FILMKII MARQAAN IYO BEEN WAA WALAALO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #iidleyare#marwaaqan
    Kusoo Dhawoow Iidle Yare Official " SUBSCRIBE " Saar Si aad u Hesho Muuqalo Cusub
    SUBSCRIBE ✔️ LIKE ✔️ SHARE ✔️ COMMENT ✔️ Mahadsani

Комментарии • 139

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 4 года назад +38

    Mirqaan Wanaagsan,
    Allow Nimaan Qayilin Qadaad Weynaa!!

    • @kaldeeqaadan7521
      @kaldeeqaadan7521 4 года назад

      😂😂😂😂astaaqfurullah abtiyoow sheekadaad maa keente hdne

    • @ahmetabdi8960
      @ahmetabdi8960 4 года назад

      Oday adi ma hada marqan la fadhiyo😜😜😂😂

  • @bro__jb2548
    @bro__jb2548 4 года назад +37

    Inta marqan u xistay like dhac ku si he 😂🥦🚬

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 года назад +6

    Wllhi Taagero Number one ahy Iidle cabduallhi Nune wxaana kaso salama Buuulxuubey Migadishu somalia

  • @BintibeellaOfficial
    @BintibeellaOfficial 4 года назад +17

    Keep going Libaax hori usocod wcn💗

  • @Anshaxofficial
    @Anshaxofficial 4 года назад +8

    iidlo foodadiisa inta jecel like saara

  • @hazoosaasofficial914
    @hazoosaasofficial914 4 года назад

    Dj Lii iyo iidle yare baashal wacan

  • @abdulahigaryare9857
    @abdulahigaryare9857 4 года назад +7

    Kkkkk sxb waan kutagera iidle yare horay usoco wll mcn❤❤

  • @alidirie3937
    @alidirie3937 2 года назад

    Iidle horta wan kuwataa wana kutageersanhy wllhi going

  • @samiiracumar1408
    @samiiracumar1408 4 года назад +19

    M.a idle yare ninka kaliya codkiisa🎤🎵 iska jclhy keep going la'anta maba qosl😂 wlhi allah ku xafiido🤲🤲adiga io carurtadaba 💉❤🌎👑👑👑

    • @Mohamediniho.usa2
      @Mohamediniho.usa2 2 года назад

      Qaad matijaabisay waligaa. xataa Hal laan.laan kkkkkk

  • @eglanileyseglanabdalla4902
    @eglanileyseglanabdalla4902 4 года назад +1

    Su aal iidle raga qayilo mexey heesihi hore u jecelyihiin🤘

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 4 года назад +6

    Frist viewed kudlow love iisaar😂😂💞💞

  • @zakialiabdirahman9130
    @zakialiabdirahman9130 4 года назад +17

    Inta Somalia 🇸🇴 jecel like ta 👍 👍 👍 igu sharfa

  • @jzmohamud8174
    @jzmohamud8174 4 года назад +6

    Iidle reer magaal baa tahay maalintaad qayilaysid markuu marqaanku ku gaaro videeo baa iska soo duubaysaa youtubekaa ku kala kacsanaysaa laandheere
    Qaadka aad cunaysid waa gasebum wacadale

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 года назад +2

    MR Qamarji keep going pro 😂😂😂😂ninka Big pro ka yaab saday 😂😂😂😂

  • @MohamedOmar-sv7pv
    @MohamedOmar-sv7pv 2 года назад

    Markasta aannmarqaamayo waakuheeystaa sheekadaan idle you funny man

    • @Mohamediniho.usa2
      @Mohamediniho.usa2 2 года назад

      Xalay jalafkaygii jaarkaa kutoosoo kaa jiifi waayoo marqaanka waasaxanyahay meel cidlaa kaheesooyaa

  • @MohamedMohamed-sq7nt
    @MohamedMohamed-sq7nt 4 года назад +2

    Hal sano ma marqamin Iidle 😂😂😂🤗

  • @abdulkadirhajji9646
    @abdulkadirhajji9646 4 года назад +2

    Booska ninka kle ku jiro big bro in uu ku fcnaa like sara comntgan

  • @shiineabdirashid5248
    @shiineabdirashid5248 4 года назад +3

    Iidle yare ahahahaha nin aan taagero

  • @habargidirboy4457
    @habargidirboy4457 4 года назад +1

    Dj lee iyo iidle hore u socda legends

  • @suleimanyare3008
    @suleimanyare3008 3 года назад

    iidle iyo saxiibkii iska bashaala,qurbaan ku noolahay wax allale yaala ma jiro wn shaqaysta , lkiin isku buuq aya yaala, balwadna wa leeyahay,ha layso duceeyo Ina illahay iga dawooyo,cabista khamirka,iyo dumashada faraha badan

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 4 года назад +1

    Kkkk ciyarta nagada kan film maaha wa margan Sax ah inta ila argti like isara please

  • @faqrudiinmedia8539
    @faqrudiinmedia8539 4 года назад +2

    😂😂😂funny alfanan keep going

  • @farhaankaliif9257
    @farhaankaliif9257 4 года назад

    😂😂😂😂 idle waxaan adiga ma ahan waa mirqaankaada waaye

  • @abdifitah.
    @abdifitah. 4 года назад +7

    Amey run run loo marqamhyaa plz behdni since so dhig🤣

    • @akaafikc5047
      @akaafikc5047 4 года назад +1

      Camaha rooti ku jiro 😂

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 4 года назад +2

      maya rooti ayaa canka uga buuxa qaadka maba fura xanjana daanka ay gashteen hhhh iidle waaba iska liqay kkk

  • @meymuunadey678
    @meymuunadey678 4 года назад

    YAAh alah iidle yare been badanaa maxaad uleedahay waligeey qaad. Macunin

  • @biibaanofficial489
    @biibaanofficial489 4 года назад +1

    Hhhhhhh iidle beenlee sas u wad 😂😂😂

  • @abdinasiryare951
    @abdinasiryare951 4 года назад +1

    Keep going lipaaH iidle ❤🔥✔

  • @deeqomahdi1727
    @deeqomahdi1727 4 года назад

    Masha allah my du.idle yare keep going waxaan jeclaan lahaay inaad ila soo xirirtid lambarkeygana inan inta soo dhigo ma rabo feysbok iga soo qabo ......deeqo mahdi

  • @abuukarmohammed8409
    @abuukarmohammed8409 4 года назад +1

    Keep going pro

  • @mohadiamond8113
    @mohadiamond8113 4 года назад

    Idle soda cabataan ka furkiisa aaway 😂😂😂😂😂😂 intee dhigtay 😂😂😂😂😂

  • @sacduuhsahmed6590
    @sacduuhsahmed6590 4 года назад

    Idle and tuuka

  • @mohamedxareed9196
    @mohamedxareed9196 4 года назад

    Iidle fanaaka aan heesihiisa aan jeclahay igana qosliya

  • @abshirmohamudmohamed9151
    @abshirmohamudmohamed9151 4 года назад

    Iidle yare keep going

  • @mohasalaadibraahim4893
    @mohasalaadibraahim4893 4 года назад

    Hhhhhhhh wllhi idle yare waa funny

  • @saadaqking7660
    @saadaqking7660 4 года назад

    Iidle Yare Fanan Hibo jiliin illahay siiye iyo Codba Sxp horo usoco Xamarna imaw ruwaayado Ku jil

  • @salahahmed2553
    @salahahmed2553 4 года назад

    Marqaanka Aduunka walahi iidle dad badan ayuu beerta udirooya

  • @afisaid2362
    @afisaid2362 4 года назад

    Iidle yare Taageero bro

  • @munasarcishqi2905
    @munasarcishqi2905 4 года назад

    Idlow kaan kula joogo waa rera murqaan tlh

  • @hassanalphanofficial1044
    @hassanalphanofficial1044 4 года назад

    Wlhy Ragan waaa Rageedhi

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 4 года назад +1

    Midkaa daran baad heshay maanta iidlow ee murqaan si mcn baad umurqaantaye

  • @mohamudbulle4266
    @mohamudbulle4266 4 года назад

    Love noo wada saara

  • @mohamedkheyr7756
    @mohamedkheyr7756 4 года назад

    Inta ila aragta in korsiga ka danbeey baaka sigaar saaran thy oo iidle sigaar cabo like bac kasii🐎

  • @abdirisakosman1017
    @abdirisakosman1017 4 года назад

    😂😂😂😂😂😂😂 qosol iguma harin

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 4 года назад

    Awoowe been ku xoog badana iidle yare

  • @djrastaremix8575
    @djrastaremix8575 4 года назад

    Hhhh funy wllhi riwayadan ano fadhiyaa dawanayaa

  • @abdigurey597
    @abdigurey597 4 года назад

    Clear ha ahaato riwaydu

  • @rabicahmed2854
    @rabicahmed2854 4 года назад +1

    Xaqiiqi sasan waaye walidu

  • @yahyeabubakarali6328
    @yahyeabubakarali6328 4 года назад

    Hhhh hhh iidlow abti qaaadka been haka sheegin igu duub aaa ka rabtaaayee hhhh

  • @fadhiahmed2794
    @fadhiahmed2794 4 года назад

    So funny 😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😂😂😂😂😂

  • @maqanemedia3988
    @maqanemedia3988 4 года назад +1

    Iidle taabu ma sara hee

  • @maxamedabuukarbashiir7448
    @maxamedabuukarbashiir7448 4 года назад +1

    waxan ahay daawadihii 1aaad likta ha ila dhaafina🙏🙏🙏

  • @maxamuudmoha2366
    @maxamuudmoha2366 4 года назад

    iidle zxb riwayadaha soo badi hadey macquul tahay

  • @zubeirsomaliofficial5476
    @zubeirsomaliofficial5476 4 года назад +1

    Hhh dj lii nd idle yare you made my day guyz hhh keep going sxbyaal

  • @ciroofficial3839
    @ciroofficial3839 4 года назад

    Iidle ciyaalka caanahooda banaanka makuu dhigay youtube 😀😂😀😂😁

  • @yosofalimyname7664
    @yosofalimyname7664 4 года назад

    iidle yare sxbow San ruun. Maya mase

  • @yuusufcali3047
    @yuusufcali3047 4 года назад

    Idle pro Marqaan ayaaba ijecelsiisay pro Kkkkkkkkkkk
    Legend wn ku aminsanahy hori usoco

  • @abdiwahaab4028
    @abdiwahaab4028 4 года назад

    Iidle sxp Beenta naga daa qad ma cuneysid wan ku arka igu duub waye qadkan hhhhhhhhh

  • @yusufhassanabdi3047
    @yusufhassanabdi3047 4 года назад

    Funy iidle

  • @gasowalisabriye5128
    @gasowalisabriye5128 4 года назад

    Dj aa kula fadhiyo an cadi ehen idle nn walan 🙏🙏🙏

  • @thekazkacad9800
    @thekazkacad9800 4 года назад

    Iidle ✌

  • @meymuunadey678
    @meymuunadey678 4 года назад

    Been badanida aboowe

  • @salmomacalinxasancalu4806
    @salmomacalinxasancalu4806 4 года назад

    Iidle nolow

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 4 года назад

    Marqanka 5 qaf oo mid benalaa oow kuwacanyahay labo qaf dhadhan malahan

  • @maymunaliyussuf193
    @maymunaliyussuf193 4 года назад

    Idle manta cadi u marqabeysa

  • @daudmohamed3270
    @daudmohamed3270 4 года назад

    Iidle sxb mcn horta riyaawadaan laandhere waa gadan tahaye ee ina aderorow mcn ee jaadkii baa sharaftiisa ku ciyaartey intaa rooti afka ka soo buuxsatey baa halkii is hor dhigtey sidii lowskii ina aderow kadah bahalka dayac hdii kle besha gaal jaceyl baa kaga dacwoonaynaa

  • @shakuuryare45
    @shakuuryare45 4 года назад +2

    Marqaan haduu in qabto oo lagaa shakisanyhy in aa qaad cunto ruwaayad saan caml loogu soo jila

  • @galeerstudio7102
    @galeerstudio7102 4 года назад

    innaba caadi maah iidle 😁😁😁😁😁😁😁anaga madaxeena xiqeysaa miyaa

  • @abdirashidnoor512
    @abdirashidnoor512 4 года назад

    Where is the award for the frst person to view

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa3165 4 года назад +1

    G J marqamay 🤣🤣😂

  • @youngfamilyvlogs4531
    @youngfamilyvlogs4531 4 года назад

    12:40 naaso ma igu yaalo kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamudbulle4266
    @mohamudbulle4266 4 года назад

    First

  • @abdirizakumar9920
    @abdirizakumar9920 4 года назад

    Idle yare marqanka miyaa mar kaa dhaheyso mahadsani oo ku soo qorty fidiyoga hos tisa cml

  • @AJAJASTUDIO
    @AJAJASTUDIO 4 года назад +2

    Waxaan taqsiin ma ahane ciyaarta kadaaya meesha idle rotiga gadaalgeey

  • @aarkaofficial167
    @aarkaofficial167 4 года назад +1

    Ar walaalayaalow isoo booqda maanta ayaan idiin baahanahaye

  • @nimcoqaali9671
    @nimcoqaali9671 4 года назад

    woow

  • @maxamuudgacal7400
    @maxamuudgacal7400 4 года назад +1

    Dad waa dadkii hora m.saleeban tubeec nin weyn

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 года назад

    Hhhh mirqaan waali iyo fayoobi ayuu u dhexeeya

  • @mohamedabdi8895
    @mohamedabdi8895 4 года назад

    Hablaha kenya oo dhanbaaad qaaadkii bartay iidlow

  • @xuseenisxaaqaadan6153
    @xuseenisxaaqaadan6153 4 года назад +1

    Asc wan kutakyera

  • @lushaaclaahi5339
    @lushaaclaahi5339 4 года назад

    Good

  • @abdulhakimismail4755
    @abdulhakimismail4755 4 года назад

    Iidle hadaad qaad cunin
    Siil leef ayaad tahay yaan ku soo qarxinee
    Iskadaa mirqaanka waa markii labaad wax ka sheegeesid kkkkk😙

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 4 года назад

    Maa

  • @yasminali3520
    @yasminali3520 4 года назад

    kkkkkkkkkiikk😂😂😂😂😂😂😂

  • @anasaxmadrashiid8578
    @anasaxmadrashiid8578 4 года назад

    Mirqaan iyo Been waa Daris

  • @mukhtarjacfar974
    @mukhtarjacfar974 4 года назад

    Biyo macabtaan miyaa iyo shaah ba iima muuqdan 😀😀

  • @omarcammii8425
    @omarcammii8425 4 года назад

    iidlow allah ka baq niyow ee wax kala so bandig

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 4 года назад

    Ku

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 4 года назад

    Afka

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 года назад

    SOMALIDA ilkahooda qaadbaa dilay qurbaha markay imaadaan Gaalada ka ashahaataan 😂😂😂😂

  • @hassanabdi9528
    @hassanabdi9528 4 года назад

    🤩🤩🤩🤩

  • @spanishofficial7669
    @spanishofficial7669 4 года назад

    Cabdi dhaanta maxa isku thn kulaha

  • @saleebaanmadobe
    @saleebaanmadobe 4 года назад

    Hhh murqaan

  • @daadirxusen2156
    @daadirxusen2156 4 года назад

    Sxb iidle ciyaal ayaku daawada qaadka wax fiican ayey umaleynayan kadhaaf wa codsi

  • @shuushudahir320
    @shuushudahir320 4 года назад

    War iidle su ukenay lee odayasha sida ay uqayilaan waxadba moda oday barxaday gaayga lafadhiyo jeliinka ka babadin.waye

  • @khalidjamal5295
    @khalidjamal5295 4 года назад

    Wouf Caleek

  • @asadhaji9
    @asadhaji9 4 года назад +1

    Xariifka kle speed ayaa ku furan
    Jilinka maa ku cusub🤷🏽‍♂️

  • @gorgor5149
    @gorgor5149 4 года назад

    Waar ninka kale speed ayaa ku go'an
    Waa uu jilay mirqaanka

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 4 года назад

    Dhahtayda Soo aday kulaha murqanka ma dhegteyda uso galay

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 4 года назад

    Tufaax

  • @ibraahimcabaas3008
    @ibraahimcabaas3008 4 года назад

    Cubeyda media production subscribe saara