XASUUSIN: Culumadii Caanka ahaa Ee Al-Ictisaam Oo Shababb Dileen 10-kii sano u dambeeyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 75

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi 2 года назад +7

    مِّنَ ٱلْمُؤْمِنِينَ رِجَالٌ صَدَقُواْ مَا عَٰهَدُواْ ٱللَّهَ عَلَيْهِ فَمِنْهُم مَّن قَضَىٰ نَحْبَهُۥ وَمِنْهُم مَّن يَنتَظِرُ وَمَا بَدَّلُواْ تَبْدِيلًا

  • @umumaahir9022
    @umumaahir9022 2 года назад +2

    😭😭😭 subxanallah Allow unaxariso dhamantod hoygodana kayel janatull firdows Anagana gadashod Hana fitneyni badaal kheeyr qabaana nogu badal 😭🤲 Aaamin yaraabi

  • @gulledahmed5293
    @gulledahmed5293 2 года назад +6

    Walee aaqiro. Waraa yaalo allow idin naxariiso amiin ya alaah

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 2 года назад +4

    اللهم يرحمهم و يغفر لهم ويجعل الله مثواهم روضه من رياض الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم أذخلهم الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    وصل الله و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً

  • @amalcarale9259
    @amalcarale9259 Год назад +1

    Allaahummajcalnaa min ahlil jannah walaa tajcalnaa min ahlinnaar

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 2 года назад +5

    Alshaydaan Hadii Ay Dileen Culimadii Soomaaliya Ugu Waaweyneyd Ma Waxay U Naxayaan Caamada Soomaaliyeed.
    Ilaahay Naarta Haku Fogeeyo Alshabaab

    • @mohamedomar4785
      @mohamedomar4785 2 года назад +2

      كلنا شيخ عبد الناصر
      Maxay u taree
      Sidaas ayaa la idin dhameenaa
      Midkena jihaadaayo marka ay gaalada disho ku farxa adinka nen marka la idin dilo ayaa farxeena
      Sugo anaga neh waa sugeena
      قال تعالى قُلْ هَلْ تَرَبَّصُونَ بِنَآ إِلَّآ إِحْدَى ٱلْحُسْنَيَيْنِ ۖ وَنَحْنُ نَتَرَبَّصُ بِكُمْ أَن يُصِيبَكُمُ ٱللَّهُ بِعَذَابٍۢ مِّنْ عِندِهِۦٓ أَوْ بِأَيْدِينَا ۖ فَتَرَبَّصُوٓاْ إِنَّا مَعَكُم مُّتَرَبِّصُونَ

  • @abdirahiimsoomow3243
    @abdirahiimsoomow3243 9 месяцев назад

    Alle ha unaxariisto dhamaan culimada

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +3

    Allah uxariisto dhamaantood

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 6 месяцев назад +2

    WAHAABI IS XASUUQDAY BAAN ARKAA ALLAAH AKBAR VIVA AHLU SUNNAH WALJAMIICAH ❤

    • @GeelJire-ns6tp
      @GeelJire-ns6tp 4 месяца назад +1

      Shabaab ma wahabiyo ah marks😂

    • @miiiraanboosdaahir
      @miiiraanboosdaahir 2 месяца назад +1

      Ader jahli Miya gugaartay arinkaa baro cilmiga iska daaa dabaraaca amaa sufiya muslimin weye alaha hagajiyo muslimiinta sunigaa

    • @MukhtarMohamud-w3v
      @MukhtarMohamud-w3v Месяц назад

      ​@@GeelJire-ns6tpHaa al shabaab waxay aaminsan yihiin 3da towxiid ee maxamed bin cabdiwahaab 😂

  • @sadiiqxasan3860
    @sadiiqxasan3860 2 года назад +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ilaahay Ha Naxriisto Dhamaan Tood ba

  • @maryankiin4441
    @maryankiin4441 2 года назад

    Rabi culimada haunaxariisto intadhimatay intanoolna hanooxifdiyo khawaarijta.alaha nagaqabto.kuwaculumad oranaya.ardadoodi baadishay rabikabaqa yaankhaatumadu idinka xumaan

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 2 года назад +1

    Shiiiiiiq illaaheey haunaxariisto yaarabi raxmaan jana urajeenena inshlh

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 Год назад

    Allaha unaxariisto culima dhamaantood 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kamaalkamaaludiin9524
    @kamaalkamaaludiin9524 Год назад +1

    Muxaadaradii diktoorka uu habeenkii u danbeeyay jeediyay oo dhameystiran ma haysaa wll?

  • @Ka-sheke
    @Ka-sheke 2 года назад +3

    Allha unaxariisto dhamntood😭🤲

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 Месяц назад

    Way fiicnayd inaad magacyadooda soo raacisaan dhamaantood Allah haw naxariisto

  • @MukhtarMohamud-w3v
    @MukhtarMohamud-w3v Месяц назад

    Ictisaam iyaga aas-aasay isla iyaga ayay xasuuqeen😢

  • @saalahfaadumo2981
    @saalahfaadumo2981 2 года назад +7

    Illhy cadaabta howgu bishaareeyo mujrimiinta

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 2 года назад +1

      Ali bin abi dhalib kuwi dilen tarikh fool xun unba laga haya alshababna sas ayey noqon donan .cadab lo baryi mayo iney dintan unba ka xigta

    • @daahir-alminshawi
      @daahir-alminshawi 2 года назад +1

      @@hiilculumomediachanel7078
      Subxanallah walal ilaah utoobad keen

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 2 года назад +2

      @@daahir-alminshawi de alshabab wa khawarij oo kale wa koox lunsan

    • @daahir-alminshawi
      @daahir-alminshawi 2 года назад

      @@hiilculumomediachanel7078
      Haa waa sax lkn walal uducee

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 2 года назад

      @@daahir-alminshawi dad dhiiga islamka baneystay weyan dadku

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 2 года назад +1

    Alle hawnaxariisto culumaads dulmiga lagudilay

  • @cabdiraxmaancilmiaadan6630
    @cabdiraxmaancilmiaadan6630 2 года назад +5

    Allah u naxariisto culumada soomaaliyeed lkn ninka culumada al ictisaam maxay tahay culumada iyagoo sheeganaya maad Aragtay waxaasi Naga daaya

  • @ayaanahmedxuuki1775
    @ayaanahmedxuuki1775 2 года назад +1

    Allow ku naxariiso

  • @CumarCqanixanafi
    @CumarCqanixanafi Год назад

    Allow unaxariisto dhamaan culimadeena soonaaliyeed oo ay dileen khawaarijta

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 Год назад

    Ilaahoow janadii fardowso idngee

  • @yuususcabdiakriin6728
    @yuususcabdiakriin6728 2 года назад +1

    Alah unaxaristo dhamantood

  • @ibraahimxasancali1277
    @ibraahimxasancali1277 2 года назад +4

    ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزاءه جهنم

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 2 года назад +1

    3 sheikh oo aan gaban bay ahayen allaha unaxaristo qabriga Allaha uwasiciyo marti lajecelyahy allaha kadhigo

    • @mohamedomar4785
      @mohamedomar4785 2 года назад +1

      Wadaad kasta oo Shabaab u carrab dheer waxa aanu weligiis wax ka sheegin bal ee wax ka sheegis Iska daayee ay isla shubtaan gaalada asliga ah,
      Shabaab hadday xun yihiin iyo haddan san yihiin-ba kuwa soo saaray ee xaqa u meeriyey waa wadaaddadaan hadda carrabka dheer
      Xaqii loo wada jihaadayey dariiqii lagu wada socday ayey ka soo jeesteen cadowgii lala jihaadayey ayey dhankiisa mareen carrabna u noqdeen ee mirihii ay ayagu abuureen
      Safka gaalada dhankiisa markay ayagu mareen miyuu kharaar ku noqday
      Wadaaddan Ictisaam aniga warkooda warkooda waan rumaysan lahaa haddii sida ay Shabaab ugu af dheer yihiin gaalada ugu af dheeraan lahaayeen
      Meeshaas waxa ka cad duulaanada gaalada oo noocyo badan ah in ay ayaguna qayb ka yihiin!!

  • @cadnaancadnaan4878
    @cadnaancadnaan4878 2 года назад

    Alaha u naxariisto

  • @adamomarchannel5101
    @adamomarchannel5101 2 года назад

    ilahy haunaxariista culumada dhimati o gacan kaxaq daran aay laaysi

  • @maxamedmayow6764
    @maxamedmayow6764 2 года назад +3

    Dhiga muslimka lama baneysan muslimka dhiigiisa waa xaaraam nomana banaayo wadaado u fadwooda shisheeyaha wadanka duulaaanka ku ah yena idin marin habaabin

    • @dauudgodane723
      @dauudgodane723 2 года назад +2

      Ma qalbigisad ku jirtay,diinta Alle way ka yaqanan ee adiga wixii al shabab ka dhadhicisay baad ku hadaqay lakin akhira lagu kala baxaya

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 года назад +1

      War Allah ka cabso, war qof ashahadanaya hadilin

  • @ciisemahamud7890
    @ciisemahamud7890 2 года назад +3

    Adeer 6 dhalinyaro ah aya loo dilay dr axmed

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 2 года назад +2

    Ayagana mel xun unbey ku damben donan alshabab. Khawarijti ali dilen tariikh unba laga haya . Ayagana sas unbey noqon donan

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 2 года назад +3

    Alshabaab iS boko xaram waxay u shaqeeyan yahuuda yoolkooduna waa culumada diinta in la laayo somaliduna waxba fahmimayaan wayna wadayaan

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 года назад +4

    Culimada Wahaabida ee Uctisaan la baxey godkii ay ummadda u qodeen uunbey iyagii ku dhaceen... Waa sheekhyo ay ardeydoodii dishey waayo iyagaa waxaas barey mrkii horaba.

    • @abdiladiif1745
      @abdiladiif1745 2 года назад +1

      Abaayo godka ayqodeen waa maxay ? Yaase culumadeena iskudiray? Mhdsnd

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 года назад +3

      @@abdiladiif1745 Godka ay qodeen waa fikirka xagjirka ah ee ay dalkeena ku faafinayeen 40kii sano ee ugu denbeysey kaas oo ahaa in iyaga maahee dadka kaloo dhami ay gaalo yihiin... Waa kuwii meel walba dagaal ka wadey mrkii Itixaadka la dhihi jirey... iyagoo ahaa xukun doon shaar diimeed huwan.

    • @mohamedomar4785
      @mohamedomar4785 2 года назад +2

      Al-Citizaam iyo Al-Shabaab.
      ---------
      Sida aa wada ognahay Alshabaab iyo Alcitizaam waxaa ka dhexeeya dagaal aad u baxadwayn kaas ah mid dhaqaal ,caqiido,xukunka iyo isbalaarinta man-hajka,isfidinta baxada argtida diimeed.
      Labaduba waa xajir ku abtirsada Salafiyeen asal raac ah oo aan iyga mooyee cid kale saxnaan karrta majirto,lakiin ururka Alcitizaam oo ah faracyadii Altaxaad Al-Islaam ee Soomaaliya ayaa mudooyinkii u dabeeyay sameey isbadalo dhanka caqiida ah is u awood Bulshadda,Dhaqalaha,Waxbarshadda iyo goob kasta qabsaday,iskuna qaybshay labo qaybo ama sadex qaybood ah kuwa ku foogan dacwada,kuwa ku foogan siyaadda iyo kuwa ku foogan ganacsiga iyo maamulida dhaaqal ah iwm.
      Sannadkii 2009 qarxayo badan iyo gummad ay sameeyen Alshabaab waxay soo dedejisay dagaalkii Alcitizaam iyo Alshabaab oo Alcitizaam ayaa waxay Magaaladda Bosaso ku qabteen Nadwo ay ku bayaaninyaa in dagaalka Alshabaab ay wadaan in uusan Diint Islaamka sal iyo raad ku lahayn oo yahay mid Xaraam ah!!
      Yeelkeede shir ay Alshabaab iskugu yimaadeen sanadkii 2010 qiyaastii ee ka dhacay degmada Baydhabo ee G/baay ee Soomaaliya oo ujeedadiisu ahayd sameenta Wilaayo Islaami ah (Islamic State) ayaa waxaa lagu go´aanshay in ducaada Alcitizam ay yihiin Murdadiin dhiigooda banaan yahay oo ay lamid yihiin CADOWGA ISLAAMKA raggii Alshabaab ee wagaa fadwooday waxaa kamid ahaa Sh/fuaad Shankoole,Ahmed Takar, Jaamac Abdisamad,Sh/Nuur Macalin,Macalin Meecaad(Ibraahin Afqaan) iyo Xasan Daahir Aweys waloow u Xasan Dahir Aweys in kiray oo layiraado dagaalka Xasan iyo xarakada halkaas ayuu ka bilooday.Waxii intaas ka danbeey Alshabaab waxay dileen culumo caan ah sida Sh Abdulkadir Gamameey iwm.
      Asbuucan ayaa Xarakadu (Alshabaab) dishay Sh Abdinaasir Xaaji Axmed, waloow ay Alshabaab iskaga aamuseen,dhacadooyinka Bulshadda is adag uga falceliso way isga aamusaan is aysan tageerayaal badan uga lumin oo waa cadadooda dhaqanada nacaas ah.
      WAA KUMA ABDINAASIR XAAJI AHMED?
      Waxuu ahaa Wadaad mayal adag,Qabiili ah oo madax martay man-hajka Salafig ah, waxuuna xubin firfircoon ka ahaa faafinta man-hajkaas gaar ahaan degaanka Laascaano iyo Sool,guud ahaan Soomaaliya oo dhan.
      Waxuuna gaar u lahaa Macaahid sida Alfurqaan mar ayeey dowlada Ethiopia u argatay wadaadkaas cadowgeed,lakiin mardanbe ay iska ogolaadeen.mid kamid ragii mayalka adkaa ee Manhajka Salafiga soo wariday ayuu kamid ahaa iyo aasaas yaashii Altaxaad Al-Islaami ee marka jirjiray Soomaaliya,qayba ka ahaa dagaladii ka dhacay dalka mudadii burburka,sidaas aan ognahay Sh Abdinasir Sh Ahmed waxuu qayb ka ahaa dagaalkii Altaxaad ee ka dhacay Puntland kaas u dhexeeyay dadka degaanka iyo ururkaas,mar Shiikh arintaa dagaalka wax laga waydiiyay,waxuu ku tilmamay mid nasiib darro ahaa oo aqoon darro iyo dhalinyaranimo ugeesay ayna ka shalaayeen.
      Sh/Abdinaasir sida aan horay u sheegay waxuu ahaa nin mayal adag,waxuu is waafi iyo sharaxad dheer weerar afka ku qaaday ururuka Alshabaab way yarta sida uga hadalay Wadaad uga hadlay ee Soomaali taas ayaan sabab u noqday geeridiisa oo Alshabaab waxay u arkeen Wadaad ka horkeenaya tageerashooda iyo diinta Islaamka nin been ka sheegaya sida oo kale imaanshihiisa Kismaayo waxay u arkeen ku dhawaansho iyo fidin fikirka Alcitizaam ee ay arkaan mid barxan madam aaga Kismaayo ka taliyaan Allshabaab marba ma ogalaanyaa fikirkooda mid ahayn in laga dhaqan galayo oo ah fikirk jihaad doon aan barax ahayn.taasni waa digniin wayn oo loo diray Alcitizaam aniga waxaa alle ugu baryeenaa wadaadkaas in rabbi u naxariisto.
      Siday qabaan Culumaada Islaamka ee Soomaalida iyo wax garadka kala duwan ee yaqaan fikrada iyo dhaqanka kooxahaan aqoonta gaar ka u leh in Alcitizaam la gudboon tahay dhowr arimood ah oo kala duwan in ka baxaan kooxadaan yar ay ka tirsan yihiin ama in ay noqdaan culumo kooxeed ee iska dhafaan in ayga mooyee cidkale aysan jirin iyo in ay naqadiyaan oona qirtaan khaladkii hore ay galeen sida qaladana u soo wardideen.
      Madaam Alshabaab yihiin ardaydii Alcitizaam oo iyga ku cabqariyeen fikirakaan jihaad doona aan dhammadka lahayn dhameeyay Bulshadda Soomaaliyeed kaas ka reebay dunida, waana guul wayn looga adkaan karro Alshabaab, Alcitizaam waxaa kale la gudboon in ay dhowraan kala duwansha ee fikirada diimeed qof kasta u oglaadan sida rabbo wax u sheega iyagna ku ekadaan meeshooda dadka ku dhiir galiyaan dowladnimo dimuqraadi ah oo ka madax banaan kala duwansha argtida diimeed.Muqaalkaan hoose waxaa sharaxad dheraad ah ka bixinya Shiikh Abdramaan Bashir cida dhashay Alshabaab oo culumada u ahayd.
      Jimce Suuban.
      Tusan.
      @A,Jama.

    • @mohamedomar4785
      @mohamedomar4785 2 года назад +3

      Geedki ay beeren bay mirihiisa guranayanIctisaam iyo al shabaab waa isku mid maxaa dadka caamada loosiraa adeer al shabaab adinkaa unacamleyn jire awalba adinkay adinka abuurmeen dhiiga muslimiinta maanta waxaad soo saarteen baa lagu daadinayaa
      Oo lagu caana maalayaa markaa aduunkaan dadkii xoolohoodii aad cunteen katoobad keena marka hore iyo manhajka ururka aad kujirtaan kadib aan aragno bal .
      كل إناء بما فيه ينضح
      Geedkii ictisaamku ay beeren bay mirihiisa guranayaan

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 года назад +2

      @@mohamedomar4785 Wllo haku daalin Al Shabaab iyo Al Ictisaan waa isku mid waana sheekh iyo ardeygiis... Cid kastaana og. .. Hadii maanta ay Ictisaam madax u noqdaan Somalida wxan iyaga aheyn oo dhan wey leynayaan...Weynaga aragney iney hda koox muslimiin ah gaaleysiiyaan... Maamulkooduna wuxuu la mid noqinayaa kaas ay Shabaabku wadaan. Alle Ummadda haka qabto sharkooda.

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 9 месяцев назад

    Dad baa dhahayo iyagaa dhalay haday dhLeen maxay ulayen😢

  • @salmamohamed-fp9hx
    @salmamohamed-fp9hx Год назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 года назад +2

    Shabaab wa galo wa khawariij

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 2 года назад

    😭😭😭😭😭

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 года назад

    Wadaad waalan baatahay

  • @kartida
    @kartida 2 года назад

    Yaa cadayn kara inay alshabaab dileen culimadan mise waa cadaw kale jira

  • @cadnaancadnaan4878
    @cadnaancadnaan4878 2 года назад

    Alaha u naxariisto