1:56 sundus muqalkeda waxay nogu sheegtay inay markas guriga so galen adigana ka hor inta aysan iman bad raadinaysay ood lahayd miyay baxday tas micnaheeda waxa weeye sundus been bay noo sheegtay oo iyadoo guriga horay u joogtay bay albaabka muqal nogaso bilowday say isaga dhigto wax hada soo galay😂😂 waxana dhan waxa iigeeyay camal la’aan cid ii dirsatayna malaha 😂😂
Ku saliya rasulka maxamed scw naxariis iyo nebad geliyo korkii allhakayeelo
Sundus real camera iyadaa shida arimahena nooken❤
Sundus quruxleeeey mashallah ❤
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم)
Samia quruxleydeydii ma. Gabdha youtope xoreystey Ilove her❤❤
Sundus funny waye😂
Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Fadil waa nacay madaxaga waxan Marso 😂 ala sundusa 😅😂
Arima heena iyan tan Sundus inuu ku hesto yaa ila arkay Sundu seey kulahaa ❤😂
Way isfahmeen 😊
Dee waa qalbi wanaag sundus we love her❤
Seedigeed sow mahin arimaheena iyo hani 😂❤
@@FatimaMohamed-n4v hogaaa ma hubtaaa
@@FatimaMohamed-n4vadhi wax kamadintan😅😅😅😅funny a taha
Sundus la’aanteed xaraabo maba lahateen ❤
Aar sundusaa timaha badala kulahaa😂😂
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw 🕋❤❤❤😢
Sundusyyyy wn kugu hysanaaa wllhi ❤😂😂
Arimehen walahayaa waa funny waa kuwata jcyl😂😂
Sheekadan mafahmin qarabo sundus chanalkeeda. Wuxuu ahaa iney hda soogalayan cml oo asad kayabinayan lkn arimaheena sundus iney joogto cml uu ugu wacayy 😂😂😂
Wuxuu moodayay inay joogto😂
Laga yabaa iney jogtay oo ay hablaha dontay
Adi xitaa edab ledahy Arimaheena 🎉🎉🎉❤❤❤
ARIMHEENA RUclips II FUR SXP CODSI WAYE SI UU FARIINTEYDA U ARKO LIKE II SAARA INAND ISOO JAWABTO AYAN RAJEYNAYA SXP
Keep going arimaheena Legend 🎉🎉2 million
Arimaheena respect man❤
Sundus faniy❤😂
From cumeer big fan 😇 😊❤
Wilkan wa iska jeclahay😂😂
ARIMAHEENA SUNDUS NOOSO BADIH ❤❤❤🎉 WE LOVE HER ❤❤🎉
Sundus qurux badn Ha kaso tagin real camera😂
Arimaheena mansha Allah beautiful wow room
Cawa mad madowga kashidanthay😂😂
Jine maa ku jiray iyo fakatax😂😂😂labada baan ku xasusita arimaheena 😂😂😂😂
Arimahena kabax kabax 😂😂😂
M.a ❤ team 27 o wadajir ah ❤
Asad musalsal so samey dheh inta laga hormarin 😊
Wa 1 ArimaHeena Oo Prank Samenooyo
Keep going arimaheena 2M 🎉🎉🎉🎉🎉
Arimaheena sidan ka raba wllo de haben kasta video ❤😂
Hhhhh 😂alle San ku jeclay alle haku jeclado wllky❤
Sana raba cirada lah kulaha 😂😂😂❤
First time coment
Arimaheen funny wye wlhi😂😂😂😂
Cawa walhi dacad an uqoslay😂❤😮
Second 😂😊
Arimaheena abowe please barnaamisha dooda noo keen ❤
Sundus wan ku hysana wllhy😂😊
Arimaheena reactionkii wan u xiisnay prO come back please
2:53 waxa igu so dhacay camera yadu masafaro😂😂
Team cumeer big fan 😇 😊❤
Sundus ❤❤❤
Sundus kulaaa Fadil madaxaga waa Nacay😂😂😂
Horay usoco wll😊😊😊🥰🥰
Sundus kubwadanaa😂😂😂
Ala sundus umad ma aha waryaa marsada kulaha 😂😂
Macquul miya 😂😂😂
Areimaheena❤❤❤❤❤
arimaheena The legend
Sundus kujclhy 😢
Inta cumeer Markay aragtay Soo oroday 😊❤
first one🎉😂
Hal su.aal wlhi aniga hadaa lawa maalin isku xikta hadaa moobelka fiisado waa ka cajisaa lkn dadka tiktok youtubka istimaalo maba kacaajisa miyaa ilaahey aarsaqada meelkaley ha ni ku sahlo wlhi youtub kaan iyo tiktok ka ma.ahan aarsaaq xalaal😢😢😢
horta isweydiye wlhi malinta video dubistis kama cajisaan m.a
valog labo isbuuc kahor dubey coden la ahay😂
xitaa teamka dhan kacajise asad iyo arimahena meel sarta telka
ARIMAHEENA. PRANK. SOOBILAABOOYO
NAGADAA WAAKAAS TIMICII. CAGAAR NIQDEY😊😊😊😊😊😊😅😅
Arimaheen camirada wargto away pro noo soo duub lpx
From cumeer big fan 😊
Faadil maanta saliid may maroysaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Big moha iyo sharma boy yakarmash kulul😮
Asc wll waa walaashiina oo idinka dalbaneysa wax yar lkn aniga xageyga aad ugu weyn taas oo ah duco wllyal wallkey baa iga xanuunsan waxan idinkaga codsanayaa in aad iigu soo duceysaan wax weyn maniiga codsanin waa doco oo kaliya wllyl 😔😔❤mahadsanid
Allha caafiyo abyo
Waaa arimeheena
😂😂😂😂waig qoslideen😂
TEAM ARIMHEENA PRANK ONLY LIKE 👍😊
Arimaheena reactionka samayn jirtay maxaa isaga dhaaftay waa u xiisnee😊
Arimaheena hani ayaaanle sooqabo qalbigeey kaajeceshahay😂😂😂😂
😂😂😂 alla adaa yaa dad isku balanshay 😂😂
First waa uhooreyaya
Arimahena liveta iskadaa
Team Arimaheena one like 👍
Number 1❤
Team sundus one like 🎉🎉🎉
Caawa ana uu horeeyaa😂
Kkkkk Ala sundusa wa naceyb timahada fadil marso kulaha
arimaheena umad maahan
Waraa dadkan anagay caadi noo walan miyaa sundus video geeda cidii sodawaty baa aragty dad hada iyo kow xafada asad imaday bay noga dhigayeen arimaheenana kulahaa sundus meeday matagtay wx mise wx bay dubanaysaa 😂😂😂
Shaxdas anaga nalo daga caruur nohaystan dadkan😂😂😂
Markasey yihimaaden lkn arimeheeena iney joogen modayey saas u maleeen😂😂
Xoolo maa thy inee joogto bu moodaye so yiri hda maa timaaden
@@Fatuush11 sundus suu ugu qaylinayo ma aragtid miyaa aydo sogalin matagtay muxuu uleeyhay hday hda imanayso caqli kashaqysi inay joogtu umalayneyey kulahaa guriga 4 qola miyaa qofka jooga iyo kan maqan hdalkiisa lamaqlayn
@@SabnaMuhammad-vk2yu 😂😂😂😂
Arimaheena anaga prank nagu sameey😂
Waan soo daawady
Sundus waa madaxa suuraha 😂
Team cumeer big fan 😊
Deeqow dapaal.caadhi ah waaye 😂😂😂😅😅
sundu gacabaanutaagay kkkkk
Arimaxena sxb please reply isogal
Really Camara soo dub armahan
Arimaheena hafeedin aaa
Sudus❤😂
Deeqow jini been Ben malagu dhihin wlahi😂😂😂
First
M.a Arimaheyna waa gob dadka wax dubayan ina qaso marabo odhahay m.a dadka gurikina jogan sidas le u ixtiram
Maxad uyeedhi mabay jogine
Like hayla dhafina
Sundusteena
armzuuwaxahi😅
1:56 sundus muqalkeda waxay nogu sheegtay inay markas guriga so galen adigana ka hor inta aysan iman bad raadinaysay ood lahayd miyay baxday tas micnaheeda waxa weeye sundus been bay noo sheegtay oo iyadoo guriga horay u joogtay bay albaabka muqal nogaso bilowday say isaga dhigto wax hada soo galay😂😂 waxana dhan waxa iigeeyay camal la’aan cid ii dirsatayna malaha 😂😂
😂😂😂😂
Wuxu umalenaye inee joogte 😂
Maxaa kaa galay adi
Kulama yabani ee comtigan cml aan sooqory kadib kada arkay😂😂😂 lkn. Wan yabnhy
Aqli xumida ine banana ka imaaded wad ba arkeese oo chocolate sogaten😂
Kada😢
Arimaheena
Cumeer 😂😅😅😂😂😅😂
Timaha wa qurux haiska xirin plz
❤❤❤❤❤
Cumeer 😅😅😅😅