waxbadso iyo wax beel

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 372

  • @minalulu8006
    @minalulu8006 7 лет назад +68

    I need friend like surmindi 💯💯💯🤣😂😂

  • @fardowsaismail9226
    @fardowsaismail9226 7 лет назад +12

    Surmindi waa saaxib qaali wlhi kkkkkk caqli leey

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 7 лет назад +26

    kkkkkk wallahi somalida siificn ubaratay soo funny

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +19

    surmiindii waa iska jecelhyy😃

  • @hunter5615
    @hunter5615 7 лет назад +60

    ilaahey kacabso meel geeridu kuugu imaandoonto mo ogid caafimaadka iyo waqtiguba waa nimco haku ciyaarin ee kucibaadeyso ilaahey hortiisana waa lagu weydiin doonaa waxa aad ciyaarta kadhiganeyso yeysan run kugu noqonin ilaahey usoo laabo rabadaan ayaaba soo dhow haku dhumin waqtigaaga maalaa yacni

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 5 лет назад +12

    Lee ilaaha saan u qosley istaqfurulah 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zainabmahamed3937
    @zainabmahamed3937 6 лет назад +3

    Nacimo wlhi wahabkaad iga duulisaa MASHALLAH ku jecliyaa lovingi wuuu

  • @abdi-rahmanahmedkayse458
    @abdi-rahmanahmedkayse458 7 лет назад +9

    nooca waa wayn bay wacaty inan la raaco i haysa

  • @user-ze5ew6wz7p
    @user-ze5ew6wz7p 7 лет назад +9

    ani waa rabaa surmindi iyo niic wax ka raayo 😂😂😂😂

  • @tusmoommegaaga2791
    @tusmoommegaaga2791 6 лет назад +3

    Thank you for sharing this Mahdsanid abayoo

  • @laazmohaz105
    @laazmohaz105 3 года назад +2

    I love Suurmindii 4 rl😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣 Its blessing to have such friends😂😂😂🤣🤣

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +11

    hhhhhhhhhhhhh
    What you say? Video what me dancing like michael Jacksoning 😃😂😂😁😀taariikh baa lagu dhigay wlhi 7:00 qosolkaa iga dhamaadey wlhi Surmindi dhiig bay leedahay 😍😍😍😙
    Naciimo abaayo I missing shimbiro noogu xiji
    pleaseing ❤❤

  • @aishamoha8611
    @aishamoha8611 7 лет назад +10

    Abayo wajigaaga dhabta ah maadna tustid plz i like wlh

    • @aminohassan6674
      @aminohassan6674 6 лет назад

      Kkkkk surmindi English kedha ayan jeclahay

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 лет назад +11

    kkkkk walaleey mcney isdaji boming bey eheyde surmindi😆

  • @ramloabdirahmanfarah9440
    @ramloabdirahmanfarah9440 5 лет назад +4

    Kkkkkkkk wlh zaid iga qoslisa thnks🙏

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 лет назад +3

    Ilaahayoow aanay tani gacanta nagu dhigin.😂😂😂😂😂

  • @user-sl4hm7zk4s
    @user-sl4hm7zk4s 2 года назад +2

    I swear you are very hilarious 😂

  • @hiboyinis1572
    @hiboyinis1572 4 года назад +1

    Mansha Allah walashay hormar wacan wan Ku salaamay

  • @ayanahmed258
    @ayanahmed258 7 лет назад +1

    😂😂😂😂so nice wllhi iga qoslisau

  • @ubaxmrschocolaty1036
    @ubaxmrschocolaty1036 7 лет назад +1

    Wlhi surmindi nice waaye

  • @ahlamahmed6060
    @ahlamahmed6060 7 лет назад +1

    surmindi you are so talented

  • @user-sc7gk1sx9g
    @user-sc7gk1sx9g 7 лет назад +9

    ar surmindi engilishkeed jecliyaa 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂

  • @itstahilofficial6945
    @itstahilofficial6945 7 лет назад +2

    what a funy lady keep it nimco joker surmindi cadi maha

  • @kariyahadadayar8240
    @kariyahadadayar8240 5 лет назад +1

    udheel daba adag udheel waa sheeka waalan kkkk😀😀😀😀

  • @ifrahheyle3685
    @ifrahheyle3685 7 лет назад +1

    Hhhhh surmindi wlh gacan ayan u taagay 🙌🙌🙌🙌🙌 kaarto badanaaaaa hhh

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 6 лет назад +3

    Approvinggi🤣🤣🤣🤣fraudinggi😂😂😂she’s from qanjeeringgi 🤣🤣🤣you are so funnyinggi😂😂

  • @xafsoahmed310
    @xafsoahmed310 7 лет назад +6

    walllaley madhamatoooy maka dhap baaaa reeer daba adaag qosol wlhi

  • @ceeyniihaji9107
    @ceeyniihaji9107 7 лет назад +1

    surmindi English funny ah aaan ka bartay hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 7 лет назад +2

    hhhhhhh was kahelaa wallahi wajiga surmindi very fannying wallahi hhhhhhh ing

  • @faisakasim2138
    @faisakasim2138 5 лет назад +2

    Qisadan oo kale waxey ka dhacday Toronto Canada 🇨🇦 hhhh😂😂😂😂

  • @umumarwan6745
    @umumarwan6745 7 лет назад +3

    kkkkkk qosolka niceey kartaad dhameysay xbiti

  • @rooble14
    @rooble14 7 лет назад +12

    Surmindi waan ku jeclahay Ma is aroosnaaaa ahaahha

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 7 лет назад +2

      Birta Calanka saxiib xaas waaye malaguu furaa hee?

  • @wardaabdi275
    @wardaabdi275 7 лет назад +1

    surmindi sxp hore u soco u r so funny

  • @diamondsaid9421
    @diamondsaid9421 7 лет назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂 Surmindi mey dhaheen kkkk

  • @marioabdi9612
    @marioabdi9612 5 лет назад +3

    Hhhhh nimco jokar love kgu ahay❤❤❤❤

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 5 лет назад +1

    Jallaafadaan xagee laga yaqaanaa.
    Wllhi waa yaab.

  • @abdullahiebkasalim9995
    @abdullahiebkasalim9995 6 лет назад +1

    hhhhhh wlhi umadeena mthid surmindiyeey😂😂😂😂😂😂😂

  • @fowsiaossama8175
    @fowsiaossama8175 6 лет назад +2

    Nacima sister we miss you so much please come back sis your comedy show

  • @nasriinaali3348
    @nasriinaali3348 7 лет назад +1

    hhhhhhh masha allaah caadi maahan gabadhaan allaha ku xafido mcnto

  • @nadaraaadangiire4890
    @nadaraaadangiire4890 7 лет назад +1

    zurmindi qaloowqalow hhhhhhhhhhhh love kugu ahay

  • @maryanmanshaallahjama1820
    @maryanmanshaallahjama1820 7 лет назад +4

    kkkkkkkkkk ar naga ha saan miyaa surmindi cadi ma tihin waa lagaa subxaana leystaaa kkkkkkkkkk😅😂😅😂😅😂

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 9 месяцев назад +1

    Proofinging 😂😂😂😂😂😂❤❤❤illahow kudhawr😂😂😂nimco❤❤❤

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 7 лет назад

    Kkkkk I like vs surmindi wallahi xariifad iga dheh

  • @SoundasDeMadrid
    @SoundasDeMadrid 7 лет назад +5

    hhhhhhhhhhhh So Funny And Shactiro

  • @shuutashacuurwithshakuur3354
    @shuutashacuurwithshakuur3354 7 лет назад +3

    😅😂😂😂 Surmindi Wa jin loo bahan yhy abaha shctitada kugu haystaa

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 6 лет назад

    Kkkk the backing is calling the siminging😂😂😂

  • @dheman1418
    @dheman1418 5 лет назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkk nimcoow kujecliyaa kkkkkkkkkk

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 7 лет назад +1

    Kkkkkkkk waaigaqososhisa surmindiyeey iyo niicey

  • @amiinahmed5649
    @amiinahmed5649 6 лет назад +2

    Hahahaha wan qoslay wale 🤣😂

  • @simancuntosomali9468
    @simancuntosomali9468 7 лет назад +6

    Naciimo jookar Yaa arkay Ma ramadanti bay racday lolz

  • @user-ze5ew6wz7p
    @user-ze5ew6wz7p 7 лет назад +4

    😂😂😂😂😂😂 suurmindi akhiran daacad u noqotay oo badbaa disay. zxbted 😎

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 лет назад +1

    Sheekadaan buux waaye , siiba America ay ka jirtaa ,lkn surmindi aa xal keentay yaah caqliga la is dheeryaahy wlhi ,mahadsanid abaayo💋💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️
    Surmindi iyo nic hadeysanbo ku jirin meesha nuur ilama laha wlhi

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 3 месяца назад

      London xataa waase gubtay hada warkaas majiro anymore

  • @abdulfatahmohamed8852
    @abdulfatahmohamed8852 7 лет назад

    wow intii amaaney reerjinacdani lahayeeen

  • @amrancabdicabdule3557
    @amrancabdicabdule3557 13 дней назад

    Waliba nuuca waweyn wacatay😂😂❤

  • @shamhadmaxamed777
    @shamhadmaxamed777 7 лет назад +1

    nic muluh mallah wad kashifantahy sxb waxey halka maro o ku jishey ruwayada io daha ka dabeyso

  • @hawakinabdirizakahmed4636
    @hawakinabdirizakahmed4636 6 лет назад

    Kkkkkk alla qosolbadanaa nolow walashay niciimo dadku maskaxdas malahan
    Ee ilahay hakuxafido
    Buranburkana inan kabarabo ood mashruc kale aburto waan jeclahay mahadsanid

  • @ifkam517
    @ifkam517 7 лет назад +1

    almost dayingiiiiiiii😂😢😢

  • @mohamudhaadi4609
    @mohamudhaadi4609 7 лет назад +4

    Ala surmindi dhib badana mission iyada dhigtay

  • @mohacumar8222
    @mohacumar8222 7 лет назад +2

    thank you niciimo

  • @BlueberryAkari722
    @BlueberryAkari722 7 лет назад +2

    walee taanaaa qosolkiibay igadhamasay kkk

  • @hafsaahmedjamac9334
    @hafsaahmedjamac9334 7 лет назад +4

    kkkkkkkkkkk waliba nuuca waa weyn ayee wacty surmidi wan Ku heystaa kkkkkk

  • @fifilovafifimoud7570
    @fifilovafifimoud7570 7 лет назад +2

    Kkkkkk surmindi dambi badana " me dancing like machel jakson " kkkkkk

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 7 лет назад

    kkkkkk Surmindiyeey waaa in Maxkamahda Muqdisho lagaa dhaqaaleeya.

  • @zuhraismacil2896
    @zuhraismacil2896 7 лет назад +2

    surmindi Caadi maaaha kkkkkkkkkkkk

  • @maansanmuuse6184
    @maansanmuuse6184 7 лет назад +3

    hhhhhhhh wlhi niic iyo surmindi
    ayaan ku haystaa anigu 🤣🤣🤣

  • @fouziakhalifa8914
    @fouziakhalifa8914 6 лет назад +2

    I love u surmindi😘

  • @deeqozonamaxmd3744
    @deeqozonamaxmd3744 7 лет назад +1

    hhhhhh luve u walaaasheeey

  • @nuuradinislow4370
    @nuuradinislow4370 7 лет назад +2

    hhh ma dhamaato kkk

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 7 лет назад +5

    hhhhh qosol aduunka banabuur ku heestaa

  • @niinaabdi1406
    @niinaabdi1406 7 лет назад

    kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk ala sirmindiyaaa. istaaqfurulaaah

  • @shukriabdulahi4498
    @shukriabdulahi4498 7 лет назад +70

    kkkkkkkkk surmindi English keeda oo ING ku jiro ayaanba ku heystaa

    • @munaadan2673
      @munaadan2673 7 лет назад

      maashallah

    • @munaadan2673
      @munaadan2673 7 лет назад +1

      soomaaliya abaayo❤❤❤❤❤

    • @mohamudhaadi4609
      @mohamudhaadi4609 7 лет назад +1

      shukri abdulahi kkkkk ING a lagu haysta abaayo

    • @shukriabdulahi4498
      @shukriabdulahi4498 7 лет назад +1

      mohamud haadi hhhhhhh

    • @Yasmin-fx5bs
      @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +2

      shukri abdulahi
      lhhhhhhh waxaa isoo xasuusisay Bank Netherlads ku yaala baa ING la dhahaa 😁😁😄😄😀

  • @hafsaabdullah6045
    @hafsaabdullah6045 7 лет назад +2

    I love u nimcoy 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖😉

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 7 лет назад

    that's why dad Right masiiyo...Kaliya waayeelka bas ayaan qaadaa masaakiin weeye aanaan socon karin xiliga barafka dhacayo.

  • @amiishahaajihirsi7446
    @amiishahaajihirsi7446 7 лет назад +2

    hhhhhh wlhi cadi mahan

  • @aminaidris5342
    @aminaidris5342 7 лет назад +1

    kkkkkk surmindi caadi maaha

  • @sihamabdirahman3065
    @sihamabdirahman3065 7 лет назад +1

    Hhhhhhhhh what a funny 😊😊😊😊

  • @muhubosaidmohamed5918
    @muhubosaidmohamed5918 7 лет назад +3

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Very funny

  • @Cadeey
    @Cadeey 7 лет назад +2

    somali iyo insurance waxbaa kala heeysto

  • @bushrawarsame4153
    @bushrawarsame4153 7 лет назад

    Kkkkk wa Ku haystaaa

  • @abdullahitarabi9948
    @abdullahitarabi9948 7 лет назад +1

    realy ur so funny wlhy

  • @nasroahmed513
    @nasroahmed513 7 лет назад

    hhhhhhhhh alla kuwan mxy funny yhn

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 6 лет назад

    Kkkkkkkkk inan laraacaba iheysaa

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 7 лет назад +8

    Soomaalli Bluetooth ka Soomaaliga kkk Surmindi waa imtixaan loo baahanyahay

  • @maxmedsheikh9605
    @maxmedsheikh9605 7 лет назад

    Surmindi afbalaar meesha iyaa nuurisa

  • @hodonsamtara3595
    @hodonsamtara3595 7 лет назад

    Surmindi waa qosol intaa Faji ayey dhigaysaa niic ayadaa iska maamulata kkkkkk

  • @fadwahassan6201
    @fadwahassan6201 7 лет назад +1

    kkkkkk sur mindi wn kaa helay

  • @ramaazahmad6417
    @ramaazahmad6417 7 лет назад

    hhhhh udheel udheel daba adag udheel kulahaaaa

  • @dekomahamed157
    @dekomahamed157 7 лет назад

    walee sur mundi waaa caqli kkkkkkkkkkkkkkk

  • @mohacumar8222
    @mohacumar8222 7 лет назад +2

    madhamado way ku daasantahay

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 лет назад

    kkkkk nimco jogar surmindi noso badi

  • @magoolsalad9894
    @magoolsalad9894 7 лет назад +24

    Caku surmidi intaan firsanayey baa tarenkiinila gudbay

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 7 лет назад +1

    niciimo one clip Lee so daa maalub kasta si loogu xiiso taas waa advising hhhh

  • @safiyafahma2192
    @safiyafahma2192 3 года назад

    Kkkkkkkkkk jookar salan sare 👍

  • @liampayne7698
    @liampayne7698 6 лет назад +1

    Qalaw qalaw family ing wuuu

  • @suh9558
    @suh9558 7 лет назад

    durdurkiii markuu gudhay😀😀😀

  • @heyfaosman880
    @heyfaosman880 7 лет назад +1

    surminda qosolkyda jeclahy

  • @anzalabdi6097
    @anzalabdi6097 7 лет назад +2

    Whi way dhacdaa waxaan oo kale halkaas ka Sii wad

  • @rooble14
    @rooble14 7 лет назад +2

    Surmindi saaxiibeey Englishka feerka ka daaaa akakaka

  • @nuratobahsan5163
    @nuratobahsan5163 7 лет назад +2

    anu qosolkeeda ku hystaaa cadi matihid wlhi

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 лет назад

    jecliyaa kkkkkkkkkkk Buranbur ka kkkkk