Niic copy

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024

Комментарии • 189

  • @fartunahmed6413
    @fartunahmed6413 7 лет назад +18

    Naciimooy waad la heshay. I like your videos.😂😂😍😍

  • @sweetheart6678
    @sweetheart6678 7 лет назад +14

    walhi naciimo we love xabiti surmidig iyo niic ❤

  • @Ebiyanita
    @Ebiyanita 7 лет назад +10

    Hhhhhhhhh manta saxibadi ayaa iskukacay walaley nicey kuwa an ogahay ayaa igunoqote oo kastuma ankaqabo xitaa raban iney ilaxirtan yahu

  • @luulahmed7239
    @luulahmed7239 7 лет назад +15

    😂😂😂😂surmindi afbalaar qosolka iga dhameysay makowda July aan usocdaa

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +10

    hhhhhhhhhhh
    sur mindi bela lagu dhigay 😄😂😁😀miskiinta
    Thanks my abaayo cadey we love you 😍😍😘😚❤❤

    • @kingafsomalia9143
      @kingafsomalia9143 7 лет назад

      I love the old traditional somalia hahhaha wlhi waa qosal sirta dumarka oo dhan bartay

  • @mumtazabdi6312
    @mumtazabdi6312 7 лет назад +2

    nacimo joker I love you Abaayo mashallah kept up and today you made my day

  • @naimasaleban2168
    @naimasaleban2168 7 лет назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😁😁😁 salq walaq hhhhhhhhhhhh niama caadi matahid walhi my fvrt comedian 💖 gacan ii Tagan hore kasoco

  • @ifraahosman7623
    @ifraahosman7623 7 лет назад +9

    hahahahah. halkedii baad dhigtay Niicey.... nocas baa jiro bismilaah alle necbiyaa kuwas..

  • @abdallamohamedjeilani4525
    @abdallamohamedjeilani4525 7 лет назад +90

    😂😂😂orodoo sakiin laq ku teh ar suur mindiyaa 😂😂😂😂 salax walaq like inta iga dnbeso 😛😛😛😉😉😉

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад +1

    😍😍😍😍😍

  • @ruweydaabdalla421
    @ruweydaabdalla421 7 лет назад +1

    wllhi waan kuceceshadaan qosalkaa iga dhamaaday hhhhhhhhjhhhjhjhj cop wllhi dadaaa igu dhibay maradaa aaleyga soodaba iibasanaa markaas aab guriga iska dhigaa marada sobsado 😘😍😘😍😘😍❤❤💖💗💝💜💞💟💚 Nimco runley aatahay wllhi Mcnto

  • @jmk7b947
    @jmk7b947 7 лет назад +10

    Siwalbo surmindi score u yaalo wajigeda ka qoslinaayo hadalka ka hor

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 5 лет назад

    naciimo guuleyso

  • @faatimaabdow8329
    @faatimaabdow8329 7 лет назад +3

    hees talented 1 luuliyo maa usoconaaa miskiin walaahi copy ma fiicno

  • @farxiyoahmed5613
    @farxiyoahmed5613 6 лет назад

    Jookar waanaga qoslisaa ilHay caqliga hakuudayo cimrigana hkuudhereyo

  • @kawsarfarah5547
    @kawsarfarah5547 7 лет назад +7

    Hhhh ma 1 luulyan u socda kulaha kkkkkkkkk kkkk walaho naaag jirta tahay

  • @saidahussein260
    @saidahussein260 7 лет назад +8

    surmindi aan ka haley ama gaber u og dhalaa

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 лет назад +6

    Sariiglaay naayaa sxb ma tihid sariirtaan soo gataad second night ku jiifataa ay dhahday wallhi dumarka badanaa wey yaqaanan dhaqan xumadaan copy ga eh😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😆😆😆😆😆😆😆😆

  • @yasmineali9190
    @yasmineali9190 7 лет назад +2

    suuxdima kuqaabta u will never see dem again hhhhhhhhh

  • @ashaasha4547
    @ashaasha4547 7 лет назад

    Love u niic sur mindi iyo maana gabey so badi mana gabey 💕💕💕

  • @nyzaaniishaupdylaahi117
    @nyzaaniishaupdylaahi117 6 лет назад

    Alla ani waxaaa soo xasuuusty gabar xaafada ila soogto oo nom 2 ama nam 3 ladhaho suuxnimee igu qabtaa ee sakiin laq ayaan ku dhahay surmindi afweyn soo sidaa mahan

  • @fahmoabdulkadir1783
    @fahmoabdulkadir1783 7 лет назад

    naciimo jookar ilahey ha ku xafido abaayo video yaasha ad sodhigto wax an markasto an aragno oo run ah ayaa kasameysa qosolkane wuu iga dhamada ilen waxjiro ayad ka hadasha Thanks my sis

  • @hibaaqmaxamud3156
    @hibaaqmaxamud3156 7 лет назад +1

    hhhhhh ma kawda luulyan socnaa,mise kooxdii wa beri sur.mindi wa qosol wlhy

  • @user-ti8jt6cn1w
    @user-ti8jt6cn1w 7 лет назад +1

    Hhhh ala San uqoslayey google xita waa lawaydiiyey copy dawadiisa

  • @ruweydaabdalla421
    @ruweydaabdalla421 7 лет назад +1

    suuqad hadaan tagoo sumuli aan gadanayo siriysal waaan qarinaa you will neva sci dabadeed wllhi aniga ogaan kugaaray qaliyay

  • @ceeyniihaji9107
    @ceeyniihaji9107 7 лет назад +2

    surmindi ragga yee fiiirsan afaaaaraha dumarka wye

  • @halimakahiya5946
    @halimakahiya5946 7 лет назад +3

    this video malinkasto waan dawadha rer australia weykugu hestaan

  • @quruxdumar8276
    @quruxdumar8276 7 лет назад +1

    walahi qoftan waan ka yabanahayba mucjisoyinka hada la arkaybay ka mid tahay hadalka in ay xafidsantahaybad modaa

  • @najmamohamud3154
    @najmamohamud3154 5 лет назад

    Hhhhhhhhhhhh markan qosol Rabo qoftaana daawana aan Google gareeyo kulaha😂😂😂😂😂😂

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 лет назад

    waley ani ayey igahadashay tagsigasoqado xitaa wan kudara lacagtiysa👍👌👏😭

  • @faizasheikh699
    @faizasheikh699 7 лет назад

    Kkkk subxanallah naa hedheh aniga niic oo kale dhunta igu jirtaa wadanka inaan oga guraan rabaa jifka qado fadhi sharaxaad walahii xitaa shukumanada musqusha way igu hesataa dhibka wuxu kajiraa hal familbaa nahay oo qofkii gurigayka iimaado kee wutagaa

  • @hamdakaafiya9744
    @hamdakaafiya9744 5 лет назад

    Wlhi waa runteed naagaa qaarbaa waxaagu malab unoqonayaan

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 лет назад +1

    lamo dirac isku eg hees lalantaali meey soo saarooyaaan 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 halimo buuro funny waàye

  • @ifrahheyle3685
    @ifrahheyle3685 7 лет назад +3

    Salaq walaq sidan rabay oo si lagu daray sur mindi niiic aa kabaha kadabo gashatay hhhh

  • @zuuzuuxasan2579
    @zuuzuuxasan2579 6 лет назад

    Dharisaan ahan jirnay gabdho sidaas oo kale Somalia dhib

  • @nimcohassan8686
    @nimcohassan8686 6 лет назад

    hhhhhhhhhhh sariirta maada laguu guday suuxy wlhi 😂😉😉😃😃😃😃😂😂😁😁

  • @sakiabdi492
    @sakiabdi492 7 лет назад

    hahaha haha lol kowda lulyo iyo kooxdii wabari lol love you my naciima khaliif

  • @abdiali1999
    @abdiali1999 5 лет назад

    Hhhhhhhhh Waa wareey Walee Malin dhaw Naciimo waxay ina odhanaysaa Waan Gabyayaa Hhhh siday wax u wadaan Arkayaa Walee waa lagu soo jiraa

  • @tasliimtahliil8525
    @tasliimtahliil8525 7 лет назад +1

    😃😃😃 wale niic waa belo

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 7 лет назад +1

    abaayo hadii ad madax banaan tahay guur xalaal ah ayaan kaaraba

  • @deqaxasan4794
    @deqaxasan4794 7 лет назад +1

    kkkkk wa wax jiro gabdha somalida ufirsatay sheekoyin aad u qosol badana sameysa

  • @luulluul3217
    @luulluul3217 7 лет назад

    kkkkkkkkķkk niciimo xabibti xamariga noo soo badi love niic

  • @sabouhabdirasak1695
    @sabouhabdirasak1695 5 лет назад

    I like you Naema jokerey 😘😘😘❤❤❤

  • @rayaanqueen1405
    @rayaanqueen1405 7 лет назад

    Hhhhhhhhhhhh surmindi gacanaa ku taagay 😂😂😂😂😂

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 5 лет назад

    Nimco joker qurux ley wlshay love you sister

  • @halathabit3517
    @halathabit3517 7 лет назад +2

    Kuwa reer xamariga noo SOO badi

  • @hanimaxamed276
    @hanimaxamed276 7 лет назад

    hhhhhh kowda luliyo man usocda kulaha cadi mahan masha allah

  • @mariaismail2446
    @mariaismail2446 7 лет назад

    kkk kowadii luuliyo surmindi caadi ma ahan😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nashadqurux3622
    @nashadqurux3622 5 лет назад +1

    Walee aney mid hada san i kobiyesa caku masertoy

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 7 лет назад

    hhhh

  • @nadasuleiman9853
    @nadasuleiman9853 7 лет назад

    hhhhh

  • @mariza101_
    @mariza101_ 7 лет назад

    I like when surmindi cabaadey lo

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 7 лет назад

    Hhhhhhh so funny

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 5 лет назад +1

    Still 2019 kama daalo qeybtaan

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 6 лет назад

    Aniga io naagtan xoogti waabari ban iskunoqonay kkkkkkkkkkkk wlhi shekadan waa run

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 7 лет назад

    Kkkkkkkkkkkkkk I love u surmidi ma 1 luulyo ayaan adayaa

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 лет назад

    kkkkkkkkkk ma 1luuliyaaan usocdaaa diraca baluuga ah kkkkkkkkk

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 7 лет назад

    maanta dhegtaa ku xanuunaysa miih hhhhhh

  • @najahxargo2996
    @najahxargo2996 7 лет назад

    hhh ma warshdii zo sarata tahy adigu hhhh

  • @hamdiqueen3722
    @hamdiqueen3722 7 лет назад +1

    garbasar baluuga & gorgorat baluga ah marka xiranayo 1 luul ma u socdaa ku lahaa kkkkkkkk surmindi cadi
    ma ahan kkkkkkkķkkk

  • @nololcusubanigaiyoadiga4436
    @nololcusubanigaiyoadiga4436 7 лет назад

    nagtaan yaaa iga celsho kulaha wlhi meel baaa la saaray surmiindi wey ooyrabtay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 6 лет назад

    Kkkkkkkk ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @niinaabdi1406
    @niinaabdi1406 7 лет назад +1

    kkkkk surmindi and niic so fany walhi

  • @hafsaaware9822
    @hafsaaware9822 7 лет назад +1

    hhhhh na wll snap kaga iguso qabo 😍😍

  • @nasroisak7960
    @nasroisak7960 4 года назад

    Kkkkklkkk

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 6 лет назад

    Runtii kama xiisa. Gooyo nimca jookar

  • @rooble14
    @rooble14 7 лет назад

    Surmindi meesha af kuma hayso isu furan bay noqotay akakakaka

  • @somaligirlisbeautiful4329
    @somaligirlisbeautiful4329 7 лет назад +2

    Kkkkkkkkkkk

  • @Aminomohamud-ez4lq
    @Aminomohamud-ez4lq 5 лет назад

    Lakin wexey ku fashilan tahay in ay hal qof tahay wa la fahama maxa yelay dharka isaku eg balaga fahaman

  • @halathabit3517
    @halathabit3517 7 лет назад +2

    Kkkkk caadi matihid

  • @hamdihassan1138
    @hamdihassan1138 7 лет назад

    kkkkkk caadi ma ahan kooxda waabari aan isku noqoney Ku laha

  • @fardosaquraanjecele
    @fardosaquraanjecele 7 лет назад

    Riwayadan midhaa toban jeer wan dawadey caadi ma ahan

  • @ummuarham4522
    @ummuarham4522 6 лет назад

    😀😊😊😊😊😂😂

  • @basmaahmedjr1773
    @basmaahmedjr1773 7 лет назад +1

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhh niic wad ka Gardartay surmidi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +2

    naag fiyooow😂😂😂😂😂🤔

  • @queentanasteho3238
    @queentanasteho3238 6 лет назад

    Kkkkkk

  • @hamdimoulidfarah7016
    @hamdimoulidfarah7016 7 лет назад +4

    marka aan baluug ku qadanayo ma kowda lulyaa u socdaa ku teh 😂😂disastering wayay

  • @mariaalimohaomar3329
    @mariaalimohaomar3329 6 лет назад

    surmindi naag culus

  • @nimcoladan7827
    @nimcoladan7827 4 года назад

    Kkk ma 1da luulyaa u socdaa kulahaa

  • @yartajecelqofkijrcrkahmed3124
    @yartajecelqofkijrcrkahmed3124 7 лет назад

    kkkkkkk inaba caadi ma ahan

  • @sumayomaxamed5413
    @sumayomaxamed5413 7 лет назад

    Wuuuw

  • @hafsodaahir5825
    @hafsodaahir5825 7 лет назад

    😂😎😎

  • @zamzammaxamed1454
    @zamzammaxamed1454 6 лет назад

    👍

  • @deeqozonamaxmd3744
    @deeqozonamaxmd3744 7 лет назад

    hhhhhhhhhhhhhh

  • @lailaxaji2820
    @lailaxaji2820 7 лет назад

    naa ma 1luulyaa usocdaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nafisofiska6174
    @nafisofiska6174 7 лет назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aishaxussein2726
    @aishaxussein2726 7 лет назад

    Hahahah iskudoqbannahay goaankey iga horgaryaaa alla beeerka qosolbadanaaa😂😂😂😂😂

  • @hamthaqueen2820
    @hamthaqueen2820 2 года назад

    S

  • @ugbaad30ibraahim39
    @ugbaad30ibraahim39 7 лет назад +2

    Hhhhh waxaan xasuustay gabadh aan aqaan ba i dhahi jirtay hablaayo xata dharka caruurtayda bay so gadata markay igu aragto iska da baan dhahi jiray way ka hesha dokhaage

    • @user-vx3yr7lx9z
      @user-vx3yr7lx9z 7 лет назад

      Ugbaad30 Ibraahim abyo noocaas way tuuranyihin 3bil ka hor uu arooskayga ahaa meshaan jogo kama gadan alaabta jiifka iyo fadhigaba turkiga la iga keenay
      alaabta kale unban magaaladan jogo ka dhameystirtay .
      gbr aan sxb nahay masayr miyaa copy jaceyl miyaa aroos nin ay u doonanayd waxay u kansashay turkiga hadaad sariirta sxbtey iyo fadhigeeda iiga keenin aroos majiro

    • @user-vx3yr7lx9z
      @user-vx3yr7lx9z 7 лет назад

      Ugbaad30 Ibraahim marka copy gu waa dumar style.
      layaab maleh

  • @najmoahmed5306
    @najmoahmed5306 7 лет назад

    hhhh😂😂😂

  • @ibraahimibra4385
    @ibraahimibra4385 7 лет назад +1

    surmindi iyo niici waan kuhaysta

  • @cudbibashir5828
    @cudbibashir5828 7 лет назад

    goxda wabari ayaa isku noqonay ayaa ka dhacday kkk

  • @razziakjaz5557
    @razziakjaz5557 7 лет назад

    illaheyow dumar sidasa ana aqan

  • @nimcoibraahim8812
    @nimcoibraahim8812 6 лет назад

    guul nimco jukar

  • @safiyahassan9308
    @safiyahassan9308 7 лет назад

    niic surmindi haka xanaajin qosolkay ku qurxantahay adina xanaaqa ayaad ku qurxantahaykkkkkk markaa dhahdo walaaley iska kay dhaaf waa idhibtay tan soo fanny surmindi qosolka wuuwwwwww

  • @ridwaanabdirisaq8410
    @ridwaanabdirisaq8410 6 лет назад

    Nimco jokar Ku heystaa wlh nolow yaqay

  • @sawdoabdi22abdi53
    @sawdoabdi22abdi53 7 лет назад

    kkkkkkk runti wanfuray surmindi kuhaysta

  • @jaabircariif9695
    @jaabircariif9695 7 лет назад

    hees talan taali mey soo saaroyaan hhhh ma koda luliyaan u socdaa

  • @naadiacooking5423
    @naadiacooking5423 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk surmidi laftimir gashay bay Ku noqotay niic copy

  • @maymokhalaf2477
    @maymokhalaf2477 6 лет назад

    Smilen fice