IIDLE YARE OO NOQDAY MACALIN JIIM & AJAKIS YARE OO KU DHACAY IMTIXAANKA SHEEKO QOSOL BADAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 июн 2019
  • IIDLE YARE OO NOQDAY MACALIN JIIM & AJAKIS YARE OO KU DHACAY IMTIXAANKA SHEEKO QOSOL BADAN

Комментарии • 324

  • @imaqalaankumaqlee2493
    @imaqalaankumaqlee2493 5 лет назад +33

    DEG DEG, Kenya oo xayirtay Farmaajo, Kheyre & Habargidir, A/Madoobe oo halis ku jiro iyo meydka Haweeney oo Hotel Muqdisho ku yaal laga helay
    ruclips.net/video/mHLy9JlQ6cM/видео.html

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 5 лет назад +1

      WARARKA TV hg adigo mangab ah maxad ka qadi karta maskiin

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 5 лет назад

      Hhh sax

    • @abdiaziz860
      @abdiaziz860 5 лет назад +3

      wax aaan umada u fiicneen ayaa shegeysaa wax ku fiirsada waaay ku dhahayaa

  • @abdimoj7860
    @abdimoj7860 5 лет назад +38

    Ax Ar Gym Waka masha allh Somlia Way HormartY We love Gym no pain No gain.....

    • @user-tn1ni5kj2h
      @user-tn1ni5kj2h 5 лет назад +1

      Sxb jalay garow mad jogtaa mesha ba gym lahen

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 лет назад +84

    Team Iidle Yare❤❤❤❤ Allow dhowr Muqdisho❤❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 5 лет назад +21

    Mashallah muqdisho hadayn Qarax ka jirin horum weyn ayaan gaari lahay waan ka hormari lahayn Kenya

  • @yaso9ine814
    @yaso9ine814 5 лет назад +9

    Allow dhowr muqdisho 🇸🇴from djibouti🇩🇯

  • @ibrahimfarah1050
    @ibrahimfarah1050 5 лет назад +26

    iidle asaaba horey udiyaarsana murqo waaweynaa masha allah

  • @mohaalvaro1327
    @mohaalvaro1327 5 лет назад +30

    FANPROJ | HOME OF HIND AF SOMALI

  • @shukrishabeel4158
    @shukrishabeel4158 5 лет назад +5

    Muqdisho ❤️❤️🙏 Alloow wadankeena nabad nooga dhig Aamiin yaa rabbi 😍

  • @mohaaboy9075
    @mohaaboy9075 5 лет назад +23

    Walalayal hadi ado yar calol kaso baxdo waxyabaha qar inay yaranayan wa og tahay kulahaa idle🙆🏻‍♂️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @munacisman7115
      @munacisman7115 5 лет назад +2

      Kkkkkkkkkkk ma ila argtay

    • @mohaaboy9075
      @mohaaboy9075 5 лет назад

      muna Cisman idle managa xishonin muna😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartunaden7072
    @fartunaden7072 5 лет назад +32

    MUQDISHO CADAY mansha Allah 😍😍😍💘💘💘👌👌

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 лет назад +30

    idle yare ❤ wa xarabo miran wacad Allah
    😂😂😂
    👇👍🙋‍♀️😘

  • @abdifitahtube5322
    @abdifitahtube5322 5 лет назад +6

    Wallahi isma dhaheen qalabkaan ayaa xamar yaalo masha allah waan ka helay

  • @jiijoxaaji2313
    @jiijoxaaji2313 5 лет назад +1

    😭😭😭😭😭😪😪😪😪
    Alxamdulilaah
    Masha Allah
    My country ❤❤❤
    Illahow wadankeena nabad nooga dhig
    Aamiin yaa allaah 🤲🤲🤲🤲

  • @ilyasnur335
    @ilyasnur335 5 лет назад +21

    ninkii ila arkay idle yare bidartii na tuwanti noci lo yaqan galoso farta taag 😂😂😂😂😂😂😂

    • @maxamudismacil9791
      @maxamudismacil9791 5 лет назад +1

      Camal la'aan ninka bidartiisa maxa ku tusay video clip ka inad muhiimada saartid ayey aheyd ee gymka

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 лет назад +2

    Mashallha moqdisho hormar waian mashallha nice iidle yeeara my borther keep going

  • @seidlamer2161
    @seidlamer2161 5 лет назад +1

    Maashallah wallahay wan Ku Farxay horumarka wadenakeena. Reer muqdisho chance baa haysataan ka faaiidaysta

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 лет назад +3

    Idle qurux ayuu sii noqonaa haduu jirka dhisto 😍😍 keep going bro😎

  • @ahmedyasin6580
    @ahmedyasin6580 5 лет назад +2

    Masha allah hormar wacan wadankeyka somalia🇸🇴 wlhi qalabka yaalo jiimkan iyo kan aan aniga dhigto wadanka joogo oo ah franca waa isku qalab isku mid alxm muqdisho way talaabsaty

  • @faraxlegand4275
    @faraxlegand4275 5 лет назад +24

    Inta jecel hormarka iidle yare like isaara

  • @theamo6918
    @theamo6918 5 лет назад +1

    Wlh mnsha allh muqdisho mar horay calamka la tartami laheyd allow nabad bnka barinay👏👏👏❤❤❤

  • @kimez1545
    @kimez1545 5 лет назад

    MashaaAllah xamar.. Hormar wacan ❤️ Allow idin nabadyeel

  • @fartuuncadey8968
    @fartuuncadey8968 5 лет назад +4

    Insha Allah

  • @xilkazbeautychannel2910
    @xilkazbeautychannel2910 5 лет назад +3

    😂😂😂😂🤣 hadii ay caloshada so baxdo wad og thy wax yabaha qaar in ay yarana yaan ar iidle meyku dheheen allow wadanka nabad noga dhig amiin yaa rabbi

  • @ilhaamindho1866
    @ilhaamindho1866 5 лет назад +15

    Tola'ay somaliey ajaanib ban latartamyaye Subscribe hala iigu hiiliyo❤

  • @fartunaden7072
    @fartunaden7072 5 лет назад +14

    Somail guul 🇸🇴💋🇸🇴💋🇸🇴🌹🇸🇴🌷🇸🇴🌷🇸🇴🌷💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚💚💙💙 💙💙 💙👌👌👌👌👌👌

  • @malik-mn3ch
    @malik-mn3ch 5 лет назад +21

    inta ila aragtay iidle inoo dhisanyahay
    like dhac ku sii

  • @queenlove1966
    @queenlove1966 5 лет назад +1

    Masha alaaa wlhi waa meel fcn hoaray usoco iidla yare 🙋🙋🙋

  • @thewatlol8652
    @thewatlol8652 5 лет назад +1

    Bro for real wow that's amazing keep going bro 💪👊😀😂

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 5 лет назад

    Wow mashaala Allah

  • @mohamedAmin-rr6tl
    @mohamedAmin-rr6tl 5 лет назад

    Where can I find the location of this Gym

  • @mounakaaba6846
    @mounakaaba6846 5 лет назад +30

    Ajakis miskiiin alle shaqo khayrleh hasiiyo 🤥

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 лет назад +1

    Walahi wali man arkin jimkan okalo dibad xiyta kumayalo masha allah so beautiful

  • @kowtharachannel6078
    @kowtharachannel6078 5 лет назад +17

    inta iidle yare English kiisa ku heysato like ii sara 😂😂😂😂

  • @raxmaadam6283
    @raxmaadam6283 5 лет назад

    Masha allah

  • @ahiilhagio4499
    @ahiilhagio4499 5 лет назад +5

    idle yare alow ku daa ina hoyo ❤️❤️❤️

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 5 лет назад

    Masha allh

  • @abdihussein5467
    @abdihussein5467 5 лет назад +1

    qalab aad u wacan waaye. Waan raadin doona meeshan 2 bil oo aan Xamar joogi doono inshalah

  • @vanashiq4872
    @vanashiq4872 5 лет назад +1

    MashAllah gym shidan waaye horey u socda

  • @abdirahmanyusuf1642
    @abdirahmanyusuf1642 5 лет назад

    Thanks broH

  • @hanadsare4258
    @hanadsare4258 5 лет назад +6

    Walaahi iney Xamar tahay ma moodeeyn, waa qalab casri ah oo aan waligey arkin

  • @somaliahanoolaato1296
    @somaliahanoolaato1296 5 лет назад +1

    I wish I could live in Mogadishu wlh

  • @suheymaofficial4567
    @suheymaofficial4567 5 лет назад +3

    Gym 6bilood ayan dhiganaye wlhi caafimad badan ayan dareemay hada xaamilo aya noqday markas wan joojiye

    • @suheymaofficial4567
      @suheymaofficial4567 5 лет назад

      @@safaanuur8419 laxa jecladiya iga badatay qaali hhhh ee macalimada xita imow aye igu heysa

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 5 лет назад +5

    iidle saxip shaaftada aaad ku alamintenosd iskadaaa lacagta iskabixi fanka shaafto kujogtahe 😂😂😂

  • @DeeqandHodanfamily2021
    @DeeqandHodanfamily2021 5 лет назад +2

    Idle sxb ma is dhahday jimkaan waxaa looga talgaly sxbkga big pro,,,,,

  • @mohamedabdulkadirahmed3806
    @mohamedabdulkadirahmed3806 5 лет назад +3

    Muqdishooy illahay ima dilo anigoo kusoo noqon 2002/05/ ilaa hada kuguma soo laaban , sorry waan kugu caasiyay illahay danbigeyga ha dhaafo insha allah waa soo socdaa , Salaan Gaar Ah Degmooyinka , Dariska Xalaasha Ah , Wadajir , Dayniile , Hodaaaaaaaaaaaaaaaaan

    • @kimez1545
      @kimez1545 5 лет назад +2

      Mohamed Abdulkadir Ahmed MashaaAllah somalidii wadinayada kamaysan suulin. 26june waligeed sidaa loogama dabaldagin. Xitaa Somali badan oo kenyan udhalatay oo an somalia waligood arkin sida ani cml ayaa dabaaldageysay.... Kenya xitaa xoriyada sidaa loo gama dabaal dago. Inaba caadi maahan. 🇸🇴 SOMALIA HAA NOOLAATO

  • @shahinsimba4178
    @shahinsimba4178 5 лет назад +1

    wlh canada aan joogo lagama helaayo gym waxano dhan uu dhamestiran yihiin

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 5 лет назад

    Is this Washington Dc or Mogadishu?? I am in doubt walaahi Mashallah dalkeen investment ama maalgalin ayay ku bilaabeen dadkeenu MAHSALLAH 🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾❤️

  • @kingkhadarinho1598
    @kingkhadarinho1598 5 лет назад +4

    suunka bga lgu sameyo caloshawaye kulhaa eidle fankaga iskaburso team brbarta mlmhn wa cajisteen😏😏🤘🤘

  • @mohamedyariisow9225
    @mohamedyariisow9225 5 лет назад +5

    Zxpow murqo malihid adi caato aa tahy qof jiim kali jiray ma u egid wixii igu raacsan like isaa ra

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 лет назад +3

    Iidle yare nagamaad xishoon waa lama kala xishodan warku✅👌👏😂😂😂😂

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 5 лет назад +4

    Asxaapta waxwalbo adjaceshihiin Allah idinsiiyo ee subscribe igu sharfa wllyaal mahadsanidiin

  • @faysalkusow1115
    @faysalkusow1115 5 лет назад

    Masha Allah muqdisho

  • @omarolaad
    @omarolaad 5 лет назад

    Iidle anaa coach ku noqonaayo dhaawac haa is gaarsiinin 😂😂 seytuun gym I am coming 💪🏽💪🏽 gains baby.

  • @shirexasan4996
    @shirexasan4996 5 лет назад

    Very nice

  • @hodanabdiqaadir3332
    @hodanabdiqaadir3332 5 лет назад +1

    idle yare wan taagera wale waa xarbo iidle hory usoco

  • @afsokortube8819
    @afsokortube8819 5 лет назад +10

    Iiidle sxbow dadkan suuq xumo ku dhacday 50$ jym lagu qaadayo Dubai maajoognaa Waxoodq kadarey waye qiimo dhimis hasameyan seytun placa mise wish ka laracayo laga gadaa 😂🏢

    • @gicilo386
      @gicilo386 5 лет назад

      🤣🤣

    • @zoooraaadelast1413
      @zoooraaadelast1413 5 лет назад

      50 aaaaaa

    • @salmanosman2607
      @salmanosman2607 5 лет назад

      $50 waa yartahay hadu qalabka dhameystiranyahay kabadan lagu dhigtaa lkn Somalia ma ogi

    • @MADARA111
      @MADARA111 5 лет назад

      Haa nio anage nagu ag taala 50 dollar waye lkn we uqalnta qanad iyo musqul waxas haduba leyahy iyo caaga biyaha o free ah

    • @zoooraaadelast1413
      @zoooraaadelast1413 5 лет назад

      Bakaraha dhanke kaga taaala sxb

  • @abdimalik3879
    @abdimalik3879 5 лет назад +2

    Iidle wax waalan wllhi maanta daacad baan uqoslay 😂😂

  • @aminam1535
    @aminam1535 5 лет назад +1

    Ciyaal balaraha salaan sare ❤️❤️❤️❤️🙏🏻🙏🏻🙏🏻hormar wacan raga kaliya ma logu tala galay gabdhaha qeebtoda meyay

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 лет назад +1

    Kkkkkkkkkk idle yare wa runta wad ogtahay waxyalo qaar weyaranayan alow wadankeyna nosiyadi barwaqada

  • @hafsaibrahimomar8345
    @hafsaibrahimomar8345 4 года назад

    Masha Allah iidla wan iga qoslisay

  • @butraanqatar8119
    @butraanqatar8119 5 лет назад +10

    War iidlow alaptan kampaladan ku noolahay xita ma taalo aman mantaba muqdisha go home u jarta visa canada wan sugoya🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 5 лет назад +3

    Wacha siyasa idle Kenya islii le ka aragtay go everywhere bro you will see many things

  • @daadir123
    @daadir123 5 лет назад +8

    full time miya mse wqtga ani rbo

    • @sharifmohamed8444
      @sharifmohamed8444 5 лет назад

      kkkk orod tag

    • @MADARA111
      @MADARA111 5 лет назад

      Bro bil waye 50$ hada 1 day rabtidna wa 2$ ama 1.5$

    • @deeqaluula7296
      @deeqaluula7296 5 лет назад

      Halku Kuyaala fadlan lanbar aan kala xariirno noo sheega lanbar laguma soo qorin meeshe

  • @sadiaahmedabshir9205
    @sadiaahmedabshir9205 5 лет назад

    Barbaarta media hormar wcn

  • @cr.kaambul6355
    @cr.kaambul6355 5 лет назад +1

    quraankaa jidhkiska lagu sheegay 😂😂yaa ila arkay like ii saar

  • @haajiali5651
    @haajiali5651 5 лет назад +1

    Asww dadk si degan wax ugu sheeg dad aan iska bixin karin aa jira xisaabtaku darso kuwaas maxaa leedahay sxb

  • @brownietube4235
    @brownietube4235 5 лет назад +3

    Wallahi halaha gym angalay makuarkin alabtan camal iyo qaabka unidaamiyen caadi ma’ahan

  • @kowtharachannel6078
    @kowtharachannel6078 5 лет назад +2

    🤣🤣🤣🤣😭😭😭🤣🤣🤣

  • @khadejahabdullah8524
    @khadejahabdullah8524 5 лет назад +2

    💙💙♥️💖👍

  • @brownietube4235
    @brownietube4235 5 лет назад +7

    Gym kan hado kenya ku’oli lahaa 100$ xita bishii wan kubixi lahay

    • @SalahAbdi007
      @SalahAbdi007 5 лет назад

      😅😅😅😅 ciyarta daa bro gym sidan okale bux waye eastleigh

    • @brownietube4235
      @brownietube4235 5 лет назад

      salah sigat qalab oo eastleigh olin ayaa mesha ugu jedaa bro

    • @ziyadal-alim3138
      @ziyadal-alim3138 5 лет назад

      100$ lacag maahan

  • @muuseahmed14
    @muuseahmed14 5 лет назад

    Wlhi waa runta Kenya ma taalo alaabtan masha Allah idle yare

  • @xiisxilkas4543
    @xiisxilkas4543 5 лет назад +1

    Viva idle cade wall igu qali Ah

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 5 лет назад +1

    Zeytuun resturant runtii waa maqaayad hormarka dalka ka shaqeyneysa viva zeytuun iidle keynya hanugu dhisin sxb ok

  • @jaamacmaxamed1104
    @jaamacmaxamed1104 4 года назад

    Yup

  • @kaxchannel9076
    @kaxchannel9076 5 лет назад +2

    Faatale waxid idle yare 🤣🤣🤣

  • @youngck5996
    @youngck5996 5 лет назад +2

    Masha Allah Somalia 🇸🇴 hore u socod wanagsan intaan iyo inka badan ❤️✅🙏

  • @user-yo4lo1hk2o
    @user-yo4lo1hk2o 5 лет назад

    👍👍👍👍

  • @ajeydevgan701
    @ajeydevgan701 5 лет назад +13

    Jiimkan waa shidanyahay been ma ahan alabtan kenya ma taalo labo mashiin ayaa la iska suga

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 5 лет назад +2

    Hargeisa soo arag Ku yaala then dheh wilagay ma arkin meshan oo kale

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 лет назад

    Wlhi aduunka GYM ayaa ugu jeclahay.... No pain no gain

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 лет назад +1

    _#LiKe__ iYoH __#ZuPzCriPe__ iGu CaWiYa __#PLeaZe__ AzXaaBtaH QaLiGaH_

  • @haajiali5651
    @haajiali5651 5 лет назад

    aniga waxaan leeyahay orad iyo jimicsi

  • @dawoshow8668
    @dawoshow8668 5 лет назад +1

    Fadlan channel kayga soboqo dear❤️

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 5 лет назад +1

    Iidle wa madobaate gacanta miyad iska dhaftay ,😂😂😂

  • @mohassan2406
    @mohassan2406 5 лет назад +1

    Dadkan mijaha may qarsanayaan may shorti xidhaan jinis aaba laxidhanyahay 🤔🤔🤔

  • @umunashaad3219
    @umunashaad3219 5 лет назад +1

    Dar Alle Ku jclhy idle

  • @hassankhalif3651
    @hassankhalif3651 5 лет назад +2

    Mxa u xisay gym macalimadayda ina ku labta rajena

  • @hassankhalif3651
    @hassankhalif3651 5 лет назад +6

    Wa gym diyarsan wiilki calosha desta asagay u tala

  • @alustaasisxaaqjimcale7121
    @alustaasisxaaqjimcale7121 5 лет назад

    iidle GYMka Ayuu ceebeeyay qalab wuu yaalaa lkn GYM qof wax ka yaqaan baa ka hdla ama xayeysiin u sameeya
    aniga ahaan waxaa iiga soo baxay marki aan clipkaan aan daawaday GYMka qalab wuu yaala lakiin macalin ma joogo miyaa!!!!!!!!!

  • @ozzied485
    @ozzied485 5 лет назад

    Iga qor, Somalia waxay rabtaa Shanta sano ee soo socda oo ay NABAD noqoto. Horumarkeeda wuxuu dhaafi doona wadamada dariska ah........ Believe me, Somalia needs ONLY 5 years to be developed ! trust me it will be BETTER than neighboring countries.

  • @munoibrahim6043
    @munoibrahim6043 4 года назад

    Iidle hdii aan kula joogi lahaa Aniga mcln ayad ii nqon lahyd.143💛💔💓

  • @sharmahassan2466
    @sharmahassan2466 5 лет назад

    1 minute 30 second ayu ku orday meshinka

  • @jocoreyofficial7338
    @jocoreyofficial7338 5 лет назад

    fadlan Canelka Wehesho booqda wax layaab leh arkidoon taani kkkkk

  • @Quendahabsan
    @Quendahabsan 5 лет назад

    Wwww Qurux badanawlhi yurub kuma arkin alaabtan waxaanba ka hely kan caloosha ee meel gacmaha lasaaranYo leh maasha Allh ku yaaca hee intii ka agdhow waxnba aad uga hely alaabta khaanada laguugu diyaariyey halkn adigaa waxaas gurigaaga ka soo qaadanayo MUQDISHU CITY

  • @mohammedhussien3204
    @mohammedhussien3204 5 лет назад +1

    Kenya iyo Somalia orodkoda kaqaybgalaa kulahaa

  • @garadgelle_officail
    @garadgelle_officail 5 лет назад +1

    Nairobi kuwo kacasrisan ayaa yaalo epoow ee xaafadeena Islii mayaalo noocan

  • @sahroyusuf7700
    @sahroyusuf7700 5 лет назад

    Masha allaah cadi
    Maha runti

  • @dauscadey2432
    @dauscadey2432 5 лет назад +1

    Iidle wey yelan Kenya ada kala aqon enda karen ama Hilton Jim yelo so arag Abowe

  • @iliizaofficial1218
    @iliizaofficial1218 5 лет назад +2

    Qeyb gabdho ma.ledahy walal war bixin iga sii

  • @noahofficial112
    @noahofficial112 5 лет назад

    Iidle tuugthy🙆‍♀️🤣🤣🤣