin wada fahano👏

  • @yassinnor3176
    @yassinnor3176 15 часов назад +2

    mahadsanidiin

  • @zamzamhabiib3513
    @zamzamhabiib3513 20 часов назад +11

    Waan idin salaamay walal marka hore aad ayaan idiinku xidhanahay waxa tihiin dad aqoon u leh runtii waxa ay ka hadlayaan intaa ka dib arin yar ayaan rabaa inaan idiin sheego oona jeclaan lahaa inaa ka hadashaan hadduu khuseeyo cilmi nafsiga waa marka aan sii seexanayo wax aanan sheegi karin bahal iyo qof wuxuu yahay oo second mada u horeeya ee hurdada arko sidii naqaska inuu igu dhagayona la moodo oo dusha iiga baxa mararkii uu igu bilowday halmar ayuu ii iman jiray markaan shaydaanka iska naaro ama ashahaato wuu iga tagi jirey hadda se igama tago ilaa quraan shito oo ku seexdo markaa haddii aad aqoon uleedihiin ila soo wadagaa idinkoo raali ah.
    Mahadsanidiin❤

    • @kunsports2144
      @kunsports2144 19 часов назад +1

      Adkaarta maalin laha ah iyo inaad weeso qab kuseexato ku dadaal walashay caafimaad taam ahna waku rajenayaa

    • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
      @MunocabdirashiidMunocabdirashi 18 часов назад

      Abyo adkaar io weeso ku dadaal allah ku caafiyo🎉❤

    • @AsadDubad-f6i
      @AsadDubad-f6i 17 часов назад

      Adkaarta Ku Dadaal Wllo Hbnki Inta Aadan Sexanina Weeso Qaado Saliga Nabiga Si Gooni Ah Ayaan Kugula Dardaarmaya Iyo Aaytul kursi Anaganen Wnkuso Duceynena I.a Allah Ka Dulqade🤲🥰

    • @zamzamhabiib3513
      @zamzamhabiib3513 16 часов назад

      @@kunsports2144
      Haye walal waad mahadsantahay inshallah wanku dedaalayaa.

    • @zamzamhabiib3513
      @zamzamhabiib3513 16 часов назад

      @@MunocabdirashiidMunocabdirashi Mahadsanid qli inshallah

  • @muna603-p4v
    @muna603-p4v 16 часов назад +1

    Mashallah Ilahay cimigiina ha idiin barkeeyo dr cadnan dr sirka❤❤🙏

  • @Anouhcabdirisaaq
    @Anouhcabdirisaaq 20 часов назад +4

    Alle cilmiga iyo cafimadka iyo cimrigaba haidiin barakeeyo dryaaal

  • @hothen777
    @hothen777 18 часов назад +4

    mashallah casharo naga qarsona ayaan idinka fa,iday jasakallahu kheyr ❤

  • @Hothan-chanel
    @Hothan-chanel 14 часов назад +1

    Wllhi waan na anfacdeen si dhaba
    Ilaahay haynaga dhigo ناجحين في الدنيا نافعين في الآخرة

  • @NasteexoQueen-el6pm
    @NasteexoQueen-el6pm 3 часа назад

    Masha Allah wallhi aniga waa idin taageeraa podcastigiina waan ku xiranahy hal muuqaal Ima dhaafo wax badana waa idin ka faaiide qeyr Allah idin siiyo 🥰❤️

  • @Sabnaaebrahim
    @Sabnaaebrahim 50 минут назад

    Masha Allah mawduuc fcn oo loogu hadlay qaab cilmiyeed ii doo aan la adeegsanin ereyo xun

  • @axmedmuuse33
    @axmedmuuse33 Час назад

    My fv podcast
    Fadlan tastaroonkana kasoo hadlaa
    Mahadsanid

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali2233 15 часов назад +2

    We need to talk next Vedio testosterone hormone function

  • @AbdallaYuusuf-t4y
    @AbdallaYuusuf-t4y 13 часов назад

    Absolutely my favorite yutube❤

  • @FatimaMuna-g8b
    @FatimaMuna-g8b 11 часов назад

    M.a allah ha idin barakeyo ❤❤

  • @abdikhadirabdullahi844
    @abdikhadirabdullahi844 19 часов назад +3

    MAHADSANIDIIN DR AS PODCAST

  • @salmofarxanmohaz4960
    @salmofarxanmohaz4960 15 часов назад +1

    podcastgaan waxaan ku jeclaaday mawduucayada kala duwn horay 🔥♥ dr sirka and dr adnaan

  • @salmofarxanmohaz4960
    @salmofarxanmohaz4960 16 часов назад +1

    manshalalha alle haini sharfo❤

  • @CabdishakurCabdiqadir-n4j
    @CabdishakurCabdiqadir-n4j 20 часов назад

    Thanks Drs

  • @aminomohamedmohamud1731
    @aminomohamedmohamud1731 19 часов назад

    mahadsanid Dr adnan&Dr sirka waadixintiinna mowduuc aad loogu baahnaa

  • @mohafarah8057
    @mohafarah8057 18 часов назад

    Mahadsanidiin Dr. Sirka & Dr. Adnan Allaha Idin Sharfo❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 15 часов назад

    Mansha allah waa mawduuc muhiim ah runtii Alle haydin barakeeyo jazak allhu khayr walaalayaal ❤

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi5366 11 часов назад

    MashaAllah

  • @FartuunAbdullahi32
    @FartuunAbdullahi32 20 часов назад

    Mahadsanidiin dr deeni jazaakalahu kheyr

  • @katiac8085
    @katiac8085 8 часов назад

    Masha allah dhakhaatiirteeni waxad tusaale nool u tihiin dhalinyarada somaliyeed ee dalkooda wax u baraty xiligaan bur burka iyo dhiiranaanta ad noogu so gudbiseen muqaaalo wax tar iyo warbixin muhiim ah sidq❤❤❤🎉🎉❤

  • @muslimoabdulahi9322
    @muslimoabdulahi9322 16 часов назад

    My fovrate podcast ❤😊

  • @muna603-p4v
    @muna603-p4v 16 часов назад +1

    38:27 subaxaanallah waa arin khatara taasi mid waalin ayey ahed istaqfiruallh😂

  • @Maxamed-y6v
    @Maxamed-y6v 20 часов назад +1

    Dr mahadanid❤ so badi

  • @Abyanlady
    @Abyanlady 57 минут назад

    35:00 Adinka mahadsan nooga soo tuura mowduucaa inshallah. 📌

  • @ciisexuseen1295
    @ciisexuseen1295 2 часа назад

    M.a mahad saniden my doctors ❤

  • @nafeesxh
    @nafeesxh 18 часов назад +1

    Can we please get a part two to the menstrual lessons

  • @ShaafiJiilane
    @ShaafiJiilane 14 часов назад

    Masha Allah
    Wad mahadsantihiin

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 14 часов назад

    Mahadsanidiin saaxibayaal 😊

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 20 часов назад +1

    Resourceful Channel 👍 🔥
    Keeping up Guys.😊

  • @zeinabahmed930
    @zeinabahmed930 16 часов назад

    I apraciate you dr adnan dr sirka

  • @AhmedMahdi-qg6vg
    @AhmedMahdi-qg6vg 5 часов назад

    waa Podcast aan in badan sugayay weliba in laga waraysto Qof aqoon uleh Sida Dr Adnan Abdallah oo taqasus kiisuba yahay Arimahan
    waadku mahad san tihiin in aad soo dayseen barnaamijkan

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 18 часов назад

    The best podcast 🎉

  • @HamdiadenAli
    @HamdiadenAli 17 часов назад

    Cilmi badan waa idinka faaidney thanks our doctors 🎉

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 20 часов назад

    MAHADSANIDIIN DR ADNANA AND DR SIRKA
    Wax badan waan idinka Faa'iday halkaas nooga sii wada mawduucyadan muhiim ka ah ❤🙏

  • @hudacadey2209
    @hudacadey2209 18 часов назад

    M.a casharo larabay keenteen
    Shukran ❤😊

  • @abdifitahisburaash8201
    @abdifitahisburaash8201 16 часов назад +1

    Doctore Adnaan iyo Sir Testosterone-ka xalqad nooga sameeya fadlan . Thank you Aqoontida iyo sida ad nolo wadaagten

  • @ilhaanmohamed4928
    @ilhaanmohamed4928 16 часов назад

    Waad Mahadsntihiin abowyal ❤ 🙏 As podcast kiiiiiNa

  • @HiboDaahir-vo9ru
    @HiboDaahir-vo9ru 20 часов назад +1

    Coming soon 50k insha allaah 🎉🎉🎉🎉

  • @SukaynoomarMahamad
    @SukaynoomarMahamad 17 часов назад

    Allh ha idiin xafido dr,s

  • @HaydarabdiHussein
    @HaydarabdiHussein 16 часов назад

    Shukran alle haidinka abaalmariyo doctors

  • @nuurdiinmuxudiin231
    @nuurdiinmuxudiin231 14 часов назад

    Wllhi podkast kii ugu fcnaa adinkaa keenaa dhaqtaris hore uspcda

  • @intifaacmuuse2030
    @intifaacmuuse2030 17 часов назад

    Masha Allah guuleyso axbaabi❤❤

  • @Asia-e6r
    @Asia-e6r 18 часов назад

    Mshallah tabrakallah aadba ufaidnay ilhy haidinxiftiyo melwalba aad jogtan❤

  • @FarxiyoCali88
    @FarxiyoCali88 47 минут назад

    Next episode testosterone

  • @Amuga-j9b
    @Amuga-j9b 15 часов назад

    50k is coming soon❤❤

  • @AnasAbdi-x5y
    @AnasAbdi-x5y 3 часа назад +1

    Testestrone hormone waa muhiim

  • @HodanAbdirahman-q1o
    @HodanAbdirahman-q1o 18 часов назад

    Dadka cafimadka barta chanelkan aad no anfaca thanks dr adnan dr sirka cimri dheer iyo cafimada idin rajeyna🥰🤴

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 20 часов назад

    The best channel 🎉❤

  • @mohamedharawi1775
    @mohamedharawi1775 19 часов назад

    Allah miisanka wanaga haydin saaro hore usocda ❤

  • @SaedJama-li4wh
    @SaedJama-li4wh 12 часов назад

    Salada an ilaa noo walalayal❤

  • @SapiriinapdihDeeq
    @SapiriinapdihDeeq 17 часов назад

    Ilahy cilmiga barateen ha idinku an faco anagana ku wiiiqata alleh ahanaga dhigo🤲

  • @XaawoCali-sc6pq
    @XaawoCali-sc6pq 14 часов назад

    M.n macalin Waxaa ku Soo xijisaan Hypotheses (Cagaarshwo) iyo Qaybihiiisa

  • @Hothan-chanel
    @Hothan-chanel 14 часов назад +1

    maanta waxaan codsanayaa inaad kasoo hadashaan inshllh mawduuca xiga inshllh
    Oo ah isbaadhida lamaanaha ay iska baadhayaan STD
    فضلا وليس امرا

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk 19 часов назад

    Mash alah ale hydn karameeyo wllyaal wn idin salmay

  • @Adensulub
    @Adensulub 16 часов назад

    dr testarone xalqo ka soo sameee mahadsanid

  • @cabdifataxaxmed595
    @cabdifataxaxmed595 16 часов назад

    Aad ayaa baahi loogu qabaa podcast yadaan oo kale oo ka hadlaya mawaadiicdad kala duwan ee cilmiga dhanka caafimaadka waad maga haqabtirteen mahadsanidiin AS PODCAST

  • @kiinkulane9287
    @kiinkulane9287 20 часов назад

    Alle ha idin kareemeeyo

  • @najmobilan753
    @najmobilan753 18 часов назад

    Manshlalah

  • @AbdinurAatish
    @AbdinurAatish 17 часов назад

    Wow❤

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi5366 11 часов назад

    Allaha ni barakeeyo,wlhl si fican aya bulshada uku faaidin

  • @Ikraamaxmadshire
    @Ikraamaxmadshire 6 часов назад +1

    Aad ayan idinkamahad celin 🎉 dhakhaatirteny
    Waxa noga sowarantaa jogta sokacda horta majirtaa jog sokacda mese somalida utagan ee waxanu kale noga warama adinko mahad san
    Jogta:waxankawada waa dhac qofka kasogara xaga lafaha ama jirka badana wuxuu aniga ixanuna markuu cirka cusupyahay yacni roobka marku bilamayo ama malmo kohor

  • @yaskataqa7314
    @yaskataqa7314 19 часов назад +1

    Testetrone hormones kasohadla please ❤xalqada xikta

  • @AbdirahmanAliIsmail-qf3ly
    @AbdirahmanAliIsmail-qf3ly 18 минут назад

    Aad baad umahadsantihiin laba dr oo wax tar leh. Waxaan codsanayaa inaad xalqad dhsmaystiran ka samaysaan Hormoneka Testastrone iyo waxyaalaha hoos u dhiga sma kordhiya, runtii aad bay muhiim u tahay inaad soo gudbisaan.

  • @Abdurahmanibro
    @Abdurahmanibro 18 часов назад +3

    Muhiim waye kaso hadla next episode, just the testosterone hormone, codsi waye.

  • @qalidfarax1754
    @qalidfarax1754 18 часов назад

    Mowduuc muhiim ah

  • @drmaajidhassan
    @drmaajidhassan 18 часов назад

    Next episode testrone ❤

  • @AhmedAlnazri
    @AhmedAlnazri 20 часов назад

    Allaha idin sharfo❤

  • @MaryamAbdikaliq
    @MaryamAbdikaliq 15 часов назад

    🥰

  • @yahyehassanmoha1672
    @yahyehassanmoha1672 19 часов назад

    PODOCASTKA CILMIGA❤

  • @ayaaanaahmed4825
    @ayaaanaahmed4825 20 часов назад

    Another video sida inaan xiisad qadanyaan idinla socdaa gulaysta ❤

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 19 часов назад +2

    Dr imisa ayaa ninku hayn karaa shahwada hadii uu iska ilaaliyo inay ka yimadan. Anigu 1 month kabadan ma hayn karo, kacsi aad udaran baan dareemaya, jawaab!

  • @hanadtallawi4326
    @hanadtallawi4326 9 часов назад

    Si qurux badan ayaad uga hadasheen xalqadan, Waan rajaynayna in aad xalqad kasoo samaysan testesteronka.

  • @HiboDaahir-vo9ru
    @HiboDaahir-vo9ru 20 часов назад

    Xalqada xigta axada insha allah inta iguraacsan like

  • @AbdikaniAbdullahi-z3v
    @AbdikaniAbdullahi-z3v 18 часов назад

    mahadsanid wll Testosterone ka ka soo hadal

  • @Iamhappy-v9b
    @Iamhappy-v9b 20 часов назад

    Fadlan siigada sida ay jirka qof u saamayso kasoo hadla iyo side efdects keeda.
    Mahadsanidiin.

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  9 часов назад

      Channelka Dr Adnan Abdallah ayuu uga hadlay Dr Adnan, kasoo daawo.

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 19 часов назад +1

    Chanel-kan waa jamacad caadiya mowduc ba mowduca kale wuu kasi faa’iido badan xiiso iyo aqoon badan yahay . Waad ku mahadsan yihiin . Diyaarinta, soo gelinta muuqal kan .

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 16 часов назад

    Allah haidin sharfo Drs WXN idinka codsan LAHA Inad KASO hadashaan two mawduuc kidney functions and vitamins Ka jidhku u bahanyahay iyo vitamins la Qaaato iyo Siday kelyuhu KU badbadi karan wxyabaha loga hortago kelyo istaaga ama kidney function oo Qalqala Wadankeeni Waxa kuso batay Dadka kelyaha lo filtration gareyo ama loo sifeeyo

  • @mohamedahassan3376
    @mohamedahassan3376 19 часов назад

    Doctors aad baad u mahadsantihiin aniga waxaan ku jira group ka codsanaya inaad xalaqo ka soo diyaarisaan sababaha keena dhalma la'aanta iyo sida lagu fahmi karo xanuunadaas iyo waliba sida lagu dawayn karo

  • @nasriincaafinasriincaafi6948
    @nasriincaafinasriincaafi6948 20 часов назад

    Dr gulaysta

  • @user-of1ib2jq6c
    @user-of1ib2jq6c 19 часов назад

    Wlhi wxn silaha allow may ka dhigan taranka io sidii u shqeyo io qabka lo daweyo txn wllky aad bd u mahasnthy

  • @HothoEsse-cg9pb
    @HothoEsse-cg9pb 20 часов назад

    Cilmiga barateen alle ha idiin siyadiyo

  • @jaahayfx3718
    @jaahayfx3718 15 часов назад

    Testosterone xalqad ah Naso diyaaraya insh allh 35:46

  • @MaajidMaxmed
    @MaajidMaxmed 12 часов назад

    Asc wllo Aad AyAd Ugu MahAdSanTihiiN DhamAn ShqADa AaD UHYsan UMadA jasa KalaHa ❤ wllo WXn Dhib SaaiD Ku QaBa FarodhidiDka WXBa KamA Qari Karo xitaa Computer KamA Qodi Karo INad iga cawiyso aYan rajEnAya

  • @hayfaaahmed9096
    @hayfaaahmed9096 19 часов назад +1

    Juhdi baad bixiseen aqoonyahandeeniyooow ❤ aad bad umahadsantihiin ❤❤

  • @SaedJama-l4s
    @SaedJama-l4s 3 часа назад

    Wee need testestrone

  • @AhmedIbrahim-y1v
    @AhmedIbrahim-y1v 5 часов назад

    Next, Testosterone 👍🏽

  • @Dawlad24
    @Dawlad24 16 часов назад

    H

  • @FardawsaCabdullaahimuxamed
    @FardawsaCabdullaahimuxamed 20 часов назад +4

    𝐖𝐥𝐡𝐢 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐞𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐮𝐮 𝐬𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲
    𝐡𝐨𝐫𝐚𝐲 𝐮 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐱𝐢𝐟𝐝𝐢𝐲𝐨

  • @sigmatiktok-d5b
    @sigmatiktok-d5b 20 часов назад

    🥰🥰