Kuwa badan oo videowskaan dawadeen maxey wax badan qabiil iyo sagaal awoowe ku faneen alle kibirka ma jeclo qofne qof kama sareeyo xaga alle waa laga simanyahey keliyana cibaado ayaa lagu kala hormari kara ee allaha qayrka hanala kulmiyo iskana joojiya ananaiyada 🤝 thanks ustaadi waxa tahey macalinkeygii aan waligey la kulmin wax badan ka faaideyey allaha ku bareekeyo ❤️❤️🙏
Mahadsanid ustaad wax badan ayaad noo faa idaysay Allah hakugu badalo abaal marin wanaag san oy ugu horayso janadu insha Allah dhamaan teena Alle ha ina waafajiyo khayrrka iyo wanaaga
Haa, waan leeyahay ananiyada ilhy hayga madoobeeyo e waxan rajeynayaa in talooyinkaasi I anfacaan shukrsn ustaad. Sido kale waxanu kaa codsaneynaa qeybta wanaagsan ee anaaniyada
Xalka anaaniyada
1)diirada saar shaqadada kana fogow ismuujinta
2) haka sugin dadku inay ku ammaanaan
3)jogtee kobcinta xirfadahaaga
4)noqo qof tawaduca markuu guul gaaro
5)fashilka iyo guul darada wax ka baro
6)qiyamkaaga aya ka wayn magaca iyo maalka
7)ka fogw is bar bardhiga dadka kle
8)Ha buunbuunin filashadada
9)guul dardu hakuu noqto wax dabiici ah oo nolashada ka mid ah oo aad casharo ka qaadato
Kuwa badan oo videowskaan dawadeen maxey wax badan qabiil iyo sagaal awoowe ku faneen alle kibirka ma jeclo qofne qof kama sareeyo xaga alle waa laga simanyahey keliyana cibaado ayaa lagu kala hormari kara ee allaha qayrka hanala kulmiyo iskana joojiya ananaiyada 🤝 thanks ustaadi waxa tahey macalinkeygii aan waligey la kulmin wax badan ka faaideyey allaha ku bareekeyo ❤️❤️🙏
Shugran ustaad Jazaakallaahu khayr.
Anaaniyada dhanka wangsn ayleedahay noogadhig Muuqaalka xiga (jimacaha) insha'Allaah.
Haa ustade jimcaha danbe Anaaniyada wanagsan vidoe kaga soo hadal mahadsanid
Mahadsanid Ustaad Maadow. Haa ka soo samee iyadana sida wanaagsan ee looga faa'iidaysan karo.
Haaa ustadii dhinac kale leedahay anaaniyada nooga soo samee.
Mahadsanid ustadiii.
Mahadsanid ustaad, wanaageeda muuqaal nooga soo samee.
Shukran ustaad
Noo sameey Anaaniyada Dhanka wangsan loo isticmaalo
Mahadsanid ustaad in badan ayaan ka faidey runti waana jeclaan laheen aniga io asxaabta kaleba inaa Part 2 kaso kaso sameyso sida anaaniyada dhan wanaagsan logu isticmaalo markle mahadsanid ustaad allah ku sharfo❤
Mahadsanid ustaad wax badan ayaad noo faa idaysay Allah hakugu badalo abaal marin wanaag san oy ugu horayso janadu insha Allah dhamaan teena Alle ha ina waafajiyo khayrrka iyo wanaaga
Mahadsanid Ustaad haa noosoo samee video nest. Anaaniyada. Wll. Qaybta wanaagsan
Mahadsanid ustaad madoow
Nooga soo samee inshalah
Mahadsanid ustd waxaan kuleeyahay inoo soo samey anaaniyada dhanka wngsan
Jazakallah ustd sidoo kle waan rabaa ciwaankaas
Mahadsanid ustaad ka soo samey sida wanaagsan ee loo isticmaalo.
Mahadsanid ust jazakallahu kheyr
Waad mahadsantahay ustaad Jazaaka Allah❤❤
Haa ustaad noo soo smeeyee sida loo xagameeyo anaa niyada👍
haa macalin fadlan. waana mahadsantahay macalin.
Masha allah jazakallah ustaad waxbadan baad noo iftiimisay
Masha allaah tabarakalah waa muhim Cashirkaaani runti
Mahadsanid Ustaad 😌
Mahadsanid ustaad
Haaa ka soo sameeee
Ustaad mahadsanid
No sameey aaniyada sida lo isticmalo wan sugeynaa i.a
Haa ustad 🎉
جزاك الله خيرا
Thank you
Waiting Anaaniyada Dhanka wangsan
Shukran ustaad ❤
Maasha Allah waa cashar muhiim ah❤❤❤
Mahadsanidin ustaad
Mahadsanid ustaad , Haa noo soo samay muuqaal ka hadlaaya anaaniyda wanaagsan ama qaabka wanaagsan ee loo isticmaali karo Mahadsanid mar kale
Mahadsanid ustaad
Ustaad salman mahadansanid
jazaakallaahu qeyr
Haa Ustad Ka Soo Samee❤
Merci bcp frère
Thanks ustaad
Shukran
Shugrn ustd
Jasaakalaah ustad
Haa muuqaal nooga soo sanee anaaniyada dhiceeda fiican
Haa ustaad ka soo samee ❤
Haaa soo samee UST
Video kale nooga soo samee shiikhow waaba mowduuc xamasad lehe😊
❤keep going
soo samay ustaad
Haa, waan leeyahay ananiyada ilhy hayga madoobeeyo e waxan rajeynayaa in talooyinkaasi I anfacaan shukrsn ustaad.
Sido kale waxanu kaa codsaneynaa qeybta wanaagsan ee anaaniyada
Jasakalhu khyran
View ga waa 5.9k like tana 970 😢 liketa maa iska sartin ustaad ka wuu nodadalaye
ustad madow waxbadan ayaa kaafa'idnay m.a noosoo badi mowduucyadan quruxda badan
Soosamee Ustaad I.a
Mash alaah waa nin xigmad waxa ku gudbinayo soo badi sxb alaah ku xifdiyo waxa ween ayaa heesaa
Haa dabcan Videokaas waan ka sugaynaa
wadkumahadsan tahay wllkey siweynbad icabiyey🥰
Haa noo soo samee
kasoomee macalin
Haa ustaad
Haa ustaadi nosobadi
Ustaad sheyga aan ugu necbahay waaye anaaniyada kumana dhaqmo Alx
Haa ka saneey muuqal kale
Haaa macalin
Mahad sanid walalo jazakallah❤
Ha macalin ka Soo samee
Allaahu akbar alla muxuu cashar yahay
Wllo salman wan galay wepsit ka wa idin wayey side laydin hela
Haa ustaad inoo soo gudbi.
Ha noqon qof anaani ah waligaa.
Fagaare ka hadalka kasoo hadal wll
Asc
Fadlan nagu soo biira walalayaal insha'allah waxaad naga helaysaa wax aad ka heshaan
Mahadsanidiin
Haaa ustd kasoo samey muuqal
Walal social media meel khaldan bnka isticmala malaha 😭😂 100k la heedta wax fiican laso daaya anna ma aqan oo manta igu horeysa 😭
Ka samee mowduuc kale sida ugu ficn lo isticmaalo anaaniyada
Haa
Xagee kaala soo xiriiroh
Mad cusbi 2year and half jooga
Waan kaa sugeynaa sida fiican looga faidesto
9:50 haa
Haa
Waan kaa sugeynaa ustaad
ustad dhanka wngsn nosoo fasax
Aad io aad😢
Midkale kaso samey wll
❤
Mowduuc labaad kaso samee wll
Haa noga sosamey sida Fcn loga faideysto anaaniyada
Ka samee
No.1 comment
😢😢
Course kaa qaatay lkn badhtanka kaga tagayaa
Wax yaabaha wanaagsan ee leedahay anaaniyada muqaal nooga soo samee
Soo mamee
Noso samee
Soo samee nooca labaad ee ego
Ananiyad mxa laga wada
Wax walbo ani igu fiicanyihiin
@@kinghamaaz1352 thnkz
Mahadsanid ustaad
Mahadsanid
Haa ustaad
Allaahu akbar alla muxuu cashar yahay