@@mimi-ahmed55magaca nebiga dadkaan wey ku cayaareen meelkasto oo munaasabad eheen oo ka muuqdaa. Salli calaa Nabi SCW. Naga joojiy arrintaan dad badan ayaa dhibsadeen.😢😢😢
Amiira kooko waaqtigi labadoodo kaliya team 27 gabdho ka ahaayeen waqtigu team ugu xiisaha badna vedio laga cajisi jirin waana laba hablood waqti dheer soo wada shaqeyey marki udanbeysay wax isla duubam alle kama dhigo sxb ha waarto
wlhi waan ilmeeyay koko io amiira dad isla soo jabay oo inbadan waqti soo wada qaatay xiligee saaxiibtanimadooda ama barashadooda bilaabanayse waa xiligii loogu jeclaa team 27 waa xiligii wada shaqeenta saxda ee bilaabeen ilaahay ha isku daayo koko family keeda nabad allaha ku geeyo nabad na allaha kusoo celiyo 😭🤲
Gabdhahan sidan iskugu faraxsan waxa jira naago farxadoda ey dhibeyso amiira iyo koko maaha gabdho leysku diri karo say Masha Allah nagaha ka xun wadajirkoda ❤️😍💞
Ma ila aragtay waxayba ka dhigeen sida messi io ronaldo oo laysla taageeri karin koko hada taageerto amiro ma tageei kartid amiiro hada taageertidna koko ma tageeri kartid kulahaa anj waaba isla jeclahy labadaan
@@StyleQurux my koko aniba ila 2019tageri jiray waligey ma cayin dad udhaxeya jira wxa arkysa gbar chnlka koko wax kaqoraysaa kn amirawsdo kleh wax qof ay goni utageran iygo jirin ay gbdhhn madaxa isu glin lkn cidna uma jojinyso xirirka hdu adg yhay cidna ma babiisooo 🥹❤️
@@NasteexoDaauud-o7eoo idinku markaad dhahdaan koko darteeda intan u imaaday maad caabudaan yaab naa jaahilad yahay nacaymka aad Amiiro u qabto dartiis danbi wayn ha u galine waxaad qorayso ka fiirso Allah baa la caabudaaye mida kale dadka saas dhaha taageero lee waaye Asad dartiis baan u imaaday Ama Adna Amiira koko ceyda dad hebelow dartiis dhahaayo meeqa jeer baan arkay intee ku xanuuntay adi
Ayyy this's so emotional video wlhy😭 AMIIRA AND KOKO💜 dad isla soo jabay🌸 wlhy lafihii hore kalatagooda am so sorry for that wlhy AMIIRKO❤safe journey inshllah totodeena🌸
Koko wan ku xisi dona adan dadka ku jira team 27 adankategerijire yan tagera laki ila intat sonoqonayso fidiyow team 27 katirsan soduben madawanayo lakin hana ilawin yaa koko I love you 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Reer Malaysia guushooda waxaa kow ka ah marka hardwork laga yimaado qalbi wanaagooda dad ayaga dhan wanaag isla jecel waye allhuma baarik wlhi hadaa somali nahay we are proud of you Team27
Hadaan team Amiira Qurux nahay waan u xiisi doonaa Amiira iyo koko wada jirkooda lkn team koko iyagu islama jecla gabdhaha isku dirka team qaasatan Amira koko iyo sundus bay jecel yihiin koko safar salaama baa dhahaa ❤
Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W
😭😭🙏
War nabiga hala tar tan siin hesaha qofyey ilahey ka baq
Scw scw scw
@@mimi-ahmed55magaca nebiga dadkaan wey ku cayaareen meelkasto oo munaasabad eheen oo ka muuqdaa. Salli calaa Nabi SCW. Naga joojiy arrintaan dad badan ayaa dhibsadeen.😢😢😢
Scw scw
Scw
Wlh Amiira iyo koko waa u xisi Dona wada jirkooda because labadan Gabdhahan kahor aye isbarten😢
Yaa uxiisay wadajirka koko iyo amira and wadajirka samia iyo kiki 😭👍🏻😫💓
Aniga wlhi
Mee❤
❤❤❤❤😭😭😭
Ani walahi kiki wa uxisay
😊😊😊😊❤
Amiira iyo koko zxptinimadooda saan u jeclahay ilahy ha isku daaye gabdhihii ugu horeyay ee team27 hadana aan ugu jeclaa markay isla jiraan❤❤❤
Inta araktay iney koko iyo aMiira waxyar ooyen Marka hore ee vediowga 😢😢
Xage lasoo dige😊
OMG ❤ Amiiradeena io kokodeeena Kabax Safar salama kokodeeena 😢
Amira io koko labadan gabar san u jeclahay lee wax idin dhibo Allah idinma tuso ❤koko safar salamo apyo mcn
Amiira kooko waaqtigi labadoodo kaliya team 27 gabdho ka ahaayeen waqtigu team ugu xiisaha badna vedio laga cajisi jirin waana laba hablood waqti dheer soo wada shaqeyey marki udanbeysay wax isla duubam alle kama dhigo sxb ha waarto
markasuu teamku shidnaa
Amiin amiin yaarabi
💯😭😭❤❤❤
Haa wlhi markas shidnaay❤
Sunmirko waan idin xiisi doonnaa wada jirkiina❤
Ayy amira deydii sey saxibteda wax ufahan sineyso iga gadan amiirko🥰🥰
Inta uxiistey koko iyo Amira qurux wadajirkodii love ❤😂
Waa labada gabdhood ugu jecelahay teamka waan u xiisi doona wada joogistiina ❤
Amiira iyo koko❤❤❤
Nabad kuso noqo koko i.a.😢❤
Asad kooko wu jecelyhy wlhi m.a anba dar ilahy ujeclhy 😢❤🎉
Abti waa beer❤😂
Asad caadi caloosha no hurinaya anaga moodaa iney Naga tageyso Koko safarkeeda afka Ku hysa😢😢😂
Amiradeena qurux bdan muraayadii hablaha ee qurux lagu manaystee❤
Wllhi wn ilmeyey mrka dhahdey gamekoda ugu danbeyey ya rabi hka dhigin amira iyo koko aragtidodi ugu danbeysey😢😢❤
wlhi waan ilmeeyay koko io amiira dad isla soo jabay oo inbadan waqti soo wada qaatay xiligee saaxiibtanimadooda ama barashadooda bilaabanayse waa xiligii loogu jeclaa team 27 waa xiligii wada shaqeenta saxda ee bilaabeen ilaahay ha isku daayo koko family keeda nabad allaha ku geeyo nabad na allaha kusoo celiyo 😭🤲
Walhi ani xitaa ilin IGA timaaday amiir io koko wan island,jeclaa lkn gabar San zhp soda amiira io koko isku yihin maba hysto
😂😂😂 7+7 tahay
😊
😊
Gabdhahan sidan iskugu faraxsan waxa jira naago farxadoda ey dhibeyso amiira iyo koko maaha gabdho leysku diri karo say Masha Allah nagaha ka xun wadajirkoda ❤️😍💞
Ma ila aragtay waxayba ka dhigeen sida messi io ronaldo oo laysla taageeri karin koko hada taageerto amiro ma tageei kartid amiiro hada taageertidna koko ma tageeri kartid kulahaa anj waaba isla jeclahy labadaan
Badanaa Taageerayasha labadan gabdhod way is necebyihin bal maxaa ka ba'aya Haday isu jeclaadan Say isu jecelyihin labadan Gabdhood Amiiro+ koko ❤️
alla se isku jecelyiiin habta m.a inay kala tagan xitaa ma rabaan m.a😫
My waa gbdho yaryar Dadkaine isku diraan rabi blse mihimadu wa iyaguu ineysan is necbeen
Koko taageraheeda weeye wxa cuqdada qaba ee amiro sagaashanka caaaya
@@StyleQurux my koko aniba ila 2019tageri jiray waligey ma cayin dad udhaxeya jira wxa arkysa gbar chnlka koko wax kaqoraysaa kn amirawsdo kleh wax qof ay goni utageran iygo jirin ay gbdhhn madaxa isu glin lkn cidna uma jojinyso xirirka hdu adg yhay cidna ma babiisooo 🥹❤️
@@StyleQurux koko taageereheda Nah Sis Amiiro taahereheduba wax Way Caayaan iyagana cay badan Xittaa heer ay qabiilkeda aflagaadeyan bay gaadhen
Koko qurux huno meel aad ka maqantahy nuur maleh intaasan team27 soo dawanaye e nabad gal i.a
TEAM amira and koko one like 😭👍🏻
Kiki wan ko slamay walashey mcn
Kiki mcnto inter Ku maqnayd
Kiiki ww
Amira qurux iyo koko buule sister love yuo sister bqoradaydii Qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤
Inta koko uxiisi donta oo safarkeda ka murugesan😭💞
Inte adaysana😮
@@XamdaQueen-x8mSomalia 🇸🇴
Koko safar salamo waan ku xiisi dona hadan nahay team Asad hagio ❤😊
﷽
﴿ إنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَاالَّذِينَ آَمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وسَلِّمُوا تَسْليمًا
(ﷺ) (ﷺ) (ﷺ)
Amiiradeni qurux bdn habeen kasto inoo keen❤️😭😭
Waaw hal qof baa iga so horeyay caway😂 koko welcome mugdisho muuq bilan❤
Team 27 marke amiira io koko jogen shidna markasna waa dawan jiri wllhi hda waxa isku qasan oo gabdhaha isku dirayo waa nacay maba dawadoo asad wllhi asad waxan naga dhaag uf
Amiradeyda arky saa usoo rooray lee😂❤❤
Walhi amiira markan arkay so cararay😅
Same
saas miyaad u caabudaan bani aadam adi camal lee wye
@@NasteexoDaauud-o7ewlley ilahay kacabso erayga aad. So qoraysid maxy thy ilaahbaa la caabudaa waa tagernimo io jacayl ay uqabto inantee wliga qof ma adan jeclan miyaa erayga aad adegsatay waa danbi weyn ka noqo❤
@@NasteexoDaauud-o7eoo idinku markaad dhahdaan koko darteeda intan u imaaday maad caabudaan yaab naa jaahilad yahay nacaymka aad Amiiro u qabto dartiis danbi wayn ha u galine waxaad qorayso ka fiirso Allah baa la caabudaaye mida kale dadka saas dhaha taageero lee waaye Asad dartiis baan u imaaday Ama Adna Amiira koko ceyda dad hebelow dartiis dhahaayo meeqa jeer baan arkay intee ku xanuuntay adi
Safarka koko wuu iga ilmiisiyay wlhi anoo la joogin xabbti allah ku nabad geeyo safar salaam sis ❤❤❤❤
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
Koko iyo wallked nabd kutaga l.n amiin yaarabi wax ilaahay inimatuso l.n nabd kusoo laabta inkoo qayrqaba amiin yarabi l.n
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Asad abaha iyo nabadoonka team27 sida gabadha sxbtimadoda u ilaaliso wax lo dhigo jirin amira iyo koko si kasto waa leskugu diray lkn inta adiga jogtid lagama yabo iney isku dhacan
Koko safar salama wllhi team 27 la aanta ma aqaano sidan kudawan doona
Koko welcome muqdisho wan ku sogownaaaa
Amiiradeenah iyo koko deenah❤ come back
Amiiro plz koko hadey baxday asad ha cidleyn chanalkiisa yaalaga weyn plz plz plz amiirio❤
Amiira darted meeshan u imaaday asad inaa fiirsado mar hore ugu dambeysay boqoradas baa ikeentay Amiira Qurux❤🎉
Same❤❤❤
Jah same❤❤❤
@@Mailahart124 Munayy♥️👸🫶
Seme 😂
Mashege marka underage 😂😂😂😂😂
Gabdho saas isku jecel ku mshqulsanyihin ciyalka😂😂😂 7+7😅😅😅
Kuwas tiktok lee jogan😂
Qac😂😂😂😂
Waa kuwo nolosha kadhacy kuwas fun's Koko udaran Ben maficnee😂😂
@@Gosha-rercarale inta le so kama duuban Iney arkan Oo Qac ka yerta rabaa😂😂😂😂
@@SalmitaQurux wax is daba Yaac wyy kalama roono inta arkay😂😂😂
Ya isla jecel koko iyo amiro iney hal team ahadan aniga ka kow ah ya ila mid ah
Jah Amiira qalbiga nadiiif sey hap uu sisey❤😊
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
Scw
😢😢🥹💔🥹
😢😢
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Scw❤❤❤
Ooh caawo dadkedii is helwy amiira and koko kiki and samio gabdhahenii walahi ani xitaa iga ohiyen
Cake 🎂 🥮 🍥 🥞 iyo xaflad ayaa qofka lagu sagoontiyaayee asadoow see cml kooko dhiig kakeentee iska dhaaf nio😂😂😂😂
See isu jecelyihiin gabdhehena team 27 allow hakala wadin ❤😢
Wlhi xaqiiqo weeye asadoww koko waa iftiinka team 27😂
Ben maad Shegin
Ha walhi
Soomahan❤
Sax wllhi😢❤
Queen of team 27 KOKO BULLE wanu ku xiisi dona safar salaama😊
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxaabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtaan
COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
Mesha udanbeeya geeyaa koko haday guuleesata daawadaa😂hadda team koko iyo amira badiyeen si raaxa leh udaawaada😍😂🎉
Sem nhy laanted waxba madawado team koo marke imado dawasho ugu imana Safr salama toto 😢❤
I’m crying 😢😢😢😢 Ma’sha’Allah may Allah take you safe and sound koko and may Allah bring you back safe and sound in’sha’Allah 😢😢😢
Asadow calosha ihurinysaa wllhi koko iydo somalia usoosocota baamodaa iny ani igatagyso. Illahy nabad hakukeeno domalia nabadna hakuceliyo yaarabi🤲 ilove team 27 ❤
Allah koko managa tagy 😢😢 aad uka murkoody wlhi teamka la jiritankeeda aad ugu farxada badney wlhi 😥 sorry waa ka xumayhy😢
Biri ilaa saadame baxeysaa😢😢
Alla waa u xiisi doona wada jirkooda iyo kaftankooda amiiro iyo koko❤❤
Koko iyo amiira isla jirkoda wan jeclahy wlhi
7+7 qalbiga allaha idin qaboojiyo😂😂
😂😂😂
Kuwas TikTok Le jogan 😂😂😂
Koko und amira my best fan❤ zizter‘s wn nikuhaysta qli
Quen qeyrto nagu noqotay koko Safar salaama Xppti asoo caafimaad qaba nooso laaboh😢😢
Queen qeyrtoo mhee koko sfarkeda howlo diyarsanysay mesha wy dagnthy ee mxa moday ine si fudud uga dhmnaysoo ❤dadka lee bunbunin jiry
Hada bari lee uhartay 1 October bixi rabtaa 😭
Miyaanay soo laabanahayn tolow
@@dr.hamdaawilAug2025my bn umaleen koko saa kumqlay xagas iyo xamar ine hawl ama wax kafuranysoo mqleee alle hso celiyo ❤😢😢😢
koko we bexe nagala badiye noh ❤@@canabcismaanhappy5328
A save journey koko
And happy come-back if allah says
God bless you sis
amiiradeena arkay miyan joogi karaa❤ koko safar salama
Ayyy this's so emotional video wlhy😭 AMIIRA AND KOKO💜 dad isla soo jabay🌸 wlhy lafihii hore kalatagooda am so sorry for that wlhy AMIIRKO❤safe journey inshllah totodeena🌸
Amiira iyo koko wa hablaha ugu Sharafta Akhlaaqda iyo quruxda badan ee social media waana Ileyska team 27 ❤
Koko io amiira wada jirkoda jeclahay wllhi❤❤❤❤
Koko amiiro haday kagan. Team 27 qalas ba i malah sabab too ah nasra abtidon 1m udhaw xafladeda inay tegto laga yaba amiirona😢😢
Kiki wey ka qoslisey mansha Allah! Safar salama koko sonoqo ado nabad ah ❤. Waxan idin leyahay team 27 keep going
Kookadeenna Safar salaama quruxdeenii dhab ahaan waan u xiisi doonaa lajirkaagii team ka❤
Inta amiira iyo koko qebtoda ku ceceshatay 👍😩
Ay kokoh iyo amiira dad islasoo jabay walahi caawoh channelka qiiro leyahay kokodenah walahi hadaabaxdoh kow malysia iskadaaye channelada dhan cidlee noqonaayaan koko la aanteed abaar iyo waxa kuxisaya wiilasha maqaayada geenjirteh oolakaftami jirteh walahi waagabar lawada jecelyahy anoo funs ku ah saaskujecladeh kawaran kuwa kulajooga jah yaqe koko qalpi xab xab samo alaha kugu keeno Somalia 🇸🇴❤❤❤❤❤❤
Alah koko wan kuxisi dona ❤❤❤❤😢😢😢
Koko hapeen dampepa weY paxeYsaa miYaa😢😢
Haaa😢😢
Haa
Video inta hore I liked wlhi amirko wa idin xiisi doona markale idinko wadajir ah insha allah😩😭
Alla malaysia🇺🇲oo koko laana see noqondoontaa koko iftanka teamk ahayad we 😢 alle nabada qaba hakugeeeyo alle nabada hakusaceliyo inshalah😢❤😊
Halke usocota😊
Aamiin mcnto Allh nabad yeelo boqorada
Marka argay koko ine ciyarayso video ka waa mutinayay ile dhamad. See u badiyan koko xbbti ku tagara.❤❤ safar salaamo.
Same😢
Waan faray markan arkay kiiki🎉
Safar salamo koko nabad kusoo nqoq🎉
Kiki walahi way iga qoslisay part 2 please @Asad Hagio
Allow Qofkasto Muslim ah Dushiisa ka Yeel Nabad io Naxriis io Degnasho.🤲❤️
Aamiin wll adna dushada allaha ka yelo naxariis iyo daganaasho 😢😊
Koko chanel kan walaga xisi dona i.a❤
Koko noosoo laabo please 😢😢😢😢😢😢😢😢 waan kuu xiisi doonaa insha Allah 😢😢
Hambaliyo hambaliyo koko iyo amiro wan idhin xisi dona i.a koko nabad ku tag kuna solabo
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubihareye isoboqda❤
Koko may naga tagaysa asad xaji walasheen may nala joogto wan jeclhy koko ilahay haku nabad geeyo huuno koko ❤
inshallh koko vidiyowgii ogu dambeyay ilahey kama dhigo so noqo ado nabada team 27 wayku sugayan😢
Koko safar salaama wa lgu xiisi doonaa🙋 the goat 🐐of RUclipsr Azad hajio
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
Amiira qurux iyo koko niijeclahay❤❤
Inta kufaraxday Kiki solabashadeda only like ❤😊
Koko iyo Amira one team ah oo ciyaraya game muda nogu dambeysay wan uxisay congratulations Sisters 🥰🥰
Alla ilaahayoow koko iyoo amiira hakala geeynin
Vedio gan 7mar bn dawaday inta u horaysa wwwww koko io amiira ❤❤❤
Nabd noga so labo koko cadey koko bule ❤😢
Subxanallah asad amiiro iyo koko bu la jira mararbdan wan arkey wllo
Iftinka team 27 toto safr salama cafimad kusolawo kuxisi donaa wadajirkina sdkl welcome magaladada
Koko xamar dad fiican ma jogaan markaad timaado iska ilaali abyo dhaqso nogu so laabo I.a❤😢
Amiira and Koko best friends ever love you guys❤❤🎉
Koko wan ku xisi dona adan dadka ku jira team 27 adankategerijire yan tagera laki ila intat sonoqonayso fidiyow team 27 katirsan soduben madawanayo lakin hana ilawin yaa koko I love you 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
M.a waa dad is jecel Alow isku daa Amin yaarbii❤❤❤😢
Reer Malaysia guushooda waxaa kow ka ah marka hardwork laga yimaado qalbi wanaagooda dad ayaga dhan wanaag isla jecel waye allhuma baarik wlhi hadaa somali nahay we are proud of you Team27
Gabdhahan Team 27 wan Jeclahy Ma Sha Allah. Gabadho isfahmaayp ❤❤❤
ax Qabdhaheyqii amirko 😭🧡👩❤️👩waan un xisi donaa wda jirkina saxibtinimoda wax lo dhiqo jirin amirko 👭🧡🧡safar salamo koko 👋😭waan ku xiseynaa sidoo kle amiradad wey Ku xisi dontaa😭😭😭
Ilahay haku soo nabad celiyo koko bulle wan kuu xiiisi dona hada nahay 27😢😢❤❤

Gob❤