SIRTA JOOGTAYNTA | ADNAN & SIRKA PODCAST

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 ноя 2024

Комментарии • 475

  • @Asmaacabdinuur-me8wo
    @Asmaacabdinuur-me8wo Месяц назад +38

    Iloww ii fududeey waxaN rabaa inta sanadka ka dhimaN inaa 5jus oo quraaNa xifdiyo❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Месяц назад +151

    Dhalinyaro gartey cilmiga ay barteen inay la wadagan bulshadooda aad baad u Mahadsan tihin Dr.Sirka & Dr Adnan.. Mowduucyo badan ban idinka faaidey ani ahaan👏👏

  • @CunshuroCabdule-df2hr
    @CunshuroCabdule-df2hr 4 дня назад +3

    كمية الفائدة
    وأخلاق ومعلومات جدا مفيده وقبول موطبيعي الله يجزيكم خير الجزاء وشكرا لكم واستفدت منكم فخوره بكم انكم رجال بلدي ونعم

  • @Drsiskufilan
    @Drsiskufilan Месяц назад +45

    Istiqfaarta kuwii jogteyo Allow naga dhig ❤

  • @Moali003
    @Moali003 Месяц назад +87

    Xadiiskii Nabiga SCW waxu ahaa
    "Camal la sameyo waxaa ugu wanaagsan midka la joogteeyo haba ahaado mid yar."
    Intaad boqol hadaf o kala duwan isku wadi laheed hadhow na mid walba aad dhex ugu hari laheed waxa ka Wanaagsan hal shey in aad meel kusoo xirtid. Kuwii naftooda ka adkaado allaha naga yeelo.
    Jimco Wanaagsan 😊

  • @NastehoOsman-f2b
    @NastehoOsman-f2b Месяц назад +104

    Waa mawduuc aad ay ugu oomanayd dhalinyarada maanta balse hal talo iga gunta aad idinku darsadee hadaad rabtid inaad joogtaynta baratid jidkeedu qofkii isku dayaa way sahlan tahay alle ayaaba inoo sameeyey kolkii horeba , hadaad hagaajisay oo joogtaysay salaada faralka ah waa tababrka ugu fiican ee qofku naftiisa ku bari karo joogtaynta kolka aad ku dedaasho ilaalinta joogtaynta faralkaa ilaahay inooga dhigay iltisaam yawmi maalin hadday kaa dib dhacdo aad ka murugooto sax oo wakhtigeeda ilaaliso salaadda ta ka dambaysa markaad faralkii soo xidho joogtay tiisa ka dib sunnaha raawaatibta ah kadib layla duxada waa jidka ugu wacan ee joogtayn lagu baran karo intaa hadaad joogtayso noloshaadoo dhan ayaan dhan dhan kuu yeelanaysa wax ay kugu adkaanayso inaad joogtaysaa ma jirin doonaan insha allah tijaabiya dhallinyaro.
    Labada Dr aad ayey u mahadsan yihiin abaalkiis janno aduunka cimri barako iyo Cibaado leh❤

    • @farahkarie
      @farahkarie Месяц назад +2

      Masha allh wa talo aad uqurxbdan jazakallah❤

    • @Suban203
      @Suban203 Месяц назад +3

      Waa talo fiicn jazzakallahu Xbbti ani salaada faralka igama tagto aad ban ilaaliya hadana waxba ma joogtayn karo 😢

    • @sundusabdirahmanmuuse2418
      @sundusabdirahmanmuuse2418 Месяц назад +1

      Mashallh byo mahadsanid

    • @Ciiltire-er9tw
      @Ciiltire-er9tw Месяц назад

      @@Suban203ku laabo mowduuca no niyad jab haday dhab kaa tahay waad joogtayn kartaa kaliya waxaad rabto hakuu cadaadan degdegana jooji rabina tala saaro oo ducayso ugu dambayn alle hakuu yasiro talo walaalnimo

    • @riyaaqahmedmahamed4061
      @riyaaqahmedmahamed4061 Месяц назад +1

      Waa talo fiicn mahadsanid salaada waa ilaaliya walhtigeedana waa ku tukadaa lkin qorshayaasha aan dajisto ma joogtayn karo
      wax walboo aan jecelnahay ilahy hainoo fududeeyo raalina ha inooga noqdo dhamaanten

  • @SaidoZubeir
    @SaidoZubeir Месяц назад +15

    Personally caqabada ugu weyn iheysata joogteyn la,aanta wye subxanallah

  • @nimcohassan1495
    @nimcohassan1495 Месяц назад +16

    I like sidad isku dhagaysatan
    M.a wlhi wa very important inad noso gudbisan cilmigad barateen Alle hydin barakeyo❤

  • @CabdiraxiinCabdisalaan
    @CabdiraxiinCabdisalaan 4 дня назад

    M.a podcastigiina dhageysigiisa aad ayaan u jeclahay
    Keep going doctors

  • @aishayasin2690
    @aishayasin2690 Месяц назад +4

    Doctoradu waxay aad ugu war hayaan meelaha ay dhalinyaradu ka liidato una baahan yihiin cid ka kabta jasakalah dr adnan & dr sirka 💯💯

  • @MohamedAmiin-m7z
    @MohamedAmiin-m7z Месяц назад +5

    3:09 ilaahay ha idnka abaalmariyo sida quruxda badan ee aad bulshada somaliyeed ugu soo gudbinaysaan mowduucyo waxtar u leh abaalkina ilaahay haka dhigo janada 💯🙏🏾

  • @MoussaHamda
    @MoussaHamda Месяц назад +4

    Masha Allah mes préférés. Allah hanii barakeyo cilmagad bareteen

  • @Hinditaajir
    @Hinditaajir 29 дней назад +4

    Consistency beats talent ❤️

  • @Isaac-m7b8b
    @Isaac-m7b8b Месяц назад +38

    Smart
    ( specific )
    Measurable )
    Achievable )
    Relevant )
    Timebound)

    • @Isaac-m7b8b
      @Isaac-m7b8b Месяц назад +5

      Thank you for writing ✍️) you're amazing person ❤️

    • @Isaac-m7b8b
      @Isaac-m7b8b Месяц назад +3

      Also you're

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan Месяц назад +2

      What’s wrong bro? Are you crazy? You answered yourself😂

    • @Isaac-m7b8b
      @Isaac-m7b8b Месяц назад +2

      @@NashaadHassan I don't need anyone to respond to my massage while I'm here 😄😅😅

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan Месяц назад +1

      @@Isaac-m7b8b That is part of madness😄

  • @HamdiAhmett-h2h
    @HamdiAhmett-h2h Месяц назад +7

    Way igu adagty joogtaytu inzha allah illahy ha ifudeduyo🤲

  • @muna603-p4v
    @muna603-p4v Месяц назад +15

    Jazaakallahu kheyr walalheyga qaaliga waa mowduuc qaaliya oo waqtigiisa ku so beegtey baarka allhu fiik❤❤❤🥰🙏

  • @maryamcshakuur3085
    @maryamcshakuur3085 Месяц назад +5

    Muhiim
    Kamuhimsan
    Ugu muhimsan
    Wow 👌 👏 ❤❤❤❤ waan ku dhaqmi doonaa i.a qaacido cajiib weyan runtii oo fudud .

  • @XaawoMaxamed-z9p
    @XaawoMaxamed-z9p Месяц назад

    Jazakallah kheyran ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaidaAbdikadirNuor
    @MaidaAbdikadirNuor Месяц назад +7

    1:"Work hard in Silence and let your success be your noise" "Work hard in silence and let your success make
    2:
    (عن معاذ بن جبل قال قال رسول الله صلى الله عليه وسلم "استعينوا على قضاء حوائجكم بالكتمان فإن كل ذي نعمة محسود)

  • @abfatah778
    @abfatah778 Месяц назад

    Amazing big topic, Jazakallah doctors.

  • @HODOBAYLEE
    @HODOBAYLEE 4 дня назад

    Allahu akbar waan dhameystey muuqaalkan ❤🎉 Jazakumulaahu kheyraaa
    Waxbadan baan ka faaiidey.

  • @Mohammed-u7c1t
    @Mohammed-u7c1t 16 дней назад +1

    Best somali podcast aan dhegeesto nolosheeda ❤❤❤❤ 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @NajmaSiciid-b8r
    @NajmaSiciid-b8r Месяц назад +1

    Mcha Allah جزاك الله خير

  • @AyaanAnfacCabdi
    @AyaanAnfacCabdi 4 дня назад

    Mansha Allah waxan idinka faaiiiday waxyaabo aad ufaro badan❤🎉

  • @zamzamyusufmahamud2815
    @zamzamyusufmahamud2815 Месяц назад

    Alhamdulilah for everything🤲🏻💕

  • @HODHAN-j1i
    @HODHAN-j1i Месяц назад

    Jazakallah khair brothers

  • @KzhsjJejssj
    @KzhsjJejssj 17 дней назад

    بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا ❤

  • @SaabariinIbrahim-qg4se
    @SaabariinIbrahim-qg4se 21 день назад

    Masha allah jazaakumulaahu qayr ❤

  • @nasrohasanahmed2685
    @nasrohasanahmed2685 Месяц назад +4

    Shukran Drs wax bdn idiinka faaiday ❤

  • @bintiali4819
    @bintiali4819 Месяц назад +1

    Thank you teamka

  • @SabiriinmaxamedSabiriin
    @SabiriinmaxamedSabiriin Месяц назад +1

    Ma sha allah 2 dr❤

  • @isaibrahim-w6e
    @isaibrahim-w6e Месяц назад

    Jazakalah our teachers 😮

  • @Aishaabdiq125
    @Aishaabdiq125 Месяц назад +1

    Masha allah ❤

  • @ilhaanosman3323
    @ilhaanosman3323 6 дней назад

    Ani hadaan ku jira barshada health science bulshada aan ku harerysanhy na isku rayi ma nihin soo waan u baahna wax mentally gyga u fiican oo wax ka fido qofka bila lacg bila mutadalabd abaal bu. Kugu leyahy shukrn labdiinaba i really love you guys ❤

  • @isaibrahim-w6e
    @isaibrahim-w6e Месяц назад

    Jazakalah our teachers

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Месяц назад +1

    thanks really it's important topic

  • @ugbaadabdilahiabdi6451
    @ugbaadabdilahiabdi6451 Месяц назад +1

    Maasha'allaah tabaarakallaah jazaakumullaahu khayran huunayaal.❤😊

  • @maryamaaadam1027
    @maryamaaadam1027 Месяц назад +7

    Our teachers❤

  • @Estareex
    @Estareex Месяц назад

    Jazakallah Khair Cadnaan ND sirja🎉❤

  • @ubahudgon4952
    @ubahudgon4952 Месяц назад +1

    Waan ku xiranahy barnaamijyadina Thank you Dr Adnan iyo Dr Sirka

  • @MohamedHassan-yt6wj
    @MohamedHassan-yt6wj Месяц назад +14

    Mashallah l came across this video never knew it . two somali people doing podcast in egypt there country where l was raised Mashallah somali honoloto ❤❤❤❤ منورين يجدعان ❤

  • @HananMostaphe
    @HananMostaphe Месяц назад +3

    Masha Allah joogtayn tiba wxn ka bilabay inan vedio dhmysto without missing one minute 😅 jazakumu lah my brothers 🫶🥰

  • @qudhmunwaxid5704
    @qudhmunwaxid5704 Месяц назад +1

    Masha aallh prodhas

  • @Saynab-123
    @Saynab-123 Месяц назад +4

    Masha allah wlal alle ha idinka abaal mariyo sidaa wanaaga badan eed dadkiina ugu faa iidaynaysaan ❤

  • @rahmajaamacibraahim1069
    @rahmajaamacibraahim1069 Месяц назад

    Allahuma baarik our Doctors

  • @HABONHassan-k7l
    @HABONHassan-k7l Месяц назад

    Masha alah جزاك الله خير

  • @AbuubakarBk
    @AbuubakarBk 15 дней назад +1

    Bil kadib waxan noqon rabaa 20 jir alxamdulilah ❤

  • @aliyahabdullahi719
    @aliyahabdullahi719 Месяц назад +2

    thanks brothers

  • @FakhitaHussein
    @FakhitaHussein Месяц назад

    Masha allah allah naga dhigo kuwii joogteya kheirkoda iyo hamigooda nololeed

  • @samiaali9059
    @samiaali9059 Месяц назад +2

    Mnsha allah sidaan uguu baahnaaa mawduucan oo kale aad iyo aadbaad umahadsantihiin🙏🙏🙏🥰🥰

  • @XamdiOmar-s3v
    @XamdiOmar-s3v Месяц назад +2

    Kuwaan saan usugo 🎉😢❤❤❤❤. Masha Allah doctors

  • @YaasmiinMaxamed-o3n
    @YaasmiinMaxamed-o3n Месяц назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @itsmo-10
    @itsmo-10 Месяц назад

    Maasha Allah barnaamij aad u qiimo badan, mahadsanidiin akhyaaray

  • @shugridaahir6358
    @shugridaahir6358 Месяц назад +1

    Masha llah alle cilmiga iyo caqligaba idiin barakee xalqadan waxwayn bay iga bedeshay gaar ahaan odhaaahda dr mohed
    (Wakhti baa iga tegey wakhti uun bay kaasii ridaa)

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 Месяц назад

    Ma.allh barakalah allh ha idin xafido dhamaantiin cawo ini arkay waan ka helay

  • @IqduushAhmed
    @IqduushAhmed Месяц назад +1

    Mashallah ❤illahay ha idinka abaaal mariyo🎉waa jeclahay podcast kina .wax badana waan ka faaiday .noo soo badiya inshallah ❤

  • @IimiAhmed
    @IimiAhmed Месяц назад +15

    جزاكم الله خيرا جزاء
    Aabahay mcn ayaa igu odhan jiray aabo wax ha badsan hadad wax badsatid oo nan awoodada ahayn wad Ka niyad jabaysa wax yar qabo oo Ku raxayso oo Malin kasta qabo
    Talada aabahay markan qatay
    Class kayga iyo gobsta aan wax ka baranayo wan Ku ficanahay oo kalimo fican ayan ka kena
    Wan Ku fa,iday talada aabahay mcn
    Aduunka akhirana waxn rajaynaya wax fican insha'Allah
    Ilhay waxn ka baryaya walidiinta meel kasta ay jogan inu xifdiyo
    Akhirana janadiisa

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim Месяц назад +1

    Masha Allah tabarakallah Allaha idin barakeeyo inadena

  • @fardowsoapdihirsi
    @fardowsoapdihirsi Месяц назад

    Kulanti danbe oo xiisobleh two Dr's topic waxbadan ii iftiimiyay thnk you two drs

  • @haniabdullahi7514
    @haniabdullahi7514 Месяц назад +1

    Aad aya u mahadsantihin my senior doctors

  • @AishaAlimuse
    @AishaAlimuse Месяц назад +1

    Jazakalahu kher walaaldey qaliya Item in ad is wedarsatan mudan waye

  • @Queen.fx-1
    @Queen.fx-1 19 дней назад

    mansha allah podcast kan waan ka helay alle ha idin barakeeyo🤲🏻🙏

  • @Gureeymahdi44
    @Gureeymahdi44 Месяц назад +2

    Dr cadnan dr sirka allaha ha idin xafido

  • @hoodorayaan7338
    @hoodorayaan7338 Месяц назад +1

    جزاك الله❤

  • @Amuga-j9b
    @Amuga-j9b Месяц назад +9

    This channel moves too fast ❤ Amazing

  • @Bintsaleh00
    @Bintsaleh00 Месяц назад +1

    MashaAllah caleykum wd na dhiiri geliseen wlalayaal🖤.

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Месяц назад

    Magadsanid jazaaka allaah kheyr drs

  • @umeynajeylaanimuqtaar6008
    @umeynajeylaanimuqtaar6008 Месяц назад +2

    Ustaad adnaan Abaal Kh hayaaa Allaaaaaaaaaaaah ku Barakeeyo❤❤❤❤❤

  • @suldaanburcaawi
    @suldaanburcaawi Месяц назад +1

    Thank you 😊

  • @sacdiyoyasiin4781
    @sacdiyoyasiin4781 3 дня назад

    Maansha allah allah ha in guuleeyo walalayal

  • @Milyaneerad
    @Milyaneerad Месяц назад

    Masha’allah Doctors❤ Proud to both of you ❤

  • @asmaomarali1294
    @asmaomarali1294 Месяц назад +1

    Mash allah ,ciwaan mudan in laka hadlo soo qabteen manta ,Rabbi ha idin ka abaalmariyo .🤲

  • @hamdaadam1318
    @hamdaadam1318 Месяц назад +1

    Alle haydin barakeeyo wlhi wax aad u badan bn idinka faaiday wanan ku dhaqmi doona insha Allah

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Месяц назад

    Ma sha allaah dhiirigaliyaal horay u socda ✅️

  • @Bilane-gd3dv
    @Bilane-gd3dv Месяц назад +1

    mashaallah 👏👏👏

  • @ilkacaseproduction2371
    @ilkacaseproduction2371 Месяц назад +1

    Jasaakalah alle haydinka jasaa'i siiyo our doctors❤

  • @MahamedpepeMahamedpepe
    @MahamedpepeMahamedpepe Месяц назад

    جزاكم الله خير الجزاء

  • @SafiyaMaxamed-d3j
    @SafiyaMaxamed-d3j Месяц назад

    جزاكم الله خيرا وبارك فيكم 🥰

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 Месяц назад

    masha allah,mowduucyada saad u,doorataan mowyuucyada muhiim ka ah ee nolosha maalmahaan jirta ,aad ayaan idinkaga mahad celinayaa

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Месяц назад

    Jazak allhu khayr walaalayaal runtii waa mawduuc muhiim ah❤

  • @khadrabintusheikh8862
    @khadrabintusheikh8862 Месяц назад +17

    Channelkan marhore inaa barto aheed
    Channelkan marhore inaan rukunto ayay aheyd ❤🎉
    Lkn Alxamdullilah hadaan ugu danbeen kusoo biiray channelkan sidaas dhan u qiimaha badan❤

  • @SaynabMaxamud-w7m
    @SaynabMaxamud-w7m Месяц назад +1

    جزاكم الله خير الجزاء اخي العزيز ❤

  • @abuukarabdullahi3129
    @abuukarabdullahi3129 Месяц назад

    Thnks dr adnan iyo dr sirka aad u mahadsan tihiin moduuc fiican ayaa ka soo hadasheen

  • @YaasirAhmedmohamed
    @YaasirAhmedmohamed Месяц назад +1

    Waan ididn salaamey doctors and kamira manka Ibrahim ❤🎉

  • @SuweydoAbdisalan
    @SuweydoAbdisalan День назад

    M.a sha allh waxpadan idinka faa iday allha ajir idinka siiyo tnkle kaso hadla wllo sida qofku quranka ku xifdi karo codsi hadey macquultahy

  • @cadninor9375
    @cadninor9375 Месяц назад +1

    Waad ku mahadsantihiin sida noo dhiiragaliseen❤

  • @hafsayassin677
    @hafsayassin677 Месяц назад +1

    thank you so much noo sobadiyada xalQaadkan oo kle ustaadi🎉

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +3

    Hubaal Joogteytu waa waxa lagu kala tegey❤❤❤
    ❤❤❤ Adiga joogteynta See isku tihiin

  • @malyuunmacalinxasan3095
    @malyuunmacalinxasan3095 Месяц назад

    waa idinkaga mahad celinaynaa sida Mar waliba mawduucyada taagan muhiim thy in la niqaasho sida inagu so gudbisaan thnkz millions docters

  • @hamdaali5964
    @hamdaali5964 Месяц назад

    Mansha allh aadbad umahadsantihin gaar ahan dr sirka dinta aadbu ugu fcnyhy sidu ugu xirayo maawduc walbo

  • @umalkhayrcabdilaahi8559
    @umalkhayrcabdilaahi8559 Месяц назад +2

    M.a wamawduuc aan idinkasuganay inbadan jasaaka Allah ❤❤

  • @عائشةعبدالرحمن-ن9د
    @عائشةعبدالرحمن-ن9د Месяц назад

    جزاكما الله خير الجزاء

  • @RayaanSiciid
    @RayaanSiciid Месяц назад +1

    My favorite doctors 😍 ❤️

  • @NasriinOmar
    @NasriinOmar Месяц назад

    Allahuma baarik brothers ❤

  • @anabmuallimhassan3893
    @anabmuallimhassan3893 Месяц назад +3

    Runtiii mowducan aad ayuu ii anfacey
    Wxaa kaheley dhiranan aan ku qabto
    Wxa aan haayo inan joogteeyo
    THANKS ADNAN & SIRKA ...❤️👍

  • @Mooo24
    @Mooo24 Месяц назад +20

    Joogteyn la’aanta waa weakness-ka ugu weyn aan leeyahay runtii, howl baan bilaabayaa waan joojin, gym baan aadayaa waan googoyn, wax akhris kadaalik, and many many more. inshallah video-gan kolkaan dhamaysto waxaan rajeynayaa wuxuun isbedel ah in’aan kala tago isbedelna aan dareemo, mahadsanidiin dhakhaatiir.

    • @mumtaazsaid3103
      @mumtaazsaid3103 Месяц назад

      Kula mid ahy dhibtda ihysto baaba taas ah

  • @sahradegan2200
    @sahradegan2200 Месяц назад +2

    Mansha alah
    Ale haydiin barkeeyo
    Cilmiga caqliga iyo caafimaadkaba
    Ale haydinka abaalmariyo waqtigiina qaaliga ah aad nasiiseen
    Qof bili aadani waxa ugu qaalisan uu ku siiyaaa waaa waqtiga eh

  • @Canab-Cabdirashiid
    @Canab-Cabdirashiid Месяц назад

    جزاك الله خير

  • @FilsanFatush
    @FilsanFatush Месяц назад

    Msh allah keep going my brothers

  • @AminMaqbuli
    @AminMaqbuli Месяц назад +2

    Podcast ugu daawasho badanay waad mahadsantihiin Drs wax badan baad ii faa'ideyseen