soo yuucan iyo hooyo macaan

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 352

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 лет назад +11

    War ragoow Hooyoyinkii ogaada oo Dumarka hakuhaleynin😢😢😢

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 лет назад +26

    wlh wanjeclahy Xajigayga Hooyadiis illahey igama Qaado Markan lahadlaba Way iduceysaa 💜💙👌👌👌👌💙💜

  • @abdirahmanjookar9584
    @abdirahmanjookar9584 7 лет назад +15

    illaahayow sidaan ban ka magan galay hooyadey mcn wallee kuguma aamino qof yahay sidoo kale abaayo waad ku mahadsan tahay casharkaad noo faaiidesay rag bdn ayaan arinkaan ku baraarugsaneyn

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 7 лет назад +4

    wallahi waa arin laga xumado hoyo mcn in San layelo subxanallah

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 лет назад +17

    Wax jiraad ka hadashaa sharafteydi Hadii been lasheegeynin dumarka hada jiro 90% waa sodoh necbayaal jiniyeeba ku qabaan kuwa qaarna waa ka duceystaan nin hooyadiis noo shahay subxanallh
    Ninkaaga hooyadiis waa Adiga hooyada ilaahey hadeysto hooyooyinka soomaliyeed waxn ka jeclahy malahn hadaad aaminsantahy hooyo kaste oo sooomaliyeed iney hooyadaa tahy wlhi wax sodoh ladhaho waadbo hilmaami laheydeen gabdho 😳😳😳😳😳😳😳😳😳😢😢😢

  • @aliwaryaaa8090
    @aliwaryaaa8090 7 лет назад +3

    walaahi run bay ku hadlaysaa aniga ayaa qurbaha laba naagood ku guursadee waa dhab naagaha somalidu sidaa ayey u dhaqmaan waana dhab isku dir maahee naciimo waa gabdh somaliyeed way la socotaa wax ka dhacaaya qurbaha thank u naciimo

  • @nacnacqori4384
    @nacnacqori4384 7 лет назад +27

    Allaw naagaha sodohda sidaan yeelaaya Naga qabo Aamin dhaha😭😭👈

  • @aishahbilan5620
    @aishahbilan5620 7 лет назад +1

    OMG 😲 qof nocaan eeh I don't think inuu jiro😮 Subhanallah.....

  • @xadiyosomali3220
    @xadiyosomali3220 7 лет назад +3

    I love my mom and your mom is like my mom Mohamed

  • @kawsarfarah5547
    @kawsarfarah5547 7 лет назад

    Ilahayooow hooyadey qof hayga badin horena umaaad badiin inta dhimana anoon wajibkeeda dhamays tirin allow hayga dillin yaa rabbi

  • @habibasharaf7070
    @habibasharaf7070 7 лет назад +2

    wiil kastoo qurux badan hooyo ayaa soo jafjaftay oo intaa la soo ekeeysay wax soo bartay aad baan oga xumahay naagaha qaar waxa ay Ku dhaqmayaan hooyadiis waa hooyadaa oo kale nabsi ha galin gabareey Naciimo waxa ay ka hadlee waa wax jira shukran

  • @halimaali1720
    @halimaali1720 2 месяца назад

    Ani wadaadka aan wada joogno waxaa hooyadaa nambar one waayo qofka koobaad ood ka farxiso ayada ka dhig naag iyo ilmo hooyadaa aa ka muhiim San ilaahay wuu I arka markasto aa ku dhahaa

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620
    @asmadaganiloveawdalsallal1620 7 лет назад +1

    aacudu billah hoyo wa hoyo xata haday xuunthy wa hooyada sidan illaahayban ka magan galnay

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +17

    hhhhhhhh basa yuuul 😃😃😀😁😄😄waji falax falax
    qalpi dhagax sanaaa sodohda waaba ka naxay qalpiga i xanuunay run baaban moodey xabigeyga hooyadiis illahow aanan saan yeelin ❤❤❤subxanaka ya cadiim 😭😭😭

    • @mohamudhaadi4609
      @mohamudhaadi4609 7 лет назад +1

      I love the old traditional somalia qolkaga yar isku celceli aha sheekadu

    • @Yasmin-fx5bs
      @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +2

      mohamud haadi
      😭😭😭 waaba naxay boowe qalpi adaygaas waligey ma arkin waalidka hadaan laga ducaysan ilmaha la dhalayo waa layska dhal dhalayaa faa'ido haka sugin 😁😀

    • @mohamudhaadi4609
      @mohamudhaadi4609 7 лет назад +3

      I love the old traditional somalia nacam baaye ilma aan ayeeydis la jeclayn muxu so kordhinaya

    • @dekowarsame1239
      @dekowarsame1239 7 лет назад +2

      I love the old traditional somalia walhi isku midaa nhy queeen love bn ku nqon lahaa sodohday

    • @Yasmin-fx5bs
      @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +3

      Deko Warsame
      haaa abaayo saan oo kale illahay baan ka magan galnay qalpi pataati baaan ahay ani 😄😄😁😍😍😘😙

  • @asiaahmed526
    @asiaahmed526 4 года назад

    Allah yaa ushega dumarka in xajigaga hoyadii iyo hoyadaa tahy

  • @sahrakuluc7621
    @sahrakuluc7621 4 года назад

    Ninoowna naagtada hooyada ha ku amiinin xaraam naaga qaar badàn u ka mid aah wa xaasiidiin ma oga nin aay ku raaxeeysanaya iney hooyo dhashay subxanalaah.

  • @fn6812
    @fn6812 7 лет назад +2

    viva naciima go girl saas waaye sxb Allaha soo hadeeyo naagaha soomaaliyeed 😆😆

  • @ismohabonita2108
    @ismohabonita2108 7 лет назад

    Ragoow hurdada ka kaca hooyo lama helo nag waa la helaaa hoyadiiin ka ducaysta subxanalaaah

  • @farahsaiddheere1377
    @farahsaiddheere1377 7 лет назад +14

    Awlabaanan naag aan qabo hooyaday ku haleeyeen, haday mashquul keentana wacade ilama joogteeb

    • @hodanmoha9972
      @hodanmoha9972 6 лет назад +1

      Farah said dheere maxaa dhacay naago fiican wey jiraan

    • @ifrahabdi3440
      @ifrahabdi3440 6 лет назад +1

      Farah said dheere wllo dadka isku mid maaha gabdho baariyaba wey jiraan oo hooyodaa ula dhaqmaya sida maamadeed

    • @shukriabdi5228
      @shukriabdi5228 5 лет назад +1

      Mostly Naagaha somalida waa saas xataa maamooyin waa weyn baan arkey oo dhalinyartaba kadaran. Ee wiil somaliyow hooyadaa ogow aniga mid hada iqaba hooyadiis wax kama oga anaaba weydiiyey.

  • @jowharohussein4071
    @jowharohussein4071 7 лет назад +8

    Alla sanaa walahi shekoyinkan marka maqlo murug aa ibilawaato waayo waxaan dhalay wiilale allaha iga dhiigo wilala nin iyo naagba kafiican aniga iyo sodahdooda sima illahayow intii wil waxkasugaayo baari ugadhig an nag doqon qabin

    • @3mkhalif
      @3mkhalif 7 лет назад +1

      walaal waad mahadsan tahay barnaamijkan waana wax dhac waan ooyay xaqiiqadii aniga hooyaday anigoo yarbay dhimatay odaygaygan sidoo kale marka anigu hooyo oo dhan waan jecelahay

    • @Hanad75
      @Hanad75 5 лет назад

      Amiiin wll Allaha nowanajiyo

  • @FirdausaAbdullahi
    @FirdausaAbdullahi 7 лет назад

    ragooow iyo Dumarooow hooyo hooooyo hooooyo. Allah halaga baqo hooooyo😢😢😢

  • @fuadbadmah7542
    @fuadbadmah7542 7 лет назад +1

    heartbreaking💔💔💔💔💔 story weeyaan.
    waana xaqiiqa jirta hore u soco naema jokar.
    love from hargeisa

  • @aduunyogadoon2498
    @aduunyogadoon2498 7 лет назад

    Allow Allah , ilaahow Gabdho na sii , wiilashii waa kuwaas

  • @zamzamzamzamdahir419dahir7
    @zamzamzamzamdahir419dahir7 7 лет назад

    aala rabiyow tano kalo ilhow ay igu dhicin inti Islam aho dhan ilhow ay ku dhicin aniga waxyabn okale hadn dawado wanka naxa sbbto oah wilal an dhaly ilhow iiga yel bariyal

  • @warsanweedhsan6919
    @warsanweedhsan6919 7 лет назад +4

    Way jiraan dumar ninka haysta oo fuuqsada ehelkiisa iyo hooyadiina arki karin waa qiso dhaba maaha kaftan ninku hooyadii kale heli maayee intay nool yihiin hooyooyinkiin ilaashada oo nafta u hura oo cidna ha ku aaminina

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 7 лет назад +5

    xaasid sanaa wlh nin waa naagtiisa inyar ma ahan lkn in uu waalidkiisa ogaado ayaa lagu waaniyaa ninkaaga lkn hadaa jeclato in hooyadaa dharagto hooyadiina baahnato in aadan horu margaareeynin naagaha sidan sameeyana illaah ha cadaabo

  • @mohanmoha3468
    @mohanmoha3468 3 года назад

    😥😥😥😥😥😥😥😥 tani waa arin hooyoyin badan haysata ubadka qaar alaha soo hadeeyo

  • @Superlife867
    @Superlife867 7 лет назад +5

    wlhy rag badan oo somali ah ayey haysataa sidan weji falaxfalax
    habaar ayuuu shaqqaysatay wlhy

  • @indhomoha337
    @indhomoha337 7 лет назад +4

    hhhhh xasid sanaa isku celceli qolka gas kulaha shekadan wiilasha hadey hooray uu ogen hada kadib haiska ilaliyan hooyo waa isku miid 😢😢😢😢😢😢

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 7 лет назад

    waaa riwaayada ugu saamaynta badan wlllllhi

  • @xanaanabukar4370
    @xanaanabukar4370 7 лет назад +1

    aniga sidan hoyadee ujeclhy ayaan suldankayga hoyadiis u jeclhy ilahayow qabriga u waasici surmidi Ku jcliyA

  • @dahirhassan7508
    @dahirhassan7508 7 лет назад

    tani dareenkeyga ayee badashay hooyo waa hooyo hedee wiil dhashay hadee gabar dhashay
    allaahayoow ha itusin hooyadeey oo hooyadeed ka shaxaato aniga waxaan shaqeeye

  • @zahraa1025
    @zahraa1025 7 лет назад

    gabadhani wiilashii wax wey u sheegtay ee hooyooyinka haloo dedaalo nin xun uunbaa hooyadiis la himaansiiyaa illaaho wiiasha uyo gabdhahaba baari nooga dhig

  • @ugbaad30ibraahim39
    @ugbaad30ibraahim39 7 лет назад +3

    Hablow ha xumaynina sodohda waayo xita haday xuntay ninkaan quruxda badan aad jeceshay iyada kugu sintay quruxdaana ka so saartay xanuun badan ka so martay koritaanki

  • @sahromahamed8510
    @sahromahamed8510 6 лет назад

    Subxanallh waxaas ma ficna ayaha owlada ladhalayo eey wax yeleeyaan iyo nagadiga kurigaas allh gabdhaha somaliyeed ka dhig kuwo bariyala labada dhinacba wllhi ani waan jclahay wiilsha hoyadood jcl sida aan hoyadeey ujclhay casina allh ima tuso

  • @ubahahmed7644
    @ubahahmed7644 7 лет назад +1

    wll mahadsanid qaali waa vedio bmuhiima aad baan uga caloolxumaaday arin kaas is moogaan ayay indhahaygu ilmeeyeen

  • @shamhaadabdiwali9690
    @shamhaadabdiwali9690 7 лет назад

    naaga xunxun ilahay haa dhaameeyo amin dhaaha

  • @samiirabaaribintumohamed6707
    @samiirabaaribintumohamed6707 6 лет назад

    Alle hooyodayda labaad nuguma xumeeyo waa maamo ee maxaan u xumayin subaxanallaah

  • @faadumoquruxwanaagfaadumoq9168
    @faadumoquruxwanaagfaadumoq9168 7 лет назад

    walhi run baan moodey ilahayow aan so dahdeyda sidan yeelin

  • @naimagullet7336
    @naimagullet7336 7 лет назад

    ilahoow ha itusin gabar saan yeeleysaa hooyodeed labaad meysan ogayn inay xaq ku ledahay ninka ay baby ledahay ya rabbi

  • @umusuhuur8154
    @umusuhuur8154 7 лет назад +4

    ax ax xanun badana mamada sodohda ah subxanalah sodohdo wa Hoyo ee yan sahal laga dhigigan

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 лет назад +2

    istaqfurulah ani ninkeyga hooyodiys aad ayan ujeclahay necbiya nagaha sodohda naceyb wa walidka labad ani labadabo iskumid ayey iyahiyn warunteyd dad san udhaqmo ayan arkay imaha anbo ugucabsanlaha ineywax igagaaran alabeynta lakiyn runta ayey kahadashay

  • @hazalabdisalam5402
    @hazalabdisalam5402 7 лет назад +1

    Alla adaa kadaran hbarta

  • @naciimojama691
    @naciimojama691 7 лет назад

    subxaanallah war habloow allah ka baqa oo sodohdaa nabsi haka galina wax walba wanaaga ayay ku fiican yihiin hadii kale awlaadiina ayaad ka helaysaan adinkana nabsigaad gashaan

  • @zuhuurm2479
    @zuhuurm2479 5 лет назад

    Subxanallah gabdhoow adinkaa marti ladiinyahee hooyooyinka wada dhaqaaleeya plz

  • @RidwaanYaasin
    @RidwaanYaasin 7 лет назад

    subxanallah subxanallah naa xishooda alle inqaadey

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 7 лет назад +11

    Nimca jookar sidaan si maahan walaahi waanaxay runbaanba mooday arintaan tolloow madhacdaa umalaymaayo haday dhacdo waaa murugo walaahi

    • @minalulu8006
      @minalulu8006 7 лет назад

      Walalo wey dhacda

    • @raaidamaxamed1527
      @raaidamaxamed1527 7 лет назад

      Hodan F Haa way dhacda wll

    • @hodanf2829
      @hodanf2829 7 лет назад +1

      Raaida iyo Muna sisters haday saan dhacdo waanaxdin runtii gabar jecel hooyadeed insaan loogalo majirto ee wiilasha naqaba hooyooyinkood sida haloo dhaamo

    • @mahammedabdugadernoor1162
      @mahammedabdugadernoor1162 7 лет назад +1

      Hodan F ar sidanlee amad sameesay walaashay

    • @saafiyamoalim922
      @saafiyamoalim922 6 лет назад

      sory

  • @ahmedsahalabdirahman1139
    @ahmedsahalabdirahman1139 7 лет назад +5

    wlhi sheekadan weey dhacdaa laakin gabadhii sidaan oo kale yeesha ha o gaato bari ayadana wiil keeda saan yelaaya mahad sanid niic

  • @fayofadumu5646
    @fayofadumu5646 7 лет назад

    Allow taas oo kale hayga dhigin

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 7 лет назад

    noolow walal qali ah

  • @zuhuurjaamac7382
    @zuhuurjaamac7382 7 лет назад

    ilmo ayaba igu soo joog joogsatay run u qatayba yaa allh yanan hooyooyinkayo u kala eexan

  • @sahrafarah5841
    @sahrafarah5841 7 лет назад +3

    run baanba moodey miskiin
    naagtii sodohdeeda saas u gasho aydana waa loo gali illaa wiil bey dhali

  • @dayuubaabdirahmandayuuba663
    @dayuubaabdirahmandayuuba663 7 лет назад +1

    naciima maanta gabadha waxay u eegtahay muna kay

  • @allyoutubersintrosong3924
    @allyoutubersintrosong3924 7 лет назад

    video gaa waa jeclahay

  • @nuuradinislow4370
    @nuuradinislow4370 7 лет назад

    hoyo macn gabdhoy naciimo si fiicn ayay niila hadashay ducada hooyo yinkina lee maaha labada dhinaca xataa cirka kkkk tan waalidkena xataa janada waye

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +1

    kkkkkkkk ķkkk ķkkk
    haa biiqlayzo surmiindii😜

  • @sadiacisman6971
    @sadiacisman6971 5 лет назад

    Wlahi waa wax jira waxaan

  • @munaibrahim1027
    @munaibrahim1027 7 лет назад

    subxanalaah ilahey baan sidan ka magan galay lakin naagtii sidan o kale sameyso ilmaheda ka jebantahy sodohda walga duceystaa waa walidkaa o kale

  • @mohamedyusuf6427
    @mohamedyusuf6427 7 лет назад

    hhhhhhhh Waji falax falax sowkan heestiiba i nacsiiyay.

  • @ubahahmed7644
    @ubahahmed7644 7 лет назад

    dumarku Allah hakacabsadeen

  • @nasroahmed513
    @nasroahmed513 7 лет назад +10

    caku ya nagaha ninki wa raban dadkisana waka ordayan caqli xuma

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 7 лет назад

    Madhamaato iyo Waji Falaxfalax

  • @salahbarkhadle9221
    @salahbarkhadle9221 5 лет назад

    Wale hooyadeey macaan inaysan nagtayda hooyadeed hoostageen hooyaday. In lahoostago maahee

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 7 лет назад

    jgabdhaha hooyada ninkaga ilahay uga baq wiilashane waxan leeyshay xaaskaga sikasta ay u ficantahay hakuhaleen hooyada ee kawarbaq

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 7 лет назад +1

    wlhi waan calool xumaaday ax...........ragoow hooyooyinkiin ogaada dumar fiican way jiraan in xuna way jiraan.......allow ubadkaan dhalay haba din kuwo sidan oo kale ah......qof walba waxa uu dhigto ayuu helayaa ...

  • @jawidaganchannel5865
    @jawidaganchannel5865 5 лет назад

    Naciimo cadii mahaan

  • @user-sc7gk1sx9g
    @user-sc7gk1sx9g 7 лет назад +5

    ani waaba yaabay naagta mrkey maskiin tahay sodohda aa xaasid ah mrkey sodogta ey maskiin taheyna naagta aa xaasid ah waa layabay wlhi

    • @curudacidadugsiga852
      @curudacidadugsiga852 6 лет назад

      مجنونة ولكن معقولة aduunka ma wada dhama ilaah sidaas iskugu rifaaqay

  • @dayuubaabdirahmandayuuba663
    @dayuubaabdirahmandayuuba663 7 лет назад +2

    gabadhan hooyadeed waa islaantii aan jeclaa ee baruur jecel ma xasuusataan xabad baruur dhabar baruurkkklkkk

  • @hamdaruun4606
    @hamdaruun4606 7 лет назад +2

    naciimo jookarey😂😂😂😂😂 ku jeclinaa ina abti

  • @fadumohassan166
    @fadumohassan166 7 лет назад +1

    It's sad story😢
    Run waa laga yabaa inay jirto gbdho waa aduune jano shaqysta

  • @queennsren5417
    @queennsren5417 7 лет назад

    ncas weyeba ninka hoyadi dayacaa damiirna lahayn
    way dhacdaa shekadani badanaa nyc matalad nimco wad iga qoslisaa in badan balse tan waban ka murugoo run ban mooday 😀😀😀😀

  • @anzalhashim2813
    @anzalhashim2813 7 лет назад

    Allah xasiisana qof hooyadeed oo kalo ah miyeey sas u kalee run baan Morday wlhi

  • @mohamudhaadi4609
    @mohamudhaadi4609 7 лет назад

    Ala gabadhan daawashaded kama daalo viva nacimo

  • @Ushariif
    @Ushariif 7 лет назад

    ninow hooyadiin ilaashada kkkkkkkk xadaa aniga ha ahaatee

  • @xidigtawartanabada3145
    @xidigtawartanabada3145 7 лет назад

    Uf nagaha somalida san ku nacay war ninka hoyadis iyo hoyada wa isku mid asiga hoyadis maxa u nacdan asigaba hoyadin ma nace allow sodoh fcn igu so adi I wll respect her the way i respect my mom

  • @iqqiyusuf1277
    @iqqiyusuf1277 7 лет назад

    sodoh dey allow aanan sidaa dhihin miskiin anigana gabdhaha wiilasheyda guursadaan waxaan kafilaa wanaag hadii aan gaaro sodoh looool

  • @AhmedAli-jo6xz
    @AhmedAli-jo6xz 7 лет назад

    xaaaaaaaax walahi we dhacda waxas wa cawanimo e hoyoyinka wa is ku xaq e is ka jira aniga qof dumar ba ahay ciwanka magac nin i ga ahh walahi beer ka i xanune samiyey cadi mahit i love you halkas ka si wat wacyi galiskada

  • @fartuunsaciid1422
    @fartuunsaciid1422 7 лет назад +5

    dumarka qaar waxaa ku kalife xumanta waa diin la.aan ta

    • @Muna-mn3ri
      @Muna-mn3ri 5 лет назад

      Walle taasan been aheen

  • @zunduzbarre9605
    @zunduzbarre9605 7 лет назад

    hmmmmmm jacyl baaa ihaya kulahaa

  • @shaymamaxamed1306
    @shaymamaxamed1306 7 лет назад

    hush naya khakh haku dalin gadhi mayside

  • @ifkasmilinggirl7220
    @ifkasmilinggirl7220 7 лет назад

    wlh sheekadan weey dhacda WA aqli xuumada nagaha qaar
    ninkan aad jeceeshahay MA dhuulka ayuu kaso baxay hooyo aya dhashaay
    shiíiit
    anyway walashey nimco thank you well done

  • @boqorkawaqoyigalbed7172
    @boqorkawaqoyigalbed7172 7 лет назад

    nagah yaan lagu halay hooyooyinka

  • @Ubahbeauty
    @Ubahbeauty 7 лет назад

    Hhhhhhh u never fail to make me Laugh 🤣🤣🤣🤣🤣.

  • @ayaancraxmaan1702
    @ayaancraxmaan1702 7 лет назад

    hooyo wa hooyo hooyada iyo ninkaaga hooyadiis wa isku mid isku xuquuq

  • @musabhimiloofficial9506
    @musabhimiloofficial9506 7 лет назад

    Allah ima tuso ninkeyga hooyadii inan sidaa ula dhaqmo

  • @sirabdullahi7089
    @sirabdullahi7089 6 лет назад

    Waji falax falax

  • @rra1ma
    @rra1ma 6 лет назад

    😂😂😂
    Khaakh xaaskiisa miyaa😂😂😂

  • @dekomahamed157
    @dekomahamed157 7 лет назад

    caaadi ma ahan

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 7 лет назад

    hah wlhi waa murugo Naciimoow Bilad sharaf waa inlagu siiyaa xaga niyadaan kaasiiyay aniga qaali

  • @monikasweetie6086
    @monikasweetie6086 7 лет назад

    hooyo mcn Mala xumen kara wlhi wan damqde

  • @ahmedoll7857
    @ahmedoll7857 7 лет назад

    wa sheeko murugo leh

  • @sssniperwolf1175
    @sssniperwolf1175 7 лет назад

    waji falax falax 😂😂😂😂😂😂

  • @kawsarfarah5547
    @kawsarfarah5547 7 лет назад

    Acuuuuuuudi bilaaaaaaaaaah

  • @jaabircariif9695
    @jaabircariif9695 7 лет назад +1

    dumarka ha liiska ilaaliyo hoyadaa yeysan ku seejin

  • @mahamedabdiqani8675
    @mahamedabdiqani8675 7 лет назад +1

    dumarka maxa lo yirii narta ayey ku badan yihn waa xan iyo xasidnimo sheegadan wey dhacda lkn ninka doqonka aah oo nag isku dhibaa bey uu talaa wlhy asxbta dumar cadi iska dhigaa ee hooyoda sidaa uu dhaqaleyso uu dhaqale mamo yinka kale

  • @malaykachannel4677
    @malaykachannel4677 7 лет назад

    anigu sodohdahy casharbaan udhiga waan dilay xataa kayguna waxba muusan dhihin

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 лет назад

    Laa ilaaha ilaa laah waaxay naagtan naago ceebayskii ee sodohdii saas u gashay

  • @xubikayf7721
    @xubikayf7721 7 лет назад +1

    Ninkana wan rabaa hoyadiisna marabo isma kenayso 😭😭😭

  • @sacdiyoyuusuf9705
    @sacdiyoyuusuf9705 7 лет назад

    wlhi qalbigaa ixanuunay runbaan mooday gabdhow Sodoh waa Hooyadaa macaanto hadeeysan ayada jirin maba guursateen wiil aad Baby iyo Xabiibi isugu darto eee Allah halaga cabsado xaqa Hooyooyinka hala Simo

  • @diamondsaid9421
    @diamondsaid9421 7 лет назад +1

    waji falax falax aaaa kkkkkkk