Surmindi iyo paltalk maxaa kala qabsaday

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 381

  • @abdimalik2934
    @abdimalik2934 2 года назад +10

    Yaa daawanayaa 2022 naima joker😀😀😀😀😀

    • @xiinkaboy123
      @xiinkaboy123 10 месяцев назад

      Ana sxb 2023 fiirsanaay wlhi saan u qosla qoftan ma taqnaa w😂 nimco wa wataa

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 7 месяцев назад +3

    All the time if i want free stress i always see surmindi 😊

  • @hawojama7730
    @hawojama7730 7 лет назад +153

    Aduunyadu samir bey rabtaa
    Aakhirana sahay bey rabtaa
    Janadu camal bey rabtaa
    Salaadu sixid bey rabtaa
    Zakadu bixin bey rabtaa
    Ramadaanku soon buu rabaa
    Xajku karti buu rabaa
    Rabina raali gelin buu rabaa
    Diintuna barasho bey rabtaa
    Cilmina dhaqan buu rabaa
    Tacliina juhdi bey rabtaa
    Waalidku baari buu rabaa
    Owlaadu tarbiyey rabtaa
    Rixinku xiriirin buu rabaa
    Miskiinku quudin buu rabaa
    Jihaadku dagaal buu rabaa
    Deyntu bixin bey rabtaa
    Derisku xaq dhowr buu rabaa
    اللهم آعتق رقابنا من النارِ و آرنا ال والغفران و قوة فى الإيمان يا

    • @axmednuur1649
      @axmednuur1649 7 лет назад +1

      Hkiin Jama k

    • @axmednuur1649
      @axmednuur1649 7 лет назад +3

      Hkiin Jama äääää

    • @nesrab4489
      @nesrab4489 7 лет назад +3

      saxix

    • @user-mp5bi5nj7i
      @user-mp5bi5nj7i 7 лет назад +1

      Hkiin Jama اللهم آميين

    • @thefunfamily720
      @thefunfamily720 7 лет назад +4

      saxix wlhi midas aya run ah adunyo iyo aqirabo lkn umadan wxa kale aye kumashqulan cml kale malahan

  • @mustafejookar5479
    @mustafejookar5479 7 лет назад +194

    Mahacaygii jookar Ayaad ku darsaty szbky qaloocowna waan kugu maqlay sheeko dheer weeyaan markaa like hala isaaro niciima jookar walaalkeed cml Mustafe jookar

    • @khaaliosman4066
      @khaaliosman4066 7 лет назад +6

      niciimo xaafada Hodan baan ku aqaanay gariir baan wada ciyaari jirnay noo loow Walaashay

    • @deeqamuse9791
      @deeqamuse9791 7 лет назад +1

      Kadra Osman reer hodan yaah ani xataaa hodan leen kula aheee isqarhi he

    • @abbeali3952
      @abbeali3952 7 лет назад

      ☆♡¤`~%₩☆☆☆8jj--👉👊💟😸😉😈😉😈😈😬😈😬😈😈😁😈😬😈😬

    • @samiaabdi1939
      @samiaabdi1939 7 лет назад +2

      deeqa Muse vhj

    • @shamisbarre6136
      @shamisbarre6136 7 лет назад

      Mustafe Jookar Mafiicantahay
      shamis

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +42

    kkkkkkk kkkķkkķkkk
    surmindii darteed aa uu firsada vediga😄😄😄

    • @sadaqzah9087
      @sadaqzah9087 7 лет назад +4

      Ibraahim Shakul Yare walee isku mid hadeeyba surmindi kujirin iima ahan tlhi

    • @ahmedqaliir655
      @ahmedqaliir655 7 лет назад +6

      kkkkk wlhi sxb ibraahim shakul yare ishaa karitay surmindi qalow qalow ayaanba shida banaamijka sxb

    • @taamirkahie436
      @taamirkahie436 7 лет назад +3

      Ibraahim Shakul Yare surmind waa shey damad yar

  • @qalbinator
    @qalbinator 7 лет назад +47

    Alla surmindi jecliya. first comment and first like wuhu!x

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 лет назад +8

    Surmindi kkkkkkk 😁😀😁😃😆Funny Saaid Naciimo jookar nice 😀😁😁😀😁😀

  • @blackqueen204
    @blackqueen204 7 лет назад +14

    waraf qalbiga ayaa ku salamay abowe kkkk

  • @asha2341
    @asha2341 7 лет назад +4

    😂😂😂 qoftan jecliyaa naciimo jookar best comedy wllhi
    Inta arsaqada haysanay mayna waydiisato wa sidaydo kle 😂😂

  • @fiyorigurxan2325
    @fiyorigurxan2325 7 лет назад +7

    surmindi iyo niic markeey is caynayaan ayaan jeclahay😘

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 7 лет назад +25

    Hhhhhh only sur mindi can make me laugh in here hhh and nic. Every time u guys are so funny. Kkkkkk

    • @ayanmohamed555
      @ayanmohamed555 7 лет назад +7

      Mitra Cadey my dear Hal qof waye abayo oo many parts digeyso

    • @aminaadam7053
      @aminaadam7053 7 лет назад +2

      ayan mohamed I know but she got two different filters that's what I like from them. Thanks for your sweet explanation honey. Like People who talk like this.

    • @farxiyocadeey4109
      @farxiyocadeey4109 5 лет назад

      ' anas

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 лет назад +10

    Taraag la yaasha, WAABA, KU KARAMO BEELEEN , USA . WAANA SHAQADA UGU FIICAN, UGU LACAGTA, BADAN, WADAMADA QAAR

  • @fowz2073
    @fowz2073 7 лет назад +6

    surmindi the best acoresss award aan siiyay

  • @AmiraAhmed-or5gu
    @AmiraAhmed-or5gu 7 лет назад +23

    nagaha marki lafuuro sas uwashaan.... dumaroow ragiina ilalshada hadu fcn yahay iyo hadu xuun yahay qofkastana wala badaali kara hadu xuuun yahay..... one love Surmindi!!!

    • @saidahussein260
      @saidahussein260 7 лет назад +2

      Amira Ahmed hhhhhh sax wan arkay

    • @amiincade9049
      @amiincade9049 7 лет назад +3

      Amira Ahmed i tried

    • @Yasmin-fx5bs
      @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +6

      Amira Ahmed
      kkkkk waa runtaa abaayo talo wanagsan ayaa siisay

  • @yabest1195
    @yabest1195 7 лет назад +1

    wawww i lov Surmindi wll I support u

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 лет назад +24

    Mey naweydiisato intaa arzaaqada heystay kulahaa kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂 wan jeclahy surmindi iyo niic

    • @liicade1382
      @liicade1382 7 лет назад

      Suraya Abuukar plz ila so xirir

    • @liicade1382
      @liicade1382 7 лет назад

      Suraya Abuukar +254717470029

    • @rihamaden4843
      @rihamaden4843 7 лет назад +1

      hhhhh

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 7 лет назад +3

      Suraya Abuukar waa meshaa ku qoslay misna commentigaaga an horey ka arkay😂😂😂😂

  • @rumi6207
    @rumi6207 7 лет назад +1

    Surmindi love ayaan kuahay. I'm be a real life Surmindi 😩😂😂😂😭😭
    Naciimo joker sis you are very talented and smart mA tabarak'alaah. Meeshada kasii wad. Love you lots. 💙💙💙💙 Always look forward to your videos. you make us laugh while at the same time educating and making us aware of real life experiences. Thank you so much 🙏 🙏 ❤ God bless.

  • @faizacady2356
    @faizacady2356 7 лет назад +3

    kkkkkl wa markii 10 o an dawado video gan surmindi love u wlh

  • @digitalone3143
    @digitalone3143 7 лет назад +1

    😂😂 you are lovely and hilarious...

  • @hamdiyo8535
    @hamdiyo8535 7 лет назад +6

    'Total lose no nin wayingi ' 😂😂😂😂😂

  • @xaasiyohooyoali5130
    @xaasiyohooyoali5130 7 лет назад +75

    xabiibti waan kaheley ,please heesaha nagadaa sis

    • @mayzayusuf6394
      @mayzayusuf6394 7 лет назад

      Xaas Iyo Hooyo Ali
      Heesuhu music ma leh markaa xaram maaha hno

    • @samirayusuf3940
      @samirayusuf3940 7 лет назад +2

      Xaas Iyo Hooyo Ali madawada adigana waayabe surmindi lawada jclaa

    • @abdimalik5344
      @abdimalik5344 7 лет назад +3

      Xaas Iyo Hooyo Ali abayo welcme gawadan walashen wey nagadafi Music inshallah cz sheikh ayaa dawadaa shekadeda Aniga aan kakow ahay

    • @khadijaali3637
      @khadijaali3637 5 лет назад

      Xaas Iyo Hooypo Ali rxz144

  • @sadaqzah9087
    @sadaqzah9087 7 лет назад +1

    hhhhhhh surmindi iyo niic bareejadooda igu socoto wlhi iyo sida aay iskaga jajabiyaan 😂😂😂😂😂😂😂😂👌👌👌👌👌

  • @sihamabdirahman3065
    @sihamabdirahman3065 7 лет назад

    this call has been blockingi buu igu leyahay wlahi waan la dhacay surmindi love u macanto☺ long life

  • @abdimalik5344
    @abdimalik5344 7 лет назад +1

    surmindi iyo niic wankuhastaa saxiba ankalamarmin

  • @saynabnurpagy2652
    @saynabnurpagy2652 2 года назад +2

    my favorite epsiode

  • @anjlinajulio9709
    @anjlinajulio9709 7 лет назад +14

    na nimanka cadanka emergency lagu qaada na a man lagu qaadin oo adi lagugu qada😂😂😂😂

  • @godeygacalo1889
    @godeygacalo1889 7 лет назад

    Mnsha allha i like your video

  • @sahrafarah5841
    @sahrafarah5841 7 лет назад +1

    hhhhh niicey aawey shinbiro
    kkkk surmindi caadi ma ah jamaamurta reer jilcasan waa ku salaamey

  • @nasteexabdi7991
    @nasteexabdi7991 3 года назад +1

    😂😂😂zurmindi love you wlhi♥️😂🌏

  • @bahsanmahamud5845
    @bahsanmahamud5845 6 лет назад

    Naciimo jookar Abaayo Allah haku dayo Wan Ku Jacelahay Ina badanaa hapo mcn

  • @zamzamcali956
    @zamzamcali956 7 лет назад +2

    wlahi daacad ayan u qosley surmindi iga qoslisey naciimo jookar noolow inbadan my wlashey guul iyo gobonimo

  • @nimcodheman3613
    @nimcodheman3613 7 лет назад

    niciima jokar illahy ha ka dhowro wad naga farxisaye qaali 😘❤✌😎

  • @liverblood6710
    @liverblood6710 7 лет назад

    I have to rewatch this clip...since you declared last night you like this video a lot.

  • @hoyooiskufilan2627
    @hoyooiskufilan2627 7 лет назад +1

    I am subscribingii😂😂😂

  • @qoranajiibhassanali2539
    @qoranajiibhassanali2539 7 лет назад +11

    hhhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi dhulka surmindi Love you

    • @qoranajiibhassanali2539
      @qoranajiibhassanali2539 7 лет назад +4

      waxaan ka helay sidey fani utahay walahi markaan daawado wey iga qoslisaa

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 7 лет назад

    masha allaah surmindi laan taa Abar waaye

  • @ibraahimibra4385
    @ibraahimibra4385 7 лет назад +5

    hhhhhhhh gorma kick taa maqashe ani waan qaylinaye

  • @raabiixmiiniyaarasaaqu6718
    @raabiixmiiniyaarasaaqu6718 7 лет назад

    Waalhi waan qosley subxanalaah

  • @hamsemahamed3740
    @hamsemahamed3740 7 лет назад +1

    l like your
    QosoLkaGa
    XaliMo😂

  • @makkahcadey
    @makkahcadey 5 лет назад +1

    Walaale, Diinta iiyo kaftanka kala fogeey(side Ilaahi sa ku cadeyey iyo Adan iyo Xawao ba saas u fodode, Adan iyo Xawo ma fodoodeen ee wa khaldameen, Ilaahina saas umma cadeen e wa snapchat filter). Abayo fadlan, hijabkana adke abayo macaan wa talo Aniga iyo adhigaba ah.
    Sida surmindina ha I caynin(lol) baraku Allahu fiki

  • @farhiyajamaboqoradapuntlan5331
    @farhiyajamaboqoradapuntlan5331 7 лет назад +12

    this call has been blocking... surmindi dhibkaga batay meel walba block laga saray😂😂😂😂😂😂😂

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 7 лет назад +1

    surmindi ma naxdo wuhu wuhu love aankugu ahay saxibeey ii noloow jokareey noloow magaalo aa tahay sxb

  • @zamzamabdi3884
    @zamzamabdi3884 7 лет назад +1

    i luv u so much surmindi cadey u r hero

  • @hoodosiciid5031
    @hoodosiciid5031 4 года назад

    Janadii ifkaba helay hoodo 💋💋😘😘😊😊🤗🤗😍😍♥️♥️

  • @calidaahir7137
    @calidaahir7137 7 лет назад +1

    ahhhhh alah xaasidnimada dumarka ayayii ka soo matashayii hadji iyada la furo iyaadna waxayi jeceshahayi inayii sideeda noqto singel mother maalintaas iyada la furo must waa inayii sxbadeed wereerta sidayii ninka iyada uga cayiidhin lahayiid ilahoow dumarka dadka ka qabo waa dabshiid

  • @hamza-rv6rg
    @hamza-rv6rg 7 лет назад +3

    hhhhh niic wxn maqli jiray dhut jaad surmindi wx kle gbdhn qtr wye wlle

  • @mudanahmedyusufguleid4397
    @mudanahmedyusufguleid4397 4 года назад +1

    Waa Farid gabadhasi

  • @filsan7722
    @filsan7722 7 лет назад +1

    habraha qolka ka buuxa oo shukumanka qoorta kuso wada xidha ee wasakhda ah😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅

  • @kljnn4116
    @kljnn4116 5 лет назад +1

    Naciimo abaayo❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹guul

  • @jaabircariif9695
    @jaabircariif9695 6 лет назад +1

    Ku jecliyaa naciimo jookar who is watching December 2017

  • @jaabircariif9695
    @jaabircariif9695 7 лет назад

    suburo afdheer ku jecliyaa surmindi

  • @hawaabdi3800
    @hawaabdi3800 7 лет назад +1

    hhhhhhhhhhhhhhhhjjjjhbbbb surmindi waxn kahela "wuuuuuw " markey dhaheso cadi maha funny hadi ana dhagesan maba farxo

  • @mahdifandhiye5637
    @mahdifandhiye5637 5 лет назад

    waaaw waan ku taageeraa sida aad qurbaha runta aad uga sheegto

  • @amalinaamalina9067
    @amalinaamalina9067 7 лет назад +2

    Hhhhhhh San uqoslayay wlhi waa dhiman gaadhay
    Sxbtay waan saaranahay kutee
    Caku surmidiya
    Ku jecliya wuu wuuuw 😹

    • @nimaali6349
      @nimaali6349 6 лет назад

      Hhh surmindi xarabo midhan tahy

  • @dhemanluula5338
    @dhemanluula5338 7 лет назад +1

    😂😂😂😁surmindi❤

  • @maandeeq2246
    @maandeeq2246 7 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkk intaan irsaqada hesanay mee nasowacaan dheh kkkk ala manooli

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 7 лет назад +1

    👏👏👏👏👍👍👍👍❤❤

  • @umusumaya9647
    @umusumaya9647 7 лет назад

    asc walashay nicimo alah kubarakeyo waxan kacodsanayaa inad hesaha nagajojiso wayo aad ayan bayjkaga ugu xiranahay wax wab badana wanka faiday

  • @Maan-uroon7777
    @Maan-uroon7777 7 лет назад +1

    Hhhhhhhhhhhhhh carabka iiga kac lee iga dheh Hhhhhhhh naciiima jookar ina caadi ma tihid
    u r so funny

  • @qamarhassan2064
    @qamarhassan2064 6 лет назад +1

    Nacimo jokar inta waji ay Ku jiso waxan ugu jclhy surmindi

  • @qadromaxamad2402
    @qadromaxamad2402 7 лет назад

    alla jecliyaa surmindi thanks qaali sheekada singal matherka ha biqleeyso hhhhhhhh waxn ad ugu qoslay jiimka ninmanka ajaanibta emergency lagu qaaday alla faan badanaa

  • @abdiaziizkoronto6162
    @abdiaziizkoronto6162 7 лет назад +5

    qeebta u danbayso aamus xitaaa way diida

  • @saidahussein260
    @saidahussein260 7 лет назад +2

    hhhhhhhh surmindi waa balaayo gorme ley so turay kickt aniga qaylinaya maqla

  • @olaadboy8725
    @olaadboy8725 7 лет назад

    hhhhhhhhh i love surmindi la aanted wax soconaayo maleh

  • @naimamahamud1298
    @naimamahamud1298 6 лет назад

    Hhhhhhhhhhhh ka helay wlhi niic iyo surmindi

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 7 лет назад

    Hhhhhh surmindi in the building

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 6 лет назад

    hhhhh best comendy
    jooker

  • @faraxmaxamuud655
    @faraxmaxamuud655 3 года назад

    Waaa kuhesat qaqalo

  • @sacdiyoibraahim8091
    @sacdiyoibraahim8091 7 лет назад

    love you surmindi

  • @deggannaruurojecliyaxajiga6522
    @deggannaruurojecliyaxajiga6522 7 лет назад

    viva niic iyo surmindi

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 7 лет назад

    kkkkkkkkk waa sax walahi

  • @umucawo594
    @umucawo594 7 лет назад

    waanku haysta surmiidii eeshqiiyasag

  • @zuhuurjaamac7382
    @zuhuurjaamac7382 7 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkk may na waydiisato intaan arsaaqada haysanay ish kkkkkkkkkk wlhi cadi maahaa

  • @aymanabdi5648
    @aymanabdi5648 6 лет назад

    Love you surmindi

  • @bahsanmahamud5845
    @bahsanmahamud5845 6 лет назад

    mansh Allah wan ka helya

  • @umumarwan6745
    @umumarwan6745 7 лет назад

    kkkkkk anoo xanaqsan ayan dawanayee qosol an kakacay wlhi

  • @hangoolgudinmasar4087
    @hangoolgudinmasar4087 7 лет назад +2

    filmkan qaybtiisa labad (part2) akhiirka surmindii waxay kala baxaysaa ninka niic ilayn dumarku saxiib malahee waa bill sadex
    ,,waxa la yidhi
    Bil sadex gurigagana way ka sarta guri kalena kuma gadhsiiso.........

  • @amiramoose7415
    @amiramoose7415 7 лет назад +1

    kkkkkkkkk surmidi love you

  • @nyzaaniishaupdylaahi117
    @nyzaaniishaupdylaahi117 6 лет назад

    Surmindiiiii Allaha iiiga deeesto afeeeeney

  • @indhodeeq4536
    @indhodeeq4536 6 лет назад

    maxaad ku keentay sidaa muna jama waa sax hadalka qaaliyey allah ku barakeyo

  • @souphyasheikh6287
    @souphyasheikh6287 7 лет назад

    I like them both😙😙😙
    She is only one and her name is NiMo JoKer😍😍😍😍

  • @ruweydaabdalla421
    @ruweydaabdalla421 7 лет назад

    nimco cadey nais abaayo Mcnto 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @dayuubaabdirahmandayuuba663
    @dayuubaabdirahmandayuuba663 7 лет назад +1

    darmaantaan jeclaayey bal aan bal an kula dardaarmee.docdaadaa yay ka bayrin ana tayda igu daa .surmindi fanaanad aan ls ogeyn weeyekkkkkkk waayo waayo

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 6 лет назад

    Hhhhh 😁😁😁😁
    Qolka waa lagu xANbaare
    😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii1641 7 лет назад +1

    😂😂😂😂😂qeybteekujilasaa kuqosley😁😂😂goormaa gigtamaqasheykulahaa😁😁😂😋allah beerka

  • @fahimamoha2552
    @fahimamoha2552 7 лет назад +4

    kkkkkkkkkkkk 😂😂😂 wa balaaayo mususuri kulhaaaa dhulka wlh jokar ❤❤✔😂😂😂😂😂😂

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 7 лет назад +3

    abaayo malugu qabaa

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620
    @asmadaganiloveawdalsallal1620 7 лет назад +5

    warka iigu socda subax markan kaco surmidi ayan fiiriya si aan kaliigay iskaga qoslo walahi ma nooli talahi berka marka lagu fuuru qaloocaw maxad uu xasuusata kulah hhhhbhhh ku jecliya xbbti

  • @nadiahilowle3322
    @nadiahilowle3322 7 лет назад

    hhhhh surmedi hda xanaqsanahay xita wad iga qusul sisa thnx

  • @user-km6od9rg8x
    @user-km6od9rg8x 5 лет назад

    😂😂😂😂😂😂😂
    In aan Sidaadoo kale kala fakado ma rabo ku laha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    اااااااااااااااخ بطني 😂😂😂😂

  • @deupcomingking3849
    @deupcomingking3849 7 лет назад +8

    surmindi naag jirta igadeh waqosla anigoo dawning xita

  • @maandeeq2246
    @maandeeq2246 7 лет назад +1

    ani surmindi aakuhestaa wacdala😂😂😂

  • @godeygacalo1889
    @godeygacalo1889 7 лет назад +1

    I like Naciimo jookar

  • @muna6431
    @muna6431 7 лет назад

    kkkkkkkk surmindi wa af mindi so funny wlh

  • @shariifshariifo9541
    @shariifshariifo9541 7 лет назад +1

    No Nin Waayingi 😂😂😂😂😂😂

  • @kabaxayhawadiadked4755
    @kabaxayhawadiadked4755 7 лет назад +1

    Mxa kagalay Alla Naguhu firin ogaa 😂😂😂

  • @safiyomashaalaahsacfiyowaa1879
    @safiyomashaalaahsacfiyowaa1879 6 лет назад

    masha allah

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 7 лет назад +1

    ala qosolka surmidi jecliya

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад +1

    ❤️❤️❤️❤️

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 6 лет назад +1

    wiilka qolka mamulka ka ah...bombo 😂😂😂😂