HABKA AAD LACAG BADAN UGA SHAQAYSAN KARTO DP CASH SI BUUXDA U DAAWO MUUQAALKAN OO SHAQAYSO .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • HABKA AAD LACAG BADAN UGA SHAQAYSAN KARTO DP CASH SI BUUXDA U DAAWO MUUQAALKAN OO SHAQAYSO KUMANAAN
    DOWNLOAD APP PLAYSTORE
    play.google.co...

Комментарии • 153

  • @WarYaa-v9d
    @WarYaa-v9d Месяц назад +3

    Tuuuug anigu inaa kushubtan rabey lakin ilahow rer comment hanoiwayin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @QadanQli
    @QadanQli 5 месяцев назад +15

    Walihi waantuugo lacagbaa u diry kamana hayo iska ilaaliya

  • @CABDIKHAALIQMaxamed-tv6wm
    @CABDIKHAALIQMaxamed-tv6wm 2 месяца назад +2

    Waa walagu dhacayaa walaahi 5 baa iga maqan

  • @CabdirRehman
    @CabdirRehman 14 дней назад +1

    Tuugtii ugu weyned lacagta ayay kaqadanayaan tuugta

  • @AMIINLABO7533
    @AMIINLABO7533 3 месяца назад

    MQ SOMALIBAA LEH APPKAN

  • @SacadBadri-uy2ys
    @SacadBadri-uy2ys 4 месяца назад

  • @Najiibhaybe
    @Najiibhaybe 6 месяцев назад

    Wll basodhkii horeeyey aya idiiday mxan sameya

  • @specialsomali3938
    @specialsomali3938 Месяц назад

    Tuugo tuugo dhashay maxad lacago badan dhacdeen
    Aniga ila hada lacagteyda maxaad ku heysatan

    • @ramadanofficial4049
      @ramadanofficial4049 Месяц назад

      waa lagugu shubayaa lacag balse guul ha sugin

    • @Galkacyogarden1
      @Galkacyogarden1 Месяц назад

      Ma hubta nio ina ku shubta rabe​@@ramadanofficial4049

  • @MahamudMahamedabdi-rj8ob
    @MahamudMahamedabdi-rj8ob 4 месяца назад

    Tha🫲 0:35 0:37

  • @raageaxmad5437
    @raageaxmad5437 7 месяцев назад +2

    Casri ayaa ka dhigteen sidaa tuest wltt

  • @mubaarikyare2412
    @mubaarikyare2412 4 месяца назад

    Tug

  • @AnwarAli-bp1wh
    @AnwarAli-bp1wh 6 месяцев назад

    Waxan wa xaran cad

  • @XasanSiciid-go3zq
    @XasanSiciid-go3zq 4 месяца назад

    444

  • @SiyaadDarbi
    @SiyaadDarbi 6 месяцев назад

    War gemkan hada ma sheeeqayo miyaa

  • @mubaarikyare2412
    @mubaarikyare2412 4 месяца назад +1

    Tuug

  • @MaxamedKhadat
    @MaxamedKhadat 3 месяца назад

    Benta Naga dhaaf wasaqadi ku dhasi was

  • @MahadRabiile
    @MahadRabiile 7 месяцев назад +20

    Sida lacagta looga baxsado markaad shaqeysato muqaal kaso samey❤

  • @mubaarikyare2412
    @mubaarikyare2412 4 месяца назад

    Tuug

  • @MaxamedMukhtaar-co1pt
    @MaxamedMukhtaar-co1pt 3 месяца назад +16

    Waa tuugadii aduunka ugu weynaaa iska illaalliya wllayaaall 😮 lacagta markaad ku shubto laguuma soo celinayo 😮😂

  • @CumarShirdon-d2e
    @CumarShirdon-d2e 2 месяца назад +6

    Walahi waa tuugo caadiya 5 dollar iga dhaceeen iska ilaaliyaa 😢

  • @CumarAdan-y2t
    @CumarAdan-y2t 2 месяца назад +2

    I aamina sarifka anaa la igu dhacay wlh😢

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 4 месяца назад +8

    Waa qamaar wuxu

  • @SahroMohaaz
    @SahroMohaaz 3 дня назад

    Wlhi anigey 0.5 iga qabaan alloow icafi markale maba qaldomayee😢tuugo waye balaayo Allah idinku rid😢

  • @QurayshaMahamed
    @QurayshaMahamed 2 месяца назад +3

    Tuug tuug dhashay weeye walahi

  • @HameAhmed-ec8uk
    @HameAhmed-ec8uk 9 дней назад

    Beenta dadka kadaaya waxan larkayn oosad dadka ukhiyamaysaan idiin khiyaama Alle haydiin soodiree.

  • @chamofuny4714
    @chamofuny4714 2 месяца назад +2

    Ribo ayay dadka ugu yeedhayaan , aar xaranta iska ilaaliya

  • @ShaaftoCumar-r4c
    @ShaaftoCumar-r4c 6 месяцев назад +4

    Wlll.waan semester.db.cash.lacgna.waan.ju.shubay.lakiin.imashaqenaayo.wll

    • @DPCASH
      @DPCASH  6 месяцев назад

      Wll waa laguu xalinaa la xiriir whatsapp kan 👉 Https://WA.me/252657116082

  • @us-Liibaan
    @us-Liibaan Месяц назад

    tuug wye Amaana exchange kasarifo ama Kaafiye exchange

  • @AliaLulu-sj6qn
    @AliaLulu-sj6qn 4 месяца назад +2

    Wll zaadkayga 2 qof ma uga wada diri karaa aniga iyo qof kaloo guriga jooga si aan midkaayaba mobile kiisa ugu ciyaaro mise lama ogola

  • @apdulkarimmohameth2861
    @apdulkarimmohameth2861 2 месяца назад +2

    Waa 4 three😅

  • @iqramohamed-n6d
    @iqramohamed-n6d 6 дней назад

    Sidee lacagta ugala baxaya

  • @SaamiyaSaamiyaabdirahman
    @SaamiyaSaamiyaabdirahman 3 месяца назад +5

    Wll walahy ma fahmin

  • @NimcoMaxamed-f3t
    @NimcoMaxamed-f3t 5 дней назад

    Hi

  • @NimcoMaxamed-f3t
    @NimcoMaxamed-f3t 5 дней назад

    Hi

  • @QaalidCismaan-t9z
    @QaalidCismaan-t9z Месяц назад

    See loola baxaa

  • @FadimoNuur-ml7ro
    @FadimoNuur-ml7ro 4 месяца назад +2

    Wll abbkan imafurmeyo

  • @MajiidGaming
    @MajiidGaming 2 месяца назад

    Forgot password lama taaban karo mana shaqeynayso why?lacala hadan ilaawo password kayga accountkayga dib umasoo celin karo.?!

  • @Cabdifataaxshiikhcali
    @Cabdifataaxshiikhcali Месяц назад

    Ffz

  • @ABDISHAKURIbrahim-x1l
    @ABDISHAKURIbrahim-x1l 3 месяца назад

    WALAHI waa tuug cadiya lacagna haw during lacagta markad udirtid waxay ku odhaniyan wan kugu shubnay markad acounkaga eegtana lacag runa hamodina wayo wa tiro iskaga qoran maha lacg cadiya

  • @HawoLuul-j5l
    @HawoLuul-j5l 4 месяца назад +2

    Wll iga caawiya sida lacag looga sameeyo

  • @HelloMamo-d1b
    @HelloMamo-d1b 2 месяца назад

    Lacagtan ku dubay lagu so shubi mxa qalda

  • @raageaxmad5437
    @raageaxmad5437 7 месяцев назад +2

    Reer samsamung baaa lo badanayahay

  • @AmienzoLa
    @AmienzoLa 5 месяцев назад

    Waar tuugo is urursatay baad tihiin oo aan waliba diin ku dhalanin nacalaa hooyadaa ku yaale noo soo celi lacagata

  • @AmienzoLa
    @AmienzoLa 5 месяцев назад +1

    Halayska ilaaliyo waa been wax jira maaha anigaa tijaabiyay oo waliba lacag u diray

    • @nasteexo5255
      @nasteexo5255 5 месяцев назад

      Maba isameysmooyo aniga

    • @mohaindho7537
      @mohaindho7537 4 месяца назад

      Shp maku qasartay hdan rabay inaa galo😊

  • @HelloMamo-d1b
    @HelloMamo-d1b 2 месяца назад

    Lacagti MA hayo mx qaldan

  • @mubaarikyare2412
    @mubaarikyare2412 4 месяца назад +1

    Tuug

  • @Kadradekdahir
    @Kadradekdahir Месяц назад

    Qof Ethiopian jooga madiri karo lacagta

  • @rabicaabdi8247
    @rabicaabdi8247 Месяц назад

    Lacagta side logaso baxsanaya markad faido

  • @mahamudolad3185
    @mahamudolad3185 6 месяцев назад

    Asc wll, lambarkii ayaan Furaha somaliya kusameeyay sikhalad ah anigoo rabay lambar Ethiopian ah inaan kusamaysto Ma la edit garaynkaraa halkeen ka eegaa.

  • @MuxiyadiinXasan-v7i
    @MuxiyadiinXasan-v7i 4 месяца назад

    Waa khamaar 😂😂😂😂😂😂
    1xbet somali
    Waa tuug ka taxadar

  • @HUSSEINALIABDINabaddoon
    @HUSSEINALIABDINabaddoon 5 месяцев назад

    Khasaaro ayay igu dishay tan farsamo la iskaga ilaaliyo majirtaaa

  • @CarfaYeMuqtaar-uw5qi
    @CarfaYeMuqtaar-uw5qi 3 месяца назад +1

    Keep going

  • @hage375
    @hage375 5 месяцев назад

    Ma loo ban dhigay diinteena inay banaantahay iyo in kale mise waxu waa qamaar

  • @XasancabduqaadirmaxamidXasanca
    @XasancabduqaadirmaxamidXasanca 4 месяца назад

    Xasancabduqaadirmaxamidxasancabduqaadirmaxamid

  • @captanperu
    @captanperu 4 месяца назад

    Waa tuugo iska ilaaliya yey idin dhicin

  • @AyaaleMaxamed-c2f
    @AyaaleMaxamed-c2f 7 месяцев назад

    Ascwll the world cup final in to and from a bit of an old Trafford and the same as a 8per

  • @MaxamedCabdiaxmed-jm1rb
    @MaxamedCabdiaxmed-jm1rb Месяц назад

    Waa tuug waweyn ragani waayo

  • @sagal-18
    @sagal-18 7 месяцев назад +1

    Sidee Ethiopia Anoo jooga umaalgashan karaaa

    • @DPCASH
      @DPCASH  7 месяцев назад

      App ka dajiso kadidbna chatka lasoo hadal

  • @Dirshe2
    @Dirshe2 7 месяцев назад +1

    A location What is App Kiisa away wll

    • @DPCASH
      @DPCASH  6 месяцев назад

      la xiriir whatsapp kan 👉 Https://WA.me/252657116082

  • @maxamedcabdi8630
    @maxamedcabdi8630 4 месяца назад

    Lacagta qaabka loogula boxo soo dir

  • @SaabariinHassan-k8b
    @SaabariinHassan-k8b 7 месяцев назад +1

    Huno password woo didey ee meeqo tiro baa lageliyaa oo password ah

    • @DPCASH
      @DPCASH  7 месяцев назад +1

      6 UGU YARAAN

    • @shukriabdalle5085
      @shukriabdalle5085 7 месяцев назад

      Walal sidee ula bixi karaaa lacagta iigu jirta hadaan ubaahdo inaan labaxo

    • @DPCASH
      @DPCASH  7 месяцев назад

      @@shukriabdalle5085 Isla muuqaalkan ayay Ku jirtaaye daawo

    • @Isaac-m7b8b
      @Isaac-m7b8b 6 месяцев назад

      3 dollar muku shuban karaa

  • @maxamedbiixi3010
    @maxamedbiixi3010 3 месяца назад

    War mesha waa layku dhacaya tuugo

  • @CllaahiSaabuun
    @CllaahiSaabuun 2 месяца назад

    Waxanu soosarayo wamaxay

  • @Saxaaf-Aadan
    @Saxaaf-Aadan 4 месяца назад

    Qaabka lacagta loola baxo inooshèeg

  • @Cabdifataaxshiikhcali
    @Cabdifataaxshiikhcali Месяц назад

    Sidee

  • @mubaarikyare2412
    @mubaarikyare2412 4 месяца назад +1

    Tuug

    • @mohaindho7537
      @mohaindho7537 4 месяца назад

      Shp maxaa kugu dhacay so sheg

  • @Cabdifataaxshiikhcali
    @Cabdifataaxshiikhcali Месяц назад

    Sidee

  • @nasteexo5255
    @nasteexo5255 5 месяцев назад

    Ani wuu iisameysmi la,yahay maxaa sameeyaa?

  • @MhdWadani-t5l
    @MhdWadani-t5l 4 месяца назад

    Sidee lacag loga helayaa marka

  • @maxamedcabdi8630
    @maxamedcabdi8630 4 месяца назад

    Qaab lacagta loo ga shaqeeyo

  • @dhuux143cilmi7
    @dhuux143cilmi7 4 месяца назад

    Waxan wax kama jiran miya

  • @axmedmaxamed5646
    @axmedmaxamed5646 3 месяца назад

    Xagee sarifka laga hela

  • @DirirDirirabdi-he5yl
    @DirirDirirabdi-he5yl 5 месяцев назад

    Wan la soodagay wuna iifurmi waayay

  • @apdulkarimmohameth2861
    @apdulkarimmohameth2861 2 месяца назад

    Zhp ani wuu I hagagi wayyba 😮

  • @himiloyoutube9186
    @himiloyoutube9186 5 месяцев назад

    Waaba khamaarkii 1xbetkee

  • @RORO-d4x3h
    @RORO-d4x3h 6 месяцев назад

    Adiga lacagta labaxayaa so geli

  • @carabYare-d3u
    @carabYare-d3u 5 месяцев назад

    Sxp lamber hurmuuda ayaanku direy lacag 5$ ilaa hadda waxba leymasiin

  • @AbdaqanimaxamudAli
    @AbdaqanimaxamudAli 3 месяца назад

    Waatuugo

  • @yaasircabdisamed8939
    @yaasircabdisamed8939 4 месяца назад

    Saa ulA baxa lagta

  • @CalimaxamedIsxaaq
    @CalimaxamedIsxaaq 4 месяца назад

    1dolar

  • @KasimGelle
    @KasimGelle 6 месяцев назад

    Nio number itoobiyaan bn isku diwaan galiyey xagee kabadalaa oo golis ugu badashaa

    • @DPCASH
      @DPCASH  6 месяцев назад

      Akoon cusub samayso

  • @MuhiyadiinMohamed
    @MuhiyadiinMohamed 6 месяцев назад

    Sidee looga saartaaa

  • @Abdimohamud-rx5oe
    @Abdimohamud-rx5oe 6 месяцев назад

    Walaal sida lacagta looga baxsado ka soo hadal

  • @HaliimoMuluyux
    @HaliimoMuluyux 4 месяца назад

    Umada kadaaya neenta cuboid idinku dhacdaye waxaan dhan waa been anaa kasoo jawaabay 5 dolar buuna iga cunay waxna kama helin iska jira

    • @mohaindho7537
      @mohaindho7537 4 месяца назад

      Shp hadan galayaa ee ma hubtaa

    • @sacadapdi3676
      @sacadapdi3676 3 месяца назад

      tuug ayaa ka buuxda meesha wlhie aniga 8$ ayay iga cuneen wa tuug si casriyeysan wax kaga cunaya

    • @mohaindho7537
      @mohaindho7537 3 месяца назад

      @@sacadapdi3676 shp magalin lkn waan ka tanasulay ina gala rabay

  • @yahyearab6825
    @yahyearab6825 6 месяцев назад

    Walaalka waxan weydinayaa lacag baan ku shubtay lkn waxba kama faa'idin ee waan ku khasaaray , marka sidee baa iskaga ilaalin karaa oo farsamo ah Nala wadaag bal .

  • @XasanSugule
    @XasanSugule 5 месяцев назад

    Jh😢

  • @ShineismaanAxmed
    @ShineismaanAxmed 6 месяцев назад

    Waacusuba. sideelosames

  • @DalxiisChannel
    @DalxiisChannel 5 месяцев назад +2

    wll ,Cilmi wax tar balaadhan leh ayaad na bartee ilaahay Cimriga iyo caafimaadka ha kuu siyaadiyo ,wll, Hargeysa ayaan kaa soo salamayaa , appkan dhawaan ayaan bilaabayaa

  • @Abdimohamud-rx5oe
    @Abdimohamud-rx5oe 6 месяцев назад

    Walaal sida lacagta looga baxsado ka soo hadal

  • @zonkor____poi
    @zonkor____poi 5 месяцев назад

    Lacagta $5 wax ka yar malahan

    • @FaniHayaan
      @FaniHayaan 5 месяцев назад

      3$ u yar lkn wad ku khasaari ee iska ilaali

  • @UgbaadAcmed-ch1rf
    @UgbaadAcmed-ch1rf 5 месяцев назад

    😢

  • @NajiibHaybe-wz9uv
    @NajiibHaybe-wz9uv 6 месяцев назад

    Maxaa ugu yar oo aan galin karaa jawaab

  • @SamiiraZimaan
    @SamiiraZimaan 6 месяцев назад

    Hi

  • @CabdiQaniQani-zr9ie
    @CabdiQaniQani-zr9ie 5 месяцев назад

    😊😊

  • @UgbaadAcmed-ch1rf
    @UgbaadAcmed-ch1rf 5 месяцев назад

  • @heegan1612
    @heegan1612 7 месяцев назад

    Muqdisho sariflayaal majiraan

    • @DPCASH
      @DPCASH  7 месяцев назад

      Haa waa jiraan waanad Ka mid noqon kartaa sariflayaasha

  • @NimcoDagan-n4c
    @NimcoDagan-n4c 6 месяцев назад

    Wan isdiwaangalin kari wayay

    • @DPCASH
      @DPCASH  6 месяцев назад

      Wll waa laguu xalinaa la xiriir whatsapp kan 👉 Https://WA.me/252657116082

  • @cabdixakiinakm6563
    @cabdixakiinakm6563 6 месяцев назад

    Hada ma shaqaynayo sabab 😅

    • @BasjirHassan
      @BasjirHassan 5 месяцев назад

      Adi lacag madhigatey sxp ani xita iima shaqeyo

  • @MuxamedCumar-n2t
    @MuxamedCumar-n2t 7 месяцев назад

    Asc

  • @HassanIidow-w4d
    @HassanIidow-w4d 6 месяцев назад

    Hi zxb