Dhibaatada Qaadka Dr Gaboose

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 май 2015
  • Fadlan Subscribe click garee haddii Chanelkan ku cusub tahay si aad u hesho Muxaadarooyinka Cusub ama click garee Linkigan ruclips.net/user/subscription_c... ka dibna emailkaaga Gmailka geli
    www.baraarug.net/

Комментарии • 32

  • @mohamedbile2175
    @mohamedbile2175 6 лет назад +5

    #qaadku waa aafo qaran ilaahay umadda somaliyed ha uga gargaaro dhibaatooyin badan buu ku hayaaaye inkaar qabe

  • @khadarcadow9259
    @khadarcadow9259 4 года назад +3

    Subxnllh walhi qaadka waxuu kamid yahay waxayaabaha bulshada somaaliyeed curuyaamiye allh ayaan weydiisaneeynaa in uu umada ka qabto dhibaatadiisa qatarta ahan allhu akbar

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 4 года назад +2

    Change your think and change your life

  • @raamoole7429
    @raamoole7429 8 лет назад +4

    waxaan jeclahay inaan ku de'edo dr gaboose xaga aqoontiisa caafimaad waana dhakhtarka ugu fiican ee somalidu leedahay eexaga neerfaha

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 6 лет назад +1

    Mansha Allah Dr Maxamed Cabdi Yusuf (gaboose) sida fiican ee aad noogu faaidaysay

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 8 лет назад +1

    mashalah Dr gaboose sida aad noogu faaidaysay thnk u ban kuleenhay nolow o magaca haraago

  • @nasriibraahin7439
    @nasriibraahin7439 5 лет назад +1

    ilahayow no barake culimada iyo dhakhatiirta baa man sha allah

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 6 лет назад +1

    mansha allah
    wlhi dad aan jecly baa meel isugu yimi culimo
    maadi iyo kuwa diini ah

  • @mohamedabdikarim6683
    @mohamedabdikarim6683 5 лет назад

    Mansha Allah doctor gaboose Allah haku barakeeyo

  • @mohamudali7777
    @mohamudali7777 6 лет назад +1

    Maaasha Allah mxmd awoowe mxmd gaboose

  • @caafimaxamed8399
    @caafimaxamed8399 Год назад +1

    Wad mahad San tsahy

  • @ibrahimmohed2265
    @ibrahimmohed2265 6 лет назад +1

    Maansha alaah dr gabose

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 7 месяцев назад

    Xalawo shekadi xalo rabaa xalwo anigaa qaba xalawo kale sameyso

  • @zamzamabdi8944
    @zamzamabdi8944 6 лет назад +1

    Mashalah Dr gabose

  • @abdifatahhamudmuhumed4412
    @abdifatahhamudmuhumed4412 4 года назад

    Jasakumulah khayr diktoore.

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 4 года назад

    Habaar illaahay haku rido qaadka oo haynaga qabto

  • @mohamedamingelduun2586
    @mohamedamingelduun2586 7 лет назад +2

    asc dr Gaboose wa run waxad sheegaysid anigoba khadga wa cuna dhibatada udan wo leyaahay waali caadi haayn aya naku dacaay....

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 4 года назад

    Wa dhibaato wayn oo umada somaliyed haystaa

  • @fardowsaahmed7361
    @fardowsaahmed7361 4 года назад

    Masha Allah Allow ku xafid dhaqtarka kaliyaa ee gartay xanunkeyga

  • @abdixakiincumarmuseabdixak8351
    @abdixakiincumarmuseabdixak8351 5 лет назад

    mahadsinid inbadan

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 6 лет назад

    wuxu xal yelan kara kolka xukuumadu xidhibtir cad ka yeelato. waa run hadalkasi dr.gaboose

  • @cabdimaaliksiciid6806
    @cabdimaaliksiciid6806 5 лет назад +1

    Sxp waxba CID mayeelo iminka cirkaan marayaa

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 8 лет назад +4

    thank you very much. you explained the problems of qaat very well. you just forgot to mention one aspect which is very important to men. and that is LOSS of LIBIDO. means impotent

  • @mohamedamingelduun2586
    @mohamedamingelduun2586 7 лет назад +1

    dr.waxan jecla ina moxadaro ku sabsaan khatka iyo falitga.... fadlan nuwaaydi w ll digtuurka

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 2 года назад

    Nadafad daro

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 года назад

    Qaad mise wakhti fican sanu uheli lahay inta cuntaysa ee saxata waxa kabadan inta balwada leh anaguna kuwaasan kujiran hanoolato balwadu😋

  • @sharmaarkecajab6449
    @sharmaarkecajab6449 2 года назад

    Daka waa beena waasiiin ama dhakarkan hanoqdo ama wadadanan ha noqdo qaadka waxaa ku jira sixir waxaa ku soo daray oramada ama kiinyatida waxaa qaadka sii dayay dawladaha mamula deeganad soomalida oo cashuur ta qa qaats waxa ba ha ku meereesan dadkan ay dhibatada qaadka ay qadsiiiyeen oramaafu iyo kiinyatida iyo daladahan soomalidu

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 4 года назад

    Wa dhibaato wayn oo umada somaliyed haystaa

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 4 года назад

    Change your think and change your life