hooyo mcn allow janadi fardowso geey wlhi cawa waan ilmiye nacimo wax badan wad iga qoslisay lkn ilinta waan ceshan waye hooyo marka so xasuuste madama ka dherahay aan la joogin manta
Walaahi wan ooyey in kasto hooyadey ay mar hore dhimatay allaha u naxariiste janato firdows allah ka waraabeyo. .waxaan idiin Kula tali lahaa inta hooyadood nooshahay ar hooyadiin ka Wada duceysta..hada ayaa fursad heysatiin ee ka faa'ideysta
😭😭😭😭😢Abidkay intaan noola wlhi bay iga tay inana video aan daawanayo la ooyin selkn kan wuu iga ilmeysiiyeye ilaahay wixii waalid caasiya hasoo hadeeyo aduunka wax hooyo loodhigaanba jirin
hooyo waa lama huran yan la ilaawin wallayal yan la ilaawin hooyo
Tolow Dumar saan ah majiraan Subxaaanalah. Waa xanuun walee Qof waalidkii ilaabay. Tnx Naima.
Osm K haa way jiraan oo waliba anigaaba arkay gabar hoiyadeed waxay cuni lahayd waysan ayadana dharka qaaliga iyo aroisyada dahabyada qaaliga ugadato saacad saacad hooyadeedna lambarada block kasaarato waan arkay oo ilaah igu ogyahay yaab ilaahaa kamagan galnay ilaahoow walidkeena cafi meelwalbo uu joogo aduun iyo aaqiraba
Osm K buux waye wale wlhi mid waxa aqaaana aala iishegay ma ahan sey ogu afcelineyso hooyadeda aniga yaabay
allow hooyo macan i xifdi ayadan dunida ugu jeclahaye hooyoyinka dhana rabo u naxriiso inta caasiyintana allaha so hadeyo
Omg! Waan ilmeynayaa wlh...I love you mom rabiyow hoyadeey ii xifid
Nacimo masha Allah waa dhiiri gelin nin fahmaya aya fahmay dadka noocas ah ha ogaaden Hooyo wax u dhiganta majirto love u mom cidi lama sina Hooyo
Ax oohin waynaa hoyo cafimadkuwaar
allah so hanuuniyo dhaman inta aan walidkod ka war heyn anagana alla naguma daro hooyoyinkena dhaman janada allah geeeyo
hooyo mcn allow janadi fardowso geey wlhi cawa waan ilmiye nacimo wax badan wad iga qoslisay lkn ilinta waan ceshan waye hooyo marka so xasuuste madama ka dherahay aan la joogin manta
😅😥😥😥😥😪😫😤😤 calosha ihurdy walllh wan ilmeye qsda wa dhab Nimco jookr wax jire kahda sha mar walba thnkz my diare sister
Allow hoyo mcn ino da hoyo la an wa nolol la an tnx naciimo intasba dadbey wano u noqonesa
Walaahi wan ooyey in kasto hooyadey ay mar hore dhimatay allaha u naxariiste janato firdows allah ka waraabeyo. .waxaan idiin Kula tali lahaa inta hooyadood nooshahay ar hooyadiin ka Wada duceysta..hada ayaa fursad heysatiin ee ka faa'ideysta
Wlhi illinbaa iga imaaday illow hooyaday ii dhowr aad bankuu jclhy hooyo mcn
Walhi waan ooyay waa mahad sanatay dhiiri galintaaa hablaheena wll
لاحول ولاقوة الابالله😥😥😥😥😥
walahi wad iga oohisay allow dadkaga so hadee thnkx sister
😢😢😢😢😢😢😭wan Oyey wlhi ax allow Hoyo hacadabin aduunka hooyaday ban ugu jeclahay thank u naciima
Inta badan waan daawadaaa filimadaaada balse kan wuu ika oohiyay maaan dad saan u dhaqma maadunida kunool uma malee neen
I love hooyo kaltuun
ha aafoobin hooyo macan badan ilahayaw iidaaa abalkeeda magudi kareee aamiin
allaw hoyoyinka islaamkana unaxariiso janana ugu deeq aakhiro aamiin yaarabi
ilaahoow hooyadaay u naxariiso
Hoyooooo mcn lamahuran furixi nolosha if iyo akhiroba Allaha aka ralinoqdo 😢😢😢 Abayoo naciimo jookar big respect Allaha aku xifdiyo I love u
😅😢
Allow noo xafid hooyoyinkena cimrigana udheeree ameen
Ax Hooyo Dheel Dheel Ma Gasho RuntiiH.💕
Xoyo laanta waaa abar noloshunax waaa cariri eeh xoyo jannatul fardowsa alle xakuxoreyo amiin thuma amiin
Illahow hooyady hayga horaysiin ammmin amiin 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Hoyo yinku wa kala nasib badan yihiin allow ubad bariya naga jar amiin yarabi😭😭😭😭😭
Hhhhhhhhhh wllhi barigii hore bilaa macni Ayan kumodayay hada laakiin wanka helay
Subxaanalaah Illaahay hooyo jana geli hooyo inakay inoo werweri
Ala hooyo mcna gabadh sidan ah ayaaan aqaaaan ax ax iyadi in laga hadlaya moodayba
Illaahayoow caruurteena baari nooga dhig iyo inta muslin ah
Subxanallaah ""Alloow naga najee Caynkaas oo kale "" NACIIMO JOKAR ' THANKS
Nacima wax yar wax ka badel guriga kuli hal neel baad fadhidaa inta kale waa good maasha allah
😭😭😭😭😢Abidkay intaan noola wlhi bay iga tay inana video aan daawanayo la ooyin selkn kan wuu iga ilmeysiiyeye ilaahay wixii waalid caasiya hasoo hadeeyo aduunka wax hooyo loodhigaanba jirin
Hooyo macan kaftanka haku soo darin
Ax hooyo mcn allow aan caasi ku Noqon Hooyo allow ku Sii Cimri dheer
Kkkkkkk nacima joker one love hore usoco
Hoygii aduunkaay nolosha aayaheedaay hido lagu arooraay ha aafoowin hoyooy ha afoowin macaaneey
wlh waa ooyay nimco ma aqaan waxaan ku irahdo
Nimco jooker waad iga oohisay ax hooyo waa qaali
abayo wanka xumahay hoyo macan uma qalanto waxa iyo wax lamida abayo iska dhaf waxa o kale
ladan love
masha aa allah nice song cali hghu8xddbkjbM0b
masha aa allah nice song cali sp
@@deeqoahmed544 🤗🤗😴😍😥
Calosha ha ihurin rawayd mahan taneee ya allah itag
Ilahow inooo saqir yaqay hoyooooooo kuma wayo lov u
Wlhi dad bdn waalidinta Ka war qabin Ka hadleeeysaaa
Wlhi waa xanun wan dhameysan wayay ilahey hoya dambigeda hadhafo adigana abyo cadawgaada allaha jibiyo waxya gilin jirta ayadka hadashaaa xapipti allow uma soo hadeee
wlhi ilin aya is celin wayy hoyo alle haku xafido aa qiriyo aduun thnks sis😭😭
Side hooyo mcn hooyo side udhahday wan oyayay
wlhi calosha ihurtay hoyo 9 bilood ee calol kuguso waday kuna so korisay sasna nagama mudno wa video cajiib ah hoyo halo ronado dadow mhdsanid naciimo jokar wllshen
wallahi waa runta subxanallah waan calool xumaday abaayo thanks
emotional Clip thnks Naciim
rabiyow hoyadeey ii xifid ♥
walhy waa iga oo hisay hooyo mcn alla hu kucizeeyo
Wlhi qalbi ixanuunay ah Hooyo Mcn MAA la ilaabi karaaaa ilaahey Hooyo Mcn noo dhafaa
hooyaday mcn Allaha ii daayo Runtii Aad baan uu jeclahay hooyooyinka Soomaaliyeed Allaha Noo daayo Inta Dhimateyna Allaha Uu Naxariisto Lkn Markaa wax haysato Waa inaad familkada ka Nooleysaa Adna Aad ka Noolataa Qofka Gajaba ha uu Dhinto lkn hooyada Mcn Waa in wax walba Loo qabtaa
Ifrah Qalbi yy
Kkkkkk
Aamin yaa rabi
haye wallllllllllllll hoooyo yaan lailaawin
Ax wlhi xada I iztgty hooyo wala ma huraaaan allow hoyoyinkeen jaxiima ka xoreee
Ala hooyo mcn maxa aad kugu xisay
Hooyo farxad iigu nolow adun iyo akhiraba ♡♡♡♧
Waan ku ooyey 😭😭 wanan ku farxay ❤️❤️
Alla run baa u maleyaa oo waa isku naxey markey tiri hooyo lacag mahayo allow hyo nodaa oo wxey na weydiisatana hanoo waayin
wllhi when my mom isn't in the home I think that some thing is going wrong
thankz so much naima please don't forget your mom
hooyo mcn Allow nokadaa hoyo
yaaaah surmindi caadi maahan
walahi geesiyad waayi
hooyo mcn somali badanbaa sidaasa
Aad ayaan kugu mahad celinayaa walaashey sida quruxda badan ee aad u soo bandhigtey runta jirta
Wlhi waan ooyey 😭😭 😭😭 😭 lakiin anigaa hoyo maa qabo Soo layaab Soma ahno kuwaa mantaa qaban hoyoo anaa ogeen qimahaa ii ledhay hoyoo macan ilahy haa unaxaristo amiiin caruruta ilahy barii kaa hagaa dhiigo .runtii wxaa markaa dawesoo wxaa was markuu u kaa maqayahy allow dambigeen dhAaf 😭😭 😭😭 😭😭 😭😭 😭😭 😭 I Wish I could get that chance tooo😭😭😭
Walahi bilahi ilmaa igu soo igsaagtay
Hooyo mcn I miss you wlhiWaan oyay wlhi Hooyo Aragtidaa wexee ila mitahay anigoo makiyo madiinaba tago xajka soomare Hooyo magan ilaah markastaba ahaaw 💟 Amiin aniga iyo Hooyo kastoo soomalia
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad
rabi ha u naxariisto hooyeyoyinkeen
mashlh waa vedio qiiro leh lkn nimco plz vedio camero fican kusoo duub
shucaac yar kujir
taaas waa iga talo
Wax jira ayd ka hadashay walahi good
dad saan ahna ma jiraan tolow hooyo MCN maa saanbey istahisha waa Maya ilahey caasi hanaga dhigin Yaa rabi hooyo mcnto xifdi
Hooyo ayaa wax lagu yhy❤ wlhi naima runtad ka hadasha adigu
Gabar kama filaneeynin arinkaas in Hooyo alqadinaayo waan ilmeeyey runtii.
Ilahayow hooyadey II dhowr oo noo dhowr
Qof ka gaarisan oo ka samar badan maanan arkin ilahayow hooyadey janada ugu bishaarey ❤❤❤❤
Ax ax walaahi waan ka xumaadey
Allow ku naxariiso hooyo qaali waa iga oysiisay jookor waa qiiro walhi 😭😭😭😭😭
Allah ciil badan ax ax ax ax
Ilahow hoyaday mcn unaxariiso 😭😭😭😭
surmindeyeey gafuurkaaga waan arkayay in waxaas oo caasinimo ah kaso socoto
Umu Hanan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk istaafurullah
Ilhw walid caasi hanaga beerin
Hooyo mcn ilaahow janadii kugee aduunkana Ku xafid
😧😧😧
wa wax jira nicima jookar si fcnbad u matashay
Apaayo waalid caasiya wey jiraan lkn maaha hooyo macanto
Allow hoyadeena cafi
hoyo waqli rabi janad hoyhka siyo
Sheekadi waalidka maysoo gaadhay
ax ax waa murugo wlh illhyw waalid caasi hanaga dhigin hooyo mcn wa Ku jeclhy allha janada haku geeyo
Nimco is so funny
Wee iga ilmeeyse wallahi
oh ilahayoow hooyo janadii gay
xiiq dheer 😂😂😂 ala beerka
waligey commeti kama bixin manta wan oyay wlh gabdho san ah majiro ale ilahow so hanuni
wlhi ad iga oysise allow no xfd hoyo wa ruwayad wax badn lag faide mhdsnid nimca
Illahow hooyo mcn no xafid
😭😭😭😭😭Waan ilmeeyay wlhi I miss hooyo mcn thnks niciima jookar xaqiiqadad ka hadashay runti
alle wallah waan ooyay
Hamda jalaqsan Jazaakallaah
Sxb wa ku heesta
Thanks qaali Qurux
Hooyo janada alle hakeyo
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waan ilmeeyey wlhi bilahi talahi naima thank you
Nadar honest oo ha ilmaynin wll quruxay
xidiga sandka hye walal mcn thank you
Nadar honest you well come huno
nolol cusub aniga iyo adiga dhabtii ilmada ceshan wayay hooyo wa lama huraan
dhabtii ilmada ceshan wayay xaanun bdna
Wllhu daaacad uoooyay
Jazakal laah abyo
hooyoo alla beerka