Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Dhalinyaro marka hore wax hala barto deg deg iyo lacag lacagow waxba keeni maayaane
English Barta manaledahey😂
Amazing teacher
M.a ustaad qof aan aad wax uga fahmo aya tahy
sida loola baxyo soo gali ustaad ado mahadsan
Qeybta hoose ayuu saaran yhy
masameysay lacagtii 😅😅😅
Ma sida youtube channel oo kle Ayaa loo baahan yahay inaan wadano eligible ah ku samaysto mise telegram somaliya way ogoshahay in lacag lagaga sameeyo labadaa ii kale sheeg plz ustaad
Thanks legend
Aad Baad U Mahad San Tahay Sxb We With You
Idinka mudan farxaan
Mahadsanid ustaad
First like and First views a.d First comment 😂😂❤❤
mahadsanid saxib 😂😂
Mahadsan ustaad
Ina muusow zhp waan kusalamay waa nin aad zhp tihin waxan raba inad howl iga cawiso zhp ee xage Kala sooxidhiidha zhp guulayso labada daarodba
Ustaadi waxaan soo iibsadey laptop marka kooras barashada computer ka mahaysaa?
Haa wll, waxa aynu bixina course lagu baranaayo computerka, waxa Courseka laga barta Website-kena somalitech0.com. Waxa aad inagala soo xidhiidha whatsapp numberkan wll hadii aad Courseka inad iska diiwan galiso aad rabto: +252657917414
Masha ALLAAH
Hory usoco walal
Zxb barnaamijka major ee telegram sharaxad iga sii
0:28
Ustaad wan ku salamey
Waan kaa qaaday wll
Hagar la,aanta kugu jeclahay lpx
Subercrib wan wan ku sare in kasto aan xaasid ehen sida somalida kale anigo AB ah ustaad
AB mxa kawadak
mahsanid wll, laakin su'aal aan ku waydiiyo e fadlan AB maxad ka wada 😂
Wll adoraliya isoboqo hoyo somaliyed ayan ahay
Shiikhow,imasoo baxayo ani maxa xala shiruduuhina wa buxiyay
Code kiiba nooma soo dhacaye maxaa xala
Zxb mcn side dark net website logasamesta
Waxa aad ka raadisa youtubeka wll, muuqalo ku saabsan ayad helaysa e, waxa aad ku raadisa qoraalkan: how to create darknet website
Ustaadi somali adoo jooga lacagta makusameenkaraa
haa wll, adigo somali jooga waad ka samayn karta lacagta
Hello wllkay adoo mahad san sideepan telefanka kulaylka uga bi in karaa telefanka A03 core😢😅
😂😂😂😂😂😂
Mahadsanid Macalin Lkn Ani Channel 7kun Maraayo Ayaan Heystaa Sidee Xayeysiiska Ugu Sameeyaa Qeybta Lacagta Wuu Ii Leeyahay
wax uun ku baahi channelkaga positive ah wll, xayaysiiska iyaga aya si automatic ah ugaso muuqanaya e
Wll nambarka waxba kaqaldanFiiriBal aniga waanfahmaa lknDadka kale inaan fahmin Lagayabaa
Numberke wll?
teacher sida loo sameyo ii sheeg pls
Maxay sida loo sameeyo wll?
Kaabe sidee fb lacag ugala baxaa iiga caawi
Dollar Tub- ka muuqal ka soo same wll
hayeh haday ii suuro gasho wll insh allah
Ustaadow Blogger login ma loo sameynkaraa intaas iisoo sheeg😢
looma samayn karo wll blogger login
monitization qeybtas ,maba isobaxesee ustaad sidee wax ujiraan
waan kula eegaya wll e waxa aad igala so xidhiidha whatsapp numberka yaala muuqalka qaybtiisa hoose
Telegram sida loosamaysto
AscSxb sidee kuso ceshan karaa gmail ka wixii iga tirtirmayMahadsanid
Sidee loo sameeya wllo
maxay loo sameeya wll?
Wallet telegram sidee loogu samaysan karaa somalia, thanks saaxiib
Sida losameyo Channel so Gali please walal
Ruush channel ka leh, ka daa inaadeer anshaxumo ayuu caan ku yahay, dadka iyo dhallinyarta miyaydaan kuwiinii ku jirin lacag uun samee maaha waxa kale ee xun muuqaalladda ah ayaa ka xun, isla yaaba oo qajila, xataa haddii kuww bilaa diinta ah ayaa dadnimo ahaan dida anshax xumada ee gaaladda ah.
Xayaysiiska na fahansii wll
Waxa uu la mid yahay xayaysiiska facebook oo kale wll, xayaysiiska sponsorship-ka ah weeye
Wall somaaliya ma kashaqeeya
Haa wll
Page kyga muqaalo dhaadheer masoo dhigi karo
su'aalshan whatsappka yaala muuqalka qaybtiisa hoose igaso waydii
laakiin walaal somalia pasta malaha
hadaad postal ujeedo wll, waa runta, malaha. balse muuqalka waxba postal ugama baahnid
Level 50 qofki garo aya lacag kasameyn karò
Telegramka wax level ah malaha
Mashallah ❤
Telegram code ma so dirayaan 😢
Anba waa ku daalay ee hada xal hesho iso qabo
@@wwewokeup8917 ana idin shegaya wllhi sida saxda ah
Telegram kaga maxa kuqu qoran😭🏃♀️
waakan linkiga telegram channelkena wll: t.me/somalitech0
Anigu iiima sooo baxayo ka sadexaaad
si aan kuula eego, waxa aad igala soo xidhiidha whatsapp number-ka yaala muuqalka qaybtiisa hoose
Ustaad sida xogaja loo baadho nooso gudbi iyo sida loo Kala shandheeyyo macluumadka
Hayeh wll, haday ii suuro gasho waan idinla soo wadaagi doona wll
Isku mid maba ahan ugas ad saa donto ka yelani mise ddka wad qarini member la daha ee mise wad furani
maxay ayan isku mid ahayn wll? su'aalshada si wanaagsan uma fahmin
Ustaad arin muhiin ah Ayaa Ka rabey xagee Kala soo xariira
waxa aad igala soo xidhiidha whatsapp numberkan wll: +252657917414
Iseeg zxb
Dhalinyaro marka hore wax hala barto deg deg iyo lacag lacagow waxba keeni maayaane
English Barta manaledahey😂
Amazing teacher
M.a ustaad qof aan aad wax uga fahmo aya tahy
sida loola baxyo soo gali ustaad ado mahadsan
Qeybta hoose ayuu saaran yhy
masameysay lacagtii 😅😅😅
Ma sida youtube channel oo kle
Ayaa loo baahan yahay inaan wadano eligible ah ku samaysto mise telegram somaliya way ogoshahay in lacag lagaga sameeyo labadaa ii kale sheeg plz ustaad
Thanks legend
Aad Baad U Mahad San Tahay Sxb We With You
Idinka mudan farxaan
Mahadsanid ustaad
First like and First views a.d First comment 😂😂❤❤
mahadsanid saxib 😂😂
Mahadsan ustaad
Ina muusow zhp waan kusalamay waa nin aad zhp tihin waxan raba inad howl iga cawiso zhp ee xage Kala sooxidhiidha zhp guulayso labada daarodba
Ustaadi waxaan soo iibsadey laptop marka kooras barashada computer ka mahaysaa?
Haa wll, waxa aynu bixina course lagu baranaayo computerka, waxa Courseka laga barta Website-kena somalitech0.com. Waxa aad inagala soo xidhiidha whatsapp numberkan wll hadii aad Courseka inad iska diiwan galiso aad rabto: +252657917414
Masha ALLAAH
Hory usoco walal
Zxb barnaamijka major ee telegram sharaxad iga sii
0:28
Ustaad wan ku salamey
Waan kaa qaaday wll
Hagar la,aanta kugu jeclahay lpx
Subercrib wan wan ku sare in kasto aan xaasid ehen sida somalida kale anigo AB ah ustaad
AB mxa kawadak
mahsanid wll, laakin su'aal aan ku waydiiyo e fadlan AB maxad ka wada 😂
Wll adoraliya isoboqo hoyo somaliyed ayan ahay
Shiikhow,imasoo baxayo ani maxa xala shiruduuhina wa buxiyay
Code kiiba nooma soo dhacaye maxaa xala
Zxb mcn side dark net website logasamesta
Waxa aad ka raadisa youtubeka wll, muuqalo ku saabsan ayad helaysa e, waxa aad ku raadisa qoraalkan: how to create darknet website
Ustaadi somali adoo jooga lacagta makusameenkaraa
haa wll, adigo somali jooga waad ka samayn karta lacagta
Hello wllkay adoo mahad san sideepan telefanka kulaylka uga bi in karaa telefanka A03 core😢😅
😂😂😂😂😂😂
Mahadsanid Macalin Lkn Ani Channel 7kun Maraayo Ayaan Heystaa Sidee Xayeysiiska Ugu Sameeyaa Qeybta Lacagta Wuu Ii Leeyahay
wax uun ku baahi channelkaga positive ah wll, xayaysiiska iyaga aya si automatic ah ugaso muuqanaya e
Wll nambarka waxba kaqaldan
Fiiri
Bal aniga waanfahmaa lkn
Dadka kale inaan fahmin
Lagayabaa
Numberke wll?
teacher sida loo sameyo ii sheeg pls
Maxay sida loo sameeyo wll?
Kaabe sidee fb lacag ugala baxaa iiga caawi
Dollar Tub- ka muuqal ka soo same wll
hayeh haday ii suuro gasho wll insh allah
Ustaadow Blogger login ma loo sameynkaraa intaas iisoo sheeg😢
looma samayn karo wll blogger login
monitization qeybtas ,maba isobaxesee ustaad sidee wax ujiraan
waan kula eegaya wll e waxa aad igala so xidhiidha whatsapp numberka yaala muuqalka qaybtiisa hoose
Telegram sida loosamaysto
Asc
Sxb sidee kuso ceshan karaa gmail ka wixii iga tirtirmay
Mahadsanid