sixirka madow ciyaar ayay u haystaan maba oga inuu meel aysan iyagu fileyn joogo bilaa caleeg waa been ninkaa in sixir madow loo istcmaalay balse wax (meeliya) layidhaa ayaa lagu dayay ilahayna wuu bADbaadiyay waxna lagu daraa badnaa miyaha ama sharbka so ninkaa waxa aan u maleyey mARkii hore aan viedoga wadad joogay sooduubay in lagu riday wax lacag doon layidhaa balse kandanbe waxa dhaba ah in ninkaa ( maaliya ) biyaha loogu daray
Dahir been hda sheegaysid xita mid run u eeg sheeg. Cawale sidu darbi jif ku noqon kara . Miyad ilowsanthy inu reer djibouti yahay u hanti ku leeyahay oo lacag banka u taalo. Waxad rabto miya noo sheegi rabta oday.
Daahir maxkamadaada cadaalad maaha maxkamada marmar sidi hg umoryamesaa waakarebtay qabiladakale hesta wakudartay 😁😁😁😁
adheer bufin maxay yihin
FANAAN KASTA WA SILIC SAN YAHY MUSLIM IYO GAAL BO WAA CIQAAB TA ADUUNYO
KUWA WIILKA SHIRQOLEY O KUFSADEY O QOOMU LUUDKA KUWAS HALA DILO
Yaa kuyiri waa lakufsaday itaqilaah
@@TruthNeverHurt462kkk lama fiyoba 😂😂
Siday cidnkayaga uu sirxeen bay uu sirxeen bisinka
AABO DAHIR WE LOVE YOU 👑🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Akhis dahirku waa xoolo
Markaad laabta aan galin lahaa leedahay maku qabaa adiga maa dhalay caariyaadkaa thy maxaan dhahaa taabashadaba iney zano tahay ma oga 😢
Habartan macno darada ah daya
Habartan waalan may nin doonato
That's scary
DADKA CUNA MANDORIYAHA AMA KANINIGA WALIDA DEJIYA MARKU KA MAQAN YAHEY AYA SAN NOQDO
Ma wilka dhiban buu ku faraxsanyahay
Ninkan dumarka muhuu olishejeysta
Isagaaba afkiisa kasheegay buufinka
sixirka madow ciyaar ayay u haystaan maba oga inuu meel aysan iyagu fileyn joogo bilaa caleeg waa been ninkaa in sixir madow loo istcmaalay balse wax (meeliya) layidhaa ayaa lagu dayay ilahayna wuu bADbaadiyay waxna lagu daraa badnaa miyaha ama sharbka so ninkaa waxa aan u maleyey mARkii hore aan viedoga wadad joogay sooduubay in lagu riday wax lacag doon layidhaa balse kandanbe waxa dhaba ah in ninkaa ( maaliya ) biyaha loogu daray
MUXU HOTEL U DEGI WAYEY
Habartan doqonta ah ala maxa doqon sarah sheganayso maxa doqon qurbe timid
Kkkk tan Sarah qosol wanaag la baxday miyaa? Waa faaruq wax aqli ah malahan 😊
2badooda aa laisku sixray eey Ila tahy waa aqiro Saban sixiroolayasha aa batay