Sidee ku heli kadhaa shahaadada PMP | Xog dhameystiran

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 авг 2024
  • Muuqaalkaan wuxuu ku sharxayaa wadada loo maro si loo helo shahaadada PMP amd project management professional
    Booq machadka bixiya shahaada PMP
    www.pmi.org
    Labo macalin ee bixiya 35 education hours waxaa lakala dhanaa Andrew Ramdayal iyo Joseph Philips.
    Magaca course waa "PMP exam prep 35 hours"
    Waxad courses ka helaysaa Udemy
    www.udemy.com

Комментарии • 26