aroos been eey digtaa sanadwalba

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 302

  • @wiiliskaako5875
    @wiiliskaako5875 7 лет назад +14

    marky tiri sxbtayda surmindi aan wacaa tlh waan jiifay waan soo fadhiistay salaan boqortooyo surmindi i salute

  • @ilhanmohamedahmed3137
    @ilhanmohamedahmed3137 7 лет назад +4

    Subxanallah waxani wax fiican maaha ee rabigaa ka baq

  • @najmamohamed3385
    @najmamohamed3385 7 лет назад +41

    wlh really history oo Minneapolis ka jirto waaye

  • @hamdaali601
    @hamdaali601 6 лет назад +4

    Walahi waan qosaly saxibeey aalle haku xafido 😘😘😘😘😘

  • @fartunahmed6413
    @fartunahmed6413 7 лет назад +5

    Naciimo Runleey ku jecliyaa.😍 Sheekooyinkaan dumarka qaar badan aan aniga arki jiray lkn hadda fahmay film-kooda.

  • @ramlaomar8909
    @ramlaomar8909 7 лет назад +2

    Maan sha allaah jookareey wallee waan kugu haystaa, xaqiiqada jirta umbaad ka hadashaa

  • @samsamhassn6250
    @samsamhassn6250 7 лет назад +4

    Mansha Allah naciimo ty waad iga qoslisaa

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 7 лет назад +1

    ar gabadhu caadi ma ahan sira badan ayay khashiftay ilaahay haku xafido aamiin ilaahow xafid dumarka soomaaliyed iyo kuwa muslimiibtaba aamiin

  • @mariza101_
    @mariza101_ 7 лет назад +9

    Sida popcorn 🍿 ey u dhaleya CAADI MAHAN

  • @ahlaamadam2741
    @ahlaamadam2741 7 лет назад +4

    Hhhhhhh Black Friday baan ku helay🌹

  • @hadimohamed9328
    @hadimohamed9328 6 лет назад

    wuuuw wlhi qotaan surmundi ah waan Ku heestaa afkeeda beeling cml

  • @miskimohamed1649
    @miskimohamed1649 7 лет назад +3

    wwww wana ka hela naciimo jookar love u mcnto

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 7 лет назад +3

    😂😂😂😂 Funny wlhi Kama daalo inan dawado qosol le

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 7 лет назад +1

    hhhhhhh ilaahbaan kudhaartay caaadi Masha surmindi one love nicima

  • @hodanhappy279
    @hodanhappy279 7 лет назад +2

    arkuwaaan waan qoslaay asaan furaay

  • @mahamedhussein7921
    @mahamedhussein7921 7 лет назад +1

    kkkkk wax yaro qosol badan waye nimco jokar 😍😍😍😍😍😍

  • @ramloabdirahmanfarah9440
    @ramloabdirahmanfarah9440 5 лет назад +1

    Kkkkk waa run aroos bdn la diga sanadahan

  • @aliyaahabasheikh4643
    @aliyaahabasheikh4643 7 лет назад +51

    hhhh way i qarxisay tan ani laybo iga hadlaysaaa

  • @inamaxamud6119
    @inamaxamud6119 7 лет назад

    Al furmindi qosolked jcliy nolow nacimo qali😍😍

  • @rahoruuxidhagey437
    @rahoruuxidhagey437 7 лет назад

    surmindi niic maano gaabey

  • @user-mq8mn9ts7r
    @user-mq8mn9ts7r 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi waanuheestaaa qoftaan😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 6 лет назад

    dayuuba abdirahman dayuuba~Kkkkkk wad iga qoslisay-wlhy

  • @muntascrisaaqchannal6348
    @muntascrisaaqchannal6348 7 лет назад +3

    kkkk kkkkkkkkkkko wlhi waa IGA qoslisay

  • @somalishort8959
    @somalishort8959 7 лет назад +2

    hhhhhh 😂😂😂😂 xalimooyinka events badan wad ku qarxisay

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +26

    really I like surmindi funny storying alwaysing ❤❤😍😚😘😁😃😃😂😂😀english kaas xataa adaan kaa bartay surmindiyey gabar aan sxb nahay baa 2014 arooskeeda iisoo digtay ama ii sheegtay ilaa hadana waa sugayaa 😄😄😅😆inaa qalpiyada dadka ku jirtid baa moodaa hhhhh

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +3

      I love the old traditional somalia
      kkķkkkķk kkkkkkkj

    • @Yasmin-fx5bs
      @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +3

      Ibraahim Shakul Yare
      😂😁😃😀😄aroos xoog ah ma rabtaa shaki baaba galaya qofka wuu cararayaa 😂

    • @dekowarsame1239
      @dekowarsame1239 7 лет назад +1

      I love the old traditional somalia hhhhh funny surmindi

    • @abbas_cade12
      @abbas_cade12 7 лет назад +1

      I love the old traditional somalia macmaaa

    • @Yasmin-fx5bs
      @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +3

      Deko Warsame
      haa qaali yey run teed wlhi qof wax badan og 😃😀😁😍😍😍

  • @nasriinaali3348
    @nasriinaali3348 7 лет назад +7

    hhhhhhhh durmindi iyo niic xantooda leeba ka helaa hhhhhh noolow naciimo jookar

  • @hodanhappy279
    @hodanhappy279 7 лет назад +4

    kkkkkkkkkk wariri bala baloow meqow kugu gursaday 24sac aaaaaaaaaaaaaa ar waan fuuuray

  • @hamdaruun4606
    @hamdaruun4606 7 лет назад +6

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk black friday bn ku heley kulahaa hhhhhhhhhh ku jecliyaa qaali niiceeeeeeeey

  • @najaadosmanabdikaniosman547
    @najaadosmanabdikaniosman547 7 лет назад +5

    suur miidi baan balaayo ah wlhi hhhhhhh

  • @sumayaisman8022
    @sumayaisman8022 4 года назад +3

    ma ninbaa la iskuxisabiya waxan aragnaan hurgufaynaaye 🤣🤣🤣🤣

  • @user-sk8yb9wu1b
    @user-sk8yb9wu1b 7 лет назад

    illah amarkiis qoftaan waanbo ku heystaa ulux jir o jog yaqey surmidi

  • @wiiliskaako5875
    @wiiliskaako5875 7 лет назад +2

    boqorka qaaqa tuf iyo surmindi hadaaan isku heli lhaaaa ,, waligayga ma muruoon leheen frxad kunoolaan lhaa hhhhhh ar pls make vidio with qaaq tuf , you guys match together

  • @niinaabdi1406
    @niinaabdi1406 7 лет назад +1

    Zooryo xitaa lagaba rabo kkkjkkk so funny wallahi kkmkk

  • @ruweydaabdalla421
    @ruweydaabdalla421 7 лет назад

    😀😀😀😀😃😃😃😃😃😅😅😅😅😅 ala sidaa uqosalaaye wana oayaya abaayo surminti wana kujecalaahy abaayo 😘😘😘😘 nimco jokr waan kuxiisay xabiibtii

  • @anishaa1438
    @anishaa1438 7 лет назад +18

    naa nimankeyga aniga ha ii xisabinin irsaqada alle noma xisaabiye kulahaa😂😂

  • @king-aadanaxmedofficial3791
    @king-aadanaxmedofficial3791 5 лет назад

    Naa go waa landheh waan kayaa bycaa di maa haka yaa by🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @fartuuntoinaowke5377
    @fartuuntoinaowke5377 7 лет назад

    hhhhhhhhh wlle wa run sheekadan way dhacda

  • @faraxjarik8823
    @faraxjarik8823 7 лет назад

    walhy xaqiiqada ayad ka hadasha hawshaas waa socotaa waa lay guursanaya aan laysku hubin oo lala wareegayo subxaan

  • @99yash12
    @99yash12 6 лет назад +3

    *naciimojookar❤*

  • @princessqurux6463
    @princessqurux6463 7 лет назад

    wlh nimco taxana ku noqday shaqo kaleba wa yelan la,ahy so funny wlh so jedasho majailo ayaledahy boqor qaaq tuuq mlesartay qaaliyay alha ku daayo wa iga qoslisay wlh inbdan

  • @hanahusseinhanahoney5859
    @hanahusseinhanahoney5859 7 лет назад +3

    wllhi wxa lamoodaa inad quluubta dadka adkujirtid

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 7 лет назад +2

    kkkkkkk tolhy waa run

  • @anjlinajulio9709
    @anjlinajulio9709 7 лет назад

    hhhhhhhhhhhhh qosolkeda ku qoslaa❤❤❤❤

  • @fardosabdi5599
    @fardosabdi5599 6 лет назад +1

    😍😍😍

  • @sumayaisman8022
    @sumayaisman8022 5 лет назад

    Waxan aragnaan hurgufaynaye ..... i like that

  • @ayanahmed9707
    @ayanahmed9707 6 лет назад +5

    Hhhh dirac den kulaha wllhi waxjiro waye

  • @midnimoahmed
    @midnimoahmed 7 лет назад +1

    Black friday baan ku helay 😁😁😁

  • @kahinharoun6433
    @kahinharoun6433 7 лет назад +1

    waleh qabdihi waay walaa quur dhaafeen saababtuu haaa raaga la qaasbuu . laakiin 2017 waa jiira nimaan quur dhoona baalse ana shukasan .reer maraykan way mile high .
    walahi qaabdhan waa shhidandahay ruuntii aabayo ana ku quursan oo waaliba keel ka biixin

  • @saynabnurpagy2652
    @saynabnurpagy2652 2 года назад

    hhh waa la iska saadal sanaa ku lahaa hhhh

  • @briannicole8809
    @briannicole8809 7 лет назад

    Allah xanta fareshka jacliya.

  • @halimaimam3196
    @halimaimam3196 7 лет назад +1

    kk niciima waa gabar aad u wanaagsan waxyaalaha dhacayo ayay ka sheekeysaa halkaada ka sii hay

  • @nacimomohamed578
    @nacimomohamed578 6 лет назад

    Kkk kkk kuteh sidii popcorn kiina waa udhaldhaleysaaa

  • @ayaanbeexaanofficiall8270
    @ayaanbeexaanofficiall8270 7 лет назад

    I like

  • @lailaxaji2820
    @lailaxaji2820 7 лет назад

    Hhhhh alla qosol badanaa gabadhan

  • @hilaacmedia8210
    @hilaacmedia8210 7 лет назад +1

    surmindi caadi mahan

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkk ala waa fuuray aroos qasaba yaah

  • @mohamudhaadi4609
    @mohamudhaadi4609 7 лет назад +5

    ala TV sariir an ka arkay ma nosi gada kulaha iyadaba deg degsan qoftan kkkkk wlh Nacimo jokar caadi ma ahan

  • @ilhaanelmi9374
    @ilhaanelmi9374 6 лет назад +1

    Wedding follow kulahaa 😂😂

  • @dayuubaabdirahmandayuuba663
    @dayuubaabdirahmandayuuba663 7 лет назад +25

    ala funny weeye anaaba aqaana qof saasa walaahi ilaa markaan highschoolka dhigan jiray ayay igu oran jirtay waa lay guursanayaa ilaa hadana waalay guursanayaa uun bay haysaa kkkkkkll walaahi saan u qoslay waxaaba kaaga sii daran waxaad moodaa dadkaan aqaano uu iney kasoo waranto niciimahhhhhhh

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 7 лет назад +8

      anugu kudu waa lay dhoofin dhahaan arki jiray 10sano kabadana soo taagnaa

    • @ifrahomar9982
      @ifrahomar9982 7 лет назад

      dayuuba abdirahman dayuuba she hv

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkk muruxsan waad quruxsantahey dhulka ha iskujiiden sis.

  • @ayanabdihamid7854
    @ayanabdihamid7854 7 лет назад +8

    hhhhhh whi gabar aan saxibo nahay ayaa 2014 ilaa hadda waaa lai gursanay yahuuu

  • @indhaurondhibatolagumawaro8294
    @indhaurondhibatolagumawaro8294 7 лет назад

    kkkkk beenta hala dhaafo 😂😂

  • @monstersamator5288
    @monstersamator5288 7 лет назад +3

    guur jeclaaa hhhhh

  • @ibnuxafso5818
    @ibnuxafso5818 7 лет назад +6

    hhhhhhhhhhhhhhhh Waxan aqana gabadh 2006 bilogedii dhahday waa LA iisoo fadhisanaya school Ka 6aad baan aha maantana waa losoo fadhisanaya gabadhas heerkoda guriga xitaa way goglen caruur baan aha maantana ana 23 jir ah wali way iso tagan tahay waa gabadh 35 kama yara xilogaa jamacad bay dhigan jirtay

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 5 лет назад

      ibnu xafso kolay wuxuunbaa helay ooka joojiyay

  • @ayeshakiin3210
    @ayeshakiin3210 7 лет назад

    Wariiri balabalow black Friday an kuhelay surmindi waa kaa ooyay😂😂😂

  • @fardowsoaxmad6794
    @fardowsoaxmad6794 7 лет назад +2

    hhhhhhhhh walhi wadika qoslisay

  • @hamdakaafiya9744
    @hamdakaafiya9744 5 лет назад

    Kkkkkkkkkk wlhi Wa funny nimco

  • @najmiinaabdi4170
    @najmiinaabdi4170 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkk sariirta hoosteda qosol la galy

  • @susannav8825
    @susannav8825 7 лет назад

    walahay qoftan waxa jora ayay sheegtay waa adun tegay

  • @simranmahamudmahamed1470
    @simranmahamudmahamed1470 7 лет назад

    kkkkkkkkk milicsaday masha wax kumahayo

  • @lovelife8406
    @lovelife8406 7 лет назад

    wariiri balabalo blackfriday Ayaan kuheley kulaha kkkk

  • @abdishafiahmed8205
    @abdishafiahmed8205 7 лет назад

    😄😄😄😄😂😂😂

  • @tufaxbeauty9842
    @tufaxbeauty9842 7 лет назад +1

    Funny wlhi

  • @adenjimale5232
    @adenjimale5232 7 лет назад +2

    kkkkkkkkk

  • @queenzamu3090
    @queenzamu3090 6 лет назад +1

    Hhhhhhhh naciimo

  • @sucdiisak
    @sucdiisak 7 лет назад +2

    Hhhhhhhh surmindi wn ka heley

  • @gabadhajecelwiilashajidhka5812
    @gabadhajecelwiilashajidhka5812 7 лет назад +11

    hhhhhhhhhhhhh wan suuuxy

  • @sookarienough9290
    @sookarienough9290 7 лет назад

    😁😁😁

  • @hassanamira5085
    @hassanamira5085 6 лет назад

    Wariyee balabaalo black friday baan ku helay kkkkkkk

  • @sagatirioussagatirious3525
    @sagatirioussagatirious3525 5 лет назад

    Sii daqsa baadan bay kuu hadasha

  • @faataaale
    @faataaale 6 лет назад +3

    Sariiraa tv ga laga xayeysinoyaa 1000 ayey ahaan jirtay 400 laga dhigAy masii gadanaaa😃😃😃😃😃😃

  • @loveyourself1712
    @loveyourself1712 7 лет назад +5

    Black Friday 😂😂😂😂

  • @neeyow8689
    @neeyow8689 7 лет назад

    sur mindi love ku ahay wlhi plhi

  • @queenashika7550
    @queenashika7550 7 лет назад

    Kkkkkkkkkkkk

  • @saynababdi8720
    @saynababdi8720 7 лет назад +2

    nimco dadka wadnaha ha gon walaaley runta madax xanun ledahe

  • @abdiafarah9328
    @abdiafarah9328 4 года назад

    Kkkkkkkkkkkkkkk very funny

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 6 лет назад

    Black Friday iyo sale buu ahaa kkk

  • @sameraebrahim8847
    @sameraebrahim8847 7 лет назад

    Somaliyad Asal ah.

  • @qadromaxamad2402
    @qadromaxamad2402 7 лет назад

    hhhhhhhhhhhhhh way dhacdaa arooska bentaa waxn lacajabay ninka labaryaayo wa markuu qaali iska dhigilahaa ha isoomarin dheh

  • @hudayfixudayfi8608
    @hudayfixudayfi8608 7 лет назад

    Ahahahaha

  • @luulluul3217
    @luulluul3217 7 лет назад

    niic is my favorite love u baby

  • @AM-jz6vb
    @AM-jz6vb 5 лет назад

    Sida popcorn kii bey udhaldhaleysa 🤣🤣🤣

  • @SadiqH.A
    @SadiqH.A 7 лет назад

    😂😂😂😂

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 5 лет назад

    asxabey iiso duceya safar baan ahay jaceyl aan laila wadina wuu iidheeryahaye😭inuu ilahey ii furfuro arimaheyga😭

    • @munahaadii
      @munahaadii 5 месяцев назад

      After 5years ilahey haku sahlo

  • @nuuradinislow4370
    @nuuradinislow4370 7 лет назад

    kkk milicsade run ma,wato weli waa milicsanayaa surmindi hhh shasfto black friday ay ku heshykkk

  • @hiboaden5551
    @hiboaden5551 6 лет назад

    Waaaa layaab Nimco jokaar so fantastic

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 6 лет назад

    Naagaha dibada jira inleyn sasay raqiis uyihiin 😅😅😅😅😅

  • @ayaangaraad9348
    @ayaangaraad9348 5 лет назад

    Inadeeray naftaydaa kaa hesha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdishafiahmed8205
    @abdishafiahmed8205 7 лет назад

    nimankyga ha iiii xisaabin

  • @nimconimcoshugri8750
    @nimconimcoshugri8750 6 лет назад

    Kkkkkk ruun ayad sheeg tay