Barnaamijka Kobcinta Aqoonta Xanuunada Nafsiga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 янв 2025

Комментарии • 27

  • @qadhaqadha9085
    @qadhaqadha9085 4 года назад +3

    Masha allah diktoor cilmi nafsiga aad u yaqaana waxbadan ayan ka faiday wanan isku arkay xanuunada nafsaaniga insha allah wanan la tacaalaya sido kale aqoonyahan ayaad tahay masha allah illahay haku sharfo

  • @Iftiin-q3f
    @Iftiin-q3f 6 месяцев назад +2

    Anuu wan buuka ilaahay baa igu. Oog waxa iidheer oohin. Inta aan kaymaaha. U baaxo ayaan baroor iyo qaylo. Uun u taaga😢😢

  • @roblehirzi4658
    @roblehirzi4658 4 года назад +6

    Dr gahnug waa macalinkaygi Islamic psychology ee jamacada hargeisa 2014kii, waa nin ay aqoontu ka muuqato. Alle ha barakeeyo.

  • @AhmedMohamed-pp1rb
    @AhmedMohamed-pp1rb 4 года назад +3

    Waxbadan ayuu noo faa ideeyay thanks saab tv

  • @mukhtaarfarax8238
    @mukhtaarfarax8238 3 года назад +1

    Mash allah rabigu khayir hakusiyo dhakhtar ama macalin

  • @maxamedxasan-sb7oj
    @maxamedxasan-sb7oj 16 дней назад

    Dr kaan intaan kala xariira

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 Год назад

    Mansha Allah ustaad

  • @cabdibaasidxajiaweys8070
    @cabdibaasidxajiaweys8070 3 года назад

    Mahadsanid walal noo soo badi

  • @Cajabocudoon1
    @Cajabocudoon1 Год назад +2

    Allahu akbar mxaa lagu daweeya intanu nogu fogaan 19jir bn ahy hdna cabsi iyo welwel iyo walbaahar iyo cadho iyo bilaa dabeecadnimo cusub iyo dadkii oon ka cararaYo bilaa sabab iyo cabsi mustaqabal iyo nololed iyo mdx xnun caajis hurdo badni 😢wxso dhan ayaan isku arkaY waayitankii wllky ka dib😢 ila taliya please wli bn ku dhawahy xgn ka hella dawadiisa walow aan dawada illaahaY iyo baryo tasbiix salaadba wado❤

    • @fartunabdullahi4400
      @fartunabdullahi4400 Год назад

      Asc daawadiisa waa quraanka abayo ka dibna dhaqtar cilmi nafsiga aad asagana caawimaad bdn baad ka helaysa

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 Год назад

      ​@@fartunabdullahi4400fartuuney adna cilmi nafsi rabta miya😢

    • @IndhauronInadahir
      @IndhauronInadahir 10 месяцев назад

      Drs wan qabaa abyo 18 banana jiraa aduunka wax an hami ka leyahy ma Jiro saacadaan aan qorllka Soo qoraayo wan oynaayaa wel wel iyo murugo mahurdo qolban kaligey ka dhex o ynaayaa😢😢😢

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 4 месяца назад

      Hada see tahay wlaal​@@IndhauronInadahir

    • @Cabdiyare00
      @Cabdiyare00 Месяц назад

      ​@IndhauronInada wll hada see thy

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 3 года назад

    Dr calaamadahaan badankoda waa isku arkay sidee lagu dawayn karàa ?

  • @mukhtar4034
    @mukhtar4034 3 года назад

    wllhay anaa waxaas odhan isku haya
    please dr arintaa qaabilsan ii sheega

  • @yusufmaxamed7684
    @yusufmaxamed7684 2 года назад +1

    Mashakilkan aniga ihaya wax daawo ahi maleyahay walalayal

    • @ibrahimabdiibrahim8935
      @ibrahimabdiibrahim8935 2 года назад

      Haa walaal ila soo hadal anigaa ku daweynayee

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 2 года назад

      @@ibrahimabdiibrahim8935 wllo anuu ihya oo diyaara in layga daweeyo

    • @armyshelpy3231
      @armyshelpy3231 Год назад

      @@ibrahimabdiibrahim8935 xanuunka schizophrenia ihaya ma iga cawin kartaa zaxiib

  • @SudeysiAyaan12e456
    @SudeysiAyaan12e456 2 месяца назад

    D