Mowduucyada aan rabo in laga soo hadlo next episodes, 1- hormone-ka testosterone-ka 2- cudurka diabetics ka 3- gynocomastia. Hadaad igu raacsan tahay like saar comment-kayga.
41:02 Waxaan ahaa dadka more dependent ku ahaa coffee-ga, waxaan iska jaray sanadkan billowgiisa. Muddo 10bilood ah ma cabin. Bishii u horaysay culays badan dareemi jiray jidhkayguna aad buu u tabi iiray. Laakiin waxaan sameeyey routine ka oo nashaadkii iyo firfircoonidaan ka heli jiray ka helo. Waxaan maalinkayga ku bilaaba uun in aan akhriyo, aayaddo ka mid ah “SURATUL- Al-baqra” wallaahi xaqiiqatan waxaan ka hella firfircooni kii coffee ga ka badan! Suuraddaas iyo caajisku meel ma wada gallaan. Ila soo tijaabiya dadka coffe-ga qabatimayoow!
Mowduucyada aan rabo in laga soo hadlo next episodes,
1- hormone-ka testosterone-ka
2- cudurka diabetics ka
3- gynocomastia.
Hadaad igu raacsan tahay like saar comment-kayga.
Taa 1 aad wayka hadleen
@@adnakeyse8570 muqaal asi lee ugaar ah kama hadlin lkn waxay inyar kaga hadleen muqaalkii xininyaha ay kaga hadlaayeen.
Aad baan ugu codayn lambarka 2aad
Wan rabaah waliba diabetes kah
Lambarka 2aad wan ucodeeyay
41:02 Waxaan ahaa dadka more dependent ku ahaa coffee-ga, waxaan iska jaray sanadkan billowgiisa. Muddo 10bilood ah ma cabin. Bishii u horaysay culays badan dareemi jiray jidhkayguna aad buu u tabi iiray. Laakiin waxaan sameeyey routine ka oo nashaadkii iyo firfircoonidaan ka heli jiray ka helo. Waxaan maalinkayga ku bilaaba uun in aan akhriyo, aayaddo ka mid ah “SURATUL- Al-baqra” wallaahi xaqiiqatan waxaan ka hella firfircooni kii coffee ga ka badan! Suuraddaas iyo caajisku meel ma wada gallaan.
Ila soo tijaabiya dadka coffe-ga qabatimayoow!
❤
Mar hadii coffee ga jirkaaga wax tarayo hal koob cab ha iska badin lkn wuu fiican yahay caafimaad ahaan
Dr adnan iyo sirka aad iyo aad bad u mahadsantihin runti xiligi aad la idinkugu baahna ayad nosoo baxden allha abaalkina janno ka yeelo in.a❤
Mahadsanidiin Doctors, cabidda Coffee kuma badni, laakiin waxan u dhameystay in aan macluumaad badan ka ogaado.
Sonkortana ka soo hadla insha allah aadbaa loogu baahan yahay jasakumllahu khayr
Jawi farxadeed ku dareemaaa dr,s kan iyagabo farxad ka samaysan allow no barakeee dr sirka N dr adnan❤
Mahadsanidiin❤
Walal gaastariga mawduuc inooga diyaariya please😊
🇺🇸Doctors shaahana kasameeya barnaamij Runtii cilmi badan ayaan noo faa'idayseen jazakumuLLAAH keep going
waa wax aan inbadan kafikiraayey waana mawduuc xiiso leh aad aan u xiiseynaayey aad ayaad u mahadsantihiin dr.adnan dr.sirka
Cinwanka manta zaid buu ii quseya I’m Cofee lover ❤
Thanks our doctors ❤️👏
Mashallah tabarkallah aad baa u mahadsantahiin doctors waan idinka faaidnay illahy cilmiga haydiin barakeeyo
Alla ilahayow ka abaal mari inamadeena sharafta leh khayrka ay noosoo gudbiyaan
Masha Allah Ilaahay ha idin barakeeyo.
Dr sirka and Dr adnan jazakalllah ❤
Asc Dre. Een mahadsanidiin
I.a ciwaanka xiga aad ka hadli doontaan week xiga inooga dhiga xasuusta iyo sida looga dhigo xasuus ficaan qof muxu sameyn Kara etc .
Insha Allah codsiga inad aqbaleysaan rajeynaa
Mash allah mowduucyo kala duwan oo muhim ah 😊😊 jaasakallah qayar
الحديث كان(اذا استيقط احدكم من نومه فلا يدخل يده في الإناء حتى يغسلها فإنه لا يدري اين باتت يده)
نعم كان كذلك لم يذكر فيه شرب الماء
Doctors❤️🩹🫶🏿
Waxaan ka jeclahay malahan muqalo wax ino faideyo oo walibo afkii hoyo kubaxo. Ilahey aqonta idin kordiyo ajar iyo xasannat idin kasiyo. Jazakumullah ❤
Asc dr Maxa. Ugu fiicn oo xiifdiska u fiican oo loo isticmala❤
Wllo markad ogato ila so shere -gare
Jimco kasta waan suga thanks drs ilaahay cilmiga ha inii siyaadiyo
Thanks drs Allaaah haydin xafido 👌
What a podcast! I liked
Thanks doctors
Nabadgelyo korkiina ha ahaato adoomihii illaahayow
Masha allah wad mahadsantihin❤❤❤
جزاكم الله خير ❤
ماشآءالله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha allaah mawduuc aan aad usugayay weeye waayo dadka ku waalan ayaan ahay coffega
Maanta uun baad dadkaygii noqoteen mar haddii muqaalku gaadhay 1 saac.❤😂
Muqaalo 4 saac ah baan daawada oo barnaamijyo podcasts u badan sidaa darteed barnaamijkiina waan jeclahay laakiin wuu igu yaraa 😅
Aadbaad u mahadsantihiin❤
🙄4saac
@kayfmohamed565 Haa
أثير miyaanad aqoon ؟
Waa channel carabi kubaxa somaha m.a marba hada carabiga haysid kuwa English kana kudar 😊@@NasriinmohamedMustafe
57:48
Runtii waxbadan baan ka ogaaday coffee ma ahayn dadka kubadan sida dr cadnaan baan ahay mar mar uun cabaa lkn waxan ogaaday inay faa,idadiisu dhibtiisa kabadantahay thanks doctors ❤
maahadsanidiin dr adnan io dr sirka
Thanks doctors👍🏼
Barakalahu fiiykum 🥰
Shukran doctors jzakalahu khyrul jazaa
Masha Allah wad mahadsanid tihiin 🥰
Masha Allah tabaarakallaah inamo wanaagsan baatiin❤😊
Caajizka ka soo hadla dr
Same wllo
Waxaa jira cases common aH soomalia dhexdooda FadlaN kuwaaz xooGa zaara hadaynu dhaqaatiir naHay anagana recapp fiican baY Noo noqonaysa sababToo aH waxaa tihiin dhaqaatir tii ugu horeeysay oo soomaali aH oo medical podcast afsoomaali aH samaysa
Xanuunada clinic yada lagu arko soo badiya👏
thank you so much
MnshaAllah waxbdn ban kafahaneey Allah nibarakeyo❤
Mnshalah keep going
waa runtii Dr Adnan, ka nadiifsan iyo waa bisad sabaada saxaradeda isma laha lkn waxabadan ayan ka faaiday sessionkan , mahadsanidin Dhakhaarteena
This topic I very excited
Jazaka allaha doctors adnan and sirka cilmiga allaha idin barakeyo🥰🤲
Alle ha hydin xifdio❤
Thanks Doctors jazakallaahu khayran
Mashaalaah adba umahadsantihin drs
29:33 gastric-gaa baan kusoo xasuustaye doctors, please muqaal kasoosameeya haddaad awooddaan blood types-ka & combination-ka ay ku yeelan kareeyso kala duwanaanshaha nuucyada dhiiga sida coffee iyo labada nuuce shaaha.📌
Msha allah alle ha idin barakeyo ❤
Our doctors Allah idin barakeyo ❤
Masha Allah wlalo vediowgi soonka nolosheyda wuu badaly jizaakalah. Vediowyada dhiri galinta noo soo badiya plz. Shugran
❤❤❤m.a jazakllhu khyr dr
Next social anxiety please 🙏
Mnsha allh dhalinyaro alle cilmiga ha idin barakeeyo
Allahuma barek pocastigiina wan ka faidney barakooba walaalayaal, plz ka soo hadla eating disoders
جزاكم الله خير الجزاء
Masha allah wad mahadsntiin dr
This podcast is going to be popular 😮
Our doctors ❤
Ilaahey ha idin sharfo
Jazakallahu qeyr gaaska kaso hadla wll insha allah ❤
Allah idiin barakeeyo drs
💯 inta positive ayaaa iga badan, awal anoo warwalaayo ayaan cabi jiray 😂 madaama aanan dayn karrin.
cajiib!😍
Allha idin sharfo our doctors❤
Allah idiin barakeyo Dr’s ❤
My favorite doctors❤❤❤❤❤
Masha alaah marwalba arimo mihin ah oo wax tarleh ayaad keentan forward
Mahadsanidin
Allah idin sharfo doctors❤
Thanks millions times wllo qaalo jazakallah khyr
Thanks drs
Jumce Mubarak Dr sirka iyo Dr Adnan
Mawduuc mühim.ah thanks brothers
Very impressive topic!
Mansh allh tabarka raxmaan jazak allhu khayr walaalayaal ❤
Qosolkina farxdina❤ manshalah tabarakalah
Thanks 2 ustad 🎉 keep going
شكرا لك❤
Jazakallah khairan walalo aad aayad no gu sharaxdeen
m.a sirka iyo adnan aadba u mahadsan tihiin❤
Asc Jumca wanagsan Dr jazakumullahu kheyr jazaa
Am coffee addicted dr 😂
Doctors allah hainixafido labadinaba adan inikugubaahnene malayinjeer shukran waxyalabadana idinka faidnaye❤❤🫶🫶👍👍👍👍
Mash allh❤ doctor's sharaf leh🎉
aad ayaan u mahadsanid
Midkle ani coffee ma u badni lkn shaaha aad u cabaa myuu asaga dhibaato leeyahy
Mahadsanidiin❤❤❤❤
Topic aad muhiim noo ah ayaad ka hadasheen ❤
Intan idin bartay wax badan baa ii biiray abaalkiina jano alle haka dhigo❤
Waan jeclahay podcast yada Lkn kuwa diiniga kuso xigsiya 🫶🏾🤍
Alaa idin barakeyo wlalhee❤
JUMA MUBARAK
I feel sorry to those who don't drink coffee
Coffee is live ❤
Thanks doctors
Our Doctors ❤🎉🎉
Me making coffee while watching this video.waxan halkan ka qiranaya inan ahay coffee addicted✋
anaa kula mid ah ❤☕️
Our doctors ,keep going 🎉🎉🎉
Mahadsanidiin😊
Alle haidin barakeeyo dhakhaatiirteena ❤
Very Nice
muqaalkan wan suugeyay thnkx
Alle ha idin xafido
Inshallh xalqada xalqadan xigata inaad kagag hadadshaan macaanka