Mallmaha nolosheena apisode 13

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 262

  • @gabarmudug1134
    @gabarmudug1134 7 лет назад +56

    Naciimo jookar xaqiiqda baa kugu jclhy like isaara wixii naciimo tageera

  • @maftuuheabdi7330
    @maftuuheabdi7330 7 лет назад +197

    ciyalka igadambeyo haye shaqeysta 😂😂illah dartis like igu saaraa😂😂😂

    • @sahrafarha3834
      @sahrafarha3834 7 лет назад

      magnuybad sundis

    • @Peachybird24
      @Peachybird24 7 лет назад +26

      Maftuuhe Abdi ilahey dartii galaiigu saaro like .#yaab

    • @maftuuheabdi7330
      @maftuuheabdi7330 7 лет назад +17

      kowthar cali 😂😂shaqeyso sxpey liketa igu cawi manta wasodheradaye

    • @nasteexomohamed7831
      @nasteexomohamed7831 Год назад

      Ina noshahy I kale mogi 5sno kadib love kusaroya

  • @maandeeq2246
    @maandeeq2246 7 лет назад +15

    ani waxajeclahay surmindi markii deenta laguleyahay lacagta yaisinayo kuteh hadii lafuray😂😂😂😂maanta waakasodahay musalsalka intii igahoreesay like iisaara hadiikale waoynaa yaah😂😂

  • @Digitbuzzy
    @Digitbuzzy 7 лет назад +41

    waa waxyaabo run ah oo dhacayo nacima jookar waxay ka hadasho One love nacima jookar👍❤👍👍

  • @cabdixkimbrown1630
    @cabdixkimbrown1630 7 лет назад +62

    30 liketa zhpyl
    mnta ii kow ehe

  • @aminacabdi2396
    @aminacabdi2396 7 лет назад +7

    nimco joker walee waa ragëedii 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @AbdiwahidWadani
    @AbdiwahidWadani 7 лет назад +31

    wixii danbo like iisara dhaha laanka haka go 😂😂 ani hada like ma rabee subscribe ii saara😂

    • @ilwaadnuur1757
      @ilwaadnuur1757 7 лет назад +2

      Abdiwahid Wadani waan dhahy subscribe mudane like xitee waan ku daray 😱😱

    • @AbdiwahidWadani
      @AbdiwahidWadani 7 лет назад +2

      Ilwaad Nuur
      ✌💗💗💗💋 thanks ila soco

    • @umusuldaan4001
      @umusuldaan4001 7 лет назад +1

      +Ilwaad Nuur hu

  • @istarliinabdulahi1884
    @istarliinabdulahi1884 7 лет назад +22

    mansha allah comtiga igu dadala hadii kale waan is dilaaa

    • @ayanhasan8126
      @ayanhasan8126 5 лет назад

      Istarliin haisdilin abaayo laanta abarwayi nagada yaqay adi noh hanaga tagin

  • @FARXYOBELLO
    @FARXYOBELLO 7 лет назад +10

    😂🤣 surmindi ciyaaraheedee bilaawday...

  • @amranqaali5297
    @amranqaali5297 7 лет назад +8

    kkkkkk bal like ha la iisaaro aaan ogaadee wuxuu daawo utahay caawa wuuuuw

  • @fahimamohamed9751
    @fahimamohamed9751 7 лет назад +5

    alla surmindi rufiyansana 😂😂😂 waba holehedi waxas o kale😂😂 surmindi almiin adiganah rufiyanimada naga qafifi💋💋

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 лет назад +6

    Surmindi xasidsanaa guriga labadisa dhinac tiitiin ku abuur meel u somaro hawaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamadahir5307
    @maryamadahir5307 7 лет назад +8

    Sides lagu furay ku teh ar surmindiyaa 😂😂 international rufyaan waye wlh surmindi 😂😂

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 7 лет назад +5

    Surmindi wan ku salamay walashy wad iga qoslisa sida dadka warka jecel ad u matasho

  • @igadaaciyaartayaraw349
    @igadaaciyaartayaraw349 7 лет назад +46

    surmindi anigana like bay igu sixirtay 😂😂😂 hadaa I naxaysid like iska Saar

    • @ukhtukumasmaa8295
      @ukhtukumasmaa8295 7 лет назад

      igadaa ciyaarta Yaraw Hhhh Bisinka kuu saraye ku bogso 😋😋😋

    • @ukhtukumasmaa8295
      @ukhtukumasmaa8295 7 лет назад +1

      igadaa ciyaarta Yaraw magac shidan ka wada taa Yarey 😂😂😂

    • @igadaaciyaartayaraw349
      @igadaaciyaartayaraw349 7 лет назад +2

      ukhtukum Asmaa الجهاد في سبيل الله
      kkkkkkk thnks Wlshiis 😘😘😘

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 лет назад

      kkkkkkkk wa isku noqonay ah oo ma doora tihin

    • @MohamedHassan-nc4wy
      @MohamedHassan-nc4wy 7 лет назад

      hani Ibrahim

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 7 лет назад +61

    #surmindi wllshey iga weyn❤hooyo nagu dhashay shactarada😅😅😅😅😅😅

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 7 лет назад +27

    inta kuxidhan naciimo jookar like iisara

  • @bahjabatran3710
    @bahjabatran3710 7 лет назад +6

    naa nalka hanugu shidhin naaga damii docishan aywa nece......daramadhi yoo jimla aya dilivery garey malinta kudaley hhhhhhh

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 7 лет назад +9

    kkkkkkkkk wuuuuw

  • @munagrby7646
    @munagrby7646 7 лет назад +8

    naciimo jokarey marki lagu furey inad alalaaasta laga rabay😂😂😂😂😂😂wuuuuuuw

  • @ruweydaaxmed9780
    @ruweydaaxmed9780 7 лет назад +13

    naag la furay fadhi uma yaalo😂😂😂😂😂😂

    • @amatullah7105
      @amatullah7105 7 лет назад +2

      ruweyda Axmed abaayo naagta la furay fadhi waa uyaal Raxmad furan aa ladhahay ma maqlinoo surmindi warkeeda

    • @aslisimanbintiimaniman8103
      @aslisimanbintiimaniman8103 5 лет назад

      Kii furaynah falkisa kunoqoy

  • @caashohasan8952
    @caashohasan8952 7 лет назад +6

    yes qofki kobad😂😂😂ahy mnty

  • @abdinoorabdille9540
    @abdinoorabdille9540 7 лет назад +18

    ani waxan jeclaay inaan aqriyo commentiga lkn waxa inacsiyay dadkan liketa kuwashay waaba isku dayanayaan aqas

    • @arligiiudgoonka4772
      @arligiiudgoonka4772 7 лет назад

      Abdinoor Abdille hhh iska adkeyso hada kuwan like ta waydinayo waba dad wanaagsan. Waa uun war isalaan oo digital ah hhhh waa afka dugitalka. Ani kuwi dadka cayn jiraanba ka reestay😆

    • @akamsharif
      @akamsharif 6 лет назад

      Abdinoor Abdille ma ila aragtay?
      Waan ka yaabay wlh uff intaas ey fun modayaan

    • @razmi4568
      @razmi4568 6 лет назад

      Maka yaabtay ana aqriskaa jeclahay ayagana like ayee ka sheekeeyaaan 😂😂😂😂😂

    • @xawojamac8940
      @xawojamac8940 5 лет назад

      Hhhhhj ma aragtay waah dad washay

  • @boqoradabeshasadezamzamruu9457
    @boqoradabeshasadezamzamruu9457 7 лет назад +9

    surmindii Dhibkaa iyo waregaa kujeclaya waa anigoo kalee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @beigelover95
    @beigelover95 6 лет назад +2

    alla waa qosley wallahi. surmindi waligaa waa kaa dambeeyndoona

  • @nimcodheman3613
    @nimcodheman3613 7 лет назад +39

    first liketa igu casuma

  • @sagaljuusto1555
    @sagaljuusto1555 7 лет назад +34

    raxmadi furan😂😂😂
    like ta iska keena
    iska sara le

  • @amishlifestyle8735
    @amishlifestyle8735 7 лет назад +8

    like ma lagu tuugsadaa

  • @djsentinas38
    @djsentinas38 7 лет назад +19

    like iisaara ma #ilbaxdiin miYaa 😭
    nin LA aaan jirtee aptoW xajista ragiina
    Hmmmmmmmmmm
    surmindi Garoop wayn noQtee 😜😜😜😜😜😜😜

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 7 лет назад

    Waaaaan kaahelaa walee waa igawacade.noowadshekadan 💕😘

  • @hanisomali8971
    @hanisomali8971 6 лет назад

    Kkkkkkkkkkkkk wlhi xayi weeye qabtaan surmindi qalow qalow Ilhow kudaa naciimoy💖💖💖💕💕💕

  • @Alhamdullilaah1
    @Alhamdullilaah1 7 лет назад

    Naciimo waa maasha allaah wax run ah ayeey ka hadashaa waan kutageraa

  • @anzalabdi6097
    @anzalabdi6097 7 лет назад +10

    Ciyaal RUclips like cunto maa umaleyseen see cml waa iga yaabiseen bee wah

  • @midnimadasoomaali-weynwaam9264
    @midnimadasoomaali-weynwaam9264 7 лет назад

    Kkkkkkkkkkk galinka hore waa laisfurayaa galinka dambana waa laiskunoqon allaha maxaan usoojoogay kuwo caynkaas ah,mahadsanid wlshey niciimo jookar halkaa kasiiwad wacyigelinta bulshadaada.

  • @ayeshakiin3210
    @ayeshakiin3210 7 лет назад +2

    Furiin qabow furin qawow music dalandoriya mooda hhhhhh wuuuuuw

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 7 лет назад

    Dhiigow ninaad kuuyaqan aa baladkan jooga caadimatahid 👏👏

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 5 лет назад

    Tuugta qiil ma waayayaasha yaa yaqaan ee Minnesota waxa ugu daran mid masjid ku gabbada waa in culimadu ninkaa ka qabtaan masjidka waana sixiroole waa ninka axmed taajir la yiraahdo soomaaliyeey ninkaa iska qabta

  • @fatimamohamud9793
    @fatimamohamud9793 7 лет назад +2

    qofkii shalay qeebtaan daawaday like

  • @farhiyaabdulleh3572
    @farhiyaabdulleh3572 7 лет назад

    sad runta uga hadasho ayaan jeclahay ina adeer allaha ku xifdiyo amiin

  • @Hodman-hx2kb
    @Hodman-hx2kb 7 лет назад +2

    alla surminda isku dir badana ma anigey iga keentay wuuuuwing😃😃😃

  • @beigelover95
    @beigelover95 6 лет назад

    my favourite one

  • @samiyacumar3575
    @samiyacumar3575 2 года назад

    Wallhi dumar saan wajiraan xaqiiqatan waqtiga dhibntahay caqli xumadaada ka faideysanayaan iyo dumar saan udhaqmo taladooda dhan ifuur lee tahay

  • @hadailaarag5145
    @hadailaarag5145 5 лет назад +1

    Surmindi Maxay Tiri Naguhu Anigoo kale Maho Qaar danta Iska Bixiya Marka La Furo Way Jiraan kkkkkkklllk

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 лет назад

    kkkkkk surmidi waxbo haku mar marsiyonin dad aan aqano aya sas iskuqabo waligood furiynkoda madhamada caruur ley iskadhalaan sagaaljeyr aya la furay surmidi noolow uuuw😍😂

  • @mobicentre2448
    @mobicentre2448 7 лет назад +1

    abayo ilahey qurux wokusi yay matku shugrisin maxat igu dhedheley sa

  • @ayaanayaan6455
    @ayaanayaan6455 7 лет назад +1

    kkkk surmindi dhib badanaaa maqluuq ay kuwaalatay😂😂😂

  • @cabuudicabdulahi6645
    @cabuudicabdulahi6645 6 лет назад

    Masha allah my dhiiga iga djeex 😅😅😅

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 лет назад

    Allah ana shactiiro aha iyo waxan ka xarabaysto uun ilahay ha ii danbii dhafee hada wa weeynaday

  • @nabilanahil3972
    @nabilanahil3972 7 лет назад

    naima waa sxbtaa nabs nabzah xiising you so muching

  • @aishahbilan5620
    @aishahbilan5620 7 лет назад

    😂😂😂Waa mid xun oo furiinkena iyo qabowgena GPS udhigataa😂😂😂😂

  • @mushataqciise6403
    @mushataqciise6403 4 года назад

    mashaa alllllh

  • @farhiaisse9110
    @farhiaisse9110 6 лет назад

    Surmindi unkan mahan kula dadka dhan ani cml mahn kuwo mrki la furo deynta iska dhiiba jiro😂😂😂

  • @nimcohassan8686
    @nimcohassan8686 6 лет назад +1

    musik daran dooriya hhhhhhhhhhh 😃😉😉😉😉

  • @osmanshaif7490
    @osmanshaif7490 7 лет назад

    I do like you very much

  • @user-jo3th2og6q
    @user-jo3th2og6q 5 лет назад

    Kkkkkk qamiiir kkk allaa beerka

  • @sisterskitchen1390
    @sisterskitchen1390 7 лет назад

    😂😂😂😂😂😂 nacimo joker walhi runtaa kahadashay taasi anay ihaysataa 😁😁😁

  • @ayannuura1006
    @ayannuura1006 5 лет назад

    Walashey ruwaayadahadii waan uxiisnay walhi

  • @arligiiudgoonka4772
    @arligiiudgoonka4772 7 лет назад

    Nimcooy kolkaa 19 jeer dumarka dhulka ku jiido yaad marka 20 naad raga waxay ku qaldanyihiin sheegtaa wuuuuw hhhhh!. 😎

  • @yaasirmaxamuud2183
    @yaasirmaxamuud2183 6 лет назад

    international ruufiyaan surmindi halajoojiyo hadiilajoojin waayo qosolbadanaa surmindi

  • @ummuyonis8337
    @ummuyonis8337 7 лет назад +11

    like isiiya hee ane 😃hh

  • @dahaboomar4943
    @dahaboomar4943 7 лет назад

    niciima sxp aad baan Ku taageeraa dawashadaada indhahaa igu daalay

  • @zahrayasin9044
    @zahrayasin9044 7 лет назад +1

    U turn bad tahay waxad tahay no Exit hadalkasaa i mara 😂😂😂

  • @ifrahsandhere4406
    @ifrahsandhere4406 7 лет назад +7

    waaw baaye wax jiraa kahadashaa

  • @habibaabdulla7569
    @habibaabdulla7569 7 лет назад

    Seey isku fahmi la'yihiin baan ka gartay inay isku sixran yihiin kkkkkk

  • @tgjacaylkasakaahaadhadikal7114
    @tgjacaylkasakaahaadhadikal7114 7 лет назад

    allà tan afka weyn yaaa isiiya nmbrkeeda kkkkk

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 4 года назад

    Waaa jeclahay jiliinkaga

  • @maryamadahir5307
    @maryamadahir5307 7 лет назад

    Qaybtaan waxyaaba bdanaa ka qaldan 😃

  • @hudawarsame5881
    @hudawarsame5881 6 лет назад

    Kkkkkl ilama tashan ku teh ma faroole adeerkeed ah tan

  • @munayahye4453
    @munayahye4453 7 лет назад

    sheekh qiil ma waaye wuuuuuuw

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 5 лет назад +1

    Caku surmindi waji xuma sadex jeer ya la isku noqday wali way sii wada

  • @isramaxamed3785
    @isramaxamed3785 3 года назад

    Naciima noloow nagaa saa ah

  • @faadumocali8517
    @faadumocali8517 5 лет назад

    Nimco jokareeey maqlol qosilkii waigadhamesay walahi

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 5 лет назад

    Mafayooba.gabadhaan.jinkii.halabooqad.ayaa.la.socdo.umalaynauaa.salaamaad

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 6 лет назад

    Saan udaawanayay baan shaqadii ka habsaami gaadhay kkkk kkkk

  • @istarliingamadid9885
    @istarliingamadid9885 6 лет назад

    Kkk your so funny

  • @zahrafarah5714
    @zahrafarah5714 7 лет назад

    ku dhawaq dee kulaha kkkkkkk ala beerka

  • @qalbilulacabdixulexule9454
    @qalbilulacabdixulexule9454 7 лет назад

    surmidi way wayeeshay ninkan muxuu siiyay tolow kkkk

  • @bilefartuunbaraa7244
    @bilefartuunbaraa7244 7 лет назад

    wan idin salamay dhamantin walalayal su,aal Ayan idin weydiinaya si sax ah iiga jawaaba liketa faaiidada ey ledahy ha laiishego like iisar Lee lagu hayaye

  • @maajiddhunkaal6273
    @maajiddhunkaal6273 7 лет назад

    waa taageera wllhy

  • @lakiabdi1831
    @lakiabdi1831 7 лет назад

    surmindi kuma wayo😂😂😂😂😂😂

  • @ayeshakiin3210
    @ayeshakiin3210 7 лет назад

    Hhhhh abdiwahid wadani xaaadhacay heeee ceebtan reer wabari matahay

  • @xannanawaale6971
    @xannanawaale6971 7 лет назад

    kķkk funny surmindi

  • @nuratobahsan5163
    @nuratobahsan5163 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk qofta la radinayaana maxy thy may lunty😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zeinabhassanmohamed9260
    @zeinabhassanmohamed9260 7 лет назад +7

    Naagaha furiin ku dag dagi ogaaa

  • @sumayaisman8022
    @sumayaisman8022 5 лет назад +1

    Furitanka ha nagala joojiyo hhhhhh

  • @user-vx3yr7lx9z
    @user-vx3yr7lx9z 7 лет назад

    xabibo m carab maheshay walale wa habaryarteeye

  • @beigelover95
    @beigelover95 6 лет назад +2

    always mind your business

  • @maryamcabi3143
    @maryamcabi3143 7 лет назад

    surmindi afweyn ruufiyaan

  • @quruhduumaar227
    @quruhduumaar227 7 лет назад +4

    walalayalo bal liketa igu asumaa awa aniga baqalnimadu ma ficnay huuhuu

  • @indhaurondhibatolagumawaro8294
    @indhaurondhibatolagumawaro8294 7 лет назад +2

    😅😅😅 cilan ban somarsan

  • @fatumaahmed4202
    @fatumaahmed4202 7 лет назад

    waw

  • @suatomar8434
    @suatomar8434 5 лет назад

    islanta malyun bad ka barataY wuuuuuw😂😂😂😂😂

    • @ruqiyoabdulkadir3111
      @ruqiyoabdulkadir3111 5 лет назад

      Malyun baa copy kareysay oo afkeeda ka qirtay joker baan wuuuuw ka Soo qaaday tiri ,joker before 2yrs bey sheegadan sameysayaa wuuuuw

  • @palkhiiscadey426
    @palkhiiscadey426 6 лет назад

    🙏🌹🌹

  • @fartuncadey4328
    @fartuncadey4328 6 лет назад

    Kkkkkkk ala beerka maq luuq Maxa ladhahaa kulha

  • @Kheyrto1933
    @Kheyrto1933 7 лет назад +1

    naaa raxmadi furan 😂😂😂😂😂😂

  • @bintabdulaziz1260
    @bintabdulaziz1260 7 лет назад

    Cuuuucda ka jeclhy tlhi😂😂😂

  • @aishaladan8993
    @aishaladan8993 7 лет назад +3

    saan mayeelayo like ta waiga dhameysaten nh Hada ree reb xitaa mahela tolow hhh isara yaqey sulki yara surmindi love kugu ahay reallingi

  • @midnimadasoomaali-weynwaam9264
    @midnimadasoomaali-weynwaam9264 7 лет назад

    Asxaabta waxaan leeyahay fadlan iskajoojiya dhaqankan bilaa macniga ah ee beryahan laisaga dayanayo ee ah like iisaara,dadwaaweyn baadtihiine iskadhaafa sheeko ciyaalka saxiibayaal

  • @hibaqahmed5132
    @hibaqahmed5132 7 лет назад

    asc abayo nicimo hesta aad qadeso igu caawu

  • @ilhantozwarsame402
    @ilhantozwarsame402 7 лет назад

    like ba lagu washay Yahuu